Ok kkkkk qosol ayuu leyahay hadalkaagu iyo la yaab wax laga faano ayaad ku faanaysaa sida isir nacayb oo salka ku haysa cunsuriyad. War dadkani waa dad islaam ah oo hal ilaah le iyo hal diin maxaa kala sooca kugu raacaya adoo arkaya ilaahay iyo hadalkiisa iyo dadnimadu waxa ay tahay mida kale somaliland ma jano ayay ku gaynaysaa mise qabrigay kula galaysaa maad hadalkaaga ku salaysid caqli wanagsan iyo iimaan hagagsan ? Mida kale hadalkii gunaystuhu afrika uga tagay ee uu ku beeray ayad ku hadlaysaa wax xishood ah xitaa ma daremaysid miyaa markaa baraha internetka hadalo noocan oo kale ah so dhigayso? Ilaahay haku soo hanuniyo aaaaaamiin
Mansha Allah Abwaan xasan daahir waa abwaan sida uu ku caana maalay ah xaq udirir maahana dadka gabaygooda shilin ku qaata ee maalinba kii madaxdaa u gabya ee waa abwaan masaakiinta iyo dadka xaqooda la dulmiyay u hhadla Allena misaanka xasanaadka hakuugu daro
Xag uu Dirir Weedhsame, Hadii Dalkeena maanta Rajo ma jirta la is waydiyo, walal adiga Jira. Dulmi diid, danyarta uu dooda. Runta aan ka leexan. ALLAh kheir ha ku siiyo. Timacade kaa dhex arka walal. Waxa nasiib daro ah in casimadeena sanadko maraya 2014 in dhalinyaro gabyalad ku bahoobay sida JIDALI. Wana karyonayaashi aad ka hadlaysay !
Abwaanka Wanaagsan Waxa lagu gartaa Waa Abwaanka Xaq udirirka Ah Ee maaha Abwaanka Shlin U dirirka Ah Abwaan weedhsame kunjeer hambalyo intaad maskiinta u hadlayso Alle uu ku arkayaa Ee Alle hakaa Abaaliyo
Abwaan Weedhsame, Eebbe ha ku barakeeyo, sida aad ugu taagantahay sarreynta iyo qiimaha afkeenna. Waxa ugu weyn ee ina mideeya, ka Soomaali ahaan waa afka.
waa runtii abwaan weedhsame allaha barakeeyee. 8 sano mudi laga joogo arinta uu ka hadlay ayaa hada magaalada Jigjiga ee deegaanka soomalida laga hirgaliyay in dhamaan magacyada calaamadaha sida huteelada, dukaamada IWM lag toro af soomaali saxa. hotelka halkii laga odhan jiray in hada la dhaho Hoyga Jiifka; supermarket halkii waagii hore lagu qori jiray meherada hada wax loo badalay Daaswayne IWM.
Reer somalia car nin sidaa afsomaliga ugu raaxaysta ha keenaan wa kuwa somalinimo sheegtee
Soo isaguba Somali maaha
@@daacidaaciga917 habaryar af somaligaa kala saar malaha waad hurudaayee 🤣🤣🤣🤣somaliland inuu yahay sharaxaad uma baahno
Ok kkkkk qosol ayuu leyahay hadalkaagu iyo la yaab
wax laga faano ayaad ku faanaysaa sida isir nacayb
oo salka ku haysa cunsuriyad.
War dadkani waa dad islaam ah oo hal ilaah le iyo hal diin maxaa kala sooca kugu raacaya adoo arkaya ilaahay iyo hadalkiisa iyo dadnimadu waxa ay tahay mida kale somaliland ma jano ayay ku gaynaysaa mise qabrigay kula galaysaa maad hadalkaaga ku salaysid caqli wanagsan iyo iimaan hagagsan ?
Mida kale hadalkii gunaystuhu afrika uga tagay ee uu ku beeray ayad ku hadlaysaa
wax xishood ah xitaa ma daremaysid miyaa markaa baraha internetka hadalo noocan oo kale ah so dhigayso?
Ilaahay haku soo hanuniyo
aaaaaamiin
@@daacidaaciga917 somali wa la wada yahay anigu Somalia ayan sheegayaa e jabouti iyo somaliland iyo nfd ddsi ma sheegayo
@@nasiib2131 anigu qabiil iyo cid gaar maan sheegin e rer Somalia ha keenaan nin la tartama ninkan ayan idhi
Abwaan gaariye ban kuso xasuustay (Aun) hufnaantiisa & sida qabyaalada uga fogyahay cadowgaga ha Jabo abwaan weedhsame aad ban kuu taagera
masha allah abwaan xasan daahir ismacil weedhsame ilaahay cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo waa abwaaan xaq udirira
Mansha Allah Abwaan xasan daahir waa abwaan sida uu ku caana maalay ah xaq udirir maahana dadka gabaygooda shilin ku qaata ee maalinba kii madaxdaa u gabya ee waa abwaan masaakiinta iyo dadka xaqooda la dulmiyay u hhadla Allena misaanka xasanaadka hakuugu daro
weedhsame abwaan la siman maba arag dadka aynigiisa ama ka hooseya kuma darin kuwii hore masha allah weedhsame
He’s legend wlhi👏🏻🔥
Ilaa amika ayaan dawanaya 7 dec 2020
maashallah abwaan waad mahad santahay marka hore waanooyinkan aad soo jeedinayso omada somaliyeed meel kasta oo ay joogaan ....waxaan rabnaa oo kale in aad noo samayso maanso iyin diin ah aadna waaaaan kuugu hambal yay niyaa
Xag uu Dirir Weedhsame, Hadii Dalkeena maanta Rajo ma jirta la is waydiyo, walal adiga Jira. Dulmi diid, danyarta uu dooda. Runta aan ka leexan. ALLAh kheir ha ku siiyo. Timacade kaa dhex arka walal. Waxa nasiib daro ah in casimadeena sanadko maraya 2014 in dhalinyaro gabyalad ku bahoobay sida JIDALI. Wana karyonayaashi aad ka hadlaysay !
Abwaanka Wanaagsan Waxa lagu gartaa Waa Abwaanka Xaq udirirka Ah Ee maaha Abwaanka Shlin U dirirka Ah Abwaan weedhsame kunjeer hambalyo intaad maskiinta u hadlayso Alle uu ku arkayaa Ee Alle hakaa Abaaliyo
layla maxamed
Waa runtaa thanks
Alaha habarkeyo
Waa run sheeg
Hoos wax uega
Somali
Iman leh
Masha alah
Subxaanaka yaa Cadiim ,abwaan weedhsame mahadsand
abwaan weedhsame waanu ku taageernaa hore u soco abwaankii qarniga
Abwaan Weedhsame, Eebbe ha ku barakeeyo, sida aad ugu taagantahay sarreynta iyo qiimaha afkeenna. Waxa ugu weyn ee ina mideeya, ka Soomaali ahaan waa afka.
Isku wakhti baynu daawanay ship
hal abuurka waa loo dhashaa iibsi lagu waa suugaan yahay lahubo abwaan weedh same mar walba iyo meelkasta soomaalimimada ayaan kugu ogahay
Abdulmalik Abdullah ilaahay ayaa soomaali ka dhigaya
soomalinimodu maaha bakhaar cid leedahay cida ay doontaana soo gasho ka ay doontaana ka baxo
Abdulmalik Abdullah somalinimo cidna lagama xigo 😂😂😂😂😂
Oo yaa idhi somali maaha
Rabbi ha u naxariisto Mohamed baashe ayaa halka iiga muuqda😪
Iknow inay cuqdadi hayso abwaanka markii hore tageero u ahaa lakin wuu ciil hadlaya cunsuri weeye "WEEDHSAME" somali nacayb baa ka muuqda 😮
Dadka dislike saray weli Ma fahmin waxay Arken 🤔
Abwaan weedhsame horu u shegay
Balaayadii miskoolkii lagala daalay wey so celisay ee ilaahay hay naga kor qaado
Mnsha Allah allah kubarakeeyo abwaan weedhsame
Heybad illah kusiiyay hal habeen lagama qaadi karo 👏👏👏👍✋
Abwaan da yar oo ximadi ka daawanaysa kolay qaarbaa ka boodsan lkn anigu wn wataa
Fariid Fariid weeye. Waa geesi .waa halyay.
Mansha Allah weedhsame waxaa uu racay adeerkii cabdilahi suldaan timacade oo necbaa qabyaalada
mnsha allah illah haku daayo Abwanka
Maasha Allah waa abwaan xaq u dirir ah runta ka baqan Alle cilmiga haku barakeeyo
MASHAALLA abwan wedhsame nolow wll walhi dhabti niinkani waa abwan dhab ah, waxana arkaya Abwan ALI MOGE GUEDI oo yaar
mashaa alaah aadbad umahatsantahay waxaa tahay somaali soomali dhalay kuna atkeyso somalino
u
Hadaa ma Japanese bu sheegan lahaa rer somaliland maaha somali diid somali wa lawada yahay lkn shantii somaliyeed wa kala dawlado
weedhsame maanshaalah waa nin aan gaban il iyo cawriba waa
Masha alllah
Ku barakeyo
Abwan somaliyed
Reer somalia maalinta ay keenan nin af somaliga sidaaa igu tiiq tiiqsada waa baln wey nu midoobi 1 qof oo kaliya ii keena car
Ma hayno sxb markaa somaliland wa dawlad
Marka asagu muxu yahy
sababta aan ugu dadaalayo inaan somaliland naga dheeran ayaaba eh in cabqariyiinta sugaanyahanada iyo haldoorka usoo kaca somalida dhanba inuu xageeda inaga soo gallo kuma daayo malaka uun baa iga kaa reeba
Areey wee ka buuxan , weedhsame waana somali kana soo jeeda somaliland hadalka afkisa aya laga haaya bal adneh
Somalinimadaad Dadka Kaga Sareysa Abwaane
Aad ban usalamaya abwaan
Weedhsame ahaana macalinkaygii sida magaciisa ka muuqata wAA RUUX BULSHADA TUSA JIDKA WANAAGSAN KANA LEEXIYA JIDKA XUN
xasan daahir weedhsame abwaan qaliya oo aanu ku faano alwo noo kaada abawan
saharo sahalgan.sonaliweyan somaliyo oo dhan baa uu bahan. hankagu ha dhafo somalilad vivo
sahro haganal
Abwaan weedhsame qurboo joota run buu u sheegey
Abwnka alle cimriga ha u barakeeyo
Abwaan weedhsame🔥
waxan angara ney nin somalia tarikh deeda ayaley hiin aqoya han yac waba ebir kiis
caadi ma aha ninkaan
❤❤❤
2024 still
Hassan dahir wedhsame abwaanimo bari weeye
Ninkan waa abwaan culus, sida uu umada Somaliland ugu iftiimiyey Somalinimada inaysan ka cararin.
Ee aan laga xigin.
Suugaantiisuna waa heer sare.
alla ha ina kala gayn walal somaali waa mide
Somalidee ba mid ah shantii somaliyeed wa kala dawladee kkkk
Weedhsame waxaa modaa sidii abwaan timocade inuu dadka wax ugu sheegayo oo qabyaalada kala dagaalamayo lkn nasiib daro kuwaas dhageesanayaa ayaa nimanka beelaha beri wax u urinaya oo shir beeleedyo u qabanaya.... abwaanku dadka somaliga ku hadla dhan wuu tusaaleeyey hadii an wax maqleen ....
mnsha allah ❤
Abwaan qliyah mnsha allh
Shan jeer Ka badan intaan dhamaystay barnamjikan.
Ilahey cimriga haw barakeeye Waa mid kamid ah dadka aanan dhagaysigooda Ka daalin.:DxD
Calanku waa xornimo xornimadaasina hadaY shacabka mideYn WaYdo Waa maree kaguur oo maro kale oo dadka mideYsa uguur taasaa ka KhaYr badanee.
36:40 hhhhhhhh
ilaheybey garaneysaa hhhhhhhhh
😂😂😂😂😂
gobgobi dhashashay afkaga cano laguqabay
Mid baan ku diiday Abwaanka inuu yidhaahdo ubax kudaafad ka baxay baan ahay wuu ku qaldan yahay taaas markuu isagu sidaas dhaho maxay odhan doonaan araydii uu wax baraayay iyo caruurtiisuba
Wllo qalad haa uu fahmine wuxu uu jeda waxa kuso begmey wakhti dalku burbursana
Ubax dambas ka baxay buu idhi kudaafad layne wuxuuna ku cadaynayaa sida aan waxba dawladii xiligaasi ula hadhin isagoo ubixii dalka ah dabna ugu tuurtay balse alle ka badbaadiyey
waa runtii abwaan weedhsame allaha barakeeyee. 8 sano mudi laga joogo arinta uu ka hadlay ayaa hada magaalada Jigjiga ee deegaanka soomalida laga hirgaliyay in dhamaan magacyada calaamadaha sida huteelada, dukaamada IWM lag toro af soomaali saxa. hotelka halkii laga odhan jiray in hada la dhaho Hoyga Jiifka; supermarket halkii waagii hore lagu qori jiray meherada hada wax loo badalay Daaswayne IWM.
noooolow abwaaaaaan murti noool oo nabaadayzan ayaad tirisaye
Hhhhhhhhh qasisideda danbidhaafehe
mb
Adiga ba generation baa tidhi abwaane
WEEDHSAME waa qabyaaladiste waayo intuu ISAAQ dago ma dhaafo ....xataa tusaaalaha waa isla iyagun wuxuuu soo qabanayaaaaaaaa EEG CAMU !!!!!!!HARGEYSA & BURCO ha dhaafo wakaase
Hhhhhhhhhhh runtii soomali qof walboo soo baxa waxay tidhaahdaa qabyaaladiisti walhi waa wax laga naxo lkn waxnyaabahaasi nusqaamin maayan sharaftiisa
Bahja Abdinasir u dhigo Guska hakugu qodee , kaalay adigu Dhagaha na Qabo CAMU
cabdi wali
iska daawo xayawaanyohow adaa qabyaaladiiste
ma faralbaa inlaga sheekeeyo somalia
somalilaana waa dalkiisa
@@cabdiwali6738 markaa ma qadaad waynta ayaad raptaa in uu ka hadlo haba ka hadlee waxan uu leeyahy ma fahmeysaan horta nacdalyhy gafuuurka culusleh
Hhhhhh anigu somli oo dhan melay dagan wan tagay tusaalan wxn usoo qata hrgeis iyi burco
Runsheg
IIDOOR XIGMAD KUHADLA WAA II KOOW.
Maakib Dheere wlaahi qof madhan baad tahay koley anigu kugu qoslee dadka kale yayna ku maqlin ilen meesha waxba kuma haysid waayo hadalkaga soo qortey baa I cadeenaya inaad tahay qof doqon ah
Hadrwaai
Gaariye
Cabdi qays
Salaan caravay
Ina nuur fadal
Cali jaamac habiil
Yaxye yebaash
Hure walanwal
Dheeg
Muuse cali faruur
Aadan tarabi
Cilmi boodhari
Iyo inkalo badan
Waliba waa kuwa somali ugu caansan
@@xogsugan1842 wedhsame
@@xogsugan1842 dhirbaaxo jin
suldan timo cade
ismaciil aflow
abwaan qoob adhiile
cige jaamac
Bahalkaan doqonka ah ee qabiiliga ah maxay Somali uga baahan tahay ,má hilmaaeen Qamaan bulxan,SAyid mohame d Abdulle Xasan,Raage ugaas,AW muuse, CAli dhuux, Samatar Bulxan meesha ceeb baa ka dhacday.ninkaan abwaanka ah ummadda somaliyeed ha nacsiinina waa wiil Somali ah ee ma ah Amxaar somali deris la ah.
Abwaanadaa aad sheektayba qabyaaladiisteyaal ayay ahaayeeen
٨