Sambuus Kaga Maaran Alaabtan Afur Hadaad Ka dhigato Wax Kale Dhan Waad Iloobee || Nasra Abtdioon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 362

  • @NastehaMudei
    @NastehaMudei 5 місяців тому +116

    Nasro Waxaa ku jeclahay waxaas waaka maarmi kartaa ama waxaasaa ku bedelan kartaa ee ku dhahee waa qof ku fahmaayo Mahadsanid Abaayo 2018-24 funs kuu ahay kuguma qasaarin wax badanaa ka faaiiday ❤❤

  • @najmoxaaji9143
    @najmoxaaji9143 5 місяців тому +15

    Maasha Allah xabiibti mahadsanid runtii cuntooyinka quruxda badan aad sameesid waan ka helaa in kastoo aan comment kuu soo qorin balse waxyaabo badan oo adiga kaa bartay oo aan ka helay ayaa jiraan fara dahabey Allah noo kaa deesto ❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar my sami mahadsanid

  • @mustafali6604
    @mustafali6604 5 місяців тому +6

    Masha allha nasro shukaran habibiti walhi rerkeyga ina ku kufilnado ada sabab ah abyo hdey 10qof iyo labo imaneyso waiskugey mid yacni wax walba fuded wa wax jirty an dhayey heplayo kaly qofa imanayo wax itus ❤ 🎉tnka mcnto

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @user-bn2sp2wk4p
    @user-bn2sp2wk4p 5 місяців тому +2

    MAASHA ALLAAH ALLAHA KU BARAKEEYO MAAMA GABDHAHEENA ADIGOO KALE ALLAHA WEEYN HA KA DHIGO ALLAHANA HA IDDIN WADA XAFIDO

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @Honbee.h.
    @Honbee.h. 5 місяців тому +5

    Haye gabdho yaa diyar Ah o galabta isla sameysaneynaa Afurka mago Aniga hadan Baxay wan so Adeganaa wale in Aan manta ku Afuro Ayaa jirto Nasro Abayo mcnto Adigane Aad u mahadsantahy wllhi galabta Afurka wanba ku wareer sanaay iga war haaya gabdho Afur kadib wa nigu so war celina insha Allah ❤❤❤❤

  • @user-md1dp3lp6j
    @user-md1dp3lp6j 5 місяців тому +2

    Nasraay wl mcn intaa aad youtube ka ku jirteyba waan ku arkaayey hadana 2024 baan bilaabye casharadada waa wax kale msha allah waad mahadsan tey ilaahay khayr ha ku siiyo wlo hargeysana noogu kaaley insha allah❣

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому +1

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @marwoedapzan7298
    @marwoedapzan7298 5 місяців тому +6

    Masha allaah isla cawa sameestay kaalay iska arag waaye macaan allaha ajar kaa siiyo abaayo thnks

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому +1

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @Justy_dosaa
    @Justy_dosaa 5 місяців тому +10

    I'll try make this tomorrow inshaAllah ❤looking so delicious 😋

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 5 місяців тому +2

    MashaAllah TabarakaAllah nasray qurux badan mahadsanid iin badan qali dumar aya itahay gabadhas kale aan kudarso oo aan jeclahay Allah yacizak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 5 місяців тому +3

    Mahadsanid walal waxban kaa faaiday raga Meeshan cuno kariska ka bartay ayaan ka mid ahay Qurbojoog hadaan nahay waan kuu mahad celineyna

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому +1

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

    • @Jamaal.Nour24
      @Jamaal.Nour24 5 місяців тому

      @@Najla.kitchen wcs diyaar waaye walal

  • @hodomo6436
    @hodomo6436 5 місяців тому +4

    Inan beeri sameeyo ayaad igu ogtahay waliba alabtuna way iwada talaa macalin shugran❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 5 місяців тому +4

    Sanadkaan Afurka waa iga dhistay Habooy. ❤❤❤. Si hoosaa kuugu duceeyay

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @RayaanAbdirahman-rc9lx
    @RayaanAbdirahman-rc9lx 5 місяців тому +7

    Nasra inteh ka baxday maalmahan abaayo 😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊 ciyaarta naga daaa nasra

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 5 місяців тому +3

    Jazakallahu qeyr, ana Maanta afurkeyga waa Alaabtaan

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @AishaHassan-kl6by
    @AishaHassan-kl6by 5 місяців тому +1

    Masha Allah waa isku dayaa nasra qurux ilahay kheyr ha ku siiyo ❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @user-oe2zr6dw9c
    @user-oe2zr6dw9c 5 місяців тому +1

    Mhdsanid macalimadeyday walhi wax badana ka fadideystay gabahaga alaha ku barakeyo

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @amaalcali2548
    @amaalcali2548 5 місяців тому +2

    Qof kaa sharaxaad fiican majiro wlhi waan jeclahay inaan wax kaa faa iido nasra aptidoon❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @hodafarah757
    @hodafarah757 5 місяців тому +1

    Mashaa alaaha abaayo jazaakala khayra ilahay ha ku barkeeyo❤❤❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @rahmaruuhi1682
    @rahmaruuhi1682 5 місяців тому +1

    Mashllh thnkz waan tijapinaya ee qanjeeer ma khiyaarkaaa qali mise waa Qajida

    • @aishaahmed5803
      @aishaahmed5803 5 місяців тому

      Khajaar iyo khiyaarka waa isku mid wll

  • @user-wn9xy8gr5j
    @user-wn9xy8gr5j 5 місяців тому +1

    Masha Allah walashey Nasra Alle dartis baan kuu jeclahey waxan jeclahey cunta kariska insan heer kagaaro

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @user-mt4hp4qp2o
    @user-mt4hp4qp2o 5 місяців тому +2

    Masha Allh wlhi wan sameye wankahele wuuna itoose 🥰🥰 shukran adiganh abyo hormar wanagsan ayaa kurajenh

    • @aishuumohaa4908
      @aishuumohaa4908 5 місяців тому +1

      Buur cadi ma ka samese o adiga habesatay abayoh

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid ❤

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 5 місяців тому +2

    I.a xaajigayaga markaa is guursano usamynaa isoo duceeya in ilhy calaf isuugu kaaya daro guurkana soo fudaydio❤❤I.a

    • @ramlakin9310
      @ramlakin9310 5 місяців тому +1

      Aamin xbbti

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 5 місяців тому

      Yaahuuu naa adigaba samayso waxa fiican naftaadaa xaq u leh inaad ku billowdo

    • @HoodoKaappa-fk2dn
      @HoodoKaappa-fk2dn 5 місяців тому

      @@ftshmh4761 hye qali 🤣waa cunay asna inuu cunaa rawaa I.a

  • @leylocabduqadir1707
    @leylocabduqadir1707 5 місяців тому +1

    M.a wlshy gacanta allah ku barakeeyo l.a wn kahely wansamesanaa❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 5 місяців тому +3

    Mashalah tabarakalah cadi mahan abayo burka n sida losameyo nalawadan plz ❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @user-fs6qd6fr2i
    @user-fs6qd6fr2i 5 місяців тому +1

    Mansha allh habaryrtay. Marna dumashigey cafimad ku cun allha kuu daweyo wan sameysnaa markn so cunana wan kuso diraa insha allh waanba ka helay

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @UbahAhmedUbahAhmed-ut9ul
    @UbahAhmedUbahAhmed-ut9ul 5 місяців тому +2

    Wlh m.a illah qer hakusiyo nasroy ani manta ayaan afur ukarsadee wlh m.a tawaraka laah ilha gacantada iyo masxada hakubarakeyo abayo mcn❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @Umulisa-abshira
    @Umulisa-abshira 5 місяців тому +1

    Abyo Dar Allaa kuu jacelahy
    Wana Ku Salamaa waxaan Ku ahy Taagyeero Konfur Gelbeed Somali sis tarey Keep going ❤💯🤍 Hormar wacan abyo mcn❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @kafiaabgal2958
    @kafiaabgal2958 5 місяців тому +1

    Haray usoco walashay qali 1M icha allah 🎉🎉🎉

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @canabqurux8316
    @canabqurux8316 3 місяці тому

    Omg Aniga xisad maba lahaan intaan karsaday hadana kaga daran markisto an karinayo waxan jeclahy in an dawado video gaa I liked it wlhi waliba sauce kaa Kay iska arage waye

  • @faadumohassan2399
    @faadumohassan2399 5 місяців тому +1

    Mahadsanid abayo waa sameystay wuuna mcaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 5 місяців тому +2

    masha Allah sambuus kanaaba ka fudud aniga sambuus waaba isku dhib qabnaa nasrooy cuntooyinki noosoo celi waan u xiisnay

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @Adnan-qk1sr
    @Adnan-qk1sr 5 місяців тому +2

    My fav.Celebrity
    Nasra Abtidoon❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 5 місяців тому +1

    Xalay ba afur ka qaybta hore nalo kenay masha alah abaayo inta lee kaso daawatay miya masha alah

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @FarxiyaMahat-yx2gj
    @FarxiyaMahat-yx2gj 5 місяців тому +2

    Gawda kaliye an wax kafahmo thy mahadsanit abyo ilhi ajir iyo xasanad ha kasiyo❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @fatoum4388
    @fatoum4388 5 місяців тому +2

    Masha'allah yummy gaashaba iqabatay, allah gacanta hakuu barakeeyo, LKN MARKA DANBE CALAJINTAA MUTE IGA GALI PLS😅

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsand

  • @Abdimalow433
    @Abdimalow433 5 місяців тому +4

    Nasraay Rollex-ta uganda oo kale sida loo sameeyo soo gali sister.

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand

  • @maryamaxaji3820
    @maryamaxaji3820 5 місяців тому +1

    Masha Allah tabarakallah abaayo thanks qaali galabta sameeesan insha allah nooso badi afurka fudud qaali ❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @kowtharahmed3327
    @kowtharahmed3327 5 місяців тому +2

    Inta barawesay ee ku afurtay lagama shegen karo wlhi 😊

  • @saabirinhassan6045
    @saabirinhassan6045 5 місяців тому +1

    Nasro abyo illhay datiiska jecelhy sida ani kujecelhyley gabarteyda kasamiyey wax badan kafahm mey mahdsanid🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🫀💋💋🤝🤝🤝👌👌😭😭😭😭

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @Gobaadbashir
    @Gobaadbashir 5 місяців тому +1

    Dadka afkooda shaqada bixiya waa necbahay nasroy is update gare hh

  • @user-vu6hb9rj3l
    @user-vu6hb9rj3l 5 місяців тому +1

    Wll kusali nabiga Mohamed scw

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @gooniethegoon
    @gooniethegoon 5 місяців тому +1

    Nasra waxn ahay single cuntada keligii sameysta runtii casharo badan ban ka faidey oo dhanka cuntada ah

  • @kousar1233
    @kousar1233 5 місяців тому +37

    For everyone this is called chicken quesadilla

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 5 місяців тому +3

      Waan jeclahey markadsta waa dalban jirey isbitaalka markaan kujirey

    • @aishasheikh1919
      @aishasheikh1919 5 місяців тому +1

      Yep

    • @sabahmire8205
      @sabahmire8205 5 місяців тому +1

      Love quesadilla makes me think of Taco bell 🤤 thanks nastra abtidoon ❤

    • @canabqurux8316
      @canabqurux8316 5 місяців тому

      Yes

    • @Amuuneid
      @Amuuneid 5 місяців тому

      Waa runta quesadilla waa mcntahy

  • @MohamedHassan-wr1jr
    @MohamedHassan-wr1jr 5 місяців тому +1

    Mahadsanid walaal wax kariskaba adigaan kaa bartay i🙏🙏👍👍

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 місяців тому +1

    Mashaa Allah Nasra
    Mahadsanid walashay
    Ramadan mubarak❤😋

  • @farhiyadaud4928
    @farhiyadaud4928 5 місяців тому +1

    Gacanta Allah kubarakeyo xabibti wax badan kafaiday ❤يحفظكم الله 😊

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 5 місяців тому +2

    Suuska Wax cafimad laah ba kasamaysaay Thnks

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @AliyaHassan-nf5sv
    @AliyaHassan-nf5sv 5 місяців тому +1

    Mahadsanid sister nasro waxan kabarye baadan lalcag. Iguleedahy❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @kalgacalkassim
    @kalgacalkassim 5 місяців тому +1

    Masha Allah shukran gacalo❤❤❤ Jazakallah

  • @user-ym3hz6oh2e
    @user-ym3hz6oh2e 5 місяців тому +1

    Alha ku barakeeyo abaayo

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @AyaanCabdi-zf2lp
    @AyaanCabdi-zf2lp 5 місяців тому +1

    Ma allah qali aad baan ugu helay wllhi ❤❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @umuzana
    @umuzana 5 місяців тому

    Maanshaa Allaha Allaah ha ku xifdiyo inshaa Allaah abaayo Qali wlhi wn jecelahay cunta karintaada EE intaa awoodo Soonka noo Soo Gali Insha Allah ❤❤❤❤❤❤ guulayso ❤️💐

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk 5 місяців тому

    Mashallah waad mahadsantahay gabar yar oo edeb iyo aqli isku darsatay guuleyso aaqiro iyo aadba

  • @Ifrahmuze
    @Ifrahmuze 5 місяців тому

    Macaankiisa halkaas ka dareemaya wlhi 😂😭🫶🏻 m:a ilhy qacanta haku barakeyo wllo❤

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 5 місяців тому +1

    Masha Allah tabarakallahu ❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 5 місяців тому +1

    Ramadan Mubarak 🌙 ❤❤

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 5 місяців тому

    Masha Allah abayo nasra ilaaheey haku barakeyo janada allaha nagu kulmiyo waxbadan bn kafaidey wlh❤❤❤ wan kahelay vediogan wlh

  • @fardowso2264
    @fardowso2264 5 місяців тому +1

    Thanks i.a hbn dambe samena

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 5 місяців тому

    Asc mansha allah
    Nasra
    Alaabtan North America waxan usameynaa ciyaalka
    Qofka weyn cheese ka wuu ku naaxayaa walaalo
    Lkn way shidan tahay ❤✅✅✅✅

  • @ayaanmahamud-rb3po
    @ayaanmahamud-rb3po 5 місяців тому +1

    M.a tabarakallah❤alle gacantada ha kuu barakeeyo xbbti❤

  • @ummucabdala123
    @ummucabdala123 5 місяців тому

    Mnsha allah afaarahaan makuwii aad soo baratay baaa allaj turiki soo laabasho wacan my lovely sis qof allah dartiis ujeclahay oo na anfacaday maxaan kuu xiisay xbbti❤

  • @fiidsecade4113
    @fiidsecade4113 5 місяців тому +1

    Nasray adi waba idhafte gamadhada isii😅 walshei wa ku salame🙋‍♂️

  • @hamdimohmed89
    @hamdimohmed89 5 місяців тому +1

    Mahdsanid abyo hdaan kuu turanaa cawaa afurkeyaa waa ii saxdaay 😂❤

  • @frozenshadows2977
    @frozenshadows2977 5 місяців тому

    Mansha allah allaha ku barakeeyo gacmahaaga iyo aqligaaga Hbbti

  • @Bilancadeey-yi3ek
    @Bilancadeey-yi3ek 3 місяці тому

    Maaallaah xadiidtii nasra❤❤❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 5 місяців тому +1

    Wooow😊😊😊😊...Ramadan Routine soo duub wll😊😊

  • @user-gi9un9uz7b
    @user-gi9un9uz7b 5 місяців тому +1

    Nasro abyo sabayad intaa dubo soo ma isticmaali kro mise rootign lee lagu sameeya iso jwb pls

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 5 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @MaxamedCabdi-ue3pz
    @MaxamedCabdi-ue3pz 5 місяців тому +2

    M.a walashey mcn

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @user-lr1ku6ol2l
    @user-lr1ku6ol2l 5 місяців тому

    Masha Allah maclimadena nasra❤❤❤❤❤ Allh ha kubarakeyo gacan dahab

  • @Malyun578
    @Malyun578 5 місяців тому

    Masha allah waa ka helay oven xataa iigama baahna mahadsanid xbiibti

  • @mariamohamedhusein1458
    @mariamohamedhusein1458 5 місяців тому +1

    Shugran xppti ❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsand

  • @barashadahigaaddaiyotajwiidka
    @barashadahigaaddaiyotajwiidka 5 місяців тому

    I will try tomorrow inshaa allaah thanks abaayo

  • @jamiilaahmed3621
    @jamiilaahmed3621 5 місяців тому

    Masha Allah mahdsanid abaayo cafimad ku cun Iwill do

  • @ayaanahmed5658
    @ayaanahmed5658 5 місяців тому +1

    Nasraay aniga digaga jiirka biyo dhan waan ka ilaaliya waxan ku sameystaa yogat iyo kajab

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 5 місяців тому

    Ma sha Allah.. 🎉❤ afur wanaagsan. Salaam from Hargeisa

  • @Umuisrachanel
    @Umuisrachanel 5 місяців тому

    Masha Allah cadi mahan taem nasra iso boqda

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 5 місяців тому

    Waw so delicious, inaba caadi maaha ❤❤thanks Nasra

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 5 місяців тому

    Mahadsanid abyo sanbus wan kaga marmay kalay arag lagama shekyn karo👌😋😋😋

  • @edaabdallaandzamzam4789
    @edaabdallaandzamzam4789 5 місяців тому +1

    love u nasra❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsand

  • @RamloAbdullahi-si1ot
    @RamloAbdullahi-si1ot 5 місяців тому +1

    Alle ha ku barakeyo gacantada qali ❤😊

  • @Hareedo
    @Hareedo 5 місяців тому

    Gacantada Allah ku barakeeyo abayo Nasiro Billan❤salaan sare oo kaga timid tuulo la dhaho landgraaf

  • @najlamuse1226
    @najlamuse1226 5 місяців тому

    Nasraaay wn ka lehay wlhi qatar waye Allah ku dhowro

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 5 місяців тому +1

    masha allh ❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @user-ws2jd5wb1d
    @user-ws2jd5wb1d 5 місяців тому

    Masha Allah thanks xbbti waan tijaabindoona

  • @farxiyofiyoore8253
    @farxiyofiyoore8253 5 місяців тому +1

    Abaayo macaan hilib ma ku badlands karaa

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 5 місяців тому +1

    MashaAllah tabarakaAllah ❤️

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 5 місяців тому +2

    Maasha Alaah

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 5 місяців тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsand

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 5 місяців тому

    Masha allha Ramadan mubarak

  • @Maxamed-mz2cv
    @Maxamed-mz2cv 5 місяців тому

    Nasraay burka asigo fiyarsan mahane marka sogadayo maxan kasameeya❤❤❤bur kaligiisaa❤❤

  • @AbshiroCcasiis-lc4qp
    @AbshiroCcasiis-lc4qp 5 місяців тому

    Masha allaah gacantada rabbi hakuu barakeyo nasra cdy

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 5 місяців тому

    Asc , Nasra quruxeey waan ka faaiidi doonaa mahadsanid ina, adeer . Ramadaan kariim bye

  • @Umu-Muscab
    @Umu-Muscab 5 місяців тому

    Ascwrwb
    Masha Allah, Allah hakuu barakeeyo cuntadaada macaan, laakiin aniga waxaa sameyn lahaa jiiska kuma dareen digaaga ee waan kula dubi lahaa.

  • @nimomohamednur6372
    @nimomohamednur6372 5 місяців тому

    Mahadsanid qaaqi Nasra Abtidoon

  • @ridwanabdullahi6863
    @ridwanabdullahi6863 5 місяців тому

    Nasro abtidoon anoo arkaayo maa meel kale cunto kabaranaa ❤ allaha ku barakeyo abayo

  • @HooyoMaryan-bk3jq
    @HooyoMaryan-bk3jq 21 день тому

    Maasha.allah xabiibti❤❤❤

  • @zeinaadam495
    @zeinaadam495 5 місяців тому

    MashaAllah cuz❤
    Maqaayad lee ka cuni jiray
    Saan inu ufududyahay ma ogeen
    Saa u bartay waaye
    Thank you

  • @ikhlaassalaad6525
    @ikhlaassalaad6525 5 місяців тому

    Nasra wll allah ha ku barakeyo

  • @roodacilmi624
    @roodacilmi624 5 місяців тому

    Walashay nasra qurux wankujeclahay iga gudon salan sare katimi hargaysa caday noo sobadi cuntada wll

  • @hamdiahmed6695
    @hamdiahmed6695 5 місяців тому

    Nasra mahadsanid Bari waan sameynaa inshlh ❤❤