Masha Allah tabaarak Alaah Ayeeyo Ilaahey ha kuu xifdiyo, markii ayeeye laga soo tago yaa kugu xigo ka best friend ahaan. Please iga soo jawaab walaashey
- اللهم ادخله علينا بالأمن، والإيمان، والسلامة، والإسلام، اجرنا من الشيطان.. مُبارك عليكم الشهر نسأل الله أن يعيننا على صيامه وقيامه. رمضان مبارك 🌙 ahbabi
Hhhhh vpn ayaan soo dagsaday caawa America 🇺🇸 ayaana location kiisa ka dhigay durbar xayaysiimo ayuu igu waalay micnaha nasro vies kayga waa u faaido hada kadib mana aha kaftan wllhi wa iga dhab
Waxan necbahay in la idhaho meeqa aya qadataa
Waxan ugu jawaba wn ku faraxsanahay Alhamdulillah ❤❤❤
Illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii❤😢🤲
Koko sister sthy❤
@@NajmaSalim-vx9ub kooko real ma ahan waa fake
Amiiin yaraabi
Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida.
اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله❤️
أللهم ربنا ءاتنا فى الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار اللهم آمين ❤❤❤❤😔😔😔
Abaayo iso duceyaa awlaad bari ah in ilahay isiiyo wan idin baryaa iso duceya asaxabeey wan idin baryaa
Abayo owlad bari oo Saleh aah illahey hakugu arzuqo beithni Rahman. Adna suratul baqarah aqreso inshaAllah
@@f.mohamed4638 wa mahdsan thy wall khyr alh kusiiyo adn wax jeceshahay alh kusiiiyo
Illhey haku siiyo abaayo kuwa baariya o ku indha dogsato illheyna baari u ah 🤲🏻
@@khadijashire672amiin wallshey qali❤
Ilheya ha kugu irsaqo ubad barieya o cafimad qabo ilheya ha ku aqbalo ducada xabibti
Allh bisha ramadaan nabad nagu gaarsiiyay ayaa mahad leh😊😊😊😊😊
Manshaallah Ramadan mubarak ✨️ 🌙ilahay ha u naxaristo macalinka qabriga Allah waasiciyo 😍
Nasroy Ramadanka channelkaga indhaha ku hynahe ino bilow cunta karintii❤
❤🎉😊Ramdan mubark muslimiita oo dhan
Ramadan Mubarak all Muslim ♥️♥️♥️♥️♥️
Ramadan mubaark❤
Nasra abtidoon mash allh abyo aad baan kujeclahay allh kubarakeeyo wan rajaynaya malin malmaha kamida inaa layfku arki dono waan kuhamiyaa
Haaa wan xasuuustaaa wlhi aniga xitaa waan naxay asagaa iskuulka iga qoray allah unaxaristo
Illhy ha u naxaristo macalinkas😢
Maasha. Alaaj. Abaayo. Ramadaan. Mubaarak❤❤
Ramadan karim nasra gabar qalbi furan
Wcs abayo ❤❤ MashaAllah abayo ❤ Ramadhan Mubarak ❤️🥰
Abayo nasra qurux wankujeclahay❤ murad banleyahaye isoduce abyo
Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉nasro abtidoon keep going guuleso queen 👑👑👑👑👑 900k coming soon insha'Allah
Ramadan Mubarak nasro
M.a aboyo qofka cabsida eebe qalbigiisa kuwayntahay waaqof aad uwanaagsan alle hakuusiyaadiyo mcnto i love you
Masha Allah abayo Allah haku xifdiyo ayeeyo mcn❤❤❤❤
Masha allah ❤ nasro suaal aha si sazan ugu jawabtay
Ramadan Moubarak ❤
Masha Allah tabaarak Alaah Ayeeyo Ilaahey ha kuu xifdiyo, markii ayeeye laga soo tago yaa kugu xigo ka best friend ahaan. Please iga soo jawaab walaashey
- اللهم ادخله علينا بالأمن، والإيمان، والسلامة، والإسلام، اجرنا من الشيطان..
مُبارك عليكم الشهر نسأل الله أن يعيننا على صيامه وقيامه.
رمضان مبارك 🌙 ahbabi
Asc habaryer waxaad tahay gabadha kaliye ee shooshelmiidiya inta aan daawanaayey ugu edabtabadan mashallah alaha ku barakeeyo adiga iyo ehelkaaga
Masha allah abayo imaanka allah kubarakeyo iyo adabta wanagsan
Chief nasra hore u soco nolosha waxaad ka rajaynaso alalha ku fududeyo Insh’alah
Ramadan mubaarak❤
Nasro imankaga allaha kuu kaamilo
Allaha unaxariisto macalinka.
Asc abaayo sthy Allaha unaxaariisito macalinka janatul fardooso Allaha galiyo macaanto gacantiisa midiga Allaha kasiiyo abaayo samiri iyo jamiilo Allaha kaasiiyo abaayo
Nasra pls rounting ramadan nosoo sey❤
Ramadan Kareem 😊
Nasraay aaway ramadan routine kii sanadkaan no so laabo dey waa ku wadanaa quruxey
ramadan karim
Ramadaan Mubarak Allah karim
Kariim waa deeqsi marka Allah ayaa dadka wax siiya ma aha bisha Ramadaan in eey wax bixiso
M.a intaas kadib nasro abaayo mcn guri diyaariskaa Aaway waa sugi la ahee ramadaanka gurigaaga diyaarsa jirtee❤
Masha allah nasroy same kanahay salaada waqtigeda kutukudo farxad kahwlaa😊❤
alaha unaxariisto macalinka
Ramadaan Mubarak dumaa qurux ❤
Allaah ha unaxariisto😢
Ilaahay ha unaxariisto
❤❤maasha Allaah ilaahey caqligaaga iyo aqontada hakugu xifdiyo. ❤❤
RamadaaN mubaraK😊❤
Rabi naxaris jano ha siyo
Ramadan mubarak qurux
Ramaban Mubarak abaayo
Mashalah nasro kep going ❤❤❤❤
Abaayo Allaha kuxafido meelewalaba aajoogoto Allaha kuuxafido macaanto waxatahay qof aqlaaqa kujoogoto meelaha waxa lagadaawado marka abaayo wa Allahi waan kudayada waxa sameesida abaayo waligaa hanijabin abaayo macaanto
Wax laga naxo waaye allah u naxariisto
الحمد لله الحمدلله ❤❤❤
Wsc abaaayo m.a Nasro horey usoco ❤❤❤❤😊😊😊
Alaha unaxariiisto 😢🤲🤲
Allah ha unaxariisto abayo
RAMADAAN MUBASRA❤❤❤❤
Jermalka Baa kaa Lasocdaa Cunta karis Ba ibartay Adna ma Ogid 😂Thank you
😂😂😂❤😊
Asc wllo nasra ilaahay dartii ayan ku jclahay wloo dan ban kuu lahaa ee meel aan kala soo xidhiidho i sii adoo raaliya
Ramadan kareem
nasrooy routing noo soo badi
Abaayo macaanto Allaha kuxafido
Hhhhh vpn ayaan soo dagsaday caawa America 🇺🇸 ayaana location kiisa ka dhigay durbar xayaysiimo ayuu igu waalay micnaha nasro vies kayga waa u faaido hada kadib mana aha kaftan wllhi wa iga dhab
youtube ka lacagtiisa iyo shurudihiisa kaso hadal walaaaal
Horuu soco wllo❤
Ramadan mubaarak 😊to all muslims
RAMADAN MUBAARKA MACALIMAT N❤S❤R.
Ilahi ha unaxirsto
Mansh allah mahir
Masha allah abayo allah hakubarakeyo
Allha haunaxariisto
Masha Allah ❤
Maclin xasan waa garnaa aad ayuu ufiicnaa
Mashaallah❤❤❤
Qofka uugu horeeyey like kuu saaray😊😅
Ramadan mubarak
Ramadan kariiin❤❤❤
Wllshy Nasro abti Doon waxan kaa codsana cawin wll waxan ahy gabar Ubahan garab mana Lihi wll iyo garab mnta I soo garab istagaa marka garab kaga bahanahy balse Xitaa hadii ana i cawin Karin Iso ducaya. in alle Farad Qeyr qabo ii furo Nolol faraxad isiiyo waa malin Ramadane wllyal iyo saxabta kugu xiran dhan
Allah hakuu furo inshallah
Alle haw naxariisto😢
M.Allah ❤
Ramadaan Mubarak
Masha allh abyo
12sano ayaa kasoo waregatay hada curudkeyga ayaa 12jir ah 2012 ayuu dhashay🎉/13/3 /2024 miladiya
Allaha unaxaristo
My best one nasroooy
Ramadan kariim❤
guulaso walal ishallah
Ale haw naxariisto
masha allh
Wllshy guuleysoy marwalba guul
Team 27 😂
Waxa tahay qof aqlaaqa lagubartaye batahay dad badan oo qadka isticimaalo waa ka asturantahaye abaayo halamar waxa kabarya gabdhada marka xijaabka bars in Tatar tahaye habarato abaayo macaanto wax xumaan ha uqaadanina hada kaxuumaataye iskee cafii abaayo macaanto ina dhimanaayo moo ogi abaayo macaanto Allaha kusharafo wa Allahi waxa kaa jacellahay indha hayega baan kaa jacellahaye waligaye qof kumadhihin indha hayega jacellahay kumadhina had a waxa IGA keenay waxa tahay qof lagudayado batahay
Keeeeep going xpppti❤❤❤
WoowmanshaAllah qaali
Allah ha u naxaristo ammin ❤
Nasro keep going
Ramadaan mubarak wlashay
Mobeel ay foon igu sharaf saaxiibey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
رمضان مبارك رمضان مبارك
Istusnimo iska daa wll wan kula talina😢
Wcs sister ❤❤