PRANK KII UGU XUMAA AMIIRO SI XUN ULA DHAQME MAKA FILEYNIN INEE OOYNESO SORRY😢..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1,9 тис.

  • @enjoy3684
    @enjoy3684 2 місяці тому +1689

    Gabdhahaan Iyo wiilashan quruxda badan iney dhaafayan umalayn maayo saliga nabiga (ﷺ).❤️

  • @MumtaazYariisey
    @MumtaazYariisey 2 місяці тому +94

    Gabdhahan iyo wiilashan quruxda badan inay dhaafayan umalay maayo saliga nabiga scw❤

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed 2 місяці тому +1123

    Mafileen in addhafaysiid nabi muhamed scw one like 😢❤

  • @YusraMaxamed-ci6pk
    @YusraMaxamed-ci6pk 2 місяці тому +361

    Wllhi waxaan is dhihi jiray cayda muxuu amiira ku jeclaaday wllhi anoo gabar ah baan hadana dhahaaya gabar amiiro oo kle aduunka ma saarno sabab to ah way dulqad badan thy way naxariis badan thy way qurux badan thy wllhi waa dhamestiran ilhy ha ku xifdiyo abaayo mcn 😢❤❤❤❤❤❤

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 2 місяці тому +4

      Amiiin🤲❤❤❤

    • @Msssuuro-o2p
      @Msssuuro-o2p 2 місяці тому +8

      Naag jilicsan nin ma rabo la soco 😂😂😂

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 2 місяці тому +2

      Amiin ❤️❤️❤️❤️❤️🫶🫶🫶🫶

    • @Sahroooyyyyy
      @Sahroooyyyyy 2 місяці тому +4

      @@Msssuuro-o2pamira haday jilicsan thy wilkeda dhexda intay uxirato ma korsaten teda kle waxn waa prank sidedaba waa ben waa wax la isla ogyhy gabadhn waa dabo dhigaten nagayhow meelkasta ayadad ku haysatane diraca ugu ncaleye🤷

    • @fatimaibra3819
      @fatimaibra3819 2 місяці тому

      Aamiin

  • @dososalaad
    @dososalaad 2 місяці тому +1179

    King cayda inan kula xiriira rabaa asxaabeey si uu comment gayga u arko like isaara please 😢❤❤❤❤❤

    • @Mawduckabaxdo
      @Mawduckabaxdo 2 місяці тому +8

      numberkisa maku siiYa

    • @fatximahamed5478
      @fatximahamed5478 2 місяці тому +4

      Ana wa raba ❤

    • @dososalaad
      @dososalaad 2 місяці тому +1

      @@Mawduckabaxdo Haa wll isii hada hayso

    • @IfraaxMaxamed-io7ub
      @IfraaxMaxamed-io7ub 2 місяці тому +1

      @@ZahraLeilaDuale oo cadaaa aha ana ha ihilmamina 😁

    • @FatmaAhmed-u1l
      @FatmaAhmed-u1l 2 місяці тому +1

      ​@@Mawduckabaxdo😂 na ana igudar 😂

  • @hamdiaaden1608
    @hamdiaaden1608 2 місяці тому +173

    Mafileynin inaad dhaafeyso nebigeena mohamed scw one like😢❤🕋 1M👍

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 2 місяці тому +278

    Cayda waina raligalisaa amiiro hadiyad wainaa ukenta😢😂❤

    • @liibaanabdullahiali6545
      @liibaanabdullahiali6545 2 місяці тому

      Uma knyo

    • @MaryamaCabdi-r3k
      @MaryamaCabdi-r3k 2 місяці тому +1

      kkkkkkkkk kkkkkkkkk 😂😂😂😂

    • @HodanCaare
      @HodanCaare 2 місяці тому

      ​@@liibaanabdullahiali6545qasab ugu keene 😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂

    • @CayniAli-jz2qf
      @CayniAli-jz2qf 2 місяці тому

      Shaqo yeelo bilaa camala taheee

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому +1

      ​@@CayniAli-jz2qfadi ceyda maa lagu dhahaa maxa kaa galay

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 2 місяці тому +78

    Qofka dulqaadka badan hadii laga gardarood wuu ilmeeyaaa amiira qurx waa qof dabeecad wangsan waana samir badanthy mnshlh cayde iyo amiira inay dad asxaaba inay yihiin video ganaanba ku kala saaray amiira noo daa caydoow prank baad ladaba gashaye

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 2 місяці тому

      Haa walaahi 🫶🫶🫶❤️❤️❤️

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      Asxaab uun maaha way is kaga dhow yihiin intaas

  • @FahiimaFahiimaMahamoud
    @FahiimaFahiimaMahamoud 2 місяці тому +326

    Inta markay aragtey prank ugu soo hormartey like dhac😂❤

  • @xuseenmuqtaar3136
    @xuseenmuqtaar3136 2 місяці тому +46

    Salaadu Waa furaha guusha 🙋🤍

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +116

    M.a wllhi la isma xaqire Amiira dulqaad daganaan qalbi wanaag sabir intaba Alle wuu siiyay ❤❤❤

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 2 місяці тому +16

    Dulqaad, Daganan, Daacadnimo, Dabacsanaan, Dad la socod Amira wa gabadh Dooran ninkii hela nasiib leh❤❤❤

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 місяці тому +258

    Amiiradeena wlh waa sabr badantahy m.a ceyda Amiira noo ilaali yaqay prank iyada ka oysineyo haku sameeynin mar dambe❤😢

    • @ahmedibraahin4016
      @ahmedibraahin4016 2 місяці тому

      Yoo

    • @IqraIsman-k2e
      @IqraIsman-k2e 2 місяці тому +1

      Ŏcw

    • @Indha_deeqa
      @Indha_deeqa 2 місяці тому +1

      Balanteenu waaa aaarsi balanteenu waaa aaarsi 😂😂😂

    • @AdnanSadia-z9x
      @AdnanSadia-z9x 2 місяці тому

      🎉😢😢 ....😢😢😢😢😢😅😅😅😅😂😂❤❤❤❤dbknnie😆🥹🥹😛😜☺️😜🤪🥴​@@Indha_deeqa

    • @AdnanSadia-z9x
      @AdnanSadia-z9x 2 місяці тому

      ​@@Indha_deeqanbfc

  • @AmiraAbdillahiAli
    @AmiraAbdillahiAli 2 місяці тому +16

    Ku sali Nabigeena Maxamed scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @fatximaxamed5460
    @fatximaxamed5460 2 місяці тому +170

    Lamanaha amiira ceyda waa labo is jecliyihin 😂🫂👰‍♂️🤵‍♂️

  • @IftinxirsiMuxumad
    @IftinxirsiMuxumad 2 місяці тому +17

    Ceyda dhoocilaha tiktok unacay amiiro darteeda adina maku dartay gabadha noo raali gali maskiin waaye

  • @Rianebdi
    @Rianebdi 2 місяці тому +201

    Raali gali Amira Gift Sii waryaa 😂

  • @fardoosotifow
    @fardoosotifow 2 місяці тому +8

    Amiiro dulqaadkeda kayaabay goor aa kuboodo o maqasta qoorta kaga qabto aa garan wey lahaa wlhi😂

  • @Wllzoyaa
    @Wllzoyaa 2 місяці тому +274

    Amiiro wlhi dulqaad ay ledahay san ma umalenen. M.a😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому +9

      bari horaan arkay waa dulqaadkii iyo dabeecadii oo qofa iyagoo wajiga u badashay is xanaajinaayo o xataa iyagu isku qaylinaaya waxba kama soo qaadin markay caadi noqdaan le sugaysay ileen prank war uma hayne in badan bay is dhaafinaysay qaladadka markii danbe o taraaxada laga jaray bay is dhahday saan macquul maaha wax wayn baa kuwan ka qaldan wayna xanaaqday

    • @Indha_deeqa
      @Indha_deeqa 2 місяці тому

      ​@@adoontiallesiman262 ani horta been mashegayi tarxadana nacay markuu dhahay maxa ka galay aala soo baaday like inaa ayaga la, joogo Ilaahow dulqaad isiii❤❤

    • @farduuzawel2123
      @farduuzawel2123 2 місяці тому

      darxada cadaanka siib amiiro😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wax fahan amii❤o dharka badal no wa ku foolxunthy😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢 sory lkn ok😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂

  • @farxiyamaxamed3419
    @farxiyamaxamed3419 2 місяці тому +10

    Wallahy amiira waa miskiin i.m sorry my sis❤❤❤ cayda baxnoo

  • @balqiismohamed2979
    @balqiismohamed2979 2 місяці тому +57

    Masha Allah Amiiro waa qof dagan oo ixtiraam badan markey xanaqday wey iska amustay xanaqdedii wey isku celisay waa respect miiran Masha Allah

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      wllhi Amiira marku ceyda prnk ku sameeyo qayb kamid ah wanaageeda ayan sii bartaa dulqaad daganaan sabir qofka awooda badan waa qofka xanaaqiisa ama caradiisa xakameeya ama aan falcelin samaynin masha allah

    • @MubaarigMallo
      @MubaarigMallo 2 місяці тому

      Mjfo​@@adoontiallesiman262

    • @MubaarigMallo
      @MubaarigMallo 2 місяці тому

      BRK ❤

  • @رئيزه
    @رئيزه 2 місяці тому +21

    Ceydarus sidan xu aha he amiira wa inan masakin xad ugu ilmesisey dad qaar mlinwlbo iska dulminoyin adigana mnta wata inanti ka oysisey rali gelin ka rbna anago uhdleno team ceydruus iyo amiira de grbkeyda tagnow wlhi wa fariid amiira wa inan yro dulqad iyo samir degnan leh Masha Allah noga daa dhibka inanta king ceyda hdlkena tix geli🤌🏼😔🥹

    • @Sahroooyyyyy
      @Sahroooyyyyy 2 місяці тому +3

      Exactly dartiis ee dhocilo xuna ucayan halkuu madaxa sarn lahaa uusan udhaqmAAAAA I FEEL SO BAD 😢😢😢😢😢😢😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      ​@@Sahroooyyyyymaya wllhi ceyda Amiira madaxu saartay lkn inuu dhibo ayu iska jecel yahay ceyda na qof uu jecel yahay uun bu dhibaa

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 місяці тому +605

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @sadaamcali834
    @sadaamcali834 2 місяці тому +19

    Milyan qurux oohinteeda wana dhibty King cayda hadad na qadarinayso dadkaagi nahny abaal marin sii anba gift sido kale kaxee meel.ay ku nafisto labadina oo kaliya israaca ❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      Raali galin inagama dhaxayso ayuu ku dhahay muuqaalki habeen hore o Amiira soo fiiri kuwan dusha uun bay laba ruux ka yihiine hal qof cml waye ❤😅

  • @AliAfrah-p9l
    @AliAfrah-p9l 2 місяці тому +106

    Jah amiira qof kii asxaab la ah weey u dhacatay waxeey isku dayee in farxad siiso fiiri

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 місяці тому +11

    😢😢 amiira xbty sorry ani markii hore waxaan ilahaa way dareensathy prankga lkn dhibta waxaa keenay xasuusta nayroobi

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 2 місяці тому +91

    Intii rabto Amiiro in laraali galiyo like ❤❤❤

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d 2 місяці тому +5

    Wara faraxyasha boqorada dhibka halaga dhafo yaqey😂😂😡 hadi kle wa arsaneyna hada nahay team amirada ❤🥷

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 2 місяці тому +3

    Ceyda is not easy tarhada cadankan kugunacey kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂qosol igumaharin 🎉😂😂😂😂keep going legend 🎉

  • @shqarBoy
    @shqarBoy 2 місяці тому +128

    OH SORY AMIIRA WAY OYSAY WALHI 🥲

  • @MohamedHassan-yo3uk
    @MohamedHassan-yo3uk 2 місяці тому +5

    Kusali nabigen scw❤❤

  • @Miskimahamuud
    @Miskimahamuud 2 місяці тому +98

    Wlhi amiiro wey dulqaad badanthy intaaas maba aamusnaa laheen

    • @AmaaniAbdulkadir
      @AmaaniAbdulkadir 2 місяці тому +3

      Ana iska yabana adna ma igu dartay😂

    • @Sahroooyyyyy
      @Sahroooyyyyy 2 місяці тому +1

      Ani buuq hada maqli wabaka orda mesha dhannn😂

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 2 місяці тому +4

    Amiira wllhi saaid udulqaad badan tahay ani hadaan ahaan lahaa mar horaan gacan uqaadi lahaa amiira qurux dulaaad badan m.a 😢❤❤❤

  • @salmaansalka5798
    @salmaansalka5798 2 місяці тому +88

    Ceyda inoso raali gali gabadhena waad naga dhibtee agah dulqadka naga dhameysee uf😢

  • @Xidiga_13
    @Xidiga_13 2 місяці тому +3

    King ceyda gabadha waad ka ilmaysiisay ee ilinta ka imaada awgeed abaal mari si ficana uga raali gali bro waad iga codsi ✌️

  • @MIRAAABDUL
    @MIRAAABDUL 2 місяці тому +60

    M.a amiira gabar dagan oo hdna qurux bdn oo boqord ah waye 👩💞

  • @SalankoFootballer
    @SalankoFootballer 2 місяці тому +4

    Nabiga an kuwadha salino ❤❤

  • @AliAfrah-p9l
    @AliAfrah-p9l 2 місяці тому +85

    Ceeyda 3 xugo aan kaa codsaa maadaama aad amiira tarxada kajartay number 1 saalax asajoo labisan oo meel u so cotiin 2 xabo ukun ah ku jabi
    Number 2 C/ fitaah mayonnaise ama catchup madaxa uga shub number 3 amiira hadiyad u geey lkn waa in aan arko codsigeeyga bro thanks

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 2 місяці тому +1

      😂😂😂😂 ar xasadsanidaa ukun iyo miyonys aaa

  • @Amiiradeena
    @Amiiradeena 2 місяці тому +5

    Cayda ufffff gabarta maskiinta ah noo daa wlhi team million qurux dhn dhiga kcy cayda habeen walbo amiiradeena wad dhibta marka haben danbo raali glin ka sugena amiiradeena sorry sorry sorry sorry sorry inad oyso wlhi uma qalnti amiiradeena to much u dulqaad bdn thy m.a lkn caydaaba dulqaadka ka dhameenayo cayda amiiradeena gift aan wli qof la siin oo qaali ah oo amiiradeena uqalmo ubaahanahy marka habeeen danbo amiiradeena brank hku sameen gifts qali ah uken qabqabtaaada 👸 ❤️💖🎁

    • @Sahroooyyyyy
      @Sahroooyyyyy 2 місяці тому +2

      Wlha haben danbe haduuu subrice meel qrxbadn kaliged ku casumi waayo waa iga tufan yhy😢🔥

    • @Amiiradeena
      @Amiiradeena 2 місяці тому +1

      ​@@Sahroooyyyyy walhi haa amiiradeena anaga dhib mala rabni😢

  • @Rianebdi
    @Rianebdi 2 місяці тому +29

    Team Amira Hadaa Mahay Ceyda Saan Maku Cafineenooo 🙄😂

  • @Aminajaamac12345
    @Aminajaamac12345 2 місяці тому +2

    Ani walhi intaas dhan ma sii saarnan lahyn gaarigoida😮 😅 waan ka dagan lahaa
    Mash Allah Ameera dulqaad leedahy 😊

  • @Naxariislowga
    @Naxariislowga 2 місяці тому +212

    Ani nafteyda prank ku sameeye saakay wxa dhahy magaalada kuu wadaa kadib ne jaamacada aya geeye😂😂😂

    • @Miiraymohaz1
      @Miiraymohaz1 2 місяці тому +10

      Wlhi waad iga qosliisay😂😂

    • @QueenQueen-z3p
      @QueenQueen-z3p 2 місяці тому +6

      😂😂😂😂😂 so funny

    • @faazadan4376
      @faazadan4376 2 місяці тому +1

      Manooli😂😂

    • @najmoabdirahman5794
      @najmoabdirahman5794 2 місяці тому +7

      𝐏𝐫𝐧𝐤𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐲𝐮𝐮 𝐮𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐲𝐚😂😭

    • @abshirobashiir1456
      @abshirobashiir1456 2 місяці тому

      😂😂😂😂

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 місяці тому +1

    Amiira walahi maskiin waaye Ceyda Gabadha si xun baad ula dhaqanteen ,,,Raali galin Aan waligeed la' arkin ayaa waajib idinku ah Amiira Noo soo aar ❤❤,,,,❤

  • @JawahirMaxamad-j4u
    @JawahirMaxamad-j4u 2 місяці тому +109

    Inta markee prank maqashay soo cararteu😂😂yaqey ceyda amiiradeena waa naga dhibtey😢😢

  • @shiriiboy2246
    @shiriiboy2246 2 місяці тому +3

    Nairobi cabsi cabsi gabdhaha amiira manta wey kugu dhacday bey islahayd😂😂

  • @LiimoLove
    @LiimoLove 2 місяці тому +45

    Team amiira hadan nahay tan ma yeleeno 😂😂😂😂

  • @Amiiradeena
    @Amiiradeena 2 місяці тому +7

    Cayda amiiradeena noda please wa maskiin wlhi sabr io dulqaad alle siiyay m.a mar danbe hka oohisiin bowe noo ilaali boqoradeena warya amiiradeena markay brank kugu sameenaso wax yaniis kugu sameesa adina amiiradeena waka oohisaa amiiradeena dulqaad badntyda la jecleyyydayda indhahayga kligeed boqorad my Queen my princess mss smile mss style m.a lkn ooyinteeda way na dhibta marka mar danbe hka oohin anaga hda team amira nahe raali glin qurux bdn ubahanahy io wlipa in amiiradeena to much looga farxiyo😢❤

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 2 місяці тому +112

    AMIROO🥺Ilintedha ❤️ ceyda amiraa raligali😭🫂👸🏻

  • @UmalAxmed-q6o
    @UmalAxmed-q6o 2 місяці тому +4

    Amiiradaydah fariid yar wye wlhi😂❤

  • @XaliimoSheekhcali
    @XaliimoSheekhcali 2 місяці тому +40

    Team amiira waainoo noo artaa😂

  • @munahassan7327
    @munahassan7327 2 місяці тому +6

    Ala amiro maskin waye 😢😢

  • @Kaamil_Gamer
    @Kaamil_Gamer 2 місяці тому +64

    Amiira waa daacad wllhi zxp Cayda way ixtiramaysa , ixtiraam wayn ayey u haysaa wllhi 😢😢

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 2 місяці тому +3

    War ceydow wad kadartay miskintan ey darta u cayaan mad adne nucan udhaqmee tan kama yelin kaso gar bax amiiro sorry amira deydii🥺😭

  • @salmaansalka5798
    @salmaansalka5798 2 місяці тому +141

    Ceydow ino daay gabadha agah malinkasto managa dhibee orod hada inosobrali gali gift qali ugeey team Amira hadanahy waan arsanena inosobrali gali amiiradena 😢

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 2 місяці тому +1

    Amiira ilinteda weyna dhibtaa lkn team cayda wan arsaney😂😂 sorry Amiira adaa soo joog laga wayey❤🎉🎉

  • @BushraMaxamed-i3m
    @BushraMaxamed-i3m 2 місяці тому +82

    Uf ceyda ceeb waaye in aad saan ka aqli bdn thy kuu maleynayey gabdha dartaa maalin walbo loo caayaa dhocilo xun adna mmeessha ka difaaci laheed ood ku faani laheed saan u dhaqmee war iga tag waa iga xanaajisey walaahi ee nin raga iska dhig gabdha boqorad ka dhig oo mar walbo ku faan qalbigeeda noo ilaali😢

    • @hayaat1311
      @hayaat1311 2 місяці тому +8

      Qiimaha ee leedahay iyo meesha ee joogto ismalahan wallhi Kani waa doqon wallhi

    • @S.girl-rw7kz
      @S.girl-rw7kz 2 місяці тому +6

      Oo muxu sameyay an prank ahayn wadba baroorate may iskaga hadho haday wax waliba lagu sameyo u dulqan karin maxay asaxab ku yihin iyaduba sootan ku sameysa😒

    • @BushraMaxamed-i3m
      @BushraMaxamed-i3m 2 місяці тому +4

      @hayaat1311 maya saas maaha qiimaheeda wey taqanaa lkn asi xiligaan cml lamarabin in uu prank nucan oo kale sameeyo

    • @BushraMaxamed-i3m
      @BushraMaxamed-i3m 2 місяці тому +6

      @S.girl-rw7kz naa tag prank maa la isku heystaa waxaa kale jeedaa cadowgeeda batey marka meelahaan cml pointi yar ku raadinayaa marka in uu umuuji In ay boqorad thy la rabey😂

    • @Sahroooyyyyy
      @Sahroooyyyyy 2 місяці тому +4

      @@BushraMaxamed-i3m wlhi cawada wan ba uxanaqay kan waji malaha madax sabuulll waaxid amiiro sorry mcn🥺❤️

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 2 місяці тому +2

    Iga war haaya TikTok kaso ordayeee prank jaceylay waaye 😂😂😂

  • @AsmaAbdullahi2450
    @AsmaAbdullahi2450 2 місяці тому +38

    Waa yabe horta ceyda ohinta Amira mad kaa hesha noo dhaf Boqoradayda dulqdki oo qofa😢😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому +1

      Ceyda qof uu jecel yahay uun buu dhibaa lkn Amiira dulqaad iyo dabeecad Alle wu siiyay

    • @AsmaAbdullahi2450
      @AsmaAbdullahi2450 2 місяці тому

      @adoontiallesiman262 haa ilhay haa uu siyadiyo

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      @AsmaAbdullahi2450 ❤

  • @KadraissaYoussouf
    @KadraissaYoussouf Місяць тому +1

    TEAM CEYDA LOVE lSAARA😂😢

  • @nimconalka1763
    @nimconalka1763 2 місяці тому +60

    Amiiro dulqaaad waxan waa dhafeen mar horaa Boorsada wajiga ugu dhufa lahaaa 😂😂😂😂

    • @SamaaraEise
      @SamaaraEise 2 місяці тому +3

      Adigu midmatihid😂😂

  • @UmuMaajid-c1n
    @UmuMaajid-c1n 2 місяці тому +12

    Na amiro xoga yr dab usku yeel ugu yraan marka lgu raaligliyo horey haka yeelinwa idin jclhy lkn prank kma helin😮😮😮😮😮

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      dabeecad wanagsan bu Alle siiyay dadka dabeecada xun baa dhowr bari sii xanaaqsanaada

  • @MuniirocllaahiMuniiro
    @MuniirocllaahiMuniiro 2 місяці тому +44

    wllhi amiiro waa miskiin dulqaad bdn sorry abyo ani hdaan allah gaari masii saarneedeen waaba iska dagan lahaa cayda gabadha soo raali gali si xun ugashay 😂😂😂

    • @gurl23-j1b
      @gurl23-j1b 2 місяці тому +4

      Aniguba intan 5 dhirbaxo ku dhufto baan kadagi lahaa😂

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 2 місяці тому +2

      Kula mid gacanaa iga so Horayso ani xaqiisana wuu qadan Lahaa Neh😂😂

    • @MuniirocllaahiMuniiro
      @MuniirocllaahiMuniiro 2 місяці тому

      @axlaamcumar5905 ilaahay baa isku dabeecad naga dhigay

    • @MuniirocllaahiMuniiro
      @MuniirocllaahiMuniiro 2 місяці тому

      @Fairygurl23 saas ayaa lagaa rabaa naag nimanka ka adag gumaysato baa lagaa rabaaa

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      ​@@MuniirocllaahiMuniirodulqaadku waa deeq Alle bixiyo Abaayo 😅

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 2 місяці тому +1

    AMIIRADENA gift rali galin sii 😢Amiira gabar qalbi wanagsan waye walhi ❤

  • @neyrusnalka748
    @neyrusnalka748 2 місяці тому +52

    Ceeyda amiira salax iyo wiilka kale soonka gaariga hala xirto❤

  • @sihaammuhiidiin2335
    @sihaammuhiidiin2335 2 місяці тому

    M.a wallahi amiiro dhamestiranti la sheegaaye wye😢daganaanteda sabarkeda quruxdeda dabcigeda dhaqankeena allow noo xafid❤🎉

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 2 місяці тому +31

    Ceyda amiira maxa u daba dhigatay dadka kale aad noh😂😮

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 2 місяці тому +2

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut
    @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut 2 місяці тому +34

    Amiradena maskiin waye wllahi 😢

  • @QueenNaciimo-sy3dj
    @QueenNaciimo-sy3dj 2 місяці тому +1

    Ala dulqaad padanaa amiira ani goor aa madaxa furay isma ogaadeen wllhie😭😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +21

    Amiira qalbi wanaag way iska faraxsanayd hi guys maan soo daahay bay dhahday markay la hadli waayen way yaabtay ileen ma oga Niman prank samaynaayo oo is xanaajinaya inay yihiine 😢😂

  • @farhiamohamed5008
    @farhiamohamed5008 2 місяці тому +1

    Wllhi amira wee iga dulqad bdn tahay walee inaa dilaa gariga ka dagi lahaa wllhi 😂😂😂 idhaaf🤸🤸😤

  • @Upthi_rhman
    @Upthi_rhman 2 місяці тому +46

    May الله protect you
    May الله guide you
    May الله grant you Jannah
    May الله strengthen your Iman
    May الله accept all your duas
    May الله bless you

  • @Edebsan2022Sidii-hooyaded
    @Edebsan2022Sidii-hooyaded 2 місяці тому +1

    Suunka xirta markaa gariwadid ama raaceysid sidaan walaga ficanyhy first intaa dhaqaaqjn waa inaa wada xiratiin sharciga gaariga 😊

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 2 місяці тому +23

    Team ceymir likta cadowga ku buusa plz❤❤❤

  • @WardaWacan-h9v
    @WardaWacan-h9v 2 місяці тому +2

    Dulqadka san xadka bax weye amiira isnole abaayo sidan simaha maoohin unbad wadi😢😢😢

  • @najmaabdilahimahamud4995
    @najmaabdilahimahamud4995 2 місяці тому +21

    Amiira raaligalintan oo kaliya kuma filna 😂😂😂

  • @aadanmohamed6976
    @aadanmohamed6976 2 місяці тому +4

    Cayda amiira kada Mar kan Wllhi in la dhibo ma rabo amiira hadaba dad nafta u keeneyn gabdhixiina isku halaynaysay way ku xumaden

  • @Ĺaylamaxamed-g8q
    @Ĺaylamaxamed-g8q 2 місяці тому +40

    Ceyda adi prank yadaada maska soconee le wah
    Maskiinta yar way qalbi jilcantahee noo daa😢

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 2 місяці тому +1

    King ceyda libaax kadaa amira qurux prank sxb ❤❤❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 2 місяці тому +25

    Team amira qurux like 👍 😢

  • @MaryanYusuf-l8b
    @MaryanYusuf-l8b Місяць тому +1

    what and color is she on female?
    what time?

  • @FartunOsman-cz6ew
    @FartunOsman-cz6ew 2 місяці тому +21

    King walaky mcn wllhi ilahay dardiisa aa idin wada jeclahay dhaman team 27 wllhi i.a mar uun waa idin lakulmidonaa wllhi inaa nii lakulmo aad io aad ayaa ujeclahay nolada ❤❤❤❤

  • @SheynaSheeko
    @SheynaSheeko 2 місяці тому +7

    TEAM CEYDA PLEASE ONE LIKE

  • @Mooonii222
    @Mooonii222 2 місяці тому +23

    Amiiira miskiisanaa acuudu ceyda maka cabsanee maxaa saas dhan iskaaga dhigee asi maaa kuutaliyo yur dheh nooh ani mar horaaa gaariga uga dagi lahaaa wllhi 😂 waraa ciilaa iqabty yaah marka yaa liiqaban 😅😅

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 2 місяці тому +1

      Abayo Amira zaaid miskiin waaye...prank Yadkin Saxaaf dib u so fiirso sidan le u dhaqmi jirtey😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      dulqaad bu Alle siiyay waxa ka xanaajiyay wiilasha inay ogaato si ay u xaliso bay rabtay fariid waye wayo asxaabtaado xanaaqsan markad aragto waa la dajiyaa si waxa haya loo ogaado

  • @SucaadYaasiin1234
    @SucaadYaasiin1234 2 місяці тому +1

    Ceyda please wallo gabdha hanooga oohin wey na dhibaysaa ilmadeeda😢😢😢😢

  • @HafsaMaxamed-dd8qn
    @HafsaMaxamed-dd8qn 2 місяці тому +19

    Ax calooshy iga hurisey wlhi maskiin wa dadka hadey xanaqan ilmadu kusoo istagdo same nahy 😢😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      dadka dhan maaha waa dadka qalbiga wanaagsan oo aadka daacada u ah sxbtay baa saas ah 😢

  • @SalmanHashi-d7o
    @SalmanHashi-d7o 2 місяці тому +3

    Amiro masha allah allah qurux wuu kuu dhameeyey

  • @Bf23lucho
    @Bf23lucho 2 місяці тому +49

    Ceydo saan qalad waaye gabadha dhipta nooga dhaaf raali galin kaa sugaa ceydo😢

  • @fatximahamed5478
    @fatximahamed5478 2 місяці тому +1

    Team amiira qurux hada nahay wan arsanayna❤😂

  • @SaabiriinMacalin
    @SaabiriinMacalin 2 місяці тому +49

    Wlhi amiiro qurux dulqaad aaa ufadhiyo m.a yaab😂😂😊

  • @NimcoMohamed-y7d
    @NimcoMohamed-y7d 26 днів тому +1

    King caydaruus soodhawaaw 😅😅😅😅😅

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 2 місяці тому +19

    Wllhi yaab wye caydoow gabadha hanaga dilin maqas maaba uso qadatay😂😂😂

  • @MariaMoha-n2w
    @MariaMoha-n2w 2 місяці тому

    Amiira wlhi waa dulqaad miiran Masha allh wey u fiirsan meesha waxa ka socda waa yabantaahy

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 2 місяці тому +18

    Intiii Markey prank maqashe soocarate🏃🏃🏃🏃 😅😅🤣😅😂🤣

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 2 місяці тому +1

    Bisinkow ceydow xanaq maku ficnid ee haxanaqen mar danbe please. Ameradina cashaqa ino ilali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 місяці тому +13

    Ceyda Amiira markasta prank xun kusameysa ma raaligaliso Amiiradeena waa miskin wlh waa ina noo raaligalisa😢sorry Amiiradeena❤

  • @Cabdirisaqabdilaahimuuse-qp9xe
    @Cabdirisaqabdilaahimuuse-qp9xe 2 місяці тому

    Aan ku saline xabiibkeena mixed scw igu la sali ya in tii jacal ❤

  • @Wasugi23
    @Wasugi23 2 місяці тому +44

    Ceyda adi na ha ugu darin awalba dhocilaha tiktok gbdha dhibeene 🥹

    • @IsmaacilCxakim
      @IsmaacilCxakim 2 місяці тому +1

      Horta ma ila aragtay waaba nacay kuwaas uf 90ka amire ku dheganyihin mana gaaran

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      ​@@IsmaacilCxakimwaa dad nolosha ka dhacay inee qof caayan maahane wax kale ma yaqaanaan

  • @NajmoMaxamed-e2e
    @NajmoMaxamed-e2e 2 місяці тому +2

    hhhhhh xanaqa noocaan waan u xiisy wllhi Mar dhaw mar dhaw ma xanaqen manty in aan xanaqo waaaye amiira yawanaha u daran

  • @Bestrong12-g8o
    @Bestrong12-g8o 2 місяці тому +59

    Amiira waa in la raali galiyaaa saan xaq maaha ceyda gabadha waad naga dhibtay wah habeen dambe bal soo raali galin waa😡😢sorry xbbti amiiray❤😢

    • @FadumoCadey-x9i
      @FadumoCadey-x9i 2 місяці тому +1

      Kan bax umudaa😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 місяці тому

      Sas waye

    • @S.girl-rw7kz
      @S.girl-rw7kz 2 місяці тому

      Maxaa laga raali gelinaa prank waliged ba lagu sameyn jiree🤔

    • @Amiiradeena
      @Amiiradeena 2 місяці тому +3

      ​@@S.girl-rw7kzlkn zizter amiiradeena dadka kle isku mid ma aha wax ay dherthy

    • @Bestrong12-g8o
      @Bestrong12-g8o 2 місяці тому +3

      @S.girl-rw7kz naa maxa adiga kaa galay af dheerida maa adan ku dhahnay so raali gali🤔niicda ikala tag replykana iika baax baacyahay