Normal Life in Somalia || Nolosha Caadiga Ah Ee Somalia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 94

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +2

    Gawadha uqalanto 1M wa ismahan daahir wlhi hada awodi laha kaliyeku gaarsin laha 🥺

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 Рік тому +13

    Ayy waa markii ugu horeysay oo hora aan kadawaday jecliyaa abayo gacan dahab horo usoco wlh hadii aan awood ulahaan lahaa 1million waan kugaarsiin lahaa waad uqalntaa abyo darlle ayaan ujeclhay muqaladada🥺❤❤💋

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  Рік тому +3

      Abaayo mcn thank u ❤️❤️❤️

    • @safowehliye2665
      @safowehliye2665 Рік тому +1

      Wlh saxiix ani xitaa hadaan awoodi lhaa 1millin waan gaar siin lahaa abyo ismahaan

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Рік тому +2

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 Рік тому +1

    Ninka ku guursada nasib bdna waxas iyo wax ka si mcn bu isku helaya🥰

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 Рік тому +2

    MASHALAAH QUEEN 👸 WAXA NA JECLESISAY MOGADISHU WAAN SO GURAY WAXA JOOGA 1 ISBUUC I LOVE WALAAHI MY WABERI CADAY

  • @CafiifaChannel1926
    @CafiifaChannel1926 Рік тому +6

    Masha Allaah wa nolosha saxdaa❤

  • @abassrastaman8937
    @abassrastaman8937 Рік тому +5

    www beautiful life Africa 🌍 😍 🤲

  • @bahjanadiir7999
    @bahjanadiir7999 Рік тому

    Mnshaalh abyo gacan😂dahab wlshy an tageero ismahaan nolasha saxda weye wow Mnshaalh ❤❤

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 Рік тому +3

    mansha ALLAH
    ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @shacnisharaf143
    @shacnisharaf143 Рік тому

    M.a dalkeena iyo barwaaqadiisa ismahan Dahir Ganeey gacan dahabteyda allaha ika daayoh

  • @naciimowarsame9231
    @naciimowarsame9231 Рік тому +1

    Naa habooy bariiska ma jawaanka lagu dhaqay.
    Masha allah hore u soco

    • @anabali8078
      @anabali8078 Рік тому

      Hortaa ayaa yaabay wax la dhaqay malahan hhhhh no bacteria vitammin aya ka buxa

  • @salahyusufali
    @salahyusufali Рік тому +9

    Kabax kabax kabax Gacan Dahab is back 👏😍

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Рік тому

    Abaayo maashaa Allah. cuntada waan jeclaaday.lakiin bariiska in la dhaqo sow ma aha.india ayuu nooga yimaadaa, organic rice maaha. Daawada bacraminta ayeey u isticmaalaan

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 Рік тому +1

    Gacab dahab oo soo noqotey wax badanbsugaayay welcome back my abyo 🙏☺

  • @jabrilmahammed3376
    @jabrilmahammed3376 Рік тому +1

    Waa video iigu qiimaha badan ebad mahad sanid abayo wax fiican ayaa sameysay wan usoo xiisay somali wallahi 16 miya mise 17 sano mana tagin somali I miss soo much runtii

  • @siidcalimaxamuud6239
    @siidcalimaxamuud6239 Рік тому +2

    mash allh muqaal quruxdiis wata iga dheh

  • @khadraadan5027
    @khadraadan5027 Рік тому

    Masha Allah macan ❤

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 Рік тому +1

    M. A Gacan Dahab KEEP giong sister ❤️❤️👍

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 Рік тому +1

    Waa kuugu heestaada ismahaanteydaa big respect xbbti ❤❤❤🙏

  • @nuurgeesi152
    @nuurgeesi152 Рік тому

    Sabtaanu midii shan shanta ahed soomahan alla yacisag shan shan u fadhiista saan ugu xiisay🤣🤣🤣 #Ismahan_gacan_Safi inlw wllshy mcn

  • @nuurgeesi152
    @nuurgeesi152 Рік тому

    allha ku sharfo frxd ku waar wllshy mcn #Ismahan_gacan_Saafi🌷🌷🌷

  • @shikricabdiraxmaanyuusuf9636

    M.a gacantahab illhy hakuxifdiyo mcnto ďadalakana sii lapo jibaar I.a guul kuurajaynaa 💖❤🥀🫂

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 Рік тому

    Maasha allah alla maxan jeclahay sab aadan karin ,allaha aqbalo ismahantena guul io gobanimo xabibti

  • @naciimaapdirashiid4563
    @naciimaapdirashiid4563 Рік тому

    Wllo wcneey Mashallh rabi hku barkeeyo noso badi qliyey ❤🥀🖤

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Рік тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته بعد AR ISMUHAAN ♥️ DAAHIREEY DOWLO WAXAN KU IRI ADUUNYAU WAA DADAAL KHAYRKA DOONISTIIS DALKIISA RUUXII JECLAADAA DADNIMA KU NOOL MUQDISHA DALKA WAW JECLAHAY WAANA DEGEL QABOW IN BADABNBAA NABAD LADIIDOO DADXUMI DEGEEN IN BADAN BAA LAGA DALAABOO DADKII KA QAXAY IN BADAN BAA LAGA DALAABOO DADKII KA QAXAY WAA SIDAAN DOONAAYEY DAA,IM NABAD KA DHIGAY DADAAL ISMUHAANEY ADIGAA DALKAAGA JECEL HORE USOC ISMUHAN DAAHIREEY GUULEEYSO WELIGAA AMIN

  • @fali2695
    @fali2695 Рік тому +1

    Mash Allah muqdisho caday

  • @faatikochannal1238
    @faatikochannal1238 Рік тому

    Allh ha. Idn daaweeyo dhariir Ayaan ceshan waayey

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Рік тому +4

    Maasha Allaah. Laakiin bariiska dhaqa.

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Рік тому +2

    Masha Allah 👌👍

  • @xalimocumar8766
    @xalimocumar8766 Рік тому

    Masha alh guuleyso xbbti

  • @daacadxasan8173
    @daacadxasan8173 Рік тому

    Welcome back gacan dahab

  • @caanogeel3705
    @caanogeel3705 Рік тому

    masha alaah lkn bariiska lama dhaQin 👀

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Рік тому +1

    Mashaallah Guleyso hore usoco 🙏

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому

    Alla qurux bariis sab oo somalia uxiisay wlhi

  • @ahmeddigitalbusinessconsul4764

    Bariiska iska dhaq walaal

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Рік тому

    Jecliyaa Channel-ka Ismahaan.

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Рік тому

    War heedhe afrika nolol taala waa u xiisey

  • @hibao9569
    @hibao9569 Рік тому

    Ala bariiska lam dhaqon cafimad mahan hooyo war dhaqa

  • @bushraaden3542
    @bushraaden3542 Рік тому +1

    MashaAllah guleyso abaayo 😊

  • @queensaafi
    @queensaafi Рік тому

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan caafimata ku cun abayo

  • @neeha12
    @neeha12 Рік тому

    ar bariiska iska dhaqa hindida kaa didooda iyo wasaq dooda aa ka buuxdo waxaa laga qaada bacteria caloosha gasho plz jawaanka dhaxdiisa xataa ku dhaqa sabyaal badan aa arkay badanaa ma dhaqaan i don't know waxa ugu wacan lkn sida kale qurux iyo macaan wallh wadankii waa u xiisay wallh abayo keep going I love video noloshii dhabtaa aa na tustaa thank u love from Minnesota ❤️ 😍

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Рік тому +1

    Ismahan abayo sher ot igu samey

  • @mahadmaxamuud6213
    @mahadmaxamuud6213 Рік тому

    Wll hor usoco gawar dadaa'shay baa tahee waana kuu qiray wllo

  • @islamic5620
    @islamic5620 Рік тому

    M.a keep forward sis ismahan❤

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 Рік тому +1

    Nolosha caadiga ah maaxa tan waa sab markii amuur laqabo lee la qabtaa ciwanka iska sax

  • @susuahmed9115
    @susuahmed9115 Рік тому

    mashallah abyo horey usoco,lkn bariska iska mayra

  • @naruronalka
    @naruronalka Рік тому +1

    Welcome back Gacan dahab🥰❤❤
    Masha allah Maxaa uxiise sab😋😂😂😁

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому

    Maaaash alllh tabaraka alllh

  • @mohasimbaofficial
    @mohasimbaofficial Рік тому

    mansha allh wlshy ina daahir ❤️👑

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Рік тому

    Gacan Dahab🔥

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim7539 Рік тому

    Masha allah mxaa dhulkeena nimca taal ilaahow nabadna noogu dar

  • @waayaab2613
    @waayaab2613 Рік тому +1

    Wow🤤🫡

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Рік тому

    DOWLO ISMUHAANEY XOOGAA BAL IIGU ♥️ ❤️ 💙 💖 ✨️ 💕 ♥️ ❤️ 💙 💖 ✨️ 💕 ♥️ ❤️ 💙 💖 ✨️ 💕 ♥️ ❤️ 💙 💖 ✨️

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 Рік тому

    Woow keep going sister

  • @abdikxassan2614
    @abdikxassan2614 Рік тому

    Ha saan ayaan karabaa ina abti nagaa so nooley qolkan anyway sky z the limit keep goin

  • @aaminocabdullaahi5943
    @aaminocabdullaahi5943 Рік тому

    Maasha Allah eedo

  • @xalimocumar8766
    @xalimocumar8766 Рік тому

    Masha alh

  • @sofiaa1635
    @sofiaa1635 Рік тому

    Masha alaah sab xasuus ❤

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Рік тому

    Muqalkan fiirsashadiisa kaliya aya gaajo igu qabatay

  • @waliidaxmed1036
    @waliidaxmed1036 Рік тому

    Keep it up

  • @truevideos8832
    @truevideos8832 Рік тому

    Wll videos kaaga maxaa maad editgarayn miyaa wuu soo noqnoqonaa

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Рік тому +1

    Mashaalaah 👍👍👍🤤🤤🤤🤤🤤🤤🥰

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 Рік тому

    Masha Allah abaayo

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 Рік тому

    Mashaallah

  • @hudahassan5242
    @hudahassan5242 Рік тому

    Msha Allah🥰

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Рік тому

    Ayy Sab ahaaaa

  • @dekahassan1233
    @dekahassan1233 Рік тому

    Vaar

  • @sihammohamett1817
    @sihammohamett1817 Рік тому

    Fast comment pin plz
    Keep going sis

  • @kaltuunabdii7448
    @kaltuunabdii7448 Рік тому

    Nadafada iska hagajiy bariskana iska dhaqa

  • @shacshabona
    @shacshabona Рік тому

    Bariiska lama dhaqin miyaa ?

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Рік тому

    XOOGAA BAL IIGU DEEQ

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 Рік тому

    Bariiska dhaq

  • @saidadahir5615
    @saidadahir5615 Рік тому

    Nadaafadda iska hagaajiya bariiskana iska dhaqa fadlan cudur baa laga qaadaa

  • @soosabd7986
    @soosabd7986 Рік тому

    Bariska lama dhaqo miya

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Рік тому

    ❤️

  • @munajanno3008
    @munajanno3008 Рік тому

    Ismahan bariiska lama dhaqo miyaa 😂😂😂

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +1

    keep going wll kusali nabi muxamed scw scwscwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscwscw ✅🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋💞💞💞🕋

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 Рік тому

    🎉❤❤❤❤❤

  • @haniya_5600
    @haniya_5600 Рік тому

    Too much oil lakin caafimaad maha😩

  • @safowehliye2665
    @safowehliye2665 Рік тому

    Muqaal ish calaa muqaal ismahan gacan dahab

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 Рік тому

    Imaanka iga so riday

  • @ddeonu8159
    @ddeonu8159 Рік тому

    ❤❤❤😂😂😂😂

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 Рік тому

    SUSCRIBE U SAARA GABADHAAN ISMAHAN LIKE U SAARA SOMALIYEY

  • @homesports8346
    @homesports8346 Рік тому

    Bariis ka in aad umada kadhaqdo maxa ku diiday wayo india ayaa laga kenaa bariis ka. Faloog waye video ga.

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 Рік тому

    BARIISKA ISKA DHAQA ISMAHAAN BOOR BADAN BUU LEEYAHAY IYO WASAQ SI FIICANU DHAQA BARIISKA

  • @najatjamat2030
    @najatjamat2030 Рік тому

    Quruxeey bariiska iska dhaq hada kadib