waawareey dawo RW xamse taageero layaable siiyay puntland moshin xilka qadis xamar ka socota..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 44

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 Годину тому +4

    Guul dowladeena barakaysan puntland power full

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 години тому +5

    Masha Allah wariye
    Afkaaga Caaro lagu qabay. Puntland guul guul .

  • @FarxaanMaxamad-u4l
    @FarxaanMaxamad-u4l 2 години тому +2

    Buntuland guul buntuland guul

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 2 години тому +5

    Deni is hero 🔥💯🇺🇿👀💪🏽

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 2 години тому +4

    Inakadaaya maxbuuska guul puntiland

  • @MohamettCabdinasir
    @MohamettCabdinasir 16 хвилин тому

    Guul puntland 💪🇸🇱❤❤❤❤❤

  • @AhmedjamacAxmett
    @AhmedjamacAxmett 2 години тому +3

    Xamse waa xal iyo taageero uga baahan colaada Baardheere uu ka shidayo

  • @MaxamedCismaan-n6f
    @MaxamedCismaan-n6f 2 години тому +1

    BUNTLANDguuuul guuuul iyo gobanimo

  • @AhmedjamacAxmett
    @AhmedjamacAxmett 2 години тому +2

    That is good news

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 години тому

      Kkkkkkkk
      Hubkii xasan dhiiqo AS kula dagalan la dhahay America ugu deeqday laga helay fariisimihii daacish aduunka lo shegay wana lasawiray rasastii ciidamada puntland walaga wayey dhiiqada mey isleyihiin kabaxa kkk
      Oweyba ku ǰiraane xageey uga baxayaasn

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Годину тому

    Guuul geesiyaasha buntland guul mudane madaxweyne dani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 2 години тому +1

    YAAHUU YAA KA HADUU SOO ARGAGOXO WAQTI AAN LOO BAAHNAYN, PUNTLAND GUUL ,CIIDANKA GEESIYAASHA XAQ U DIRIRKA GUULAYSTA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 Годину тому +1

    Maasha alaah alaahu akbar guleysta puntiland

  • @saja9892
    @saja9892 2 години тому +1

    Xamse war loo sheeguu sheegaa hadalkiisu qabasho maleh puntland uma baahna mooryaan gaajaysan

  • @FaysalBarre-k2x
    @FaysalBarre-k2x 2 години тому +1

    ❤❤❤❤❤ok

  • @FaysalBarre-k2x
    @FaysalBarre-k2x 2 години тому +1

    Dheh ciidamada butlaan neecyadeeda kala duwan guushay gaareen dheh mahadsanid

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 46 хвилин тому

    Xamse iyo xasan dhibta ay gedo
    Iyo nawaaxigeeda ha joojiyeen,
    Puntland waa tashataye,
    Darwiish

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 2 години тому +1

    Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo halganku waa muqadis hala tirtiro argagixisada daacaqudhun

  • @omarguss-everywhere
    @omarguss-everywhere Годину тому

    PUNTLAND Dagaalka daacish ujoojinmayso hasan sheikh mohamud waanu ognahay inuu kaxunyahay dhimashada daacish lakin waa sidaasoo abad ah .

  • @LaandheeresomalMahamedyoussouf
    @LaandheeresomalMahamedyoussouf Годину тому

    Xamse hanagu dabajinina maskiinkas xanunsan allah cafiyo

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 години тому +1

    Hadii xasan xaraash ka hadlo arimaha pL afkaa looga kaadshi

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 2 години тому

    Xamdi Cadi Aare Waa Maqaarsaar

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 2 години тому +1

    Guul iyo Gobanimo puntland 🎉❤❤❤❤❤🎉❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 години тому +1

    XASAN DHIIQO.AYAA SO ADEJIYAY SIDUU UGU ADEEJIYAY INA ADEERKIIS AXMED MADOBE
    MA HADAY RABAAN INAY KABAXAAN DHI1ADA MARKI ADUNKA LO.SH3GAY IN HUBKI FILA QABYALA AS KULA DAGALAMA LAYIRI AY UGEYEEN DAACISH KKKĶ

  • @Xusen-w6v
    @Xusen-w6v 51 хвилина тому

    Dowlad kusheega.xasan wadanka inlaga qabto weeke waayo dowlad.qabiil ah weeye

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 2 години тому +1

    Maxay dowlad med ah nataraysa iyadaa u bahan waxa meed afuufa anagu wan Guuuuleysaney argagixisadana xasan dhiiqa nosodiray wan iska sifeynay reer putland shacab iyo dowladba guuul

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 2 години тому

    Waa iska Hawas

  • @AbdiMohd-n5n
    @AbdiMohd-n5n 2 години тому +1

    Xamze waa is daadraacinayaa wuxuu ogyahahay in xilka lagaqaadayo

  • @FaysalBarre-k2x
    @FaysalBarre-k2x 2 години тому +1

    Saaxiib kadaa ciidanka daraawiishta hakala qaadin ciidanka

  • @AbdiMohd-n5n
    @AbdiMohd-n5n 2 години тому +1

    Beesha 6 ayaa jeegada kasoo dharbaaxday

  • @andiahmed4964
    @andiahmed4964 Годину тому

    R/w xamza waa faraxal

  • @AliHirsi-j3e
    @AliHirsi-j3e 2 години тому

    Maxa kuudiidey marhore RW xamze waa min gadaal kacabsanaya Somalia sharaf kumalaha xasan baa sharfdilay DOQON

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 2 години тому +1

    😜👎

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Годину тому

    Puntaland maanta villa ku kaadi taageero ugama baahna dhaawacii ay diyaaradaha u diideena ethiobia ayaa qaaday abaala loogu hayaa hantidii ay ka xanibeena beesha caalamka ayaa bixisay markaa looma baahna xamse iyo xasan ee aadan yabaal iyo jowhar ha xoreeyaan

  • @andiahmed4964
    @andiahmed4964 Годину тому

    Eega yaa u Bahan R/w xamza

  • @Mideye157
    @Mideye157 Годину тому

    Basaboorada dhawacyada uu Xasan gurgurte ka xanibey ma fasaxaya

  • @AminaBaruud
    @AminaBaruud 2 години тому +1

    too late I’m sorry waa goorma ma goorteey ka adkaatay putland daacish adeer mataga igaleexi calooshaa iga xanuuntay halalkaa anigu waxaan umaleen nayaa gobalada daarood ku dago waaloo heshii yay hal marbaa dagaal lagufuray si aanay isugu gurman ssc dagaal baa kasocda deegaanka soomaali galbeed jig jiga dagaal baakaskcda gado dagaalbaa kasocda markaa shaxdan waa ladagay

    • @IbrahimAdeyti
      @IbrahimAdeyti 2 хвилини тому

      Wa ruun lkn waxaa ka dabeyaa guuul anigu waxan ahay ciise wan ku la qabaa dhibta

  • @foosmaxamed2190
    @foosmaxamed2190 45 хвилин тому

    6:37

  • @ahmedadanmahamed2165
    @ahmedadanmahamed2165 59 хвилин тому

    Dawalada fadhidaka ee uu hogamiyo xassan culusow maxay tiri

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy Годину тому

    Xasan.munaafaq.waaugeeri.daarood.baaguuleystay.waa.ciilqabr.waa.usc.waamooryaan.waa.maxishoode.waa.madherge

  • @ABUYAXYAAHMED
    @ABUYAXYAAHMED Годину тому

    Taliyaha lugta ma ogaden Nimo miyad kutagareysa xamsana ogaden mahan miya tug tug dalay Aya tahay

  • @AGOOGLEGJAAMAL
    @AGOOGLEGJAAMAL Годину тому

    beenaale qaawan