Ilahay ku naxariistay ramadanku maanta 17 ilahay waxa uga baryaya janatul fardowsa aclaa 27.3.2024 maalin arbaco ban garowe ku dhagaysan ilahay ku naxariisay❤❤😢
Ma anaa intaan weerar dumo sugul Ku doonyeeya ma anaa Dudada reer wacays damiya nuurkooda ma anaa darbiga rooble iyo dumiya xoogayga Adeerkay dirkiisiiba manaa Dilma U quura Alle ha U naxariisto mujaahid abwaan khaliif sheekh maxamuud siciid fay
GABIYADDII WAANADA AHAA EE FICILKU KU JIRAY OO U TOLKIIS OO LA XASUUQAYEY KU GUBAABIYEY JAMHADDII SSDF XAQIIQ DEE WAA TAN MAANTA MAJEERTENIA DAWLADDA PUNTLAND U DHISTAY SSDF BAA DHASHAY PUNTLAND SAAS. BAY IILA MUUQATAA FAKAR AHAAN
Ilahay ku naxariistay ramadanku maanta 17 ilahay waxa uga baryaya janatul fardowsa aclaa 27.3.2024 maalin arbaco ban garowe ku dhagaysan ilahay ku naxariisay❤❤😢
Alaaha unaxariisto anwaan Khaliif Sheikh Maxmuud aamiin aamiin 🤲🏼🤲🏼
Allaha ha U Naxariisto Abwaan KHaliif SH Mahamuudiyo dhamaan Mulimiintii oo dhan AAmmii
AllaH Hakuuu NaxariistO AbwaaN KhaliiF ShiiKh Mohamuud
Ma anaa intaan weerar dumo sugul Ku doonyeeya ma anaa Dudada reer wacays damiya nuurkooda ma anaa darbiga rooble iyo dumiya xoogayga Adeerkay dirkiisiiba manaa Dilma U quura
Alle ha U naxariisto mujaahid abwaan khaliif sheekh maxamuud siciid fay
Alaha u naxariisto khalif shikh maxamud amiin
Allah ha unaxariisto
Allaha unaxariisto Mujaahid Khaliif Sheekh Maxamuud Siciid Fay
Aun Khaliif sheikh markaan maqlo gabaygaan ayaan xasuustaa.
Diindiinyoobayeey xalay mxaan dananay oo reemay
sidii duumo ruux qaba mxaan darintii aan waayey hadba doc isku tuurkii mxaan darxumo dari bannaan xaaqday.
Hdda kahor waan raadiyay waan waayey caawa ayaan soo helay thnks sxb.
Hadaan doolo cigalayn lahaa dayrtii waa weli
Allow ku naxariiso wuxu yiri ma dalbaa laga dhacay nimanbaad geel ku dirirteene
Khaliif iyo haraa
allaah how naxariisto halyeey buu ahaayeye
Allaylahe dariiiq uma lahayn digashiinaa
Ma dar dhaafi jirin hooyaden sida dad qaarkiis
Ma dayuurad baan layan hagar waa dayn
Darbadda iyo duufaanta iyo daaxiga i qaaday
Qolobo kalaba iisoo dugsiday dayr gabaadsi leh
Docdii Cali Ibrahim maxaan kaga dabaylooday.
Damacow ba'waa kaas i baday dalabka qaarkiise
Nimankaan usoo dananayaa maba dubaaxshaane
Nin dudumo u qayshanahoo daaan baan ahay
Darka ceelcad reerii fadhiyey jiil yar baa hadaye khaliif abwaan lahubo
Haraa
Gabayadaan waa isku qasan yihiine
Thanks
Maxamuud ba diini illaw Soona duguguufe ma tukade dartiis uma galeen dab iyo baaruude
Madar dhaafi jirin hooyo deen sida dad Qaarkii Hadala Waa Weey ayuu ridey allha unaxariis to
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin daryeela Tiisaa Qofkale tiisa Daaface'e
Ak
Allaah ha unxaristo
99feet of all
Rueydr
Anoo dudka laysaaran yahy sida dameer muuna inan faan dibnaha kaga hadlaaaa waaiiidameer xumo.
Milgo ku soodar
gabay
99⁹
GABIYADDII WAANADA AHAA EE FICILKU KU JIRAY OO U TOLKIIS OO LA XASUUQAYEY KU GUBAABIYEY JAMHADDII SSDF XAQIIQ DEE WAA TAN MAANTA MAJEERTENIA DAWLADDA PUNTLAND U DHISTAY SSDF BAA DHASHAY PUNTLAND SAAS. BAY IILA MUUQATAA FAKAR AHAAN
Fakar ma ahane waa sax ssdf baa dhashay puntland
Anoo deebta laysaaran yahay sida dameer ruun ah inaan faan debnaa kaga hadlaa way damiir xumo ee
Hoos uguma daadegin tix dii deelka ku xusnayde daraf kaan kadegay ban ilaah kuugu daalicine
anoo deegta lay fuushanyahay sida dameer muun ah inaan faan dibnaha kaga hadlaa waa iidamiir xumo
99feet of all