CALI CILMI, CALI-AFYARE GABAYGII MASHIIQSI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 46

  • @Dooliga
    @Dooliga 7 місяців тому +1

    Wlle cali cilmi gabaysiigii uu laha nimanyahaw galbeed gabayga waad guhaguhaysaan magaciis wll mase nooso gelin karta thanks

  • @abdulaahiabduqaadir272
    @abdulaahiabduqaadir272 2 роки тому +6

    Cali gabaygaan waxbaa ka raacay jawaab adagna waa ka helay Halgame Abwaan khaliif sheikh maxamuud

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 Рік тому +2

      Ilahay hauwada naxariistee labadaas nin wacadale isuma dhawayn wax badan abwaan khaliif ba aragti fogaa

  • @AbdinorGaas
    @AbdinorGaas Рік тому +3

    abwaan cali cilmi afyare wuxuu u dhashay majeerten, cismaan maxamud, bahdhulbahante sidaa ula soco.

  • @macruufmacruuf4813
    @macruufmacruuf4813 2 роки тому +2

    Ilaahaw ii gargaar mudo badan baan mici adaygay dhibta aduun daraadeed
    By.c,qaadir qaylo wayne....aamiin....aamiin

    • @khadarhogad5835
      @khadarhogad5835 7 місяців тому

      Guul wacan iyo nolol wanaagsan baan kuu rajaynayaa.

  • @FaraxIsmacil-r9w
    @FaraxIsmacil-r9w 5 днів тому

    ❤❤

  • @mohamudabdirisak1474
    @mohamudabdirisak1474 2 роки тому +1

    Afhayeenki qaranka somaliyed Cali afyare Allah haw naxariisto wuxu ahaa reer bari bahdhulbahante

  • @Geedi143
    @Geedi143 Рік тому +2

    ASC GORAYGA 👋👋
    MEERISYADAN AYAA KA MAQAN GABAYGA
    Indhowaydba miinlayda gabay waa nigaan marine
    Waataan ka maagsadey halkiyo mooshinkii guba e
    Maantana haddaan lay mud-mudin uma muraadeene
    Mufti shiikha madal la isu yimi culima meegaaran
    Minhaajkiyo tuxfaha qiil haddii la isu mari waayo
    Ma'wiga laga cabbiyo waa muqniga inaan ku laabtaaye
    Nin malaasan iyo jaahil waa marin habaabaane
    Hadduu macangag yahay ruuxu waa meesi kaa lumaye
    Maandhow ma fiicnide waxaan magane kuu sheegay
    Maansooyinkaad tirisay iyo gabayadaad miistay
    Macnihiyo u jeedada kolkaan aad u kala miiray
    Hadduu adiga kula miiggan yahay maaha kaan rabaye
    Murre iyo wuxuu ii dhadhamay mira dhunkaaleede
    Mullaax baan ka waayiyo waxaan sii macaansadoe
    Dhegahaygu goortay maqleen waan minshiiqsadaye

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому +1

    Aun ninkaan gabayga balo buu ku ahaa wxuu leeyahay mdxwayne sharmaake cali sleebaan baa dilay

  • @abdirizakfarah960
    @abdirizakfarah960 4 роки тому +2

    Mansha,allah waa gabaygii khaliif uu ugu jawaabay waqtigaa ka hiiliyee gabayga caadi ma ahaayn.

    • @saidabdulla9947
      @saidabdulla9947 4 роки тому

      Wakhtigu kama hiilin ee khaliif dhulkaa loo jaray ee inaga daa sheekadii reer tolkeen ee iska jamhadeysneyd

    • @RelaxForever553
      @RelaxForever553 4 роки тому

      Haa ader runtaad sheegtay iyaan danbe wxa laga sheegay abwan Cali wakhtiga iga hadalsiiyey.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      @@RelaxForever553 cali cilmi afyare kacaanka oo aan dhalan ayuu wadani ciidiisa iyo calankiisaba gabay ku difaaca ahaa illaaahay haw naxariisto wuxuuna u sheegay khaliif in marba kursiga qolo qabaynayso oo uu soomaalida u simantahay aan reer gaari lahayn halka khaliif had iyo jeer gabayadiisa ay ka muuqdeen masayr iyo iska hor keenid umada soomaaliyeed iyo inuu mar kasta reer maagayey oo hadalkiisu u dhacayey inuusan rajiim la dagaalamayn ee reer la dagaalamayo

  • @mohasaid
    @mohasaid 2 роки тому +5

    Anoo cismaan Maxamuda odayga caliya Waa lagu shaqaysanayay ma ahayn Oday qadiyad dawladnimo iyo mid qabiil midna u gabyay Lkn Khaliif waxa aad uga helay sida gabayga marna ugu gar dhigtay marna uu dhagaha ka babiyay ugu danbaynii kuu Xaqa ku taagnaa baa guulaystay 😅

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 9 місяців тому

      Cali cilmi afyare baa xaq ku taagnaa kacaanka oon dhalan buu gabayo waddani ah tirin jirey / laakiin khaliif qabiil buu ka gabyi jirey / labadooda allah unaxariisto

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 роки тому +1

    igadhkii maqaarkiisa nacay oo mid kale raacay maahmaahda gabaygaaga waa lagu masaalaaye majeerteenka aad kicisay iyo mililka aad qooshtay iyo nimanka aad mariya tiri kalama maarmaane abaal waa magdhaw iyo inaad maalin celisaaye marexaanku kii kula dhashiyo magaca saw maaha mar hadaad amxaar mirifleh iyo mooriflaha raacday mingistiyo dirkiisa tahaye hay maxoobiyene magacaa ba yey .maadigaa ila majeerteena

  • @MaryLuna-m4f
    @MaryLuna-m4f 3 місяці тому

    Frieda Estates

  • @saciiddhuxuldhuxul4365
    @saciiddhuxuldhuxul4365 3 роки тому +1

    Cali afyare

  • @dreamsboy2036
    @dreamsboy2036 2 роки тому +3

    Muuse iyi ismaaciil ka Bari wa kuwee Akhyaarey

  • @ahmedaliwaqooyi6053
    @ahmedaliwaqooyi6053 4 роки тому +10

    Allaha maxaa ka raacay gabaygaan dharbaaxo 🤣🤣

    • @laakaale8399
      @laakaale8399 3 роки тому +2

      Labo nin oo majeerten ah weeyaan oo meel kasoo wada jeedee waxba iskuma ay gaysan adeer kan iyo kan kalaba waa noo sharfanyihiin

    • @laakaale8399
      @laakaale8399 3 роки тому +1

      Teeda kle ninkaan waa la khasbay oo siyaad baruu u xirnaa mudo mrka ninkaas kloo majeerteenka ah isagaa la iyiri u jawab oo dee non xabad dhafoorka lagaga hayuu ahaa hayeeshe isku mab,da na wayba noqdeen

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 роки тому

      @@laakaale8399 waa beentaasi waligii siyaad barre ayuu amaani jirey. Gabayada khaliif sida malabka ayay kuugu soconayaan

    • @korwaayeel4257
      @korwaayeel4257 Рік тому

      @@laakaale8399 waa la khasbay kulahaa cali af yare aqoon xumaa ku haysee ninkaani raggii kacaanka maali jiray isagaa ahaa .

    • @Mdirrp
      @Mdirrp Рік тому

      ​@@laakaale8399sxb malabada gabay kaliyy isugu jawaben, mid 26 daqiqa ee khalif iyo kan un

  • @BrianHastings-s6p
    @BrianHastings-s6p 3 місяці тому

    Marta Isle

  • @achrafmohamett603
    @achrafmohamett603 4 роки тому

    Hello

  • @abdirizakfarah960
    @abdirizakfarah960 4 роки тому +1

    Gabaygii 1960 uu tiriyay ma haaysaa oo uu reer bariga ku guubaabinayay.

    • @goraygamagacley5975
      @goraygamagacley5975  4 роки тому

      Maya walaale. Magaciis?

    • @abdirizakfarah960
      @abdirizakfarah960 4 роки тому

      @@goraygamagacley5975 magaciisa ma hayo, lkn mirihiisa waxaa ka mid ahaa, bahyaaquub gasiin iyo hunguri kama gaboobaanee, wax badan baay gardaawsheen haruub gaade dabayaalee, gedigood uma dhamee ceebta yaan guudka loo surinee, waase guri yar guulka iyo fitnadda ina gubaayaayee, waa gorof candho leh meel haddi gooni loo dhigo ee, qaarbaase tolnimo doonayee ha iga gaagixinee, xirsi cumarku kama gaacan jirin maalin dirireedee, iyana gooshka maantaan ogaan waxaay gutaaniinee.

    • @abdirizakfarah960
      @abdirizakfarah960 4 роки тому

      Waxaa kaloo ka mid ahaa. Guuraaga reer caamir waa geri ugaareedee, gardan iyo intii ciise go,aay guluf ma ogaanee,siyaasado ma gooyaan intaay gole fariistaanee,miroodkaas gamooxani ma oga geerida agtaalee, gooraay ahaataba nabsigu waa u gadaal celinee.

    • @abdirizakfarah960
      @abdirizakfarah960 4 роки тому

      Waxaa kaloo ka mid ahaa. Guuraaga reer caamir waa geri ugaareedee, gardan iyo intii ciise go,aay guluf ma ogaanee,siyaasado ma gooyaan intaay gole fariistaanee,miroodkaas gamooxani ma oga geerida agtaalee, gooraay ahaataba nabsigu waa u gadaal celinee.

    • @mustafedurun2576
      @mustafedurun2576 3 роки тому

      Gabaygan maxaa ka raxay cali wlhy jab buu la kulmey

  • @WilsonAda-f8z
    @WilsonAda-f8z 3 місяці тому

    Torphy Cliff

  • @mahamedyusuf9863
    @mahamedyusuf9863 2 роки тому

    I don’t