Ruwayad cusub Nabsi iyo Maseer final part

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • #Subscribe #like #share #comment
    Thanks

КОМЕНТАРІ • 85

  • @Banadir_vision
    @Banadir_vision  5 років тому +62

    Waxa aan kacudur daraneynaa inta aan hawada ka maqneen inaan arimo gaar ah kaga maqneen... asxbteena qaliga ah mahadsanidin meel kastaa aad jogtaan dunida,
    We love you 😘

    • @yasminali74
      @yasminali74 5 років тому +2

      waa idin xiisnay xaqiiqdi❤

    • @Banadir_vision
      @Banadir_vision  5 років тому +1

      @Yasmin Thanks walal

    • @yasminali74
      @yasminali74 5 років тому +2

      @@Banadir_vision ❤❤❤

    • @fardowsaabdi8390
      @fardowsaabdi8390 5 років тому +1

      Sanka igu salaama yaakhee wiilka aan dartiis ruwayadihiina u fiirsado love buurane waan ku ahay usheega yarka

    • @farhiyamusafardar3663
      @farhiyamusafardar3663 5 років тому +1

      Waidin xisnay wlhi

  • @khalidmohamud357
    @khalidmohamud357 5 років тому +5

    MashaAllah ruwaayad qurux badan oo si heersaaro losuubiye. Wazee mko high. Keep it up.

  • @marizamanka7267
    @marizamanka7267 5 років тому +50

    Saa u suugaye waa dalaay inti ilaa miida like😀😂

  • @hafsasalvatore6601
    @hafsasalvatore6601 4 роки тому

    Watching from the USA. I love these short films. The second guy was a gentleman. The first one.. not so much..😂

  • @fantasticgirlsacdaabdi840
    @fantasticgirlsacdaabdi840 5 років тому +1

    Waaaw keep going gbdha wankahelay runti wan umadaybo run ruwayadan 👍👍👍👌👏👏👏

  • @nazaemabdirizak1892
    @nazaemabdirizak1892 5 років тому +2

    mnzha alllh wlalahyga saayiD idiinku xiiisay 😍😍hormar wcan banadir vision👏

  • @abdirashidmahamed1154
    @abdirashidmahamed1154 5 років тому +5

    Dhalinyaro filimantima wa aad ayee xaqiiqda uga adlaan actor sanka waa nin aad udagan Salan sare sxb qeys asna xaga maseerka waa number1 😆😆😆 guleysta one love

  • @aragzanbea4844
    @aragzanbea4844 5 років тому +1

    Horo usocda hormarkiina waa hormarkeena m.a nasiib wcn sanka adaa meesha ushidan😍😍

  • @maanka2489
    @maanka2489 5 років тому +4

    Horey u socda my brothers

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 5 років тому +5

    Inaba caadi mahan wuxuu kudhmaday farxada. Balse xariifka gabarta qabijiray waxaa larabay enii cashar loodhigoho 😁 team Banadir Vision keep going 👍🏼✌️

  • @SuheylaqaliSuheylaqali
    @SuheylaqaliSuheylaqali 5 років тому +3

    Banadir vision mshaalllha wn idiin xiisney welcome ayn idiin lenehay

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 років тому +3

    Masha Allah Ruwayad Qurux Badan Shukran Banadir Vision❤

  • @inantajecelkauhiilisa7203
    @inantajecelkauhiilisa7203 5 років тому +3

    Wlh Nasteexo iyo ani isku dabecada nahay xanunka aan qabno ma qarsano Wiilkan Cusubna Sida Sxbky Ayu u dod badan yahy Balse wa qf wanagsn❤

  • @mohamedjama5738
    @mohamedjama5738 5 років тому +1

    Team Banadir waa team stress iyo tension ka iga jabiya. Active actors

  • @nikipella7803
    @nikipella7803 5 років тому +13

    Ragu wey necebyihiin in ex amorahagi aad uga shekeyso marka gabdhow kii KU ag joogo Lee kaagi ah 😘😘 😘😘 😘😘 😘😘 😘

  • @hassankheir9239
    @hassankheir9239 5 років тому

    Asc dhamaan jilayaasha waad salaman tihiin sida wanaagsan ee aad noogu so gudbisaan aad ayaan idin tageraa waad na ku mahadsan tihiin

  • @ikraanmaxamed6105
    @ikraanmaxamed6105 5 років тому

    Hhhh masha ada atoro kaeh ben ta mahan tas warunta sanka

  • @faliscismaan3821
    @faliscismaan3821 5 років тому

    Ninkii hore ey ku warerrisey 😃😃😃😃😃😃

  • @qalanjodumar4913
    @qalanjodumar4913 5 років тому +4

    Walahi waxaa tihin dadka aanka tageero inta UA-cam ruwayad sogaliso waan iska kiin jeclahy cadowgina unolada sanka qeys yusuf salaan sure 🤙👋😎

  • @asertaedd1050
    @asertaedd1050 4 роки тому

    Mashaalah hora usucda

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 5 років тому

    Mashallah allaha kudayo sanka

  • @suhayroxuseen809
    @suhayroxuseen809 5 років тому +1

    Nice nastexo full respect sis

  • @caashocomar7246
    @caashocomar7246 5 років тому

    Horu mar wacn

  • @khadramohamed6854
    @khadramohamed6854 5 років тому +2

    Waxa lahaa way tahriibeen ragii hhh mashaallah welcome back

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 5 років тому +9

    Saan u sugaayay lee hormar wacan banadir vision

  • @Bakarq3381
    @Bakarq3381 5 років тому

    Shaki rageed ciyaar ciyaar ma ahan koleey dumaroow waa kaas ninki shalay aad leheydeen waa walaalkeen cml markaad jaanis siiseen durba idinla aqal galay wixi shakigii hore keenay sow ma cada in ay wax ka jireen

  • @ifraaxmukhtaar5669
    @ifraaxmukhtaar5669 5 років тому

    Kkkkkkkkkk dad culus waa idiin salaamay

  • @gudian123
    @gudian123 5 років тому

    Asxt banadir hori usocda tageraa buxaa ayan ethin ahy

  • @nastehamohumed695
    @nastehamohumed695 5 років тому

    Nice one 😘

  • @zahracdey3809
    @zahracdey3809 5 років тому +1

    Tx banadir vision

  • @najuukushkush7457
    @najuukushkush7457 5 років тому +1

    Maxan idin xisneh keep going

  • @zulekhahussein2684
    @zulekhahussein2684 5 років тому

    Waa nice film

  • @yasminaragsan5979
    @yasminaragsan5979 5 років тому +5

    Lkn camera qaldane.
    Any way ruwayad si diyaarsan loo jilay waye wwww

  • @nasteexogobaad3100
    @nasteexogobaad3100 5 років тому

    Saan usugayny wan daaly

  • @naciimaladan637
    @naciimaladan637 5 років тому +4

    Gabadhaan she’s romantic

  • @whynot5194
    @whynot5194 5 років тому +4

    👍👍

  • @fartunadanop1046
    @fartunadanop1046 5 років тому

    Keep going

  • @zamzamabdi1791
    @zamzamabdi1791 5 років тому +7

    Aad baan u danaynayaa inaan idinla xiriiroh waxaan idiin hayaa fikir aan u arko mid macquul aj

    • @Banadir_vision
      @Banadir_vision  5 років тому

      Walal nagala so hadal instagram ka (last_born_wa_calif) mahadsanid

  • @nimoadanhassan6983
    @nimoadanhassan6983 5 років тому +4

    Hhhh nasteho umadena matihid wa iga qoslisay wlhi dhmntin wxan idin rajeynaya hormar wcn I,a

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 5 років тому +1

    Waan daalay saan u sugaayay waan jeclahay dhamaan banadir vision si gaara nasteeexo gbdhaa jilinka waa atariisho la hubo salaan sare quruxeey

  • @kowsardahir936
    @kowsardahir936 5 років тому +2

    Asxabta qaliga isku so lawad wanagsan waan idin xisnay

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed 5 років тому +1

    Waw 👏

  • @ifkanolashaifraax519
    @ifkanolashaifraax519 5 років тому

    Wlh wn idiin xiisay asxabeey

  • @umualmas8897
    @umualmas8897 5 років тому

    Rer Nairobi tarmuuskiina an ka helay

  • @seynabmaxamedwwo9391
    @seynabmaxamedwwo9391 5 років тому

    😍😍😍😊😊😊

  • @khalidmohamud357
    @khalidmohamud357 5 років тому

    BANAADIR VISION mahsandiin

    • @nimohassan5833
      @nimohassan5833 5 років тому +1

      Lakin dhamadka si fiican kumeey dhamaanin waxaa qurux badneed inoo ugu yaraan arko maseerloow ninkan iyi naagtan oo baashalayan iyado uur leh ama cunug wadato ha qaracmeeee my opinion weldone horay u socda wan idinla socday ilaa part one keep going

  • @zahracdey3809
    @zahracdey3809 5 років тому +1

    Ww wey nabsi baxday xabadaas ali gaan waabo midkoo miskin ah

  • @ikranahmed5437
    @ikranahmed5437 5 років тому +1

    Sanka Suu udaganyahay waa bakahelay aqlaaqda ku dadala

  • @nimomohamed4263
    @nimomohamed4263 5 років тому

    Some house or single ko aha mad ko korsatay!!

  • @zamzambadal8849
    @zamzambadal8849 5 років тому +1

    Kkkkkkkkk sodaya qabti kale

  • @anisakeeyd4120
    @anisakeeyd4120 5 років тому

    Dalin

  • @nazraabdi8380
    @nazraabdi8380 5 років тому +4

    Wiilka black ah calool xumo hdan waxaab iga si daran hees calcal ah ba si saarteen hahahahah iskabulo xanuun waaye gabadhkale u so raadiye wiil lolz

  • @aishagaaboofficial9921
    @aishagaaboofficial9921 5 років тому

    Dhamaad miyaa mise qeey. Kale ayaa harsan

  • @cayuushmaxamad9101
    @cayuushmaxamad9101 5 років тому

    sidaan uu sugaye wanba dale

  • @seynabmaxamedwwo9391
    @seynabmaxamedwwo9391 5 років тому

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ceejisocagaarka5853
    @ceejisocagaarka5853 5 років тому +2

    been maha delate iska dheh ninkas