Sh khaliif maxamud meshii u mudnaa maysan gayan majeerteen waa dayacay Al garoon xitaa loguma magacdarin Puntlnd sababtisa bay ku timi Rabiyo ku naxariso
Adeer janadii ku waar dhiiga noo hurtay si aan sharaf ugnoono puntland waa qurux iyo sharaf aan ku faano adiga iyo ragi naftooda uhuaray reexanata janada rabi iidinka barayay
Alle ha u naxariisto khaliif sh.maxamuud wuxuu ku geeriyooday 32sano hadana waxaas o gabay ah buu ino tiriyay isago dhalinyaro ah wuxuu ku dhintay isagoo beebee dushiis saaran o gobanimo doon o dulmi diid ah wuxuuna ku aasanyahay Gallaadi . Alle hakuu raxmaDo😥❤
Markii iigu horeysay ee aan helay Cajiladiii silsilada ahayd ee Abwan Khaliif Shiikh Maxamud iyo Dharbaaxo jir waxaan jiray 11Gu' waxaana joogay miyiga Dogob iyo Marqaan u dhexeeya, waxaan ahaa Geel jire aad ayaan u dhagaysan jiray siiqadda Khalif shiikh maxamuud gabayga u diriyo inkasta oo aan Cajiladaha intooda badan Faseex ahayn balse waxaan xasuustaa in Baterigu naga dhici jiray siddan u dhagaysanayno 25 sano ayaa laga jooga iminka. Khaliif Shiikh Eebbe wayne ha u naxariisto Mucjiso mar la soo saaraya ayuu ahaa Balse Su'aal ayaan waydiinayaa cidda gabaygan soo galisay, Abwaanku ma ahan Gabay qof uu ku cusub yahay, Halgankii Jamhadda SSDF-na uguma horayn Hal-abuurkiisa ma jiraan Gabayo kale oo la hayo Cod iyo Qoraal kay dooniba ha ahaatee oo uu ka tiriyey arimaha kale sidda Cilmiga, Dawladnimada, Deegaanka, falsafada iyo Arimaha qaranimada ?
@@hibaaqsaakin9790 ethopia io siyad barre ba ku heshiiyey in laso afjaro jamhada cabdulahi Yusuf waatii la xiray *Khaliif sh.maxamud iyo ragguu ku jiray waxa shirqoolay niman reer wardheer ah miino dhulka logi qariyey baa la kacday sidaasay ku dhinteen asaga iyo inti lasocotay*
❤❤❤dad zun waxaa dhaama dad la.aanta nin sifo ninraga lagu majeerto laga waayay mid ka mod ah dhimadhadiisaa dhaanta❤❤❤by.cavdi/qaadir qaylo wayne/kķklklķĺk baga baga baga walaahi dil bay ku waajibin lahayd diinta islaamki
Illaahow kuu nsxariiso
Amiin
@@qodobstudio😊😅😅😊😊
Sh khaliif maxamud meshii u mudnaa maysan gayan majeerteen waa dayacay Al garoon xitaa loguma magacdarin
Puntlnd sababtisa bay ku timi
Rabiyo ku naxariso
waankula qabaa arintaas Halyeey ader abwaan khaliif sheekh maxamuud Ree Puntland iyo dowlada puntlandba waaka abaal dhaceen waxaan maqli jiray ree Puntland waa dad ficil badanoo dhiig kulul lakin waa faankeenii uun abwaan khaliif magaciisi iyo tarikhdisi siday u dayacenban uga samray ree puntland ninkii afyo adinba ku xoreeyay oo ugu dambeen nafta u huray magaciisii xitaa Sandaqad yar xitaa kuma qorin
XAQIIQ WYE KHALIF WA IN MEEL WEYN LOGU MAGAC DARO ALLAH U NAXARSITO
Annoo Cumar Maxamuud ah Baa Taas Kulaqaba. MJ Halyeeyadooddii Waaba Ilaaween Uu Addeer Khaliif sheikh Mohamuud Ugu Horreeyo. Janaddii kulad Idam Allah.
Gabayga qaranka majeerteen ilahay ha u naxariisto abwaankii cabqaragii majeerteen hurdada ka kiciyay xili dhiigooda la jaqayay sidii gafanihii
Galabtii utirinayey darmanu kuwada fadhiney mujahid khaliif ilay hawnaxariisto dooxada wardher banu joogney
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Adeer janadii ku waar dhiiga noo hurtay si aan sharaf ugnoono puntland waa qurux iyo sharaf aan ku faano adiga iyo ragi naftooda uhuaray reexanata janada rabi iidinka barayay
Ninkan qolomuu aha
@@maxamedmaxamuud3640 mj cali saleban
@@maxamedmaxamuud3640 walal waa MJ gaar ahaan besha cali Saleebaan
Alle ha unaxariisto janafartawso ha ugubishaaresyo
Waa Rasuulkii ugu danbeeyay Majerten Khaliif sheikh mohamud Raadilaahu Canhu
رضي الله عنه
Halgamaa Awoowe khaliif sheekh maxamuud❤ qabriga allah kaaga farxiyo,marna xubigaagu naga bixi maayo😢😢😢
Mujahideen Khaliif shiikh Maxamuud
Allaha u naxaristo.
Halyeey ader abwaan khaliif sheekh maxamuud sicid Ree Puntland waaka abaal dhaceen waxaan maqli jiray ree Puntland waa dad ficil badanoo dhiig kulul lakin waxan ogaaday inay faankeenii uun tahay abwaan khaliif magaciisi iyo tarikhdisi siday u dayaceen baan uga quustay ree puntland ninkii afyo adinba ku xoreeyay oo ugu dambeen nafta u huray magaciisii Sandaqad yar xitaa waa u quuri waynay
Waa run Waxay aheed in Airport ama School loogu magac daro
Yuu kla dagalamyy qabilke busa ah
@@maxamedmaxamuud3640 gaalki Afwayne&ilkayar
Wlllhi ban ban ku dhaartaye wa runtaa
@@Akhyaar142bicidyahan Cali saleban
Abwaan khaliif sheikh mohamud Raadilaahu Canhu
Mujaajid Khaliif SHIIKH Maxamud, janada Allaha geeyo
Abwaan.ilaahay.hakuunaxarito❤❤❤❤❤❤
Rabi naxariistii jano haku siiyo mujaahid khaliif shiikh maxamuud 😭🥺
Yaa dilay
Amraaxaaro
Allaha u naxariisto gabyaagii waynaa khaliif shiikh maxamuud .
Allaha u naxariisto khaliif sheekh maxamud
Alle ha u naxariisto khaliif sh.maxamuud wuxuu ku geeriyooday 32sano hadana waxaas o gabay ah buu ino tiriyay isago dhalinyaro ah wuxuu ku dhintay isagoo beebee dushiis saaran o gobanimo doon o dulmi diid ah wuxuuna ku aasanyahay Gallaadi . Alle hakuu raxmaDo😥❤
Qabilke bu aha
@@maxamedmaxamuud3640 mj reer Maxmed buu aha
@@maxamedmaxamuud3640 majeerteen cali saleebaan.
@@maxamedmaxamuud3640mj calisaleebaan
Allah ha u naxariisto adeer Khaliif Sheekh Maxamuud
Wali intan gabay dhageystay khaliif gabayadisa kuwo kamacan yacni murti iyo luuq iyo gabey ad daremeysid alle haw naxariisto
Gabaygaan doogkiciye maha waadarbadaaley jawaabtedii doogkiciye waxaalahaa reer biciidyahan marka maleh magacaan gabaygu waa ducadii awmuusekani gabayda magacyo qaldan baa lagu wada qoray
Dog kiciye iyo darba daley wa isku hal gabay
Sax dogkiciye maaha siden wiil oo isku hooyo dhashay oo rerbicidyahan ba dagalka ssdf hal malin so wada galay bu ku sabsana san maqlay
@@qodobstudio darbadaalay Wmuusa tiriyeye qarniyo hore warsangali ayuuna utiriyey qiyastayda waan dhagaystay cajiladaa oo dib looduubay
Inaba cadi mahayn abawan khalif wa abwanka kobka ku qaday gabay
Markii iigu horeysay ee aan helay Cajiladiii silsilada ahayd ee Abwan Khaliif Shiikh Maxamud iyo Dharbaaxo jir waxaan jiray 11Gu' waxaana joogay miyiga Dogob iyo Marqaan u dhexeeya, waxaan ahaa Geel jire aad ayaan u dhagaysan jiray siiqadda Khalif shiikh maxamuud gabayga u diriyo inkasta oo aan Cajiladaha intooda badan Faseex ahayn balse waxaan xasuustaa in Baterigu naga dhici jiray siddan u dhagaysanayno 25 sano ayaa laga jooga iminka.
Khaliif Shiikh Eebbe wayne ha u naxariisto Mucjiso mar la soo saaraya ayuu ahaa Balse Su'aal ayaan waydiinayaa cidda gabaygan soo galisay, Abwaanku ma ahan Gabay qof uu ku cusub yahay, Halgankii Jamhadda SSDF-na uguma horayn Hal-abuurkiisa ma jiraan Gabayo kale oo la hayo Cod iyo Qoraal kay dooniba ha ahaatee oo uu ka tiriyey arimaha kale sidda Cilmiga, Dawladnimada, Deegaanka, falsafada iyo Arimaha qaranimada ?
Abwaanka yaa dilay siduu ku dhintay
Saxiib waa jireen siidaa an maqlay lkin arinta uu ninkan intii hore uu gabyiwayey ayaa ahad in laa dhaho hebal waxan jirin ku tager kadiib uu diido siidaa ayaa dawlada 1laa 5 sano ulaa diriraysay ilaa uu ka ruqsasatay
@@hibaaqsaakin9790 ALLAH U NAXARISTO ISAGO DHAHAYA GABAY WA GALDOGOB MARKAY SSDF QABSATAY GALDOGOB IYO BALANBALE BUU SHAHIIDAY MADFAC BA KU DHACAY
@@hibaaqsaakin9790 Dagaal SSDF iyo ciidanka itoobiya kudhexmaray aaga Balanballe buu abwaanku ku shahiiday....markii mengiste sheegtay labadii degmo ee jabhaddu qabsatay oo saraakiishii jabhadda lafdhabarka u ahayd xirxiray ayaa guuto uu Abwaanku kamidyahay ciidankii itoobiyanku ku dheheen hubka culus ee aan idin siinay soo celiya iyaguna waa diideen, dagaal saddex maalin socday ayuu mallintii ugu damaysay isagoo beebee wada baasuuke haleelay.😢 (Ahn)
@@hibaaqsaakin9790 ethopia io siyad barre ba ku heshiiyey in laso afjaro jamhada cabdulahi Yusuf waatii la xiray *Khaliif sh.maxamud iyo ragguu ku jiray waxa shirqoolay niman reer wardheer ah miino dhulka logi qariyey baa la kacday sidaasay ku dhinteen asaga iyo inti lasocotay*
Gabaygan wuxu tiriyeu dilkii sarakisha rag ula sxb ahaa lalayey ciro iyo salad gabayro
Alla ha unaxariisto muj.khaliif shiilkh maxamuud
Ree Puntland tariikhdoda iyo Halyeyadoda ma maaamusan Faan iyo faakh cidla ah bay hayaan
Allow naxaariiis jana kusiiii aderrro😭😭😭😭
Maxamuudba diririhii ilow soona dugukuubye
Matukade dartiis uma galeen dab iyo baaruude
Dirrankoodi hore baan u baran deyd rakuubsiga'e
Wakhtigaa ku diray iney bahdood dhan isku raacaane
Isku duubna waa wada qabteen dawdii dhulubdheere
Gabaygu wuxuu cadeynaya reer maxamuud in reer ka xabad kulu uusan jirin waana ragii dhafoorqiiqa ahaa jamhadii ssdf
Reer maxamuud soo nimankii Teendho balo nagashay mahan oo markii danbana geela dhacay oo aan dib u soo noqon mise waa reer maxamuud kale 🤣🤣🤣🤣
Kobnaa maaha Ee kodmo waana dooxada ay ku taalo degmada rako raaxo halkaas inaka saxa
Alle ha unaxariisto abwaan khaliif sheekh
Gabaygan wuxu jawab iyo furtitaan u yahay gabay la dhaho Darbadsalay oo uu tiriyey abwan Awmuuse Ismaaciil khalif bana ka jawabaya hadda Darbadalay Waxa lo tirshay Warsangali
Dulalkii Kodmood iyo qardhaa lagu dulaalaaye ., waa dooxada kodmood meesha iska sax nio
Ale haaw naxariisto gabaygaan xusus ayu igu leyahay 2009 ban dhagaysan jiray isago bariga cajilaad labo boog ah
Ilaahay ha u naxariisto
ALLHA yaa Arxamu Aw Muuse Iyo Khaliifba
❤❤❤dad zun waxaa dhaama dad la.aanta nin sifo ninraga lagu majeerto laga waayay mid ka mod ah dhimadhadiisaa dhaanta❤❤❤by.cavdi/qaadir qaylo wayne/kķklklķĺk baga baga baga walaahi dil bay ku waajibin lahayd diinta islaamki
Ilaahoow kuu naxariiso
ILAAHOW KUU NAXARISO
Illaahow janatul fordowso hooygiisa ka yeel
maanso yahanka ugu mahmahda badan ayu kujira khalif shekh Mohamoud siciid fay
Alow yaa saaka dib usoo nooleeya ha daawado mirihuu noo beeray iyo dhaxalku dhashiisa uga taga
AAD IYO AAD ALLAH YARXAM KHALIF MUJAHID
Cumar naag dirkiis ilaahay baa ka dhigay nimawnaagyo (((njn duriyad xun waligiis baa laga duduucdaaye)))
Wiilku aftahanbuu ahaa nasiibna wuu uyeeshy inu furo gabaygii awmuuse
allow kuunaxariiso
Ilhow naxarista sida 😢
Tolhelay haduu diin ugu gargaarilahaa gobay wacnaantiisa
GABAYADIISA OO DHAN WADA DIIN BAY AHAAYEN KHALIF SH. MAXAMUUD
Rerkisa o u uga hiliyay cadawgi Afwayne ayaduba wa diin
@@eng.mohamedhassan2496 lkn xabashii buuu kalkaalsanayay taasi ma diinbaa
Allow unaxirrsto khalif
AuN muxuu sadexlay ku gabyay Darbadaalay iyo awmuuse ayuu ku halqabsaday gabaygaan
Ilhow unaxriiso abtigy khlif
Alle ha unxariisto
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Laan dheree hada maqashi wakaa asago raxaa ku jiraaa inu dulmi qato diiday
Tolow yuu ku jihaaday
😢
Inkastuu dubuho noqoraa nalaku daaduunshy hhhhhh
😭😭😭😭😭😭
Zxb Allaha unaxariisto wuxuu ahaa Ina adeer aann jeclaa inan dunida kusoo gaaro lkn iga hor maray
❤
Ilahw unaxriiso
Aaias Amin
Mareexaan mxaad Sas u sameyseen 🥺🥺🤣odeygaa qalbigaa holcanaya ax🥺
WIIL YAR BUU AHAA 32 SANO KU DHINTAY KHALIF SH. MAXAMUUD ODAY MA AHAYN MIDA KALE MAREXAN WAJI KAMA RABNO IYO AFWEYNE TOONA
ilkayar nacala dhalay wxa naga bdn Puntland o geesigan iyo kuwa kale uso halgamen
Marexan halku ku dambeyey ma is weydiisay hhhhh io Samantha ssdf ku yelatay maskin
Allow Alle. Marreexaan Maantay waa Siddee Majeerteen Se waa Siddee Dhulkoodda? Doowladdii Yareedna Soo Idinkamaan Kalatuurin. 😂😂😂 Guul ssdf 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱