Dalka Niger | Dhaqan & Nolol Yaab Leh | Documentary Af-Soomaali | HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лис 2020
  • Waa Documentary ku saabsan Dhaqanka Cajiibka ah iyo Nolosha ay ku noolyihiin dadka deggan hareeraha Wabiga Nayjar, Waxaanu kasoo tarjunnay Al-jazeera Documentary

КОМЕНТАРІ • 115

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Рік тому +6

    MashaAllah walahi waan qiirooday Al haji tuney Awoowow Allah haku xafido😥😥🤲🏻🤲🏻🤲🏻 Niger 🇳🇪 waa dal runtii cajiib ah

  • @sahra4091
    @sahra4091 11 місяців тому +2

    It's heartbreaking seeing a country with rich resources and the people struggling.
    Haji Tune May Allah continue to bless you and your family.

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 роки тому +6

    Mashallaah shukran 🤲🌜🕌🕋🇸🇴👍

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 роки тому +3

    Dumarkaasi somali u eeka

  • @xaalqaado2339
    @xaalqaado2339 3 роки тому +11

    Waan ka helaa documentary waan ku mahadsantahay soo gudbintaada ....
    Kuwo kale ka xiisa badan waan kaa sugeynaa wll.

  • @ibraahimyuusuf9210
    @ibraahimyuusuf9210 3 роки тому +3

    Dhulkanu heysano o kale maheystan hdna wa dad ku qancsn waxna ka so sarto somli o kle mahin wadn barwaqo illh na siiyay mana ogin tas wax matryal nahy ya iku racsn taas

  • @armaan97pro17
    @armaan97pro17 Рік тому +1

    Best somali UA-camr waad u qalanta,waxad tahay documenter kaliye arkey

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 3 роки тому +2

    woow waa muuqaal aad u qurux badan we love africa

  • @abusuheyba
    @abusuheyba Рік тому +3

    Masha Allah cimri deer iyo cibado ayu allah siyey

  • @somonlineinvest2386
    @somonlineinvest2386 3 роки тому +5

    Awees waad mahadsan tahay sxb 100% waayoo taariikh aanan aqoonin ayaa ina bareysaa waxaan kaa codsanaa in aad inoo soo badiso documentary

  • @ahmeddaahir-ee9ut
    @ahmeddaahir-ee9ut 3 роки тому +2

    mansha allaah wll huray u soco

  • @aminayusuf9852
    @aminayusuf9852 3 роки тому +1

    Mansha allaah waaa dhaqaan aad aan uugaa heelay ooo sooshabaha dhaaqaanka somaliga mhdsanid wlll

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 3 роки тому +3

    Mnzha ALLAH 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedfarahahmed422
    @mohamedfarahahmed422 3 роки тому +5

    Barnaamij yada noocana aadbay dadku utageeran soo badi

  • @PUBGMobile-kv3ec
    @PUBGMobile-kv3ec 11 місяців тому +1

    Soo badi barnaamujyads oo kale

  • @abdiqaliiqaden8456
    @abdiqaliiqaden8456 3 роки тому +5

    ماشاءالله

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 3 роки тому +3

    waa mahdsantahy Awys mahamed nur, `Aweys Aar"

  • @maankaabchannel6364
    @maankaabchannel6364 3 роки тому +6

    Bro ha niyadjabin.
    From Hargeisa, programada uun badbadal xiiso uyeel.

  • @noorabdi8894
    @noorabdi8894 3 роки тому +6

    Rabbi abaal wanaagsan hakugu jiseeyo

  • @somtube5791
    @somtube5791 3 роки тому +2

    Yes Documentary yada Noocan Soo badi zhpow

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 роки тому +1

    waa documant fiican

  • @user-ko5lb7yy9x
    @user-ko5lb7yy9x 3 роки тому +2

    SHUK RAN HAJI TONAY.😎Ma sha☝👏👏👏

  • @ayaanleaadan5194
    @ayaanleaadan5194 3 роки тому +2

    Masha allah👍

  • @abuukarmaxamed2404
    @abuukarmaxamed2404 3 роки тому +2

    Inoo soo badi ducomàntry Alle kheyr haku siyo

  • @mohamudjamaa239
    @mohamudjamaa239 3 роки тому +2

    Sawirka qofka dumarka ah oo saaran ayaa somali niger aadey umaleeyey

  • @najkavlado5698
    @najkavlado5698 3 роки тому +1

    Waa wadan wax badan aan ku tartano xaga faqriga xaga ilma dhalitsa badan waa dal aan ku tartano

  • @mohamudali1431
    @mohamudali1431 3 роки тому +1

    Thanks bro ilahay ha ku xafido
    keep your documentaries
    every where u can reach and I am
    very happy to see smli reporters
    maasha Allah we growing up
    mahadsanid markale

  • @mohamedomarali1164
    @mohamedomarali1164 3 роки тому +5

    This is an amazing life .
    If the person has faith in Allah ,nothing goes wrong.
    Contentenent i s the key to life.
    Allah has grand somalia the best land
    But most of us prefer to Trabalism, nepotism,chaos and many more.
    United we stand divide we fall.
    ,

  • @ahmedzaki3090
    @ahmedzaki3090 3 роки тому +3

    Masha allh mhdsanid

  • @Camaarpoi5803
    @Camaarpoi5803 3 роки тому +1

    Maashallah wad dadashen hore usoco i love decomentaries😍

  • @farhanmahamed2384
    @farhanmahamed2384 3 роки тому +2

    Masha Allah waan ka helay nolasha eey ku sabarayaan

  • @muhandjama5582
    @muhandjama5582 3 роки тому

    Mansha Allah Thanks Bro

  • @abdirizaq-altesooffical7219
    @abdirizaq-altesooffical7219 3 роки тому +1

    Mansha Allah guleysta

  • @mohammedhussiehassan4689
    @mohammedhussiehassan4689 3 роки тому +2

    Aad ayaan kaga mahadcelinayaa documentaryada, aad noo turjunto hadba mid, Aniga ahaan waxaan ka faaida cilmi iyo aragti dheer,

  • @saciidloveloveofficial8721
    @saciidloveloveofficial8721 3 роки тому +2

    Pro codkaaga waan jeclahy markaad Wax naga dhaadhicineysid sida brankiga iyo indha saracaadka bro so badi videoyada keep going

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 роки тому +1

    waa nolol lagu qanacsanyaha masha,allah.

  • @user-vl4nu5on6l
    @user-vl4nu5on6l 22 дні тому

    Manzha allah🥰🥰🥰🥰🥰

  • @tootecadeofficial9526
    @tootecadeofficial9526 3 роки тому +2

    Horay usoco bro keeep going

  • @CaliArfaaye
    @CaliArfaaye 9 місяців тому

    Decomentariyada al jasiira noo so badi

  • @filsanosman2923
    @filsanosman2923 3 роки тому +1

    Mahadsanid waalaal ❤️

  • @HEYTHAM66
    @HEYTHAM66 3 роки тому +1

    Thankz brother

  • @CaliArfaaye
    @CaliArfaaye 9 місяців тому

    Mahadsanid

  • @jabaneofficial6132
    @jabaneofficial6132 3 роки тому +4

    Masha allah keep goin

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 роки тому +2

    Mansha alaah

  • @MahrezYouTuberTech
    @MahrezYouTuberTech 3 роки тому +3

    M.a. zhp awayz aaar. Aad baad umahadsantyy aad io aad baaan. Kgu bogaadinayaaaa inaaad nsoo badiso ducumentry yadda. Waayo wxay umuuqataa in. Aaan jeclnahy dhamanteen

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 роки тому +1

    masha,allah.

  • @maxamudfaarax4152
    @maxamudfaarax4152 3 роки тому +1

    Walaahi.arin.cajiib.ah.4.dumar ah oo .hal nin.wada qabo.hadana.guri kuwadanool.mashaa.alaah.
    Lkn.dumarka.somalidu.sidaas.ma.ogala.maxaa.sobob.u.ah.?

  • @golaidmohamedahmed9384
    @golaidmohamedahmed9384 3 роки тому +2

    Aniga ayaa ku noola 3 Sano 2018, 2019, 2020. Niger 🇳🇪Niamya
    waa wadan France 🇫🇷 uu Gu meeystay ilaayo hadan ka arimiyo dhaqalaha wadankaa dhamaantiina gacanta ayuu ku hayaa iyo siyasada wadankaba
    lacagta waa Seefa France.
    luuqada 1 kobaada waa Frances.
    Luuqada 2 talabaada waa hawsa.
    Luuqada 3 sadexaada waa Sarma.
    Waa dad aad udan yar ah aad na u dabeeco iyo dhaqan fican. Waa dad aad afkood iyo adiinkooda aad ka nabad helayso.
    Dumarka ayaa awood ku leeh yacni xafisyada, xawaladaha iyo meelaha ugu mihimsan ayagaa ka sheqeeya halka Ragu ka shaqeeyan lahayeen ragu badalkeeda waxay ragu ka shaqeeyan , miis wax ku wareejiyaan,
    qaar cidiyaha guraan,
    Qaar ma kinada ama dawaar ma daxaa ku wadaan, ku wareejiyaan,
    Halkaa qaar kaleena jeelasha ku jiraan wlhi markaad ufirsato nolosha ku nool yihiin waa mid aad u adag , dhulkeena nimco ayaa taala allha inagu maneeystay lkn waan fahmi laanahay sidaan ugu faaiday San LA Hayna
    Allha ayaa iga soo ka xeeyay anigo cafiimaad qaba allha inta joogta si Nabad iyo cafimaad qaba ha uga soo saaro 🤲🤲🤲🤲🤲🙏
    wax ku wadan dawarlayaal ubadan yihiin

  • @ahmedaar7490
    @ahmedaar7490 3 роки тому +2

    Asc manta ayaan ku so biiran

  • @kadra825
    @kadra825 3 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك رمضان المبارك انشاءلله تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير ❤❤❤🖐❤❤

  • @intifaacchannel6596
    @intifaacchannel6596 3 роки тому +1

    FARXADU HANTIDA MAAHA EE FARXADU WAA QANAACADA

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 роки тому +2

    Cajiib

  • @maxamuudaxmed1457
    @maxamuudaxmed1457 3 роки тому +2

    fadlan noo so badi wll

  • @muminsheikh9781
    @muminsheikh9781 3 роки тому

    Aad ayeey xiiso u laheed runti, waan dhameestay. Soo badiya barnaamijyada afkeena lagu turjumay plz.

  • @WaanWas4
    @WaanWas4 4 дні тому

    Allahu akbar

  • @Manka2123
    @Manka2123 3 роки тому +2

    Subxaan soomaali waa dad taajirin ah markaa seey dhahaayaan nahi baa isku kaana dirtay bal umadaan fiiriya

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 3 роки тому +14

    Walal Aad Baad U Mahadsan Tahay Lkn Markaad Dhaco Sidan Oo Kale Ah Aad Soo Diyaarinayso Fadlan Waxaad Samaysa Warbixin Kooban Oo Ku Saabsan Dalka Ama Cida Dhacdadu Khusayso.
    Tusaale, Hada Niger Baad Ka Hadlaysa, Marka Waxa Fiicnayd Inaad Samaysid Information Yar Oo Niger Ku Saabsan, Sida Meesha At Ku Taalo, Dadka, Diinta Ay Haystaan, Dhaqalaha Dalka Iwm....
    Mahadsanid 🤚

    • @ahmedfarjar9899
      @ahmedfarjar9899 3 роки тому +1

      Wa Admahadea

    • @maxamedxasan3073
      @maxamedxasan3073 3 роки тому +1

      Waa kugu raacsanahay

    • @omhajar69
      @omhajar69 3 роки тому +1

      Barnaamijkan Aljaziiraa diyaarisay
      Wiilkaana afsoomaali buu noogu soo tarjunay sidaa darteed ma anfacayso inuu sheekada qaar katago

  • @abdirizakahmed2354
    @abdirizakahmed2354 3 роки тому +1

    Good job

  • @drsiphraahhajji2583
    @drsiphraahhajji2583 3 роки тому +1

    Waa kahelaa noosoobadiwalal

  • @wardhuuqaaltv296
    @wardhuuqaaltv296 3 роки тому +1

    Caasimadooda mataasaa

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc 3 роки тому +1

    soomaalida ninka reekiisa hore wuu tuuraa markuu mid cusub helo caruutiisana waxey isku noqdaan cadow isagaana sabab u ah

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 роки тому +5

    Masha Allah

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 роки тому +1

    Maxaan ka faa’iidnay barnaamijkan?

  • @nazmahassan3428
    @nazmahassan3428 3 роки тому

    meshaan ookalaa ganacsi kufiican

  • @kingmooyamooyaoscar8327
    @kingmooyamooyaoscar8327 3 роки тому

    M.a waa dad imaan leh

  • @cawf2825
    @cawf2825 3 роки тому +1

    Xaqiiqdi soomaalay bal arko dalkaan sida uu yahay casimadiisa waxaa in badan ka qurxan casimadeena muqdisho oo 30 sano in kabadan bur-bur ku jirtay war dalkeena aan dhisano qabyalda aan jojino 😰

    • @kingstyle4200
      @kingstyle4200 3 роки тому

      😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😍🤣🤣🤣🤣

  • @lilIskoris
    @lilIskoris 3 роки тому +1

    Walahi qadankan waxan jogeey muudo 10bilod waa waa wadaan ficaan iyo daad wangsan oo dhaqaan ficaan leeh imaan leeh walahi daadks Allah uu abaal mariin doona maliinta Aqiiro waa daad barakeysaan Allah haidiin barakeyo Aqiiro iyo Aduun niyamy chanto1 ma block 🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🤴🏿🤴🏿💫🇸🇴🇸🇴❤🕌🕋🤲🤩

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 3 роки тому +1

    Bro waan ku wataa

  • @alihibrahim9773
    @alihibrahim9773 3 роки тому +3

    Wax badan waxaan ka xasuustaa waa dad qayaano garanin.sidoo kale waa masaakin markasta mooto qaadani. Salaad kasta massajid marka uu biuxsamo waxay ku tukudaan jidadka si jameeco camal

  • @fuaadyarre8416
    @fuaadyarre8416 3 роки тому +1

    Good

  • @theholyquraankreem6488
    @theholyquraankreem6488 3 роки тому +1

    Sobadi sxb

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 3 роки тому +2

    Tani waa nolosha aduunka iyo aaqiraba u fiican ma ficna inay helan lacag way fidnaynaysaa oo isku direysaa waa dad isku kalson somalidu waa inay ku daydaan

  • @aderkavip8432
    @aderkavip8432 7 днів тому

    Aniga xitaa harqaanle ayan ahay😂

  • @mohammedjamaal8725
    @mohammedjamaal8725 3 роки тому +2

    Mansha allah,

  • @ciiirka
    @ciiirka 3 роки тому +1

    👌👌

  • @alihibrahim9773
    @alihibrahim9773 3 роки тому

    Wadankan waan ku noolaa mar 3 qof somaali ku nooleed xiligaas caasimada 2!waaa. Agadis.

  • @maxamuudnaasir4293
    @maxamuudnaasir4293 3 роки тому +3

    Anagana wax kasta ayuu Alle nagu galadeystay markaasa is dagaaleysnaa iimaan la'aanta na heysata dalna bad malaha oo nolol ayey raadinyaan lakala tag

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 роки тому

      Wllhi waa xaqiiq dad liita oo bilaa iimaan ah baan nahy aqoon Waxba ma tarto haddii aan caqliga laga shaqeysiin oo qorshayaal nolosha loo sameyn umadad bilaa hadaf nool baan nahy anigu wadma badan baan arkey oo nolosha u halgamaya lkn Somalidu nolosha ayey isku diidayaan

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 роки тому +5

    Niger waxa kudhacaya iyo faqriga ey kujirto waxaabaday waa faransiiska cadawga ugu weyn ee islaamka iftiinka baaris kabaxaya waa macdanta niger laga guro iyaguna weykabaahan yihiin sorry 😔 rer niger

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 3 роки тому +1

      France waa Cadowga ummadaha oo dhan waa dad dhiigya cab ah dhuuqa oo jaqa ummadaha ay xoog ku qabsadeen ee ilaa iyo hada ku hoos dulman France dad ka xun dunida ma jirto shuucuubta Muslim ah ee African waxa ay ku haystaan,, xoog toos ah iyo mid dadban,,France waa dal faqri ah oo ku tiirsan hantida ay soo ka soo boobaan, wadankaas macdanta urians iyo gold iyo waxyaale kale oo oil iyo gas. Intaba waxaa dhaca France dadkii lahaana dhaca France,, 25 wadan ee African west African iyo North African hadii ay inta ay isku tagaan oo dagaal ku qaadan waxaa hubaal ah inay France dhulka la jaraan oo ay wadamaasi ay heli doonaan dadkodu nolol wanaagsan leh,,

    • @jamaelias9976
      @jamaelias9976 3 роки тому

      French policy was assimilation no wonder they're poor (fagriga ey kujirto)

    • @mohamudali1431
      @mohamudali1431 3 роки тому +2

      Kaafiya khyr allaha ku siiyo dad badan ma garanayaan dhibta fransika ilahay muslinka haka qabto
      Dadka rer Niger ilahay dhibta ha
      Ka Saro ana all muslims

    • @SarafO-se7rm
      @SarafO-se7rm 2 місяці тому

      Ugu danbeen hada wala buriyay

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 роки тому +1

    Nejeriyanka gaalada ah
    Soo tabi hda ka hor baa italia (Talyaniga)
    La,joogay mudo bil ah Gabdh ayaa dhalazho dhiganeysay saxiibadeed ayaa kaadi isku dar daraayey baaldi weyn by kuwada caadinayaan biyo ayey kaaadida ku darayaan kadib Gabadha dhalazhada dhiganeysa Baa lagu shubin waaa looga naxsan 😂😂iyadu waa mid faraxsan markaaa waaa yaaabney waaa markii igu horeysay aan arko dhaqan nocaas ah iyo Dad african oo sidaaas uxoog weyn naagahooda niman by quwad Le,eg yihiin xataa isma dhaheysid waa qof dumar ah yacnii xooga iyo iyagooo aan timo laheyn waa tababta ay raga Ushabahayaan 😂😹😹

  • @filsanosman2923
    @filsanosman2923 3 роки тому +1

    Soo Badi

  • @xamsecali8181
    @xamsecali8181 3 роки тому +1

    Wadankani fair maha gacanta adunka ugu badan ayuu leeyahay lakin waxaa sida u galay faransiiska may iska saran oo ay la dagaaman

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 3 роки тому +2

    😢😢

  • @ahmedaar7490
    @ahmedaar7490 3 роки тому +2

    Qabta la ad gorma ayaa so daynsa❓❓❓❓❓❓

  • @abdulrasakharuse82
    @abdulrasakharuse82 3 роки тому +1

    Mhadsanid

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  3 роки тому +1

      adigaa mudan Abdulrasak Haruse

  • @saidsadiiq2596
    @saidsadiiq2596 3 роки тому

    soomaalida qaar ka mid way ka sinanyihiin harqanka o kle

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 3 роки тому

    waxaan ka codsanaya inaad nosogudbisid dhacdoyinka
    la midka ah
    taxanaha

  • @AbuYussuf
    @AbuYussuf 3 роки тому +3

    Ssaxib si fican ayaad tacliiq u saartey.

  • @idilrashid298
    @idilrashid298 3 роки тому +1

    Ma makinada ayaa harqaan leedahy

  • @yasirgaas9923
    @yasirgaas9923 3 роки тому

    Saaxiib chaneelkaaga hal muuqaal ayaa iqanciyay Waana muuqaalka Gumaysigii iyo iibsashadii dadka Madoow ee qaaradda afrika Barnaamijkaas mid lamida Soo raadi

  • @negussieabebe4192
    @negussieabebe4192 3 роки тому

    A.hara nebe !!Ataye is Shewa Amhara .learn more

  • @nakrumaaluul1005
    @nakrumaaluul1005 3 роки тому

    Alaaa"""Afrika Mashallh Ilahay Dad iyo Dhulba way"""Heystaaan"""Lakiiiin Balyo"""Waxey Ka dhacday""""Kheyraaadka dhulka way Ka Baahanyihiiin"""Ciyalka Kaba Laaanta"""Ordi"""Qoroxda"""😂😂😂😂