Bariis Sab 40-Kiilo Iyo 3 Neef Ari Sida Loo Kariyay || Ducada Guriga Cusub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2022

КОМЕНТАРІ • 448

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +146

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋

  • @maanka305
    @maanka305 Рік тому +93

    Waxaan soo gudbiyaa kheyrka ma jiraa qof igu dhiirri galinaaya😥

  • @thebigbwoy7826
    @thebigbwoy7826 Рік тому +12

    Wlhi mrkn arkay hooyada hilibka bariska sareysa gacanteda wax gubnin ah ka muqda waan ilmeyay runtii hooyo macan shaqa taan dhanta allha kusahla amiin

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Рік тому +36

    يكفيكم ان تقولو. اللهم أنزلنا منزلن مباركا وأنت خير المنزلين.

    • @onelove7853
      @onelove7853 Рік тому

      Macnaha sadaqo inee baxsadaan miyaad diidantahay

  • @neyruusnalka3032
    @neyruusnalka3032 Рік тому +19

    Masha Allah walashey Alle heydin aqbalo cimri dheer cafimaad cibaado leh iyo farxad aan dhamaan ku qaato guriga cusub insha Allah Alle haku xafido abaayo adiga iyo qoyskaaga

  • @queenikran1591
    @queenikran1591 Рік тому +14

    Maansha allaah illaahey ha u barakeeyo inta cuneysa allaahuma aamiin

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому +1

    Naagaha dhigey ama dumaar khayryaashay waa dhaafaaa.mashaaaaaalah.waa un intaan.gabadha , khayraaaayqarancadayyarey faraxsaney.yarta

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Рік тому +15

    Maasha Allah. Hooyadey haday noolaaen lahay Saxan intay qaato ayey MAAAAKIINTA banaanka siin lahayd.

    • @Fateima-alliy
      @Fateima-alliy Рік тому

      Hdaba ineeysiisay laga ybaa alx anaga wn siinaa ilmaha xaafada xitaa

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      Hooyadaa oo kaliya masaakiinta wax ka siiso ee sida loo hadlo baro dadka adoo hadalka ku durin qaab jaahilnimo ah waye in dad kale aad durto

  • @safiaibrahin4723
    @safiaibrahin4723 Рік тому +1

    Maashaalaah guriga cusub farxad ugu noolaada aduun iyo aaqiro farxad ku nooloow xabiibti dadka hawada kaa jecel ka mid ahay guuleeyso guuleeyso waligaa oo gacan sareey

  • @ayaangujir6878
    @ayaangujir6878 Рік тому

    Maasha alaah tabaarakalaah xbbti shukran ilaahay ducada ha u abalo baydka caafimaadna haku siiyo intii calaf ku yeelatay aad adigu ugu horayso

  • @drrihimaofficial3612
    @drrihimaofficial3612 Рік тому +6

    Allahuma salla wa sallim calaa nabiyana maxamed 💝

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 Рік тому +12

    Mansh allah ilahay haku barakeyo sidad jeceshahay okheyr ah alle haku yelo abyo macan waxan jeclaa marun inan kuarko qali nasib wanag manta waxad jogtaa xafadeydi blse anakamaqan ilahay waxan kabaryaya inu rerkaga iyo noloshadabo inu kubarakeyo

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir🤲

  • @hafsaroobleameey8153
    @hafsaroobleameey8153 Рік тому +4

    Masha allah tabarakallah alle haniii barakeeyo guriga cusub ❤️

  • @haninora533
    @haninora533 Рік тому +5

    Mashallaah Tabaarakallaah Raxmaan Allaha idin ku xafido🤲☀️🌻✨

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 Рік тому +5

    Ilhow masakintan kukelkan wax ku karinoyo irsaqad qerqabta ugu badel

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Рік тому +4

    Masha Allah Tabaa Rakal llaah Allah hanaga Aqbalo docada Aamiin yaarabi 🤲🥰❤

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 Рік тому +10

    اللهم بارك اللهم بارك ماشاء الله تبارك الرحمن ❤️ ❤️ حبيبتي

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 Рік тому +7

    MaashaaAllah mabrook

  • @naimajama2214
    @naimajama2214 Рік тому +4

    Masha allaah sab waan uxiisay wlhi allaah hakuu aqbalo ducada

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan9962 Рік тому +1

    Masha allah kheyr allaha uga dhigo qofkii dhisatay

  • @amiiraliamiir3430
    @amiiraliamiir3430 Рік тому +6

    Ana ugu horeeyo like lacag mahan isaaar 😁😁😁😁😁

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +3

    Manshallah 😍 sabta somalia 🇸🇴 ♥

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 Рік тому +5

    Masha allah hormar wacan ❤

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Рік тому +4

    mash Allah my sister Allah Ku dhowro

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому +2

    Maashaa allaah nasra keep for ward

  • @maxamedali673
    @maxamedali673 Рік тому +1

    Manshalah nasro cuntada cadi mahan Ilahay hadiin barakeeyo Amiiin

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 Рік тому +3

    Mash allh abayo mcn hormar wacan kun karoon in abtidoon

  • @shukriali444
    @shukriali444 Рік тому +4

    Masha allaah ilahey haku barakayo abaayo🤲😍

  • @ashley7073
    @ashley7073 Рік тому +5

    Illahay haku barakeeyo guriga abayo❤️

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 Рік тому

    Manshaallah, waayoo waayoo, waxaas cuunta laaga dhaaha, we miss zaab back in the days, Africa

  • @esmehanjed5787
    @esmehanjed5787 Рік тому

    Masha Allah Allha u barkeyo intaan heysane Allha siyo yaa Rabi amin 🤲

  • @raxmaali4767
    @raxmaali4767 Рік тому +3

    Mansh allha macalimadaydii nasra abtidoon alle cimiriga iyo aqligaba hakii barkeeyo macalin I love you macalin 💋🥰💯💋💯💋♥️💯🥰💋

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir🤲

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Рік тому +2

    Masha Allah Tawaarikallaah👏😍

  • @nuurtomacalim5043
    @nuurtomacalim5043 Рік тому

    ma sha allah nasro daaru salaam aa ar waad isoo dhawaatay

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому

    Masha alaaaaaah alaah haidin barakeyo cafimad ku cuna dhamanten

  • @faadumaahmed4735
    @faadumaahmed4735 Рік тому +1

    Allah kuu barakeeyo xbbti

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Рік тому

    Asc maansha allaah illaahey ha barakeeyo Habo soo dhowaaw ma leh Nasroy

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Рік тому +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله تسلم بدكم الف بلعافيه عليكم تسلم
    قولي بلعافيه عليكم

  • @calibile7045
    @calibile7045 Рік тому +9

    Respect full wllshie Nasra abtidoon🙏🥰❤🥰💖✌

    • @hanaanproduction8811
      @hanaanproduction8811 Рік тому

      Ifka lagu yahay walal e fadlan Kunka waxaa iga dhiman 20qof kaliya e walal xaa ila dafin Subscribe

  • @Wacane.
    @Wacane. Рік тому +12

    San cuqubo ahaaa
    Xitaa 20ko fanskaaga ah lagu cimamada meshan koley tan wey na dhaaftay Mid kale kama yelayno
    Ducada nah wad naga haydaa ILXUN IYO SHAR ALLAHA dhinac idinka mariyo muradkanah Allaha sahlo
    Xirta xita aniga ka duco shidan San filayo 🤣🤣🤣🤣
    Intasa wax wayn inoga dhige
    Hada kadib naso qabo yaqeyow 😂😂😂✌️

    • @nuurahassan9470
      @nuurahassan9470 Рік тому +1

      Wiilashiina waaye Sabgaadasha
      Gabadha guryahooda ha iska joogaan

    • @Wacane.
      @Wacane. Рік тому

      😂😂
      Midna ku darso tufteenna way kacdaa 😂😂😂✌️

  • @B.A.61
    @B.A.61 Рік тому +4

    Wcs queenteena. Wlhi ani kaftankaaga iyo qosolkaaga ku heystaa 🥰💯🦋
    Wax badana waa kaa faaidey wlhi thank you sister 😘 💖
    Mashaa Allah 🥰❣👸

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir🤲

    • @rahmahusen3292
      @rahmahusen3292 Рік тому

      Deegmada deeynile waye quruxey

  • @user-fk5ux8gn1r
    @user-fk5ux8gn1r 9 місяців тому

    Maashaal Allah mabrook xbbti❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimali1260
    @ibrahimali1260 Рік тому

    Maa Shaa Allah you’re beautiful sister!

  • @ayanmohamed694
    @ayanmohamed694 Рік тому

    Mash allah allah u barkeeyo daadka dhistey

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Рік тому +2

    Waan ku taageeraa keepgoing

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Vip inaan ahaado waaye see baaye .mudaan kusoo jiray.profetional khayraaaaaaayqarankhayrto

  • @qaalidumar2433
    @qaalidumar2433 Рік тому +19

    Haa abayo darusalam waa xaafad degmada deynile ka tirsan thy ❤ nasro qurux love apyo

    • @asmaamfaarax4915
      @asmaamfaarax4915 Рік тому

      Waa dagmo

    • @hannaabdi2420
      @hannaabdi2420 Рік тому

      Degmada yaqshid kamid tahay daarusalaam

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Рік тому +1

      Waa degmada yaaqshiid adi ma deyniile ka dhigay daarusalam waa xaafada degmo sugto ah oo hoos tagto yaaqshid

    • @lajankaxafada4765
      @lajankaxafada4765 Рік тому +1

      @@hannaabdi2420 lkn hada dagmk lagadhigirapaaa kaliya wesopuxisy shurudaha

    • @lajankaxafada4765
      @lajankaxafada4765 Рік тому

      🤣🤣Deyniile aa wr yaqshid katirsaned lkn hada dagmo lagadhigy

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 Рік тому +2

    Masha Allah illahay ha ku barakeeyo amina yarabi abayo

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir👀

  • @sumayoaxmed5522
    @sumayoaxmed5522 Рік тому +1

    Abayo aniyaa dagan m.a waaye waana xaafad Nasro waanku taageraa ani 🧕👑❤

  • @queenofsomaliacooking2876
    @queenofsomaliacooking2876 Рік тому +2

    Masha Allah tabaraka Allah caafimad ku Cuna ❤️❤️

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir🤲

  • @maxamedali673
    @maxamedali673 Рік тому

    Manshalah mugdisho bariskariska sabta khatar aykuyihiin

  • @sahroomer4781
    @sahroomer4781 Рік тому +5

    Nasar madaxada alaha kashubo ano wax bena alaqayan arky abayo alaha ku barakeyo guriga cusub

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 Рік тому

    masha Allah tabarakllaah barakllaah

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 Рік тому +2

    Maasha Allah 🥰🥰

  • @shamsotaxadar8724
    @shamsotaxadar8724 Рік тому +8

    Thanks abyo Nasra whli I have never seen how that rice is cooked I wished I knew but alx u made my day dear I.a I will try to make one 😘

    • @thebigbwoy7826
      @thebigbwoy7826 Рік тому

      @queen Iqra 👸 anaa kusaraay wlshy hormar wcaan kurajyna Inshaallah

    • @thebigbwoy7826
      @thebigbwoy7826 Рік тому

      @queen Iqra 👸 hye wll waan isku lehnhy

    • @Salmaabdulshakur2547
      @Salmaabdulshakur2547 Рік тому

      @queen Iqra 👸 wakusaray abayo keep going

  • @claahisheekh7726
    @claahisheekh7726 11 місяців тому

    Ishcalla bariis macn ❤❤

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Рік тому +2

    Masha allah 👑 ❤

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi2497 Рік тому

    Mansha Allah tabarakallah🌹

  • @caashobeelo5627
    @caashobeelo5627 Рік тому

    Manshaallaah barakallaah xafiiduulaah

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 Рік тому +8

    Wll nasra waxad la kulantay qurux wanaag aqoon karti dedaal nolosha kuma xumeyso xubi sidan wax u karsado waan bartey salan from canada huuno💖💖😊😊🇨🇦🇨🇦🙏🏼👏🏽🍯

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +7

    Masha Allaha I love so yummy food 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😋😋🤤🍽

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 Рік тому +3

    Masha Allah Allaha barakeeyo guriga

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir👀

  • @sacdaahmed961
    @sacdaahmed961 Рік тому +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 Рік тому

    nasroy hooyo wacaney aabo wacaney hooyada haboon haybadeed lahow hilaac & harahaw halyeyad loodu ceeyo ahaaw himilo wacan ahaw hirdoogle & haraarsan ahaw masha allaah mcnto🤲🤲❤❤💜💖💞💚🥰🥰💙🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎💞💞💞💞💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastehamohamedabdullahi7354
    @nastehamohamedabdullahi7354 Рік тому +2

    Masha Allah 🥰🥰🥰

  • @abdalavlogs2610
    @abdalavlogs2610 Рік тому +3

    Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir🤲

  • @som1
    @som1 Рік тому +3

    Mashallah darusalaam waa qurux i wanted to move there from UK

    • @som1
      @som1 Рік тому +1

      @@ugaaskacidda499 mahadsanid abaayo laakin maxa ka doortay masar

    • @nuurahassan9470
      @nuurahassan9470 Рік тому +1

      Wey fiicantahay waana Amni
      Allaah wadanka amni nooga dhigo

    • @som1
      @som1 Рік тому

      @@nuurahassan9470 absi yar iyo dagnaansho la’an

  • @faizahhassan7733
    @faizahhassan7733 Рік тому +1

    Mashae Allah tabarak Allah

  • @maymuuncabdulqadir151
    @maymuuncabdulqadir151 Рік тому +2

    Abaye nasra ilove U❤

  • @jihaanmohamed782
    @jihaanmohamed782 Рік тому +2

    Masha Allah

  • @abdikadirabdirizak6833
    @abdikadirabdirizak6833 Рік тому

    MashaAllah tabrakaAllah

  • @samiyakhalif6171
    @samiyakhalif6171 Рік тому +3

    Reer daaru alsalam one love

  • @elcapitanorashka
    @elcapitanorashka Рік тому

    Waan soo dagi rabaa Darussalam

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f Рік тому +4

    Masha Allah ma dhameysan xataa muuqalka shid Allah inaa dhadhamiyo rabi lahay nasr gacan malab Allaha ku xafido🤲❤❤❤❤ ❣❣❣❣💋🍌🥗🍲🍷

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому +1

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @user-mo7hn6gn9f
      @user-mo7hn6gn9f Рік тому +1

      @@abdalavlogs2610 haye wll xushmad buuxda waa kuu saare 😍😚👍

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 Рік тому +76

    اعود بكلمات الله تامات من شر ما خلق ookaliya aakufilan marka aad guri dageeso cusub

    • @iskufilan1606
      @iskufilan1606 Рік тому +2

      Haa wlhi waa sax

    • @maqsuudchannel4888
      @maqsuudchannel4888 Рік тому +7

      Qofka guri uu asaga dhistay oo hanti ah weey wanagsantahy inuu duco usamesto

    • @nuurahassan9470
      @nuurahassan9470 Рік тому +2

      Haa waa sax
      Hadii aad awoodid inaad dadka casuumtid oo kuu duceeyaan wey iska fiican tahay

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Рік тому

      @@maqsuudchannel4888 Guriga hadaan loo duceyn maxaa dhacaa?

    • @sahraabubaker1579
      @sahraabubaker1579 Рік тому +1

      Sax wayay walahey balse shaqalo muda dhisaye oo Roob ku da,ayay ayeey cofsigoda aheyd ♥️ iyo family oo muhiim ah mar waliba

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Рік тому

    Maasha Allah Hambalyo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Khatraaaaaayqarancaday yarey waaye.khayraan Rajeeyey.

  • @sabariinmxmd5059
    @sabariinmxmd5059 Рік тому +1

    Wlhi ben mashegin ana hadajogo darusalam zzzz

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Waala daaahaaa tanaa tiri.soo dhawoow khatraaaaa casariyah.yarta

  • @kaafiya4021
    @kaafiya4021 Рік тому +1

    mnsha allh bariiska saa loo kariyaa ka helay

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir🤲

  • @xamdiali4488
    @xamdiali4488 Рік тому +1

    Mash aallh ♥️❤️

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Istaaahisho iyo kabadan.offfcourseeeee.

  • @cashacabdale6605
    @cashacabdale6605 Рік тому

    Msha alah wan ku slmy

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan5360 Рік тому +1

    Masha aallaah aallaah cagbalo insha aallaah

  • @anisabdikarin4322
    @anisabdikarin4322 Рік тому +8

    Masha allha waxbaa meeaha iku dhaafay 🤣😂😁

  • @user-ll9pl3lh2l
    @user-ll9pl3lh2l Рік тому +2

    ماشاءالله 😋😘

  • @fatimaosman2653
    @fatimaosman2653 Рік тому

    Masha allah caafimaad ku cuna

  • @amaleyamaley4029
    @amaleyamaley4029 Рік тому

    Mashaa allh xbbtii

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Jkhayraaaaaa waaa khatraaaay gabadha yarta.

  • @happyfam5180
    @happyfam5180 Рік тому

    Walaaleey waa qurxoon tahay sidayda camal

  • @sacdiyomaxamed1805
    @sacdiyomaxamed1805 Рік тому

    Maasha allaah abaayo maxaa wici weysay Sab jaceyl wlhi wan dhareerooyaa

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Рік тому

    Ma sha allah🍎💕🍇

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Waxi guud caadiyoos.Xamarwadajir.

  • @hafsohussain5787
    @hafsohussain5787 Рік тому

    Masha allah❤️🥰

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 Рік тому

    Masha allaah 🥰

  • @faaizomursal4558
    @faaizomursal4558 Рік тому +1

    Nasrooy qof wlac ayan ahy wlh dharer aya iga imaady plz sab waan jclhy hdii igu casuumi leheed 😭🥹🥹

  • @calikaar5246
    @calikaar5246 Рік тому +1

    Waa. saxsanthay wexeyna katirsanthay. D/yaqshiid🥰🥰

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Рік тому

      Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir👀

  • @muminakelifa9576
    @muminakelifa9576 Рік тому

    Aamiin allahumma Amiim aamiin ya Rabi ya Allah 🤲🤲🤲🤲👋👋👌

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Xaamaar saaanoo kale Rabibari. Hanbalyo iyo bigaadinaaa lay dhigooyaaa iyo weldown yarta loobogey.iyaaaaah.lo

  • @happyfam5180
    @happyfam5180 Рік тому

    Nasra waan ku jeclahay