Wlhi arintaaan ayadooo run anaa caadi u arkay lkn saxiibteda ku dhacaday walipo wuuu dili jiray xataaa malin anoo la joogo dil maaagay kabacdina wlhi waxi ka dhacay lagama sheeekeeen karo ani asi waisku soo booodanay waaan daqray xataaa beerka ka tumay kabacdina aniga igu soo jeesatay gabdhi hodman ninka waiga daqartay ayeee itiri mawa ahan naagtii xanun saneed weeyba ka dawo ordeee daawo uradisay aniga cideda laigu dacweeeyay hadanah dhaar waxaaan ku maray hadaaan arko ayadoooo dhibaaateesan inan ku dilo ama ku daqro ilaa hada waiga cabsadaaa🤣🤣🙄💪ayadana ma isla hadalno nimana u dalbaday wlhi haduu dilo darisaaa nahay aaan maqlo weeey u dhaaaraaayaan marka dowlada u shakheeya waku cabsaaaa dadka u dhaaarto wlhi hada nolol caadi ku noool yahiiin mala hadli karo👅xooog iyo gardaro badaniyaaa
Talo dumaroow:wax barta oo nolosha heer sare ka gaadha nin walba waad heli kartaa.waxaad iska guursataan after 30 adoo shaqaystaa oo wax bartay baryo ayuu kugula joogayaa. Hadaad laakiin 18jir kusoo raacdid next 15yrs wuu ku silcinayaa😤😤😤😤😤😤😤😤😤
Wllh arinkan waa arin jira alxmd illhy hooyo walbo u naxa riiso saan u lahaa sanadkan wuu is badalaya sug hader waxaa i jogo gwr iyo wiil illhy u jogaane dhiwaato joogta ah illhy ha idin barakeye iso duceya walaalayaal
Adbad umahadsantihin Banadir vision anigu waxan haya qiso dhaba naag ban aqana aad ujilicsanayd nagtas waxay ahayd miyaro waxay isku darsatay areebo iyo jilicsanan ninku laba habeen buu joga gurigeda labana gurigisa kale ayuu ku maqanyahay labada u maqanyahay jiifka kama kacdo ma qabaysanayso ma cadayanayso uur bay ledahay marka ilmi kobad bay sida waxa ushaqaysa gabadh jareera tasa dharka ninkeeda udhaqda cuntada ukarisa guriga uga shaqayso wllhi urta qof damiirleh naagta haday agmarto xanuun ba ku dhacaya naagti areeboda ahayd waxay ku darsatay inta ladbada hdbeen u ninku joogo halmar ay qabsysanayso qabayskas o ah daqiqad musqusha kuma jirayso ninki wuu nacay wuu karhay wuxu sameya habeenada uka maqanyahay tellka wuu dansada wata masayrtay shaqada intu joogana halmar kama nasan karo inta way wacaysa isna wuxu kudhaha naa ha iso wicin markasay oohin iyo calacal bilowda soo xaaskaga mihi soo uur kuma lihi aboowe maxad sa igu galaysa iyadu isma aragto arageeda ayaa laga lalaboonaya waxa inta udheerayd been ay sheegayso isagoo malin kasta biil siiya ayanay martida la joogta cunto lo karinayn ninka familigisa waxa uyima shan qof o qofba mar la joogay tas o qofkastaba ay ku dishay baahi iyo wiji xumo waxa kalo ay taqanay naagtas ruufiyan nimo been an xad lahayn naag tas waxay taqanay iyadoo ladan o cafimad qabta marku ninku guriga yimado inay dhahdo wan xanuunsanaya o wan liita barigi hore e ay isku cusbayen waxay dhahday laba jeer buu ilmo iga dilmay beented bayna ahayd naagta ma arag qof lamida intan noola waxay ku darsatay dhaqan kaloo aad uxun ninkeedo maqan waxa u iman jiray inabtigeed iyado bila garbasara ay sariirta ninka kula jiifsan jirtay xishood lan bay ahayd qoftas wllhi waa dhab shekada hal xabo ku darimayo wana arin an indhahayga saray marka haday suurto gal tahay riwayad ka sameya laga yaba inay dawato o ay wax ku qadato whts ub hadan idinka hayn laha qisoo yin badan ban idinla wadagi laha laga yaba qoralku inu khaldamo wcs
Wlhi raga isku mid ma ahn waxan ku kala tagnay sxbkey ano xa mila ayan ka kari wayay baraf iso gad ano xanun ihayo wlhi ma ilobo tas waxn ku garay go an ina mid Dan be iga dhalin Wan ka dhabeyay hada waxn heley midan is dhahen dunidan ma jogo nin sidas u bariyay alow ika xafid
Nimanko dhan ma ahan abyo anga dadi 3ad ayan urkisa leyahay dhulna kama dhaco wu ikol koliya marka abyo rago dham isku mid ma ahan illah so hadeyo inta xun
Gabadha markey ugu jilicsantahay waa markey xaamilada tahay ninkeeda haduu u naxaristo ma ilawdo waligeed aduunkana way ugu jeclaataa haduu xumeeyana ma ilawdo. Waxa jira niman badan oo sidan ah ee ragaw sidaas wax bedela.
Wlhi waxan so xasuste nin an inta ka hor islasocone ilen nag ayu barte malinta ka dambese wxan arke aniga magecey laigu yerayo markas dhahe mxaa manta baby majirte magaceyga la igu yerayabe markas idhahe so hoyoda kuma bixin
@@mariamm4398 Maya, abaayo uma fiicna waa run, dhammaan wixi ACID leh iyo waliba coffe iyo Energy drink kuligoodd, Taas badelkeeda waxa u fiican biyo badan iyo vitamin-aadka siiba vit B12 iyo vit D ,iyo birta ama feero, iyagane qiyaas aya lagaa raba, thanks
Mark dhasho sii kulahaa🤦🏻♀️Wlhi inaa sinenin ilmo an dhalay hadi calafkii dhamado La kala firxaday😡Dhibka lagu dhalay miyuu Oogyahay🤦🏻♀️Ilahay imado nin san ila dhaqmo🤲
kan naag badanaa midkasto uur lee u yeelaa 😂😂qandho foolxumo badan naa isgiiji ee lugaha ka jajabi u waco qof kula tumo qashinka intu ku furin cashir u dhig
Asalamu caleykum dhaman umada somaliyeed dal iyo dibadba waan idin salamay.
Tani waa qiso dhab ah oo raga somalida qeyb kamida ayey kusocotaa, walal naxarista oo hablihina udhimriya👊🏼
Sax waaye waa mahadsantihiin Lkn gabrta uurka leh Masha Allah sificn u jishe Lkn Qaaali dhaarta bdn jooji
Banadir Vision waaaa mahadsan taha ilaaahi nin saaaan ah gacantisa ima galiye aaamin
Wcs Wll qli waan idin jecelhy ruwaayadahii waan fiirsataa soo badiya mahdsanid
Walala pls shut out isamey
wiilkan wiil fiican ayuu ahaa jolitankan iska daa naxariis ku jil ruwayada dumarka unaxariiso dabeecadaada ku haystaa lkn tan iska daa
Naa hooy naagaw damiir yeesha oo ragga dhulka ha isku dhigina wlhi raggu ma jecla naagaha doqomadaa oo calaacalka badan intuu kugu sameeyo in le eg ku samee shrfy qalbigaagana hawada siin xataa hdaa ilmo udhasho Lugna gudaha hakuugu jirto midna banaanka hakuu taalo dhexdana xirta gabdhaw haba Tusinina inaa ubaahantihiin hdal walbana jawaabtiisa siii no more gumysi ☹
Suuralayda wasax gabdhha wa inay iska adadkiyan nimanka xunxun u aysan u jlcin
Sax walhi waakugu raacsanahay
suuralayda puntland sax
Sax waaaye qaaali
Exactly abayo😍
Wey kabaxsaden keep going😍
Inta jiifka ku dawaneysa like👍
queen sacdio asc
queen sacdio isoobooqo walal
❤️❤️❤️
Alxamdulilah ilahoow xajigeeyga idhaaaf amiin midlamid aah maa jiiro manaa jiiridoono macane barigeeygoow ilaah haa ii kaa dhaafo intaa filimkan cml ku nool allah kaduulqado amiin❤❤💖💖
Amin
muhand kama liidto waayo waaa Alabn kala dhicin Muhanad iyo ifraax guul iyo gobonimo
Wlhi arintaaan ayadooo run anaa caadi u arkay lkn saxiibteda ku dhacaday walipo wuuu dili jiray xataaa malin anoo la joogo dil maaagay kabacdina wlhi waxi ka dhacay lagama sheeekeeen karo ani asi waisku soo booodanay waaan daqray xataaa beerka ka tumay kabacdina aniga igu soo jeesatay gabdhi hodman ninka waiga daqartay ayeee itiri mawa ahan naagtii xanun saneed weeyba ka dawo ordeee daawo uradisay aniga cideda laigu dacweeeyay hadanah dhaar waxaaan ku maray hadaaan arko ayadoooo dhibaaateesan inan ku dilo ama ku daqro ilaa hada waiga cabsadaaa🤣🤣🙄💪ayadana ma isla hadalno nimana u dalbaday wlhi haduu dilo darisaaa nahay aaan maqlo weeey u dhaaaraaayaan marka dowlada u shakheeya waku cabsaaaa dadka u dhaaarto wlhi hada nolol caadi ku noool yahiiin mala hadli karo👅xooog iyo gardaro badaniyaaa
Sifican badyishay haday runta tahay yarta
Lol 😂 naag rag ayaa tahay masha'allah shaqo fcn ayaa sameysay lkn raga somalida dhan saan mawada aha abayo qaar kamida waye.
Mahadsanid #hodmab #bashiir
@@Banadir_vision ma hubta lkn ki idab daran inlaiskaciliyo ma igu racsantahay u abalkisa la marshu
Waa kugu racsanahy walashey
@@Banadir_vision mahdsanid
Talo dumaroow:wax barta oo nolosha heer sare ka gaadha nin walba waad heli kartaa.waxaad iska guursataan after 30 adoo shaqaystaa oo wax bartay baryo ayuu kugula joogayaa. Hadaad laakiin 18jir kusoo raacdid next 15yrs wuu ku silcinayaa😤😤😤😤😤😤😤😤😤
waa sababta aan wax ubartay hadana ushaqeesto guurka laguma dagdago jaceylkana wu dhamaada
Saxa waye
Wllh arinkan waa arin jira alxmd illhy hooyo walbo u naxa riiso saan u lahaa sanadkan wuu is badalaya sug hader waxaa i jogo gwr iyo wiil illhy u jogaane dhiwaato joogta ah illhy ha idin barakeye iso duceya walaalayaal
Allow kan iyo mid lamid ah hana badin
Alaa uur kii qaado ayaa dareymi karo ilaahow now saqir aneh isow duceya in alaah iifududeyo aniga iyo intii islaamaa
Silac ku nol 30 gursta dhanto inta ila qabo like isarto
Waa marxalad jirta allow inta dhiban allH ka saaaro 😭😭😭
Naagtada saa ha ula dhaqmin xaasid
Axaxaxaxax a al cilbadanaa ragan waxan warun way ku dhacdaa malinkasta gabdhaha somaliyeed
Aaax wlhi wxaa wey dhacaan niman bdn markaa aad uur u leedahay misana aad cuslaato ka daneysanaayo 😭😭😭wa reality wlhii🙏🙏
Talabad kalmada wllhi ciyaar maha waa magaca allah been ha ugu dharanina adoo riwayad jilayo maha inad tidhajdo wllhi billlahi wa khalad huno
Waa runtaa walaal badankoot sidaas seey ugu dgaartan lakiin ma fiicno ilahay haso hadeeyo aamiin
*Painful Story! Oh My Somalians Men, Be Kind To Your Other Half! Allah (SWT) Is All Eyes On Us*
waw riwayad qurux bdn keep going
aryada like isara😂👇
Waa idinka yaaban halkan. Gabdho badan baa kujira guur noocaan ah. Waa xaqiiq jirta.
ninkan sidiisa banaanba anu waa la iididay wajigiisa inta ila qabta like igu qabta
Waa run ninka nagta marko rabin sas buu u dhaqma naago badan aya san kujiro furitanka kabaqa omg
Silci kaama muuqdo Allah nabad ha kugu kale keeno.jecelkana ha idiin siyaadiyo
Riwaayda kasta dumarka la dhipay waa sidaa imka hphaa soomaliyad ayaa ragi la dhashya uu galayaan 😭😭😭😭😭😭allow uu sahal hplhaa soonaliyeed
Wwwwww m.a waa qiso jirta weeye
Afriko naagaha la ku gumada siba kenya 🇰🇪 runti waa xaqiiqo arintan lkn wax dardaran ika ah gabdho wax barta kadib siya noloshada dambo ushaqesan karto oo ilmaahaga wax uku qaban karto
Masha allah waa jilaa aan.caadi ahaan
Allah digsigaa markan arkaay waan farxaybaa. Waxaan moodeey inaay siid dushaa ugaashubidonto😁 damn
Gabadha wey ika oyise wlhi
Adbad umahadsantihin Banadir vision anigu waxan haya qiso dhaba naag ban aqana aad ujilicsanayd nagtas waxay ahayd miyaro waxay isku darsatay areebo iyo jilicsanan ninku laba habeen buu joga gurigeda labana gurigisa kale ayuu ku maqanyahay labada u maqanyahay jiifka kama kacdo ma qabaysanayso ma cadayanayso uur bay ledahay marka ilmi kobad bay sida waxa ushaqaysa gabadh jareera tasa dharka ninkeeda udhaqda cuntada ukarisa guriga uga shaqayso wllhi urta qof damiirleh naagta haday agmarto xanuun ba ku dhacaya naagti areeboda ahayd waxay ku darsatay inta ladbada hdbeen u ninku joogo halmar ay qabsysanayso qabayskas o ah daqiqad musqusha kuma jirayso ninki wuu nacay wuu karhay wuxu sameya habeenada uka maqanyahay tellka wuu dansada wata masayrtay shaqada intu joogana halmar kama nasan karo inta way wacaysa isna wuxu kudhaha naa ha iso wicin markasay oohin iyo calacal bilowda soo xaaskaga mihi soo uur kuma lihi aboowe maxad sa igu galaysa iyadu isma aragto arageeda ayaa laga lalaboonaya waxa inta udheerayd been ay sheegayso isagoo malin kasta biil siiya ayanay martida la joogta cunto lo karinayn ninka familigisa waxa uyima shan qof o qofba mar la joogay tas o qofkastaba ay ku dishay baahi iyo wiji xumo waxa kalo ay taqanay naagtas ruufiyan nimo been an xad lahayn naag tas waxay taqanay iyadoo ladan o cafimad qabta marku ninku guriga yimado inay dhahdo wan xanuunsanaya o wan liita barigi hore e ay isku cusbayen waxay dhahday laba jeer buu ilmo iga dilmay beented bayna ahayd naagta ma arag qof lamida intan noola waxay ku darsatay dhaqan kaloo aad uxun ninkeedo maqan waxa u iman jiray inabtigeed iyado bila garbasara ay sariirta ninka kula jiifsan jirtay xishood lan bay ahayd qoftas wllhi waa dhab shekada hal xabo ku darimayo wana arin an indhahayga saray marka haday suurto gal tahay riwayad ka sameya laga yaba inay dawato o ay wax ku qadato whts ub hadan idinka hayn laha qisoo yin badan ban idinla wadagi laha laga yaba qoralku inu khaldamo wcs
Waa yaaab o haduu furo Ninka maqaldan mase naagta ilhy xaqa ha tuso naag areebo qof heyna malahan
@@aragsanqaali263 tasokali inay iska dhimatu ba udhanta nulashas
@Intisar Ahmed wa laga yaba lkn aniga xagayga quf sas udamarxun ilam ahan inu somali kujiru
Ninki weli miyu qabaa hada
@@aliyaasli9165 waxan wa ruwayad ma aqan inu nin qabu
Wlhi raga isku mid ma ahn waxan ku kala tagnay sxbkey ano xa mila ayan ka kari wayay baraf iso gad ano xanun ihayo wlhi ma ilobo tas waxn ku garay go an ina mid Dan be iga dhalin Wan ka dhabeyay hada waxn heley midan is dhahen dunidan ma jogo nin sidas u bariyay alow ika xafid
Wlhy waayaab tank waa riwaayad lkn way dhacdaa raga soomaaliyeed ilaahay xaqa ha tuso
AAMIIN
wiil habaryar teey dhashay ayuu aaaad ugu cod macan yahay
wiil habaryar teey dhashay ayuu aaaad ugu cod egyahay
Soomaalidu ma dad waalan oo isla hadalaa
acuudu bilaah dhimo dofaar dofaar ilaa kaalgacyo bursan laha seef ku bursana ku qala
Kkkkk subxanallah
Ruwayada hii na ad bey u ficntahay lakin please dhamad ka ruwayadaha is ha ga jiya oo si ficn ha u dhamaadan
Caku wiilkaa xaasidsanaa aniga run run ayaanba moodey 😲
Inaba cadi ma aha aniga ayaba dariis nahay niin saan udhaqmo xaskiisana aay jcshahay.
😭😭wa arin jerto nin faido malahn qoraha alaha kagoye 😂
Lol 😂
Nimanko dhan ma ahan abyo anga dadi 3ad ayan urkisa leyahay dhulna kama dhaco wu ikol koliya marka abyo rago dham isku mid ma ahan illah so hadeyo inta xun
Hade filimka qeeybo u sameeya si loo daawado wll
Waaw hor u socda walalyaal
first person
Gabadha markey ugu jilicsantahay waa markey xaamilada tahay ninkeeda haduu u naxaristo ma ilawdo waligeed aduunkana way ugu jeclaataa haduu xumeeyana ma ilawdo. Waxa jira niman badan oo sidan ah ee ragaw sidaas wax bedela.
Ragu haday nocan yihin nin odhan colka gostay kaga basidaran doqosana tana
bisinka uurkaweeyn caloshu
Abaayo maskiin ayaa tahay Allah kuu gargaaro
Mashaqeste darajadiisaba nocana alaha Naga qabto raga xila gubayasha ah
horta inantani. iyadoon,( walahi ku dhaaran ma hadli karto ) jilaa ayd tahey si ficn ayd uu jishaa riwaaayadaha lkn. wlhi da halaga reebo adeerayal palesse
Haaa dhaarta iska. Daaya
Wlahi blhi badnida
Alxmdulilah ilahow gacaliyahayga ii xifdi
Aamiin hapipti❤❤❤❤
Ilaheyow mid nucana ka magan galay wa xasid sqida naxaris malaha
Gabr saxbtey aye arentan hesa whli
gaba urka leh simac ujishay mashaAlah
Waa idin tageraa plhi horey usocda 🙋
Ya waye qofta queen tasha uu eeg
Mi LA aragtay
Ha wlhi mataan cml
wale kan aniga aya kufican yaaa ibalamiyo naag kale madhiben
4689ijhgfednle
¥©©^;®™} \¿\
Eegddeheaiaah
Wa bahal mashaqeste ah ala nin mashaqesta qab daeana
Horay usocda ruwaayadaan waami ayadoo igjsocoto ayaan xeli eeydhamaatay ayaan waayaa niitageraa ani kis/? Mnafanana wajanja
Raga nocana aad baan unecebey
asxbey hesta nimco yasin qadeso magaced ha leygu cawiyo qofki yaqano
Ilays baan kugu raadiya
Thanks huno
Abayo sifiican bad u jishay riwayada uurkana waad ku nuureee lkn dhaarta badan iska daa manta dhan wllhi bilaahi tolahi unbaa ku haysaaa
Ilaahoow kan ookale gabdhaha ka ilaali
Gabadha uurka ku metelaysay dharta joojo waxu wa riwayade
Wlh nagaha qaar isku mid ma ahan doqomo waye aloow ninaa ijecleen yan jeclaan blayo hajeclatee inaa karti yeeshataa fcn
Wlhi waxan so xasuste nin an inta ka hor islasocone ilen nag ayu barte malinta ka dambese wxan arke aniga magecey laigu yerayo markas dhahe mxaa manta baby majirte magaceyga la igu yerayabe markas idhahe so hoyoda kuma bixin
habiba abdi kkkk srry abayo
Khadiijo Ibrahiin thanks abayo alx hada marwo ahay
habiba abdi masha Allah Abayo Allaha ku barakeyo Aniga xita sidokaleh
Kkkkk magacada in logugu yeero so loguguma bixin
Mohamed Hanshi haaaaa lkn nin ijecel iguma wici karo
18:22 markey ehed
Dharta iska dhafa walalayal wayo waxa run mahan wa jilin plz dharta dhafa xuman yan ley arkin walalo yal
War ninka yaa ila arkay kibir badanaa qoortan kudhufan Lahaa eeyga xunka ah
never get old kkkkkk runrun u xanaqdeeee
Nimanka qaaar saana jira kuwo markay fooanyso xataaa kacarara anba waxba siiin ayaan aragnay
Alhh hasoohadeeyo waxa sidaaan okle ah
Meeqasho ka nsaanyeelaayo
Raxmo telkeda isii wilkii channel is kaleh
waaw waa ruwayado qurux bdn masha allah
lkn dhaarta badan ma fiicna hdalkasta gabadha uurkle dhaarbay rcin😓
Allow tan yaa igadhig hilibkiisan karinlahaa wlhy
Allow nin san ha itusin bisinka naxriistaa laga dhuray
Like iisaara anaauhoreeya
Hhhhhhh wllhi xqiiq bay kahadleen
Walee xanun waye xaladan weyisomarta
Sorry xbbti
Ninka xasisana wale San run wye
Saan nin udamiir la aan ah somali kama dhalan
Run baad sheektay
Tasi wa been wyjiran kumanan xasidina oo kadaran kan wa riwayadee sxbey
Hhhh adaa iska dhaadhiciyay
Waxan wa ruwayad lkn niman dhib badan wa jiran
Wlh wuu ka dhashay aniguu isoo maray isla xaaladaan hada laakin alx waan ka reystay cunugeygana anigaa dhexda uxertay
dhibka 1aad onahesto dumarkena anogo xata naftena waxba utari karin an guur ku ordeynaa adomeyda shaqalaha ah xitaa ayadon okonkeda wax ku ogen magursadan wy anaga ulidanaa
Iyadaa kagursan rabto
alla bilaa arxan Sana'a
Qof uur leh fanto macabi karaa
Maryama Mursal Maya abayo ma ku fiican
@@sahruujachanel836 thnks
@@mariamm4398 Maya, abaayo uma fiicna waa run, dhammaan wixi ACID leh iyo waliba coffe iyo Energy drink kuligoodd, Taas badelkeeda waxa u fiican biyo badan iyo vitamin-aadka siiba vit B12 iyo vit D ,iyo birta ama feero, iyagane qiyaas aya lagaa raba, thanks
@@mariamm4398 abayo aniga marka walaca ahay wan caba fanto iyo coke ma ficna miya
@@faizadakash5590 abyo wllhi maaqan lkn waxn u maleeyna in eesan wanaagsaneen
Bastar dheh alla ninkan Waa Eey Uff war waxan iska daa aku dhaqmeso Wax lala hadlo ma istahishide noocasa uur lo Qadaya awlad lo dhalaya xininyaha haka dhaline uff
Run uu xanaqaya Wlh waxan madaxa igu xanunaya hano so dhigin plz walal😏✋🏿
Lol 😂 walashey waxani waa matalaad ninka qalad maleh ee shekada waa mid run udhacday oo aan soxiganay #laangabada xanaqa yareey 🤣🤣
Bisinka xaniyaha haka dhalin ku lahaaa naa habarka yaree qumayayahay waxan waa jiliine
Banadir Vision hahahaha ciil ii qabtay run run😂uu xanaqaay sorry aboowe ❤️🙏habaar kugama dhacayo coz xaq kugama lihi wayeelna ma ihi😂hore uu soco
Sacido Abdikheir amuuus bitch😏🖕
Hhhhhhh,wlley wax hada dhacaaya ayaad moodey oo wanku fahmayaa lkn waa wx dhaca isdeji okay
Mark dhasho sii kulahaa🤦🏻♀️Wlhi inaa sinenin ilmo an dhalay hadi calafkii dhamado La kala firxaday😡Dhibka lagu dhalay miyuu Oogyahay🤦🏻♀️Ilahay imado nin san ila dhaqmo🤲
Waxan wa ruwayad dharta Iska dhaafa
Illahey kan cml manugu salado
سبحان الله استغفر الله العظيم رب العرش الكريم اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
qofkii secend ahay
Wiilkan riyawada matalaya haley radiyo
Urmarabta hayuu
Wa idan Salamay dhaman inta riwayada jileysa
Fgdhgvb was an independent
Bhairava ringtone Chalisa
Lion
Wale waa qiso jirto oo dhab ah
Viva banadir vision
Gurikeyga dumay ninke Iqabay markas usabab eh ilma qurxon nolol fiican bu heystay mantu dibjir noqdo Arkay. Rageena xaqa allaaha garadsiiyo.
Single mother ban ahay . Asma adiga meel walbo comment ka bisxisa malin hore gabar ahay hoyadey lala guursaday dhahday afkada isma maqlo kkk
@@ciriqs2430 qofki dhibato somaray hadba waxbuu gocda wll
alla weyn ha waxe dhahday gabar ahay wali guur maso marin ee hooyadey aya lala guursaday oo abahay hada ayaduu agfadhiyaa wu jecelyahay
@@ciriqs2430 abaayo madhihin.maybe qof magaceyga sameystay gabdho bdn idhahay magacaga ka helay .suraya abukar xitaa lila isticmaalijiray.
2013 ilaa hada isticmaaloya UA-cam asxbteyda Facebook badnkoodana UA-cam ka bartay ilmaheeygana wan so dhigaa.
@@ciriqs2430 wax hubso UA-cam 5 sano isticmaaloya 5 sanana dadka ka bartay ilaa facebookisdaba soconna wayna ogyihiin inaa single mother ahay dhowr magac ku qortay asmo curada cida suraya abuukar .somalia somali ba leh. Wax hubso marka hooyo 2 cunug Lahan ahay alxmdlh allaaha iideysto gabarnimana waxn ugu baahanahay majirto.
Bisinkaa lacag bey haysata kuyee
Wlhi runa iga qoslise furow tabartey maaha kulahaa
Kan nin mha wlhi ani ahan riwayadan ma jileyn
Wlh saxrir kunol sodhon gursata dante😭
Gabdha dhaar dhar badnaa bisinke
kan naag badanaa midkasto uur lee u yeelaa 😂😂qandho foolxumo badan naa isgiiji ee lugaha ka jajabi u waco qof kula tumo qashinka intu ku furin cashir u dhig
Lol 😂
Huno mustalipha riwaayada gadaal halaga soo galiyo