Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
ILAAHAY caafimadka iyo cimrigaba ha kuu dheereeyo aakhirana jano farduusa ha ku geeyo aamiin ❤🥹
Aamiin
M.a magaalada muqdisho say uquraxtahy illahayow nabad waarta sii from landers❤😊
Amiin ya Aalh
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw
Guys nasra waa hooyo dadaal badan ardayad ah aaan gaarsiino 1million farxadeeda waa farxadeena congrats inshllh waa udabaaldageynaaa ❤❤
Masha allah waaye wadankeena illahay cadawga hanooga qabto iyo dadkeenaba Geela fiiri quruxdiisa iyo sharafta kamuuqata somali leetaqaana geel kuma cayaarno waan sharafna masha allah❤
Gabdho haloo kaco nasro riyadeed halo rumeeyo 1m inta ey joogto muqsisho🎉
TEAM nasro abtidon ONE LIKE 👍
😅Kawthar Mohamed bulle😅😅😅
Nasraay❤walaahi xataa jaarkan kaga soo saraa walaahi illaahay dartii baan kuu jecelahay hargaysa❤❤❤
Nasroy million ka halagu gaarsiiye abayoy so duub muqalo❤
Masha allaah tabarakallaah manaal qurux sobarbaar habo adiga Ramla allaha idin xafido
Ridaada diyaar inshllh qof ani jeclahy tahye alha kuxafido abyo❤
Ina,adeer waan ku salaamay ❤
Daarusalaam maqaayada ma cunta macano runti inta aan joogay muqdisho meesha ugu cunta xun waayo maqayadaas sansabiil ee ku taalo laba dhagax ayaa ugu macaan uguna raqiisan runti🎉
cadaani ugu mac then walaalaha
Team nasra abtidon one like 🎉🎉😊
❤❤
Nasro inte katakin Somali 1m karsiya xafada telephoneka yalodan subscribers sosar team nasra abtidoon one like ismujiya
Manshaallah cunugtan ramla Abooto Abooto 😂shine culay faras saaran yahay funny 😁 😍🥰
Nabad doon shiine culey marba haduu kasomuqday channel kaga wan kuqasbanahay inan kusoraco Nasra abti doon
Qoftan wayahan wayna ladadale wax yabe nosodube m.a 1m katura yaqe nasra I love you❤🥰🥰
MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, Hamigaaga Allaah SWT hakuu yeelo Qaali shukran Jazaakallaahu kheyran
Somaaliyey gabadha 1m gaarsiya
Masha allaah faraxad ayaa itahye inaa video daawdo gulyso hambalyo ❤❤
Nasro Abtidoon keep going insha llah 1m ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah hbr manaal qurux❤❤❤
Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Aad baa u mahadsan tahay inaa dalka quruxdiisa iyo qiimihiisa soo bandhigto. Gacantaada Allaha kuu maceeyo, adiga iyo reerkaagana caafimad, nabadgalyo iyo khay idin siiyo. Ilaahow diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi oo nabad baa naas la nuuga lehee nabad iyo barwaaqo nooga dhig.Waa talo wanaagsan in dalkaaga la maal gashto.Aad baan uga xumahay in mooskeeni quruxda iyo macaanka badnaa ajaaniib daldalato anagana balaayo buufis dalal aan ka beero fiicanahay nalooga keeno. Ilaahow dadkeena gumaysiga maskaxda ka bixi.
Nasro abayo wagii manal aad dhalesay ilaa hadan kugu xiranahy alle haku dayo ilmaha wanku jeclahy abayo
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar
Muuqaal qabiileysan 😂 HG abtiyaalo ❤ u
Masha Allah keep going sister ❤❤❤
Dumashi wan ku saray❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
Masha Allah WAA ku salaam Quruxey
Pleas nasra abtidon an 1m garsino inty ka tagin muqdisho hamigeda an u runeyno pleas❤
Masha Allah❤
Nasro hala gaarsiiyo 1m waa gabar sharaf iyo aqlaaq leh waana gabar somaliyeed haloo wada istaago nasro please ❤❤
Yaa Allh casimada yada mukdisho nabad warta Ayaan Allh kga baryaynaa si aan ugu soo dalxis tgno nabd noga dhig
Nasroy malinti hal vidio noso gali miss you wlhi❤😢
Maa shaallah dumaashi bilan horay usoco war gabadha riyadeeda haloo rumeeyo
Masha Allah tabarakalaah keeb ging
Araska iyo awrka edeb badanaa maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar
Insha allah abyo wad gareysa guleysta
Maa Shaa Allah
Eyyy nice vlog 😊😊September 1st weeyaan😊😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah shiine culay
Shine culay 😂😂😂😂rag rag dhalay weeyan tolow waa’ayo ck aaway maxa dareemi💖💖😂😂🇨🇦🇨🇦👍🏻
Maxa dareme war miya ush cudur king ck ku hayo 😏
Muxu dareemi laha CK xamar inta yimaado u kubashaala wax weyn aba ka dhigoosa magaladisa waye
كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤
Nasra Abtidoon Waxay iitahy Qof Aan Ku Daydo
Inshalla waa garee
Manal gabadhayda o 8 jira ladhaha adunka ugu jeclahay. So barbar Manal yarisay habo adiyo Ramla. Nasra gulayso abayo❤
Hadaa jamiila tahay gabdhaad 8jir ma ahan hadaadan eheen neh cafwan 😂😂
Masha Allah
1st like1st comment 🎉❤❤
Shine waley wa rer magaal 😂❤
Maasha Allah ❤❤❤❤
Masha allh malan
WAA RUNTIIS KAREEM MA U BAAHNID XITAA
Manshaallaah ❤❤
Team nasra abtidoon one like
M.a Gabadh sharafleh❤🎉
Asc walashay nasra ❤ waan kujeclahay manaal iino astur
masha allah eedo sobar bar❤❤❤mcn
Mashaa Allah 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰
Congratulations sis 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Mashaa allaah 🎉
Isooo raca channel one like 👍 ❤
Sihaam ina aderty naag dishiishe ah ❤
Team shidine coleey 1k subscribe 🎉❤❤🎉
Maansh alaha ❤
Mashallah ❤❤❤
Masha Allaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
M.a..waad.u.qalantaa.milyan.iyo.wax.ka.badan❤❤❤❤❤.mcnto.❤❤❤❤❤
Masha allah Dumashi göre usoco
Manshalah
Wçs wll qaali ❤❤❤❤
duumaashi soodha woow❤❤
Scw scw scw
Masha alah
Come son 1m🎉 nasro🎉🎉🎉
Oo badan ma mukdishaaa imika meshan San u qurxn
NASRA INAY UUR LEEDAHAY YAA DAREEMAY?😊😊😊 UA-camRAD KALANA UUR AYAY LEEDAHAY😊😊😊
Macruuf oo hadlaayo ana waa markii igu horosay.
Nasra inanta yar caamarada ka daa rajadaada inaad gaadhana waa kuu rajaynaa❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa uqalantaa masha allh
Abayo asc gawadhada please xijab ugili
masha allah❤❤
Shidine coleey Iyo nasra abtidoon dhalin yarada meey Hamid yihiin Wana duqyale 😂😂😂😂
Shiine waa nin wadankiisa ku kalsoon
One million mid dhamaada ma aha miyaa mise hoosbuu kolba udhaca
Muqdisho iyo meeshan shaqa iskuma la han. Meeshan waa xaafad yar oo u shaqsi Iska naash naasheystay.
😊😊😊
Masha allah nasra ❤🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team nasra one like ❤❤🎉🎉
Waxan kacodsanaya gabarkasta oohalkaan farintayda ka aragta iney isoboqato waxan ahay walashiin ooidin faideynayso wacodsi isodhaweya
❤
❤❤❤
Nasra waxa la isku caateyo iiso sheg
Way gawdhada wan jeclahy❤❤❤
Waawad sirdookii muqdish bassinde ok today
🎉
😂ta yar iga qoslisay safsacribe waad iga haysaan😂😂😂
Beeeeenle uf
ILAAHAY caafimadka iyo cimrigaba ha kuu dheereeyo aakhirana jano farduusa ha ku geeyo aamiin ❤🥹
Aamiin
M.a magaalada muqdisho say uquraxtahy illahayow nabad waarta sii from landers❤😊
Amiin ya Aalh
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw
Guys nasra waa hooyo dadaal badan ardayad ah aaan gaarsiino 1million farxadeeda waa farxadeena congrats inshllh waa udabaaldageynaaa ❤❤
Masha allah waaye wadankeena illahay cadawga hanooga qabto iyo dadkeenaba Geela fiiri quruxdiisa iyo sharafta kamuuqata somali leetaqaana geel kuma cayaarno waan sharafna masha allah❤
Gabdho haloo kaco nasro riyadeed halo rumeeyo 1m inta ey joogto muqsisho🎉
TEAM nasro abtidon ONE LIKE 👍
😅Kawthar Mohamed bulle😅😅😅
Nasraay❤walaahi xataa jaarkan kaga soo saraa walaahi illaahay dartii baan kuu jecelahay hargaysa❤❤❤
Nasroy million ka halagu gaarsiiye abayoy so duub muqalo❤
Masha allaah tabarakallaah manaal qurux sobarbaar habo adiga Ramla allaha idin xafido
Ridaada diyaar inshllh qof ani jeclahy tahye alha kuxafido abyo❤
Ina,adeer waan ku salaamay ❤
Daarusalaam maqaayada ma cunta macano runti inta aan joogay muqdisho meesha ugu cunta xun waayo maqayadaas sansabiil ee ku taalo laba dhagax ayaa ugu macaan uguna raqiisan runti🎉
cadaani ugu mac then walaalaha
Team nasra abtidon one like 🎉🎉😊
❤❤
Nasro inte katakin Somali 1m karsiya xafada telephoneka yalodan subscribers sosar team nasra abtidoon one like ismujiya
Manshaallah cunugtan ramla Abooto Abooto 😂shine culay faras saaran yahay funny 😁 😍🥰
Nabad doon shiine culey marba haduu kasomuqday channel kaga wan kuqasbanahay inan kusoraco Nasra abti doon
Qoftan wayahan wayna ladadale wax yabe nosodube m.a 1m katura yaqe nasra I love you❤🥰🥰
MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, Hamigaaga Allaah SWT hakuu yeelo Qaali shukran Jazaakallaahu kheyran
Somaaliyey gabadha 1m gaarsiya
Masha allaah faraxad ayaa itahye inaa video daawdo gulyso hambalyo ❤❤
Nasro Abtidoon keep going insha llah 1m ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah hbr manaal qurux❤❤❤
Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Aad baa u mahadsan tahay inaa dalka quruxdiisa iyo qiimihiisa soo bandhigto. Gacantaada Allaha kuu maceeyo, adiga iyo reerkaagana caafimad, nabadgalyo iyo khay idin siiyo. Ilaahow diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi oo nabad baa naas la nuuga lehee nabad iyo barwaaqo nooga dhig.
Waa talo wanaagsan in dalkaaga la maal gashto.
Aad baan uga xumahay in mooskeeni quruxda iyo macaanka badnaa ajaaniib daldalato anagana balaayo buufis dalal aan ka beero fiicanahay nalooga keeno. Ilaahow dadkeena gumaysiga maskaxda ka bixi.
Nasro abayo wagii manal aad dhalesay ilaa hadan kugu xiranahy alle haku dayo ilmaha wanku jeclahy abayo
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar
Muuqaal qabiileysan 😂 HG abtiyaalo ❤ u
Masha Allah keep going sister ❤❤❤
Dumashi wan ku saray❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
Masha Allah WAA ku salaam Quruxey
Pleas nasra abtidon an 1m garsino inty ka tagin muqdisho hamigeda an u runeyno pleas❤
Masha Allah❤
Nasro hala gaarsiiyo 1m waa gabar sharaf iyo aqlaaq leh waana gabar somaliyeed haloo wada istaago nasro please ❤❤
Yaa Allh casimada yada mukdisho nabad warta Ayaan Allh kga baryaynaa si aan ugu soo dalxis tgno nabd noga dhig
Nasroy malinti hal vidio noso gali miss you wlhi❤😢
Maa shaallah dumaashi bilan horay usoco war gabadha riyadeeda haloo rumeeyo
Masha Allah tabarakalaah keeb ging
Araska iyo awrka edeb badanaa maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar
Insha allah abyo wad gareysa guleysta
Maa Shaa Allah
Eyyy nice vlog 😊😊September 1st weeyaan😊😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah shiine culay
Shine culay 😂😂😂😂rag rag dhalay weeyan tolow waa’ayo ck aaway maxa dareemi💖💖😂😂🇨🇦🇨🇦👍🏻
Maxa dareme war miya ush cudur king ck ku hayo 😏
Muxu dareemi laha CK xamar inta yimaado u kubashaala wax weyn aba ka dhigoosa magaladisa waye
كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤
Nasra Abtidoon Waxay iitahy Qof Aan Ku Daydo
Inshalla waa garee
Manal gabadhayda o 8 jira ladhaha adunka ugu jeclahay. So barbar Manal yarisay habo adiyo Ramla. Nasra gulayso abayo❤
Hadaa jamiila tahay gabdhaad 8jir ma ahan hadaadan eheen neh cafwan 😂😂
Masha Allah
1st like
1st comment 🎉❤❤
Shine waley wa rer magaal 😂❤
Maasha Allah ❤❤❤❤
Masha allh malan
WAA RUNTIIS KAREEM MA U BAAHNID XITAA
Manshaallaah ❤❤
Team nasra abtidoon one like
M.a Gabadh sharafleh❤🎉
Asc walashay nasra ❤ waan kujeclahay manaal iino astur
masha allah eedo sobar bar❤❤❤mcn
Mashaa Allah 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰
Congratulations sis 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Mashaa allaah 🎉
Isooo raca channel one like 👍 ❤
Sihaam ina aderty naag dishiishe ah ❤
Team shidine coleey 1k subscribe 🎉❤❤🎉
Maansh alaha ❤
Mashallah ❤❤❤
Masha Allaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
M.a..waad.u.qalantaa.milyan.iyo.wax.ka.badan❤❤❤❤❤.mcnto.❤❤❤❤❤
Masha allah Dumashi göre usoco
Manshalah
Wçs wll qaali ❤❤❤❤
duumaashi soodha woow❤❤
Scw scw scw
Masha alah
Come son 1m🎉 nasro🎉🎉🎉
Oo badan ma mukdishaaa imika meshan San u qurxn
NASRA INAY UUR LEEDAHAY YAA DAREEMAY?😊😊😊 UA-camRAD KALANA UUR AYAY LEEDAHAY😊😊😊
Macruuf oo hadlaayo ana waa markii igu horosay.
Nasra inanta yar caamarada ka daa rajadaada inaad gaadhana waa kuu rajaynaa❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa uqalantaa masha allh
Abayo asc gawadhada please xijab ugili
masha allah❤❤
Shidine coleey Iyo nasra abtidoon dhalin yarada meey Hamid yihiin
Wana duqyale 😂😂😂😂