CODKA UBAX - Hadraawi Maansadiisii & Shakhsiyaddiisii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Prof. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, Rooble Cabdi Muuse iyo Xasan Maxamed Yuusuf oo midba dhan ka eegi doono maansadii iyo shakhsiyaddii Hadraawi, ayaa ka warrami doona.

КОМЕНТАРІ • 43

  • @mohamethisak
    @mohamethisak 2 роки тому +6

    Boqorkii hog iyo ciil hagardaamow lumisow hadimada kalgacal leh cilmigii u hoydow heesaha baroorta ah hal qabsiga jacalka hambalyo iyo salaam hipo iga gudoomow kolay waan hupaal howlo iyo aduunyada hashey ayaadahooda hal yar aan ku toydow janadii ma horudaa har qabow ma jiiftaa huubaan ma gurataa hablo xuuralceyn sow kuuma adeegaan❤️allow nimcooyinkaaga mid ka mid eh sii abwaan hadraawi😰🤲🤲🤲

  • @mustafejalawo4990
    @mustafejalawo4990 Рік тому +1

    Codkii cajiibka ahaa ee uu barnaamijku ku bilaabmi jirey ustaad waxaan codsan lahaa inaad dib ugu celiso.
    Ustaadkeenii, cabqarigeenii, faylasoofkeenii Alle SWT jannada haku manaysto.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 місяців тому +1

    Allaha unaxariisto abwaan hadraawi waxa uu ahaa qof qiima badan

  • @mohamethisak
    @mohamethisak 2 роки тому +3

    Raxmad Alle haka abaal mariyo abwaanka hadraawi

  • @yasin9603
    @yasin9603 2 роки тому +3

    Waa isaka xaal aduun shalay manta maaha Rabi naxariistii Jano haka waraabiyo Amin Amin

  • @Abdallahassan5747
    @Abdallahassan5747 2 роки тому +2

    Alle ha u naxariisto Abwaan Hadraawi.
    Ismaaciil Ubax mahadsanid.

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf151 2 роки тому +2

    Naxariistiisa Eebe weyne ha ugu deeqo sidan ujecleyn si kasii fican allaha ujeclado
    Hadraawi waa aabihii hal abuurka
    Codkaubax ♥ & 😔 😢

  • @abdisalaancaato7783
    @abdisalaancaato7783 2 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto abwaan maxamed Ibrahim warsame Hadrawi janadiisana haku casuumo

  • @sahrasuubanyousuf9613
    @sahrasuubanyousuf9613 Рік тому +1

    Rabiyow ujeclow sidan dartaa ugu jeclaa, rabiyow ugu deeq janooyinkga qaaliga, rabiyow kayeel marti aad jeceshahay😭🤲

  • @bushraabdulrahman1173
    @bushraabdulrahman1173 2 роки тому +1

    wan sugaaayey finally Way soo dhacdey

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 роки тому +2

    Alle ha unaxariisto abwaan Hadraawi Aamiin yaa rabbi

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama5337 2 роки тому +1

    alle ha uraxmado abwaan hadraawi

  • @maanka348
    @maanka348 2 роки тому +2

    Maanto dhan ayan sugayay wlahi thanks bro ismail

  • @najmaamien8275
    @najmaamien8275 2 роки тому +4

    Qisoyinki jcyilka maka hadashan 🥺❤️

  • @ufv.meelan
    @ufv.meelan 2 роки тому +2

    masha allah ❤️

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 роки тому +2

    Naxariistii rabbi.

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Рік тому

    Taariikhda qarnigii tegay macalim baw noo ahaa kan socdana rabaa kusimay asigoo in aw wax noo cursho allah unaxariisto abwaan macalim maxamed Ibrahim warsame xadraawi.

  • @aragsanumar504
    @aragsanumar504 2 роки тому +1

    Alle ha unaxaristo maxamed Ibrahim warsame 🥺

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 2 роки тому +1

    Alhuma aamiin aamiin aamiin yaa rabi adeero ilaahy haku naxriisto ❤❤❤❤💯💯💯🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdalejama9685
    @abdalejama9685 Рік тому +1

    Ku mahadsanid Ismaaciil barnaamij qiimo leh ayaad nala wadaagtay, Eebe janatul firdawsa haka waraabiyo Abu-Hadra.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Xeeldheere Fan, Aqoonyahan, Aftahan, Cilmiyahan, Gabay yahan,maanso, yahan Kabfan yahan Raxmaanku haw naxariistii jano hawgu deeqo Goat Of somali Shekespeare The greatest Of All the Time Mohamed I Warsame Hadraawi.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Рік тому

    Mahadsanidin, waa barnaamijkii ugu fiicnaa ee abwaanka marxuumka intii dhintay lagaga hadlo, weli adduunka rag baa ku nool.

  • @asmacumar2346
    @asmacumar2346 2 роки тому +1

    Barnaamuj fican wllkay

  • @aabdi8896
    @aabdi8896 Рік тому

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @apdilahifarah9421
    @apdilahifarah9421 Рік тому

    Allah naxariistii janno haka warabiyo Abwan hadraawi.

  • @asmadahabo3252
    @asmadahabo3252 2 роки тому +2

    Maalmahanba waxaan ka fikirayaya codka ubax waxa uu ka so diyaarin doono hadraawi AHUN.

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 2 роки тому +2

    Xili aan siiseexanayo ayaad soodhigtey, waana kusii gam ayaa ismaaciilow

  • @omaaniofficial4489
    @omaaniofficial4489 Рік тому +3

    Waxan dawanaya muqal aan sugayay ee ma ila sugeysay walal

  • @updrahmanadde9087
    @updrahmanadde9087 Рік тому

    allaha u naxariisto ya rabbi😢🤲🤲

  • @Cabdisalaanfaaraxqaarey
    @Cabdisalaanfaaraxqaarey 4 місяці тому

    الله يرحمه راحمين هدراوي امين يارب

  • @istahildahir1999
    @istahildahir1999 2 роки тому +2

    Allaw u naxariiso🥺

  • @cabdalleahmed9487
    @cabdalleahmed9487 9 місяців тому +1

    Muuqaal mudan in la dhagaysto_ oo la dhugto_ oo la dhaqan galiyo. Waanaan bogaadinayaa barnaamijkaa.

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 2 роки тому +1

    Waad mahadsantahay ismaaciil.

  • @igaraalinoqo9273
    @igaraalinoqo9273 Рік тому

    Wllhy qof qimo leh ahaa
    Ale how naxaristo

  • @ayaanmaxamud3599
    @ayaanmaxamud3599 Рік тому

    Alle naxarist jan haka warabyo adero maxamed ibrahim warsame (hadraei)

  • @lulaothman
    @lulaothman Рік тому

    Illaahay naxariis waasica ha siiyo😢

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet8358 2 роки тому

    Ismael ubax waxn kaa codsan lahaa inad nooso qabto qays qayser 🙏🏻

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Рік тому

    Allah ha u Naxariisto Abwanka. Lakiin Somalida dhaqakeed ah dhimo aanu ku xusnen, Mala badali karaa?

  • @yahyamohamoud2954
    @yahyamohamoud2954 Рік тому

    Allaw ku naxariso, erey an ku qeexo ma garanayo wlhi

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Рік тому

    (Ruuxba wuxu ku Dagan-yahey Halka uu Daacad kaga Hadho) Gabeygii gud-gude