Khaliif sh. maxamuud Siciid gabaygii CISMAAN SAALAX

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Khaliif shiikh maxamuud Alle ha u raxmee waxa uu caan ku ahaa gabayada guubaabada ah. Markasta bulshada soomaalida buu xukuumaaddii kolkaas jirtay ku kicin jiray, waxa uuna u mari jiray qaab guubaabo qabiil ah, oo marba reer buu farriin u diri jiray.
    Gabaygaan Cismaan Saalax, waxa uu hiil iyo rag u dirsanayaa tolkiis Cali Saleebaan oo aan jabhadda rag naf leh ka joogin. Isaga oo u jeeda inay soo gurmadaan buu wuxuu u baroordiiqayaa labo sarkaal oo reerkaas ah oo kacaanku toogtay, si inta tolkiis u xanaaqo ay usoo ciidmaan.
    F.G: Gabayga tobaneeyo meeris baa ka dhimman.

КОМЕНТАРІ • 61

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 8 місяців тому +5

    Ilahay haunaxariisto hadii bini aadam abaal nagu leeyahay abwaan khaliif shiikh maxamuud baa abaal nagu leh mana gudni karnee inshallah ilaawi mayno from awlaadii ssdf

    • @naylo-qaad8947
      @naylo-qaad8947 4 місяці тому +1

      Beentaa maahan eebe ha unaxariistee hamaun maanu xusin waan ka xumahay xitaa hal mashruuc oo tayo leh inloogu magac dari waayay

    • @faysaldheeg
      @faysaldheeg 6 днів тому

      9:07 ​@@naylo-qaad8947

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 4 роки тому +10

    Waa Gabay aad u culus oo murti miiran ah, Waxbadan ayaan raadinayay runtiii

  • @lugooyojaceyl3078
    @lugooyojaceyl3078 4 роки тому +5

    Waxan ahay nin cagajidayoo ciirsan waligise, waxan ahay ciyaalkiyo nimay dumarku caayane, Carmal ilama shekeysto iyo inan cad oo dheer. Ilahay haku naxaristo nin wuxu aha qadiyad leh

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому +2

    Allahayow u naxariiso khaliif sh. Mahamuud

  • @abdirashidjama9762
    @abdirashidjama9762 4 роки тому +10

    Cismaan saalax cali saleebaan buu ahaa Allaha unaxariisto

    • @safiyasiman6797
      @safiyasiman6797 4 роки тому +2

      Abwaankan dagaal miyuu kudhinty ?

    • @xasandaney9454
      @xasandaney9454 3 роки тому

      @@safiyasiman6797 HA INADER AMXARADI MARKAY YIRAHDEEN CALANKA ETHIOPIA GOLDOGOB HAA LAGA TAAGO AAY SSDF KU GACAN SEYREN DAGALKI AAY SO QAADEN BUU KU DHINTAAY IYADO AAY CASAR LIIQ AAY TAHAY .ALLAHA UU NAXARISTO ABWAAN KHALIF SHIIKH MAXAMUD

    • @sheekhmaxamed5377
      @sheekhmaxamed5377 2 роки тому

      Allahaunaxariisto halyayg somaaliyeed

    • @mayranegaaleef1164
      @mayranegaaleef1164 9 місяців тому

      @@safiyasiman6797 Haa dagaal ssdf iyo xabashida dhex maray buu ku dhintay, xabashida ayaa doonaysay inay goldogob qabsato , markii siyaad barre ssdf ka xoraysatay

    • @1Tajka
      @1Tajka 3 місяці тому

      Yu ka ka ahaa Cisman saalax CS

  • @xamdixirsi603
    @xamdixirsi603 Рік тому +2

    Majeer ilowsha dhowaa waa iloobeen wixii ay mstiyeen mareexan,dhulbante, hawiye.isaaq iyo somaliyoo dhan

  • @abdullahicalijamac2433
    @abdullahicalijamac2433 2 роки тому +2

    Alla ha unaxariisto khaliif sh maxamuud halyey aan la xusin weeye
    Reer tolkay ninkaasa kadhashay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 роки тому +4

    Khaliif allaah haw naxariisto laakiin amxaaraa dishay

  • @abdusalammusafarah3358
    @abdusalammusafarah3358 4 роки тому +5

    Fsdlan soo dhammaystir bilawgii ayaa maqane.

  • @daafahachannell7622
    @daafahachannell7622 4 роки тому +13

    khaliif wuxu ahaa halyey wuxu u qalma in puntland taalo loga dhiso sida loogu xasuusto

    • @abdiganimohamed1720
      @abdiganimohamed1720 3 роки тому

      Ma aha wy the eentryser e seeSee Hhhh

    • @abdallaartanomar4319
      @abdallaartanomar4319 3 роки тому

      Waa calisalebaan talada aad shegayso waa maxay reer tolkiis iyo reerka mesha haysta haday kala nabad galaan baa alx

  • @daahircali4144
    @daahircali4144 4 роки тому +7

    Cindalaahi baa looga yimi iyo cid uga sheekaynta cilmi niman lahayn baa waxas lagu cameeyaa alow kuu naxariiso

  • @tixmaalmedea9358
    @tixmaalmedea9358 4 роки тому +10

    Ali saleeman khaliif shiikh mohamoud si kasta ula Hdl😂

    • @safiyasiman6797
      @safiyasiman6797 4 роки тому +2

      haa walahay

    • @1Tajka
      @1Tajka 3 місяці тому

      @@westy937cisman salax yu ka aha CS

    • @westy937
      @westy937 3 місяці тому

      @@1Tajka waxas muhim mahan naftada wax uqabso waa 2024 . 50 sano kahor buu dhintay kaasiye

  • @mohamudabdi7380
    @mohamudabdi7380 4 роки тому +2

    Walaal book taariikada diwaanka gabayda Khaliif laga helayo magaciisa i sheeg.

    • @goraygamagacley5975
      @goraygamagacley5975  4 роки тому +3

      1. Halgankii SSDF iyo hal abuurkii Khaliif shiikh maxamuud, uu qoray Cabdulqaadir Shiikh maxamuud
      2. Maska bari, uu qoray shaafici xasan maxamed.

  • @odowaayare2810
    @odowaayare2810 Рік тому +1

    Geees

  • @hassanabdulahiali5448
    @hassanabdulahiali5448 3 роки тому +2

    Ilaahay ha u naxariisto halgamayashi ssdf

  • @mahemedduufaan868
    @mahemedduufaan868 4 роки тому +3

    Ilahow Ku naxariso halgama.bu.aha.gesiya.lakin.rag.aya.Ku.baqay.isago sahan.layimid.o.dilay.

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 4 роки тому +9

    Gabaygan General Cismaan Salax Wuxuu ahaa nin Sargaal ah oo Haystay Ciidamda Cirka Ee Bali DOOGLE waxaa diyaarad loogu qariyey Qarax miiro asiga oo loo eegayo in uu yahay Majeerteen Dawladdii Militariga ahayd, markaas waxaa uu u socday asaga iyo dhawr sargal oo kale ninka loo socdayna asaga ayuu ahaa

    • @goraygamagacley5975
      @goraygamagacley5975  4 роки тому

      Ku mahadsanid walaale xogtaad na siisay. In diyaarad lagu dilay gabaygaa laga fahmi karaa.

  • @abdullahiabshir5722
    @abdullahiabshir5722 4 роки тому +3

    Sxb Ku mhdsnid ina Nala wadaagto gabygan

  • @samiirosearchchannel2387
    @samiirosearchchannel2387 4 роки тому +2

    Horumar wacn

  • @mayranebataax3697
    @mayranebataax3697 Рік тому +2

    Yaa dilay nin kaan uu baroordiiqaayo?

  • @naseexochannel3147
    @naseexochannel3147 4 роки тому +3

    Horusocd wcn

  • @achrafmohamett603
    @achrafmohamett603 4 роки тому +3

    Hormar wacn poe

  • @titaanikdufaan6649
    @titaanikdufaan6649 3 роки тому +1

    Ilahay haw naxristo gesi mujahida bu aha o aftahan ah mucjisada gabaga

  • @fahmasaid6190
    @fahmasaid6190 3 роки тому +1

    Cisman alaha unaxariistee

  • @salmanshido963
    @salmanshido963 4 роки тому +2

    Zxb waxaa soo galisaa gabayga la yiraahdo tola'ay ee dhulbahante lagu gubaabinayo

    • @goraygamagacley5975
      @goraygamagacley5975  4 роки тому

      Kaydkayga kuma jiro gabaygaasi.

    • @salmanshido963
      @salmanshido963 4 роки тому +1

      @@goraygamagacley5975 Raadi wll waa Gargaar qaytii labaad waa gabay aad u qiima badan waan wayy mudan raadinayy

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 3 місяці тому

    Agoon coodla' cayr soogan iyo dunida ceeryaantay cadradaha barooranahoo la curdan boobaayo cuqubada ka soo foolleh baan la cartamayaa😮

  • @ahmedibrahim4392
    @ahmedibrahim4392 4 роки тому +3

    Mahadsnid sxb

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Рік тому

    WAXAAN AAD U RAADIYAA GABAYGIJ HOOYADA UU UGA HADLI JIRAY IYO GABAYGII GACALIYE AMA GAASHAANLE SARE INA CISMAA

  • @hamsamo8374
    @hamsamo8374 4 роки тому +3

    Gorayga niyoow cillada gabayada khaliif sh maxamuud maxay tahay sababta aysan u wada dhamaystirneyn ina adeerow?! Su,aashas waxaan ku waydiyey waxay tahay waxaan qiyaasay inad nin waxgarad ah tahay oo mudo noola ... thanks for your time cuzz

    • @goraygamagacley5975
      @goraygamagacley5975  3 роки тому

      Walaale gacaliye ninkaani Jabhad buu ahaa. Isagii Jabhadninadii buu ku dhintay, jabhaddiina way burburtay oo iskaashi Somalia iyo Itoobiya u heshiiyeen baa burburshay, marka cajaladihii iyo kaydkii ururkoo dhan way lumeen.

  • @samiirosearchchannel2387
    @samiirosearchchannel2387 4 роки тому +2

    Horaay usoco

  • @abdirahmaangacayte5209
    @abdirahmaangacayte5209 3 роки тому +1

    Gabayada odayga wixii la heli karo oo kale soo gasha xataa dad kale ka soo duuba.
    Magaalada magaceedana ii dhiga. 😀

  • @cabdulaahishiino4971
    @cabdulaahishiino4971 4 роки тому +3

    magalooti mashiiqsi iyo kuwii dharbaax jaan ba soo gulu mudane mise??

  • @samiirosearchchannel2387
    @samiirosearchchannel2387 4 роки тому +2

    Anne isobooqo