PRANK// AMIIRO GACAN U QAADAY GABAR AAN U BALAMIYE SI XUN U XANAAQDAY OMG😱..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @user-sw7lz7di4y
    @user-sw7lz7di4y Місяць тому +868

    Inta soo carartay prank markee arktay like isaara😂😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +244

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️🥹

  • @Wllll.Mahaza.-gv7zs
    @Wllll.Mahaza.-gv7zs Місяць тому +640

    ❤❤👀: aawey dadki jacelaa nabigena muxamed scw❤🥰

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Місяць тому +372

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 Місяць тому +462

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Місяць тому +248

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

    • @XuseenCabdi-j1i
      @XuseenCabdi-j1i Місяць тому

      Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤🎉🎉

    • @umumar8410
      @umumar8410 Місяць тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @SuldaankaCaliaxmed
      @SuldaankaCaliaxmed Місяць тому

      Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw

    • @QadrushinaxajigamailMsfaraxzna
      @QadrushinaxajigamailMsfaraxzna Місяць тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Maryancabdulemaxamuud1
      @Maryancabdulemaxamuud1 Місяць тому

      scw❤

  • @HafsaMaxamed-dd8qn
    @HafsaMaxamed-dd8qn Місяць тому +252

    Amiira wey i daweysey cawa nag adag 💪😂

  • @DuniyaAxmed
    @DuniyaAxmed Місяць тому +104

    Amiira qurux wlh family ka hoyadiis ayeey ku xushmeneyse mehee qofta hawada lagu cunilahaa😂 amiira waa xushmadii oo qof ah❤❤❤

    • @SarasimanSarasiman
      @SarasimanSarasiman Місяць тому +12

      Gacantan hada kugu dhufto wa lagu wayne kulaaha amira mid ma ahan wlhi😂

    • @DuniyaAxmed
      @DuniyaAxmed Місяць тому +2

      @@SarasimanSarasiman Haa wlh

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      ixtiraam keeda ayay ku badbaaday gabatu 😂😂

  • @Qarami-o9t
    @Qarami-o9t Місяць тому +418

    Inta Inta inay is jecelyihiin amiira iyo ceyda like saara😂😂❤

  • @yousra52
    @yousra52 Місяць тому +82

    Alla amira cadi mha kulaha boska fadhisid xita labo wiil iskleh hade imadan wa dage😂😂 gabadh iga dheh

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Місяць тому +540

    Team amira qurux one like 👍 😢

    • @cabdisamad4435
      @cabdisamad4435 Місяць тому +10

      Ina Liverpool big fan😂❤

    • @XafsoAbdalla
      @XafsoAbdalla Місяць тому +5

      My fun🎉❤ ina Liverpool

    • @FuraxoDhaqane
      @FuraxoDhaqane Місяць тому +3

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @RaxmoMaxamed-ws9dq
      @RaxmoMaxamed-ws9dq Місяць тому +6

      Team king ceyda like 👍

    • @HassanCumar-dy4dv
      @HassanCumar-dy4dv Місяць тому

      99998😊81CQD and the 99990😊8th May 😊9nc4b and advert will not 😅😅😊and advert 8999😊😅and 9999⁹⁹⁹😅😅😅😊😅😅😊😅😅

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 Місяць тому +82

    Alla amira dulqaad badana wlhi anaaa is modayy goor aan xaga danbe ugu tagi lahaa layma arken oon fuuli lahaa nagta wlh😂😂😂 waraa amira dulqaad iyo ixtiraam baa ku dhan wlhi masha allh❤❤

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen Місяць тому +209

    Team Amiira Tan way Nagu dhacdey wa Aarsaneynaa😂💪

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +112

    wllhi Amiira gacanaa u taagay waa dulqaadkii oo qofa gabartu way ka xanaajin kari wayday ilaa ay gacan uga qaaday markay caaga ku dhufatay bay xoga xanaaqay teeda kale wax aan qofna samayn karin bay samayay oo eh iyadoo xanaaqsan inay ixtiraamto qofta yaa salaam ala Amiira dabeecad waxan way dhaaftay ❤❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Місяць тому +144

    Kusaliya nabigerna muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼

    • @QueenAmriita
      @QueenAmriita Місяць тому +1

      Scw

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +1

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

    • @NajmaSiciid-p4n
      @NajmaSiciid-p4n Місяць тому +1

      Scw scw scw scw 💞💞💞💞

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 Місяць тому +66

    Amira naag adag prank waaye yeelimayno ceyda way kaajaranthy😂😂😂

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r Місяць тому +106

    amiira waa ku kalsoonahy inay ka aarsan doonto😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +37

    ala Amiira wllhi intaa ku baranay inta u qarsoon baa ka badan dulqaadka daganaanta dabeecada ixtiraamka masha Allah ❤ waxa igu darnayd markii gabarta waxeeda saaid noqday dhahday soo dag Amiira hore ayay ka dagtay iyadoo dagaalka Aduunka ku qaad is leh ayuu ceyda dhahay prank Amiira intay yaabtay tan waa kasaa bee kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 Місяць тому +206

    Inta prank😂❤maqashay markee soo maqleen arkeen fiiiriyeen like 👍 👍 saara

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 Місяць тому +140

    Amiira waa ani camal qof san u hadlaaya hada arko qofku sa la dhahaya hada aqoon xita dhaxda ma gasha i qabato hada aqoon tee amiira dhigte ka badan dhiga😂😂kibir kibir dhan ma arki kari 😅Amiira yana lagu fududan naag uma boteen kartee wana aarsena hada team amiira nahay😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому +7

      Amiira qof ixtiraam badan miskiin eh waaye kibir dhan ma taqaano gabartuna maadama prank samayn rabtay waxba ma reeban waxay rabto ayay dal dashay so qof jidka maraayo xataa hadii sidan loola hadlo damiirku wuxu ku faraa inaad hadasho qof aad garanayso na maxa u malayn goor aad hadashay isma ogaanaysid

    • @IimaansalaadCadow
      @IimaansalaadCadow Місяць тому +2

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому +1

      Prank kulaha Anago og inu been yahy aya hadana daawaneyna somali maryoley filinkaan maa run moodan dadki waxaan Aamino waa bila aqli nabe😷😷😷😛😛😛

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому

      Prank kulaha Anago og inu been yahy aya hadana daawaneyna filinkaan miya run moodan qofki Aamino sheekadan waa bila aqli ogaada 😷😷😷😛😛😛

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey Місяць тому +1

      ​@@Abdelrahimmohamed-jy7lpoo yaa daawo ku yiri lax yohoo🤮😠😠

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +171

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤

  • @user-rd2ut4yq1k
    @user-rd2ut4yq1k Місяць тому +64

    Amiira ma dagdagto gabadh aad udagan weeye😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому +1

      fudeedku dhibaato badan buu keenaa daganaanta na shar badan baa lagaga badbaadaa waa qof ilaa xad dagan ❤❤

    • @user-rd2ut4yq1k
      @user-rd2ut4yq1k Місяць тому

      @@adoontiallesiman262haa wllo ma aragty illaahay uu dhaymstiray mnsha allaah

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil Місяць тому +223

    Amiiiro iyo ceyda hal qof waye😂nagta showw bdnaaa😂😭

    • @DeeqoAli-x9m
      @DeeqoAli-x9m Місяць тому +12

      Ma ila aragty 😂😂😂

    • @Cayuni1
      @Cayuni1 Місяць тому +4

      Yaa 1 ka dhigay😂😂

    • @SILENT______GIRL143
      @SILENT______GIRL143 Місяць тому +9

      😂😂😂 akhwaan isdaji brank lee waaye

    • @user-ly8vz2iv3y
      @user-ly8vz2iv3y Місяць тому

      Haaa😂😊​@@DeeqoAli-x9m

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому +4

      Prank kulaha Anago og inu been yahy aya hadana daawaneyna Prank somali qofki Aamina asiga cawaan ah 😷😷😷😛😛😛

  • @FaadumoAadan-r6m
    @FaadumoAadan-r6m Місяць тому +54

    Amiira. Wa qof dagen walhi. OO dulqaad leh MN Sha Allh hpptih

  • @Salmonella12
    @Salmonella12 Місяць тому +175

    Ilahow ha itusin ceyda io amiiro oo Airpor jogo oo midkod baxayo😭💕Only ayagoo family ah inee isla baxan ama isla jogan😂💕😭

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Місяць тому +60

    M.a Amiira wey degan tahy❤

  • @Cumeer_BigFan2749
    @Cumeer_BigFan2749 Місяць тому +128

    Team Ceyda and Amira Only Like 👍

  • @UmaymaMahamed-kx8gu
    @UmaymaMahamed-kx8gu Місяць тому +22

    Amiira waa gabadha team 27 oo gu quruxbadan oo gu naxariis badan ❤

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed Місяць тому +77

    Team amiiro is not easy one like❤😊

    • @maxamedmaxamuudDiiriye-td2yk
      @maxamedmaxamuudDiiriye-td2yk Місяць тому

      11:34 11:34 11:34 11:34 11:34 11:35 11:35 11:35 11:35 11:35 11:36 11:36 11:37 11:37 11:37 11:38 11:38 11:38 11:38 11:39 11:39 11:40 11:40 11:40 11:40 11:40

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +85

    war Amiira geesi sanaa gabartu markay is waashay meeshad fadhisid laba wiil baa iska leh baa la dhahay iyo markay tiri Malaysia joogis bay rabtaa naag nool waaye qoftaan 😂😂😂😂

  • @RuweidaUpdi-e6m
    @RuweidaUpdi-e6m Місяць тому +88

    Inta soo roortey markey prank arkeen one like😂💔

  • @SalmaMaxamed-gw5ef
    @SalmaMaxamed-gw5ef Місяць тому +53

    Inta markey PRNki argtey soo carartey like😅

  • @ShabeladaWalan-we9ir
    @ShabeladaWalan-we9ir Місяць тому +58

    Amiira ❤ team cayda ka raali noqo cawa😂❤

  • @muscabcabdullahi319
    @muscabcabdullahi319 Місяць тому +38

    Amiira nagta weelaheshay wallahi amiira isn't easy 😂😂

    • @user-qb9wl8po3t
      @user-qb9wl8po3t Місяць тому

      Prank wali wayee soo badi king ceyda😮😮😮

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 Місяць тому +52

    Ku Sali ❤️ Nabi Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +46

    Amiira horaan u ogaa inay dulqaadkii iyo dabeecadii oo qofa tahay wax wayn uun baa ka xanaajin karo 😅

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому +1

      Prank kulaha Anago og inu been yahy aya hadana dawaneeyna mida kale maxaa tiri dulqaad iyo dabeecad yaah hhhh waxaan waa sheeko lisla ogyahy😷😷😷😛😛😛

    • @ruujaqurux7758
      @ruujaqurux7758 Місяць тому

      Mxa ka galay adiga meqo comment kugu arkag ​@@Abdelrahimmohamed-jy7lp

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      ​@@Abdelrahimmohamed-jy7lpkan la is lama oga qofkii caqli leh uun baa fahmi karo haa waxa dhahay waa dulqaadkii iyo dabeecadii oo qofa waana runtay maxa ku daaray adi

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому

      @adoontiallesiman262 waad iga qoslisisay maxa ku daray kulaha waxba ima daarin hhhh o kaali waxaad kamid tahy miya prank somalida sameeso dadka Amina ine rubtahy Allh yaa runta ku sheeko views aya lukala raadsada. 💯 %💯 waa fece dadka kaa weeyn aqliga la kaalsho weeydi pranki somalia run miya dheh markaas ada ogaanayo runta 😷😷😷

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lp waa waalatay waaxo dhan yaa kuu dirsaday adi run ha ahaado ama yusan ahaane

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +74

    TEAM ❤AMIIRA ❤CEYDA❤ ONE LIKE ❤

  • @DeeqoAli-x9m
    @DeeqoAli-x9m Місяць тому +39

    Alle amiira maskiisana ani walhi gedgeddi ah dharbaaxsho ugu dhufan lahaa indhaha😂😂😂

    • @user-dy8in6ok6o
      @user-dy8in6ok6o Місяць тому +1

      😂😂 ar adaa

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому

      Prank kulaha Anago og inu been yahy aya hadana daawaneyna filinkaan miya run moodan qofki Aamino sheekadan waa bila aqli ogaada 😷😷😷😛😛😛

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      waa qof aad u dagan ❤

  • @IlkoYare-qy6bl
    @IlkoYare-qy6bl Місяць тому +47

    Ku saliya nabiga scw❤

  • @DheemanAbdi-kv4bp
    @DheemanAbdi-kv4bp Місяць тому +26

    Amiiro respect person masha allah

  • @CabdiraxiimJeylaani
    @CabdiraxiimJeylaani Місяць тому +86

    Amiiro umaçabsanaayi dadka iidaaba kufilan qaabkee uyadey maxawaye qabqab isnot eeazy

  • @FaadumoYusuf-vp8jj
    @FaadumoYusuf-vp8jj Місяць тому +25

    Ilhy ha unaxariisto madaxwaynaha falastiin

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Місяць тому +50

    Ku Sali Nabiga Scw❤

  • @shamsaissackissack3474
    @shamsaissackissack3474 Місяць тому +27

    M.a amira qurux wa dulqadki o qof ah Manshallah ilahey hakusiyadiyo abayo mcnto intas iyo inkabadan wanukurajeynaya Inshallah like 👍 👌 🙏 dac

  • @LoyanDj-p9n
    @LoyanDj-p9n Місяць тому +62

    Amiira caadi ma ahan

  • @nimcomohamed8635
    @nimcomohamed8635 Місяць тому +52

    firii mcn ani darteey ugu samir ayaa ila maqalaya 😂😂😂 like dhac kusii

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor Місяць тому +103

    War ceyda amiiro dhiig be ledahay ilasho zaxip jiro wye ze ku difaceso 😂

    • @SarasimanSarasiman
      @SarasimanSarasiman Місяць тому +21

      Sida hoyadiusa u ixtirameso ayado ma aqan ayaba ka helaya amira o kale kama heli karo wlhi wa qof rabi dhameyatiray

    • @SimranAbdiNor
      @SimranAbdiNor Місяць тому +4

      @@SarasimanSarasiman ha wlhi

    • @CaaliyoYusufCali
      @CaaliyoYusufCali Місяць тому +5

      Haa wlhi

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому +1

      Prank kulaha Anago og inu been yahy aya hadana daawaneyna mida kale Maxaa tiri ilaasho ma asiga qabo see wax uwada dadkaan shaqa kadhaxeyso e caadi iska dhiga somali maryoley 😷😷😷😛😛😛

    • @SimranAbdiNor
      @SimranAbdiNor Місяць тому +2

      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Maxa udawane marka wa ben bad ledahe teda kle zxptinimadoda ma ka xun tahy waligod be saxipo is ilashan jiren nefow nicda igala tag

  • @UwuMayoor
    @UwuMayoor Місяць тому +18

    Wllalayalow gaadhiga markd fuushanthy xadhiga Amaanka xerta illahy shar nima tuse 😢❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Місяць тому +32

    After 16k we will done 1million team ceyda marnaba no hoos😊🎉

  • @MakruumaAcd
    @MakruumaAcd Місяць тому +23

    walhi hadan u puxin karYo inta uga hadhay 1m ceyda wan u puuxin lahaa si farxadle ku gaadh wllkei walhi hadi kaligey ku gaadhsin karo wanku gadhsin laha😢❤

  • @cabdinasir8631
    @cabdinasir8631 Місяць тому +50

    Team Amiira qurux one like ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SleepyBakedBuns-ws9pu
    @SleepyBakedBuns-ws9pu Місяць тому +21

    Aan kusalino nabigeena maxamed scw

  • @ikraancabdi4248
    @ikraancabdi4248 Місяць тому +34

    Team amiira One like,👍🏻

  • @nasteexaxuseen1761
    @nasteexaxuseen1761 Місяць тому +38

    Cayde dhiblow isku badashe ee gabadha hanaga dhibin yaq😫😂

  • @QueenXanaan24
    @QueenXanaan24 Місяць тому +23

    Team Amiira wa so arsaneyna 😂😂❤

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn Місяць тому +14

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭🙏🏻

  • @LuluLulu-fk9gy
    @LuluLulu-fk9gy Місяць тому +50

    Amiira wey maseerteyy😢💔

    • @Kingzayon112
      @Kingzayon112 Місяць тому +1

      Mexeey ka maseer

    • @FadumaSadeq
      @FadumaSadeq Місяць тому

      ​@@Kingzayon112surey .mrsha kuhaayan

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому +2

      no markii hore waxay hadalka ugu darsatay dad gaariga la saaran o is fahmi waayay bay ahaayeen saasay u kala dhex gashay kadib gabataa si xun ula hadashay maadam ay prank samaynaysay Amiira waad arkaysay ma xanaaqin markay caaga ku dhifatay lee xanaaqday

    • @CatiiqAxmed
      @CatiiqAxmed Місяць тому

      @@adoontiallesiman262 been teeda ma ahan 😂

  • @DeeqoAli-x9m
    @DeeqoAli-x9m Місяць тому +29

    Alla yaa ila aragy amiira wee masertay 😂😂❤

    • @SarasimanSarasiman
      @SarasimanSarasiman Місяць тому +2

      Camera marku ceyda ku so dhawenaye side dhahayse ma ragte 😂

    • @QueenAmiira-fw6cn
      @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому +1

      Haa ana kula arkay 😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому +1

      maseer beel markay gabartu caaga ku dhufatay lee Amiira.xanaaqday caadi u fiirso

  • @saafiqoorsheel6008
    @saafiqoorsheel6008 Місяць тому +11

    Waa markii ugu horysay chanelka cayda soo booqdo iso dhoweeya team cayda iyo amiira❤🎉

  • @AyaanBashir-y3c
    @AyaanBashir-y3c Місяць тому +34

    team Amiiro Qurux Only Like🎉❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 Місяць тому +55

    Mayeeleeno Team Amiira hadaa nahay waan Kaa Aar saheyna Ceyda madax weyn😂

  • @SamaraQueen-s5e
    @SamaraQueen-s5e Місяць тому +20

    Amiira Quruxu isn't easy wllhi😊

  • @FaadumoCabdul-s5x
    @FaadumoCabdul-s5x Місяць тому +15

    Mnsha alh amiro waa gabar ixtiram badan waxey ixtirameysaa hoyo o ey gabadhu ka socotay amira dulqad bey ledahy

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +40

    AR 😂 YAA ILLA SUGAAYEY VIDÉO GA CEYDA OONE OGAAY INUU AMIIRA ISLLA SOO DUBAYAAN 😂❤😂🤲👍

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому +17

    Amiira mama suldaano darteda io ceyda ku ixtiramty Wena dulqaad badanthy m.a maahe gabadha walo yabi laha caawa 😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому +1

      dulqaad ixtiraam Famliy ka ay ku ixtiraamayso daganaan intaas ba markay wax ku qaadan wayday ileen waa qof prank samayn rabee indhahaa loo shitay Amiira geesiyad ❤😂

  • @nasraabdi1107
    @nasraabdi1107 Місяць тому +7

    May ani daytay ugu samir buu yidhi hadalka ceyda bobsiis ah ee macaneey madhihine kaxishooda wll waa asxaab aad isugu dhaw oo walaalo isla dhashay camal iskadhigtaye kuma farxayaan mcneeydan aad wareejinaysaan dareenkooda ilaaliya one love guys

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u Місяць тому +65

    Alla amiiro samar badana wlh korkeeda leyga so qaban laha hadaba ciil la jareynoya 😂😂😂

    • @mohamedabdiresakhussen9673
      @mohamedabdiresakhussen9673 Місяць тому +2

      😂😂😂shaydaanka iska naar wll

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      naagtan naag way dhaaftay sabir dulqaad daganaan dabeecad ixtiraam masha Allah waxa filaa ma jiro qof isagoo xanaaqsan ixtiraam samayn kara qoftaan wllhi lagama sheekayn karo ❤❤

    • @Aamusan-q6u
      @Aamusan-q6u Місяць тому

      @@mohamedabdiresakhussen9673 hye wll😂😡

    • @Aamusan-q6u
      @Aamusan-q6u Місяць тому

      @@adoontiallesiman262 masha allah waaba sababta u taagero inkasto dhigeygu kululyahay

    • @ShaaficiCabdirisaq
      @ShaaficiCabdirisaq Місяць тому

      oo maxa unsheegan adugu ma ninka thy

  • @HodmanAhmed
    @HodmanAhmed Місяць тому +48

    Wlhi amiira waa qof dagan ixtiraam bdn m.a illahow amiira mar aan kullanaa wlhi amiira waa jeclhy illahow noo xafid😢😢

  • @caaishamaxamed-pf4rm
    @caaishamaxamed-pf4rm Місяць тому +104

    Team Amiiro Like 👍🏻

  • @NajuuPpe-xe2cd
    @NajuuPpe-xe2cd Місяць тому +15

    Fiiri macaney dartey ugu sabir yaa maqly😭❤️😂😂

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 Місяць тому +13

    Waa socone adi team amira haday ku daayaan mas alle hanaga dhigo 😂❤

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp Місяць тому +22

    Jh ceyda family sey udhahdayyy😢😢❤

  • @Samiii-l2n
    @Samiii-l2n Місяць тому +6

    Amira mashallah dulqaaaaaad baaad leeeedahy saaasa fiiican waxaa la dhahay magaalo caqli baa lagu jooga 🧠ilaaaaaa xad waad dagan thy wlh ,ceyda adina waaaa kaaa arsan doona team amira ma seeexdan

    • @Amiirabigfans
      @Amiirabigfans Місяць тому +2

      M.a amiiradena ❤😊waa so arsaneyna 😂

  • @QUEEN_27.
    @QUEEN_27. Місяць тому +25

    Inta markay prank aragtey so cararey😂😂

  • @Ĺaylamaxamed-g8q
    @Ĺaylamaxamed-g8q Місяць тому +12

    Amiira ceyda way ilaashanaysaa kulaha mad nadaba soconaysaa😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      maya qof aan wax idinla duubayn o hadane idin daba soconaayo maxa waaye bay is tiri

  • @user-rh7oz2kh3s
    @user-rh7oz2kh3s Місяць тому +25

    Team cayda one like ❤😢

  • @QueenXanaan24
    @QueenXanaan24 Місяць тому +14

    Naagta ano ku boda is arki laha wallahi amiira naag adag baarka katun naagta pranke xitaa wa iloway waa dulqaad badan thy 😌😂

  • @NajaxAbdi-qi8fg
    @NajaxAbdi-qi8fg Місяць тому +17

    Team Amiira waan arsaneynaa😂

  • @khadarmohamed4109
    @khadarmohamed4109 Місяць тому +9

    Seat belt ka xirta markaa gariga wadaan hadii waa ganaax Amira iyo Ceyda that's my advice guys

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Місяць тому +24

    Amiradena maxa San u yeshay tem wan so arsanena😢😂

  • @MuhoHubo
    @MuhoHubo Місяць тому +10

    Amiira
    Ixtiraam
    Dulqaad
    Geesinimo❤❤❤❤❤

  • @NajmaAbdikadir-jz1np
    @NajmaAbdikadir-jz1np Місяць тому +45

    Amiiro wlhi wad dagan thy m.a tan mar hore ka dhex baxay

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 Місяць тому +26

    13:26 wlh hadaa kugu fasaxo bye bye aa tahay kulahaa hhhh ceyda amiiro xoogeeda wu ku kalsonyahay🤣

  • @zuhaanasomali841
    @zuhaanasomali841 Місяць тому +49

    13:27 Kalsooni Zxptinimo M.a Wlhi Hadaan Kugu Fasaxo By By Tahy Wxasaa Zxp Lagaa Dhahaa Markuu Zxpkaa Kugu Kalsoonyahy😢😮😮😮

  • @Prettysundus
    @Prettysundus Місяць тому +7

    Massoconeso team Amiira hada nhy waaan arsaneynaa tan wey nagu dacdhe❤❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 Місяць тому +14

    Inta prank ga aragtey soo carartey 😂😂😂❤❤❤

  • @HafsaMaxamed-dd8qn
    @HafsaMaxamed-dd8qn Місяць тому +18

    😂😂😂😂😂ar amiira dulqad wey leedahy

  • @deeqsanmahad6998
    @deeqsanmahad6998 Місяць тому +18

    Team ceyda let’s go 1M 😮👍🫶

  • @user-ge4ot2mz2e
    @user-ge4ot2mz2e Місяць тому +11

    Awoo parnk weeey nagu baaaaxda 😂 amiir so arsso adigun parnk nool daaar😂😂😂

  • @AyaanNouh
    @AyaanNouh Місяць тому +15

    Team Amiira waynu Aarsani😂😂

  • @user-qc4nm6rb7h
    @user-qc4nm6rb7h Місяць тому +12

    Caydoow way inoo tahay team amiira aan ku qabano

  • @MimiiraNuur
    @MimiiraNuur Місяць тому +7

    Amiira hada si u fiiriyey wee ila qaldanthy hdlka iida kuma socdo ina so dhaxgasho😂😂😂 koley jecelka wx aa ka jiro illah ha isku barakeeyo calafne ha iskugu daro

    • @QueenAmiira-fw6cn
      @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому +4

      Ma qaldano Side jaceylkeda horteda Lagu qash qashada naag nool waye 💋😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому +2

      maya saas maaha anaa ku fahamsiinaayo 2 qof o aanad garanayn ayaad islaam nimo u dhex gali kartaa markay wax isku qabsadaan mise waaba qof kuu dhow ceyda iyo Asad waa dadka Amiira ugu dhow so qof la murmaayo o aan wax kasta hadii loo sheego qaadanayn qasab waad soo dhex galaysaa way ku saxan tahay ani dadka jidka maraayo xataa maka aamusi kari 😂

  • @RaxmoMaxamed-ws9dq
    @RaxmoMaxamed-ws9dq Місяць тому +8

    Team amiira noo soo aark ceyda😂😂😂😂balanwaaye

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 Місяць тому +11

    Amiira is not easy kulaha Dharbaxshada kugu dhufto wa suxe wlhi😂😂😭

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 Місяць тому

      Fuley xaalkiisa ayaa saas ah😅😅😅.

    • @SarasimanSarasiman
      @SarasimanSarasiman Місяць тому

      ​@hawomohamedwalle in ay san fuley aheyn e ceyda famikisa aye ku ixtiramosa507

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      ​@@hawomohamed507adi hadaa fulay tahay ha is kashifin lee tan geesinimo way ku dhamaatay dagaalka ka horna ixtiraam dulqaad iyo daganaan bay muujisay masha Allah ❤

  • @asmamacalinqueenasma-ew2ev
    @asmamacalinqueenasma-ew2ev Місяць тому +6

    Amiira full respect wlhi❤😮

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 Місяць тому +8

    Team Ceyda isn't Easy💪❤️

  • @MuniirocllaahiMuniiro
    @MuniirocllaahiMuniiro Місяць тому +8

    Team cayda iyo Team amiiro labadaba waan ahay anigu😂😂😂😮😮

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      maxan samaynaa hee kuwaan prank bay beerka is kaga tumoyiine 😂

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 Місяць тому +15

    Inta markay prank maqleen so cararay❤😂😂

  • @khadarabdilaahi122
    @khadarabdilaahi122 Місяць тому +6

    Dunidan masoo mari ruux kasharaf badan xabiib keenii nabi Mohamed

  • @user-kf1se7nl9k
    @user-kf1se7nl9k Місяць тому +11

    Walahi aamiiro miskiin waye way ixtiramaysaa