ABDI YARE FEAT NASTEEXO DAYAX - DUNIDA FARXAD IGU LA QAADO OFFICIAL VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 гру 2022
  • Abdi Yare feat Nasteexo Dayax
    Dunida farxad igu la qaado
    Erayadii: Abdirahman Oday
    Laxankii Cabas Hiraad
    Music: Ayuub Haruun
    Camera: Yonez Crown & Khadar Waqal
    Editing: Khadar Waqal
    Ibrahim jeex pro
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 128

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Рік тому +15

    Hees la iskugu tagay wee wee ❤❤
    Ereydii abwanka fananka weyn abdi raxman abdi caydiid oday
    Laxanka abaas hirrad
    Codadka xidigta xamar cadey nasteexa dayax iyo xidiga hargeisa cabdi yare

  • @muniir.official7
    @muniir.official7 Рік тому +18

    Way He’s Dhaftay🔥
    erayada%
    Laxanka%
    music%
    editingka%
    duubista an athar leval🔥🔥🔥

  • @zakiabdi6144
    @zakiabdi6144 Рік тому +15

    Waxan waa aduun kale wllhi ❤❤❤ duqeyga ayaa igu amaryaya ina deymadada radsho 🔥barlinteyda

  • @saalaxdheere4486
    @saalaxdheere4486 Рік тому +5

    Waaw war waxan hees kabadan wlhi wa hees iyo badh nastexa dayax ilov you

  • @ugbaadmohamed9235
    @ugbaadmohamed9235 Рік тому +5

    Abwaan Fanaaan laxamaysye iyo inta aqoonta aan uga leeyahay shaqsi xurmo iyo sharafle nin rageed cabdiraxman caydiid oday axsan erayo.sidoo kale vabdiyare iyo nasteexo iyo ustaad ayuub haarun noolaada

  • @samiirzaam
    @samiirzaam Рік тому +4

    Cabdi Raxman Oday Shaqo Wacan Baad Qabatay Baba🥰

  • @Lander02
    @Lander02 Рік тому +13

    My cousin Cabdi Yare, thankful to see you healthy and happy .

  • @Yaraanka2012
    @Yaraanka2012 Рік тому +4

    Cabdi Yare Waa Fanaan Cod, hibo, lebis, qaab iyo dhamaan wixii fanka lagu joogi lahaaba leh oo hibadiisune 100% tahay lkn wuxuu ku xumaaday hibadiisa iyo codkiisa kama faayideysanayo oo heeso badan masoo saarayo sanadkii dhamaa ayuu 2 hees ama 1 hees soo saarayaa inta kalane balwad ayaa la tegaysa oo in uu qaad iska cuno ayuu ka jecel yahay in uu heeso doonto oo hibadiisa ka fayideysto, waar C/raxman odayoow ninka qabta oo u caqli celiya oo heeso badan u dhiiba oo ku dhaha fanka dhinac ka raac belwad rag way wada cunaane lkn shaqadaada qabso dhaha ninkan🤷‍♂️🙆‍♂️♥️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +12

    KU SALI XABIIBKEENA SCW❤HEES WALBA OO MACAAN WAX K💟A😰 MACAAN QUR.AANKA Allaah iNtii igu😰 Raacsan is aad igu Raacdo ❤

    • @maxamedapdinaasir3711
      @maxamedapdinaasir3711 Рік тому +1

      Wll saliga rasulka halkan ha Kenin plz😢

    • @user-ln9qs5lp6p
      @user-ln9qs5lp6p 10 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @cabdisamadminnesota4789
    @cabdisamadminnesota4789 Рік тому +12

    Dadnimo waan kugu hubaayo dadaal waan kugu aqaanee😘
    Daryeelka san eed isiisay dabiib uu ii ahaane dunida farxad igula qaado😍❤️
    Dookheyga igu amaraaya inaan daymadada raadsho dabuubtaaduna xabiibi anay tahay daawadeyda❤️💑
    Inan duusha saree ku geeyo daruuraha
    Soo dalxiisno qalbiguu wuu damacsanaaye macaan ii yara dulqaado❤️👸😢😭❤
    Wlhi heestan waxaan ku so xasuusta gabadh an jeclahy magaceda nasteexa ahmed xaaji waqtiga ina kala geeyay lkiin ilaa waqtigan wan jeclahy gabadha inay isoo noqoto rajeyna xasuus igaar igu leeyahy heestan❤😢

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 9 місяців тому +1

      Ma heshay bro mise wakala fogteem😢

  • @FaisalAliAidid
    @FaisalAliAidid 8 місяців тому +1

    Niyew ileen odey Abwaan waa noqon karaa lkn Talantaali haday noqoto isasoo Adkee bn odhan lahaa ,
    Heestaba wxn ka qaatay
    Inaan dusha sare ku geeyo
    Daruuraha soo dalxiisto qalbigu wuu damacsanaaye
    Macaan ii yara dulqaado ❤❤

  • @muniirasalxaan178
    @muniirasalxaan178 Рік тому +10

    Heesta ani iYo WiiLka Xidhiidhku Naga Dhexeeyo Naga HadLaYsaa Caqabad na dhex taala oo ah aabahay iga doono io ii dulqaado Qli aH WaaYe🥺

    • @abdihakemmohamed7462
      @abdihakemmohamed7462 Рік тому +4

      Talo
      U dulqaado wlalo hadii ad si dhaba isu jeceshiin
      Wa nin ragee hawlihiisa aduunyo haysugu yra toosaane
      Teeda kale guurka iyo Qoysku waa xil iyo amaano culus oo dhayal dhayal maaha lagayaabe inuu u diyaar garoobayo walalkey inu qaado masuuliyadaas ee adina haku dumaroobin
      Isu Samra wlal❤
      Wan idiin rajeyanayaa inad calaf isku heshaan 😊

  • @kiaharkiapea5114
    @kiaharkiapea5114 7 місяців тому +2

    Inaa dusha sare ku geyo daruuraha so dalxiiso qalbiga wuu dabacsan Macane macane iyara dulqado 🥺😢calafka iga heliyeye lkn wllhi wn ku jcllhy Cadnaan abdifatax mohamed ibrahim🦁💔😩ma arag qof kula mida wngda wx aan ku cabiro ma aqaano 😣☹️wan ku sugayaa intuu illhy ino qorayo inaan is helano mcne😭nin aan adiga ehen wllhi xaaran iga yhy 😫 waa sax kuma calcalo oo kuma dhah isoo labo ama wax la mida ogsonow illhy sidaan ino qoray wan ku sabarayaa 🥹🤕hada wan ku sugaya 27/6/2019 ilaa iyo hda 12/12/2023 ayaan ku jcl wn ku sugaya intaas bo wn ku sugaye mcne 😢lkn waxan ka cabsnaaya intaan sidaan u kale amusnahay inee gerida imado oo an gurigyga saxda aado oo adiga ogato oo naftada aad iqabto ama aad idayso ogow xumaan kuma qabo inaa ku ducYo macan😥wx walpo oo aad igu samaysay cafis iga yhn aktayda owalbo xuman iguma samaynin😇cajis iyo masamax libaxkygow🦁🥺 mar marka qaar niyda wn ku dhistaa illhy inuu imtaxan mariyo kuwa la igu tala galay😩❤️‍🔥 wan ku sugaye donaaa libaxkygow🦁😭❤️‍🔥xasuuus walbo oo labadan naga dhaxayse wan xafidaye donaa ❤️cadnaan❤💯

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 Рік тому +5

    waah waah hees iyo badh aan sugayey fanaanin codad danan ah leh❤❤❤

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Рік тому +6

    Nasteexo dayah quruxleey Masha Allah 🖤🖤🖤🖤

  • @maxamedhirsi9520
    @maxamedhirsi9520 Рік тому +3

    Oday iyo cabdi nasteexo waa laayaabay xita ayuub gacaan cusub ba maraysaa ❤😊

  • @hiboxuseen1503
    @hiboxuseen1503 Рік тому +9

    Cabdiraxman oday oo gaadhka gala inta garanaysa like dhac igu siiya🤗

    • @ibrahimabdiibrahim8935
      @ibrahimabdiibrahim8935 Рік тому +3

      Halkii maanta ma joogo shalayna maanta maaha adba baribaad saxarada isku biin jirtey.

    • @c.raxmaanmaxamed4280
      @c.raxmaanmaxamed4280 Рік тому +1

      Gaadhka qudhac dheer buu ahaa Ex ciyaalkii hore ayuun baa garanaya 😂

    • @hiboxuseen1503
      @hiboxuseen1503 Рік тому

      @@ibrahimabdiibrahim8935 Oo xagu joga wll shalay bu sharaf lahaabe oo uu xoogsanayee Fasahaad iyo dambi baad sharaf mooday laxay

  • @zayidjama8816
    @zayidjama8816 Рік тому +2

    Lanka iyo erayada Qaab waa sare 😂🫡👏🏻👏🏻👏🏻

  • @Halbeeg
    @Halbeeg Рік тому +6

    Cabdiraxmaan caydiid waan soo dhowaynayaa goobtan aad UA-cam ka asaastay

  • @victorianjoki5822
    @victorianjoki5822 8 місяців тому +3

    Their vocals🙌💯👌

  • @drogolyris17
    @drogolyris17 Рік тому +5

    Ayuup haruun what beat 💥💥

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Рік тому +2

    Abdi rahman oday another level abwaan xiligiisi la jaan qaaday

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Рік тому +4

    Abdi yare is back guys🔥❤️

  • @barcelona9551
    @barcelona9551 Рік тому +2

    Legend oday waxani EreYo way dhafaane mxaan dhahnaaa, salan shp A oday.

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Рік тому +3

    Hees io badh (big lengedry abdirahman aydiid oday ❤️🐐

  • @hamjvlogs3795
    @hamjvlogs3795 Рік тому +7

    😭😭😭 Cabdi yaroow fanka ka bax oo ilahay u tobad keen Walhi ilahay JANIS KALE Ayuu ku siyey bro

  • @samiryussuf9734
    @samiryussuf9734 Рік тому +2

    Nastexo dayax another level sedhex hees one week gudohood 💯

  • @asiyamustafe878
    @asiyamustafe878 Рік тому +5

    Legend cabdi yare❤❤❤

  • @cayuushcajabi5983
    @cayuushcajabi5983 Рік тому +4

    Quruxbadanaa ninku m.a 😁

  • @anisaqueen7496
    @anisaqueen7496 Рік тому +4

    Welcome to UA-cam cabdirahman oday legend 😅

  • @dheeglid9618
    @dheeglid9618 Рік тому +2

    Hargaysa may jogta nastexo mise wa indhahayga

  • @sharmakeabdiabshir7032
    @sharmakeabdiabshir7032 Рік тому +5

    Two legends baa is helay

  • @sulekhacabdalle8044
    @sulekhacabdalle8044 Рік тому +2

    Wwww cabdi yare nasteexo

  • @Ardaamagalo-_.9068
    @Ardaamagalo-_.9068 Рік тому +2

    xayaysiiskii hesta wxn modayay malyuun maka 📍

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame Рік тому +2

    Hees iyo bar 💕✨️💕✨️💕✨️💕✨️💕✨️💕✨️✨️💕✨️

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 Рік тому +5

    Mcn ii yara dul qaado ax ax😭😰

  • @abdishakurempireoftimacade4781

    Legend fanaan macal abwaan abdiraxman oday my brother

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 Рік тому +3

    Odayga horee usoco sxb

  • @nasteexmuusetube4804
    @nasteexmuusetube4804 Рік тому +3

    Mshalah hees laysugu tagay 🎉

  • @najmanashaadfans8233
    @najmanashaadfans8233 Рік тому +8

    Tasbiixdaa lagu dhergaa
    Waar dhac Iigu siiya subscriptie 1:24

  • @zalmaandayax5888
    @zalmaandayax5888 Рік тому +1

    Ala qalbiga walee waxani hees waa dhaaftay wa raxmadii musicga aduunkoo la soo koobay walee 🎧🥁

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому +1

    Abdi yare iyo nasteexo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sheilahendrix5935
    @sheilahendrix5935 Рік тому +5

    May💛 God💙 Be 💚With💜 Everyone❤️ Always 💚Much 💜Love Blessings ❤️Always ☺️ 🎇 🌈 🌐 💯 ✌️💚💚💙💛💛❤️❤️❤️💛💛💛💙

  • @HayatiruuxiLeyla-xj5jy
    @HayatiruuxiLeyla-xj5jy Рік тому +3

    Wow❤❤❤❤

  • @abwaandhako9195
    @abwaandhako9195 Рік тому +2

    maansha allaaaah midho laxan iyo cod AANkala dhicin

  • @mubaarigcawo7291
    @mubaarigcawo7291 Рік тому +1

    Wadhafatay hees wakukaa

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 Рік тому +1

    Abwaan oday horemar wacan

  • @melloxasanto5779
    @melloxasanto5779 Рік тому +4

    Cabdi yare cod iyo talent wuu leeyahay lakin wuu lumiyay kamana faa iidaysan codkisa

  • @zalmankahazad2407
    @zalmankahazad2407 Рік тому +6

    Come back cabdi yare

  • @ajstyle4331
    @ajstyle4331 Рік тому +3

    Fanaanada sanadka

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 Рік тому +4

    Cabdi yare waa fanaan wadadii fanka si sx ah u haysta wlhi

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg Рік тому +2

    Wooooww 🌹 yes.

  • @djhamza6775
    @djhamza6775 Рік тому +3

    Hees iyo bar

  • @asadbeellochanel9237
    @asadbeellochanel9237 Рік тому +2

    Waynaka hawshu ha socoto

  • @saadaqosman
    @saadaqosman Рік тому +1

    Hees wey dhaftay wow

  • @hindaxasan2684
    @hindaxasan2684 Рік тому +3

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @inasanyare3998
    @inasanyare3998 Рік тому +3

    Wow hees gadan

  • @najaadmaxamuud8099
    @najaadmaxamuud8099 Рік тому +2

    boqorka codka abdi yare

  • @yonisyooyoo858
    @yonisyooyoo858 Рік тому +2

    Best music 🎵 in the world 🌎

  • @suldaanwardiofficail1002
    @suldaanwardiofficail1002 Рік тому +2

    Codad_baa is Helay
    Shidanaaba shidan

  • @sadamdrqofal8781
    @sadamdrqofal8781 Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

    • @ManiroAbdirsaq
      @ManiroAbdirsaq 3 місяці тому

      Naayaa
      Aasiya 😢😢😢😢😢😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉😂😂qli
      Maacan
      😊😅😅😮😮😢❤❤

  • @malihanadofficialchanel397
    @malihanadofficialchanel397 Рік тому +4

    Tan hees lama odhan karo mida kale gabadhan fanaanada ah codkeeda si gaar ah ayaanba u jecelahay

  • @ibrahimabdiibrahim8935
    @ibrahimabdiibrahim8935 Рік тому +3

    Waalayaabay

  • @dorothyannan8184
    @dorothyannan8184 7 місяців тому

    Nice dress. NICE SONG ,BEAUTIFUL PEOPLE

  • @nibcocabdirisaaq
    @nibcocabdirisaaq Рік тому +3

    Axsan cod 💚💋❤️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +2

    Wow wow

  • @kadraahmed5543
    @kadraahmed5543 Рік тому +2

    Aabahay iga doono qaali eesh calaa hadal

  • @maxamedsiciid9106
    @maxamedsiciid9106 Рік тому +3

    Cabdi yare legn haa ban ku hayaa chanalka cusubna yes ban u hayaa kkkkk

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +5

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 Рік тому +2

    Waaaaaaaaaaw

  • @sheilahendrix5935
    @sheilahendrix5935 Рік тому +2

    Peace 💚and 💙Blessings❤️ Too💛 My 💜Brothers💙 May❤️ God💛 Bless💚 Everyone💙 Always 💛May God 💚Bless 💙Everyone❤️ Richly with💚 everything❤️ they💛 need Always 💚Much 💙Love💛 Blessings ❤️Always ☺️ 🎇 🌈 🌐 💯✌️💛💙💚💚💜💜💜💜💜💚💙💙❤️

  • @jibriilsiciidjabro3320
    @jibriilsiciidjabro3320 Рік тому +1

    Waar ninkan cabdi yare udhiiba heeso badan waa fanaan dhamaystirane

  • @mukhtaarshabcaan2920
    @mukhtaarshabcaan2920 Рік тому +3

    Best 👍 song 👌

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck 3 місяці тому +1

    #somalilander_model. #ck_caanka 1:11

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Рік тому +4

    Legends

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 Рік тому +5

    abwaan ahna fanan an jclahey
    hadad ogaan laheyd craxman odey yow sidaan kuu tageero hees baad isoo qaadi laheyd
    markasaa la odhan lahaa wiilkii ugu horeeyey o hees losoo qaadey 😂😂😂😂😞

  • @noahbukhaari
    @noahbukhaari Рік тому +2

    Nice

  • @osmanoska2116
    @osmanoska2116 Рік тому +1

    Heees iyo bar

  • @ayaanabdi982
    @ayaanabdi982 Рік тому

    Best hit song👌

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 Рік тому +11

    Another Lever🔥

  • @HibaaqMaxamuud-pb9om
    @HibaaqMaxamuud-pb9om Рік тому +1

    Jah❤🎉

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Рік тому +6

    Legend Oday is back 🙌 ❤

  • @hunabuggy9712
    @hunabuggy9712 Рік тому +1

    My song ❤

  • @nynylaloca1385
    @nynylaloca1385 Рік тому +2

    🥰😍😇😇😇

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Рік тому +2

    17:28
    23/12/2022
    🥺❤

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Рік тому

    Thank

  • @MomNass
    @MomNass 25 днів тому

    Mid garaca oo NATO la odhan jiray oo Ereterian ah ayaa marka uu hablaheena somaliyed een kuwada jirnay xero libiya kutaal uu rabo inuu saarto oo hbn kaa soo dabsarto heestan iyo mid salah sanaga shidan jiray oo uu xafiday intu shido ayuu la qadi jiray, markasay habluhuna ay jclaysn jireen❤ ana kaabe ayn aha oo wxn daremi jiray qlbi xanun lkin waa libiya oo uu iga title sareye. Sorry hablahena somaliyed LOVE YOU ❤😢 rag kle niima ogolin qaln jooyin

  • @mohayare4646
    @mohayare4646 Рік тому +1

    M,a 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fatimaarmie432
    @fatimaarmie432 Рік тому +6

    What a song🌹❤️🥰

  • @guryosamo6873
    @guryosamo6873 Рік тому +3

    In Yar Maan SugaYn HesTan 😆

  • @xaliimoardaale8285
    @xaliimoardaale8285 Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Рік тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍🎉♥️❤️👌

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Рік тому

    Ok

  • @salmaancabdi4419
    @salmaancabdi4419 Рік тому +2

    Waa asc

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 Рік тому +3

    Waxani hees way dhaaftay 🥰💦

  • @moocali612
    @moocali612 5 місяців тому

    😮😮😮😮7

  • @hindiafsomalichennai4106
    @hindiafsomalichennai4106 Рік тому +3

    War odayga subscribeta halo tabto

  • @khalidmohamed3154
    @khalidmohamed3154 Рік тому

    Abtii Adbaan ku Salammy Gobtay🩸

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Рік тому

    Sax

  • @FaisalAliAidid
    @FaisalAliAidid 8 місяців тому

    Dib ukala kiciya chanelken🎉