PRANK KII UGU XUMAA NOLOSHEYDA AMIIRO AAN KU SAMEEYE IYO SURPRISE LAMAFILAAN AH UGA DHIGAY..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • WAAKAN GUYS SOO DHAMEENTA WAA DHANKIINA SUBSCRIBE
    / @teamceyda

КОМЕНТАРІ •

  • @kingceyda2780
    @kingceyda2780  2 місяці тому +1826

    UA-cam KIINA LABAAD WAAKAN❤
    www.youtube.com/@TeamCeyda

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 2 місяці тому +273

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤

    • @NajmomoalinAliAhmed
      @NajmomoalinAliAhmed 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @NassahRodriquez
      @NassahRodriquez 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Fartuunomar-c2e
      @Fartuunomar-c2e 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @AminaAlimahamud
      @AminaAlimahamud 2 місяці тому

      Scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw❤❤❤

    • @cnaasirfarxaan2378
      @cnaasirfarxaan2378 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AkAhmedDaauud
    @AkAhmedDaauud 2 місяці тому +199

    Asxaabey aan ku salino Nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤🕋😢😢

  • @SaabariinAxmed-j3h
    @SaabariinAxmed-j3h 2 місяці тому +205

    Asaxabta ku saliya nabigeena Muxamed scw scw scw scw scw scw 🥰

    • @NastehoHassan-z6d
      @NastehoHassan-z6d 2 місяці тому

      Salalhu aleyhi wasalam ❤

    • @maxamadqaliif5803
      @maxamadqaliif5803 2 місяці тому

      Scw 🥰

    • @NassahRodriquez
      @NassahRodriquez 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @MohamedAhmed-i5s7b
      @MohamedAhmed-i5s7b 2 місяці тому

      Asc

    • @AlmasAlmaas-b8s
      @AlmasAlmaas-b8s 2 місяці тому

      Ceyda abowe please amiira iyo sundus heshisii please please please please please 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 2 місяці тому +214

    Manta waa jimce aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤🕋😢

  • @Wacaneeyy
    @Wacaneeyy 2 місяці тому +91

    Lcg Ma heleyno Idinka Lee Dhargeysiin Na Dhaafa 😭😂

    • @sumayosusu1546
      @sumayosusu1546 2 місяці тому +10

      Run badnidaa😂😂😂

    • @Wacaneeyy
      @Wacaneeyy 2 місяці тому +3

      @sumayosusu1546 See Lcg U Helnaa 😭😂

    • @ZareedoAhmed
      @ZareedoAhmed 2 місяці тому +3

      Ax wlhi wa runtaaada😢

    • @asmaadan
      @asmaadan Місяць тому

      😂😂😂😢😢

  • @AxmedYacquub-w1h
    @AxmedYacquub-w1h 2 місяці тому +52

    Kusali nabigeen maxamed scw scw ❤❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 2 місяці тому +67

    Wllhi amiira wey iga qosolsisay ayadi xanqsan ee baxaday isla ayadi le so labati Alla ba,ayowww kuhaa fuleynimo😂😂

  • @AsadMaxamed-qs7jx
    @AsadMaxamed-qs7jx 2 місяці тому +47

    Ku saliya xapiipkeena scw

  • @FatimomohamedFatimomohamed
    @FatimomohamedFatimomohamed 2 місяці тому +121

    Abdiftaax UA-cam ufur 😭😭

  • @Samiira22_
    @Samiira22_ 2 місяці тому +179

    Cayda abdifatax maxaad ugu furi wayday UA-cam

  • @Mohammed-u1f4y
    @Mohammed-u1f4y 2 місяці тому +12

    Amiira Reerxamar cadi waye wllhi eeyaanbadaa buuxaan kulahaa😂😂😂😂

  • @Aisha_Ab9di4na7r
    @Aisha_Ab9di4na7r 2 місяці тому +95

    Tuug run eh inta wax ka qaato adi Haku moodo 😂😂😂
    Gbdhan waxan qatarta ka daa maskin waayo 😢

    • @abdullahialihassan7963
      @abdullahialihassan7963 2 місяці тому +5

      Waxaasi waa leysla ogyahay, waayo fiiri markii Mobilka laga qaadanayay QAMAARKA ayee ceshaneysay taasna waxey cadeeneysaa in ey ogtahay in la tuuboooyo

    • @qadrabilan2255
      @qadrabilan2255 2 місяці тому

      ​@@abdullahialihassan7963wa runþa wllo

    • @roodoramaas9256
      @roodoramaas9256 2 місяці тому +1

      Sax wye wa la isla ogyahy

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      ​@@abdullahialihassan7963wah hadaa may dayn lahayd qabaarka marwalba sowta la ceshto

  • @NajmoIbrahim-pq5fb
    @NajmoIbrahim-pq5fb 2 місяці тому +32

    Ceydoow waa kashalane Dan hadii anahy Team amiiro😂😂😂

    • @AmiraAmiiraa-xr7bt
      @AmiraAmiiraa-xr7bt 2 місяці тому +1

      Nolosheyda amiira miyaa arka mise😂😭😱

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      ​@@AmiraAmiiraa-xr7btyacni noloshayda intaan prank samaynaayay baa laga wadaa

  • @IqraNashaad
    @IqraNashaad Місяць тому +2

    Ina adeer cayda plz abdifitax youtube u fura wilka yaa igu raacsan team cayda farta taaga😭🙏❤

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 2 місяці тому +68

    Abowe Abdifatax maxa ugu furi weyse😢😢😢😢

    • @NajmaH143
      @NajmaH143 2 місяці тому +5

      Laga yaaba inu kan ku warejiyo marku meel gaadho inshalh sas filyna

    • @osmandiisow2433
      @osmandiisow2433 2 місяці тому

      K❤

    • @AminaAlimahamud
      @AminaAlimahamud 2 місяці тому

      Saas waaye sow ma ahan❤

  • @NasteexoMuse-s1b
    @NasteexoMuse-s1b 2 місяці тому +27

    Amiira cawa qosolkii bay iga dhamaysay wilka ajanibta us ku teh😂

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah 2 місяці тому +86

    Guys hala yaabo hal maalin 500k hala gaarsiiyo dunida ha yaabto 😅

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 2 місяці тому

      😍😍🫶🫶💪

    • @maariyodiomond5759
      @maariyodiomond5759 2 місяці тому +2

      Ayaga udanaysay oo lcg helyo adi maxa kadhefe😂😂

    • @YasineApdallah
      @YasineApdallah 2 місяці тому

      @@maariyodiomond5759 adi xaasidnimada maxaa ka dheefe ani ha ii danbeysee

    • @fatumadiriye59
      @fatumadiriye59 2 місяці тому

      Wa dalinyara somaliyeed dibmalaha mxey dadkale hafirin adiga Allah adigana kukalkicin i.a ❤❤​@@maariyodiomond5759

  • @Ummu-t9e
    @Ummu-t9e 2 місяці тому +37

    17:50 manooli subxanallah it's a prank soo udhahay qosol igu dishay 😂

  • @missASmut
    @missASmut 2 місяці тому +10

    Amiira intad timaha dhinac kaxiirto wa prank dheh wukula bartaybee😂

  • @fatoumadaherabdillahi
    @fatoumadaherabdillahi 2 місяці тому +59

    Aniga ahaan 33 qof ayaan telefinkoga Subscribe ka sameyeh just beacause i love these people amira ceyda and salax so i hope 1day 300k incha allah

    • @FaaisoCali-t2r
      @FaaisoCali-t2r 2 місяці тому +2

      M.a waa samayn karna I.n❤

    • @Amanayza
      @Amanayza 2 місяці тому

      Abyo ani igarab istaga😢

    • @Xan_fresh477
      @Xan_fresh477 2 місяці тому

      Waad iga haysaa masuul 🙏​@@Amanayza

    • @Amanayza
      @Amanayza 2 місяці тому

      @@Xan_fresh477 dyar wye wllkey video oo gu dambeyan isodawada

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 2 місяці тому +22

    Omg team Ceyda chanel nola furay anaga leh guys kan 100k aan gaarsino🎉❤

  • @mohamefs56
    @mohamefs56 2 місяці тому +23

    Masha allah waa wax fiican aya samayseen o noqoda walala wadajira ❤❤❤😊😊😊

  • @MIRAAABDUL
    @MIRAAABDUL 2 місяці тому +48

    Ceymir markay is dagalayan wan iska jeclahay 🤌😭😂

  • @NuurtoGarad
    @NuurtoGarad 2 місяці тому +21

    Saaxip gawadaa amira iPhone ayee kusisey marka dibka kaadaaa sxp gawar ga fican ma heelee sid ok one like ❤❤❤ amira qurux magaceda waa queen karoto

  • @Mooonii222
    @Mooonii222 2 місяці тому +22

    Magaca team walpa aaa kufiicnaaa❤❤ because team ceyda especially isnot team or group eng igu qaato nooh 😂😂😂😂

    • @LaportemohamudHaji
      @LaportemohamudHaji 2 місяці тому

      SAS kufecned lkn Ayaga isku afgarty sidan fila😮

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e 2 місяці тому +1

      Waxas old version waye naga cun

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 2 місяці тому +19

    Sorry amiradena 🥺team qab qabs is mujiya 😊❤

  • @amisha3087
    @amisha3087 2 місяці тому +15

    Aboowe magaca ka badal sida kale MashaAllah waaye.

  • @XanaanAxmad
    @XanaanAxmad 2 місяці тому +17

    Hadee brank imaado waa kula jirnaa😂😂

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy 2 місяці тому +32

    Omg waw team ahaan wanbajecla malin un inanoqono jah guleysta wllha qalbiga ❤❤❤adan inijeclahay

  • @nuuranalka2738
    @nuuranalka2738 2 місяці тому +30

    war annaga waxa kula jirno malahn hada team amiira nahay waan kaa arsanynaa😂😢😢😢

  • @فائزةعلي-س9ذ
    @فائزةعلي-س9ذ 2 місяці тому +12

    Amiira tuug run haduu ku helo xataa ceyda u qabso asaa tuug aheee 😂😂😂😂

  • @Dahabozayith
    @Dahabozayith 2 місяці тому +31

    Nolosheyda amiiro
    Vaaar xalaala😂😂

    • @SaabariinMacalin-d6n
      @SaabariinMacalin-d6n 2 місяці тому

      Maxaa waaye vaaarka

    • @KiinMohamed-eh7de
      @KiinMohamed-eh7de 2 місяці тому

      Waqtiga oo shegy iisheg aqwaan

    • @Xawoqurux-m4l
      @Xawoqurux-m4l 2 місяці тому

      ​@@KiinMohamed-eh7dewaqti ma ahn qoralka mesha ku qoran ka wadaan umaleenaa

    • @Dahabozayith
      @Dahabozayith 2 місяці тому +1

      Naaa waa ciwaanka noloshayda amiiro ayuuu ku qorey eega bal ma ana misa waa wax la arkayo😂😂😭

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 2 місяці тому

      😂😂😂 ma ciwaankii baa wajikale yeeshay

  • @KaAcuudubilayso123
    @KaAcuudubilayso123 2 місяці тому +3

    Zhp wiilkan Abdi fataah youtube ufur❤

  • @FaaisoCali-t2r
    @FaaisoCali-t2r 2 місяці тому +11

    Ceydooow san kuguma dhafayna hada team amiira nahy 😂

  • @SaabariinMacalin-d6n
    @SaabariinMacalin-d6n 2 місяці тому +14

    Wllhi anigoo lamurgay amiiro 😢ayee hadane iga qoslisay marka eyga eeka soo oroday😂😂😂

  • @XaliimaCabdirasaaq
    @XaliimaCabdirasaaq 2 місяці тому +18

    Ku sali nabiga ❤Scw ❤

  • @ShukriMM-tp3uo
    @ShukriMM-tp3uo 2 місяці тому +8

    CYD wa idin salamay dhamantin.
    UMU ASIIM uu ilaliy sida abayadin oo kale VIVA AMRA.

  • @Firlocaddey111
    @Firlocaddey111 2 місяці тому +17

    18:15 markuu muqaalku marayo saan uqoslay ilaaahy un baa og xaafadii dhan waa layaabay Gabadhii xanaaqday ee eyaashu soo cesheeen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому +2

      Wllhi eyaasha saa uga baqo lee kuwaan way badnaayeen wayna qaylinayeen moho hal xabo o jidka iska maraysa xataa waan ka baqaa Amiira markay soo noqotay waxan so xasuustay sidaan uga cabsado ani iyo Amiira same baan nahay 😢😂😂

    • @ZamzamAhmed-qq2fq
      @ZamzamAhmed-qq2fq 2 місяці тому

      17,53 markuu dhahyo kan carbka ah dis is prank😂😂😂

  • @najihiinappe1022
    @najihiinappe1022 2 місяці тому +11

    Kuwaan waa kayaabay team cayda maxaytahy maaakadhigtaan team salax cabdifitaax cayda amiiro magacyadooda lasoogaagabiyay

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 2 місяці тому +9

    Wll dadaalka waaxagaag dhiiri galintane waadhan keena intan iyo inkabadanbo wad uqalantaa horay usoco wll 😊😊🥰😮😢

  • @MaxamadYariisow
    @MaxamadYariisow 2 місяці тому +43

    Saxib ceyda adi asad amiro koko cumer waxislamasoduwine mardhow waxa idinkalageye manoshegi karta saxib

  • @FaadumoYuusuf-w2c
    @FaadumoYuusuf-w2c 2 місяці тому +37

    Koko waa imaadey wllkey cayda

  • @AyaanGaraad-o8j
    @AyaanGaraad-o8j 2 місяці тому +41

    Adi Amiiro Prank maba Ka dhaafi Kartid miyaa 😭😂😂

  • @SICIIDMACALIN-ps6xj
    @SICIIDMACALIN-ps6xj 2 місяці тому +22

    Wowo quruxow inolow inti nolo jirto amiin yaarabi yaaa kariim yaaa allh 😊

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 2 місяці тому +4

    Ceyda eebow adiga amiira wa isku nuureysin wa qof aad u qalbi wangsn yay ka fagan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 2 місяці тому +31

    Team ceyda marnaba noo hoose 😂😊

  • @maryamaabdillahihusein6304
    @maryamaabdillahihusein6304 2 місяці тому +10

    Macalimo awey team ka wuu ka maqan yahayee😢

    • @NaimaNor-f6j
      @NaimaNor-f6j 2 місяці тому

      Ani xataa waka yaabe way Kala hareen

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 2 місяці тому +8

    Ileexo aaa Amiiro joog wadiidee iii leexo malagaa kenay 😂😂😂😂 joog hadii kale madaxaa jawaan lagu galinaa😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      war Amiira hada prank maba ku samaysee inte joog u dhehee 😂

    • @mulkihaji5679
      @mulkihaji5679 2 місяці тому

      @adoontiallesiman262 iney is dhibtaa larabaa hhhh

  • @WadLooking
    @WadLooking 2 місяці тому +23

    Boqorada, amiirad, Ilaahay haku xafido dhoola cadeyntaada iyo qalbigaaga, qofka mar walba jecel inuu si fiican kuu arko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MeymunIsack
      @MeymunIsack 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤ waa run walahi mcnto waan kaxumahye waxa kugu dhacaye cayad waxa yalah qara haku Samaan

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      ❤❤❤❤

  • @RoodaCali-f5p
    @RoodaCali-f5p 2 місяці тому +8

    Cayda isn't easy 😂❤ baranki waalan soobadi will plz😢😢😊❤

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p 2 місяці тому +11

    Chaneelka cusub 1dey 200k rajeynaa❤❤

  • @CalidheerFarxiyo
    @CalidheerFarxiyo 2 місяці тому +19

    Ana u horeya cumeyroe🎉😢

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e 2 місяці тому +5

    1day 100k ku tuura aween team ceyda team amira team salah shaqo wacan

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 місяці тому +41

    Waa wareey Nolosheyda Amiira muu dhahay imisa anaa moode guys❤😮

    • @Xawoqurux-m4l
      @Xawoqurux-m4l 2 місяці тому +1

      Daqiiqadee pyo ishewg😂😢

    • @UBAX-8
      @UBAX-8 2 місяці тому +1

      ​@Xawoqurux-m4l you tube firi qeebta waxa ku qore😂😢

    • @okiisajiisi7476
      @okiisajiisi7476 2 місяці тому +4

      ​@@UBAX-8 😂😂😂😂😂 prankigii ugu xumaa nolosheyda amiiro aan kusameeyo
      Yacni prankigii ugu xumaa waligey amiiro aan kusameeyo
      Tusaale nolosheyda diyaarad maraacin oo lamid ah waligey diyaarad ma raacin
      Waa intaas waxa meesha kuyaal😂

    • @XaajiIsmaciil-qk7cn
      @XaajiIsmaciil-qk7cn 2 місяці тому +1

      Wan janis wan gool waxaagu weeyaan

    • @FahmaMohamed-yb4ch
      @FahmaMohamed-yb4ch 2 місяці тому

      @@okiisajiisi7476usheeg si qaldan bay wax ufahanty 😂

  • @BisharaHassan-ed7pn
    @BisharaHassan-ed7pn 2 місяці тому +16

    Caydow amiira no dhaaf wa maskin yare😢

  • @Maariyacaliyaasiin
    @Maariyacaliyaasiin 2 місяці тому +4

    Team amiiro hadaa nahay waa arsaneynaa 😊❤

  • @RayanAli-s9i
    @RayanAli-s9i 2 місяці тому +44

    Team amira qurux one like 👍 ❤

  • @NajmaCumar-c2d
    @NajmaCumar-c2d 2 місяці тому +1

    Wn kaa aarsanaynaa Hadaan nahay team amiira😂❤

  • @HadiyaFaysal-g1r
    @HadiyaFaysal-g1r 2 місяці тому +7

    Wow nio waxana jeceyl lagaaa dhahaaaaa 😂😂😂😂

  • @mahadgeesey360
    @mahadgeesey360 2 місяці тому +54

    Acarartaaaaaaa amiiro sorry dumashi 😅😅😅

  • @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut
    @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut 2 місяці тому +7

    Wara cayda c/fatax sida prank loo sameeyo ma yaqaano gabadha noga ilaali 😂✌️

  • @Hab-id2pv
    @Hab-id2pv 2 місяці тому +11

    Tuuga kab lala dhacayo xaguu joogaa😂😂😂

    • @hodandahir4088
      @hodandahir4088 2 місяці тому

      Wa iga qoslisay wlah adi meel maku argtay😂😂

    • @Monacreates2
      @Monacreates2 2 місяці тому

      Hadana maalin walbo ayadoo jidkaas socoto lee wax laga dafaa ayada waxbo ma fahmayso miyay naga dhadhicin rabaan😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      wixi la hayaa lala dhacaa maxa boorsadiina asaa dafay maxa kaloo lala dhici lahaa marka 🤣

  • @Sacdiya12-p4w
    @Sacdiya12-p4w 2 місяці тому +6

    M.a Alaha idin bara keeyo horoy usocda guul iyo gobanimo

  • @abdihakim6257
    @abdihakim6257 2 місяці тому +1

    Sxp Kan aad wada suubsaten marwalba video hasoo dhigina every week 2 videos Friday night and Saturday night ❤❤ markas xiiso fican ayu lahan doona teeda kle Challenge yo waali eh soo diyarsada it will be amazing hada kahor ankee Asad san camal samee wan kuiri balse musan sameyn but yu are the legend

  • @cabdullaahicabdi4197
    @cabdullaahicabdi4197 2 місяці тому +11

    Team ceyda won love 🎉❤

  • @HajiraAbdi-x7h
    @HajiraAbdi-x7h 2 місяці тому +16

    Mashalah waxa kamid ahay tim Amira🥰🥰

  • @AbdirahmanSuleiman-i9b
    @AbdirahmanSuleiman-i9b 2 місяці тому +25

    Koko is back intajecel love ii saar😊😊

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 2 місяці тому +8

    Kkkkkkkkkk 😢 wallhi marna waan qoslay marn waan murgay kkkkkkkkkk 😢😿 ala amiiraa way xaqanday raali galindana way diiday ka dib eayaaa qasab raali uga dhigay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XanaanAxmad
    @XanaanAxmad 2 місяці тому +6

    Brank gii ugu cumaa ann ku sameeyay nolosheeda amiira😂😂

  • @Gulled-v6r
    @Gulled-v6r Місяць тому

    2 Milan 🎉🎉🎉 insha allaah happy new year myteam

  • @CawilCabdifataax
    @CawilCabdifataax 2 місяці тому +5

    ceyda wakofarha sise hmbaliyo hmbaliyo ceyda amiiro qurux ❤❤❤❤❤

  • @HiboCabdulqadir
    @HiboCabdulqadir 2 місяці тому +1

    Boqarada amiirad llaahay haku xafido chocolate cadeyntaa da iyo qalbigaaga qofkq mar walba jewellery in music fiican kuu arko❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Fatush-v6
    @Fatush-v6 2 місяці тому +6

    Wwww teamkena ku sodawadaa YouTubkena cusub ceyda aniga na wan ku jiraa qeb iga ga dhig gananka

  • @Number1fanteam27
    @Number1fanteam27 2 місяці тому +6

    Inta ila og chanelkaan inuu leyahy c.fataax😂

  • @nasraabdi1107
    @nasraabdi1107 2 місяці тому +11

    Mashallah ceyda wanku faraxsanahay channelkaga labaad eed furatay balse waxan kudhihi lahaa chanelkaga u bahan inad wakhti badan galisid marka kaaga babi wad ogatahay xaaladaha iska jira maalmahan dambee xiligii dadaalkaga inad laba jibaarto lagaa rabay ayaad tagantahay wllky

  • @Miski-g5o
    @Miski-g5o 2 місяці тому +1

    Yaa laqaraarin ama hala jojiyo ayan taga nahay hadan nahay team ceyda😂😂😂❤❤❤🤝🙌

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      idinkuma waad qaraartan maxa 🤣

    • @Miski-g5o
      @Miski-g5o 2 місяці тому

      @@adoontiallesiman262 maya anaga maqararno huuno😊🔥

  • @UmucabdiBaasit
    @UmucabdiBaasit 2 місяці тому +10

    Walaalayaalow maat is guursataan sheeko iyo baashaal waat dhameyseen bes is arosa ilmo dhala

  • @ZamzamCatoosh-b4p
    @ZamzamCatoosh-b4p 2 місяці тому +8

    Saxiip fiican hda tahay cabdifitaax ufur😢

  • @calimaxamed3704
    @calimaxamed3704 2 місяці тому +4

    Waa xaasidnimo nuuci udanbesay team ceyda kulah qof wllka oo ubahan ku ag joogo ma uquuri ladahay inu qadeyo doqon dheh

    • @FathiMohammed-b7v
      @FathiMohammed-b7v 2 місяці тому

      This boy think he is clever wa yaab

    • @calimaxamed3704
      @calimaxamed3704 2 місяці тому

      Kafikir kwrn mrku asad wx lajilayay lkn hadafkisu uu aha mar un loo furo UA-cam isla mrkana asad uu dhihi laha wxn furnay chenal aan uwada dhanahay yacni kaligin wx idinma ogoli se daremi laha ayay kula tahay ceyda wu ka xuman laha walipa asago wx kabadali karin kuna qasban inu ka aamuso sida hada haysta dadka wx lajila like c/fitax gobnimada wa loo kala dhasha wallpaper wx uogalow ceyda

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      oo muu furto ceyda maa u diiday wah

  • @SacdiyoMumin-d4v
    @SacdiyoMumin-d4v 2 місяці тому +2

    Cayda halmid aakaa codsanaa canaalka sawiradiina oodhan saar aboowe❤😊

  • @aaminakhadar6448
    @aaminakhadar6448 2 місяці тому +3

    Channelka cusub magacan kuma qurux badna madaama aad idinko teama furateen magac loo wada dhsnyahy ubixi ama saaxibka c/fatax sii

  • @SunishCadey
    @SunishCadey 2 місяці тому +3

    Welcome back to Malaysia koko 💙 ❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 2 місяці тому +5

    Ninka Mootada wado this is a prank kumalahoo igatag😂😂😂😂

  • @saabarinismacil
    @saabarinismacil 2 місяці тому

    Hipa mohamed..........king ceyda. Prank ga Tuuga iska daaa lkn prank kale samee marba hadad oktahay xaalada mesha ka jirta. Wllky wa iga Talo Team Amiira qurux and Team King ceyda.Guuleysta in badan 💯♥️🏆🙏

  • @anfackhan
    @anfackhan 2 місяці тому +2

    Inta og ine Ben taxay like😂😂😂

  • @FathiMohammed-b7v
    @FathiMohammed-b7v 2 місяці тому +1

    Wu ka aqli badiye sadexdan tean ceyda kulaha hada team tihin why uso dhiqtey just sawirkaka magacana wa qalad
    😅😅😅😅😅

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 2 місяці тому +3

    Ceyda gabarta wanaga wareerisay noday😢😂

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 2 місяці тому +20

    Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

    • @MeymunIsack
      @MeymunIsack 2 місяці тому

      Salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam

  • @shacniita4217
    @shacniita4217 2 місяці тому +3

    Ceyda cabdifitaax youtube ufur😊

  • @Amranmaxamed-z3n
    @Amranmaxamed-z3n 2 місяці тому

    Team amiira hada nahay wan aarsanena 😢 lkn wey iga qosol sisey amiiradena 😂hore usoco noo hoos ❤

  • @Ugaska252
    @Ugaska252 2 місяці тому +2

    Hhh weyba qoslese qofta waa wax lesla og yahay prank kan 😅

  • @Hayatim32
    @Hayatim32 2 місяці тому +1

    Ana jooga maaho kor ayan ka eegayay hadal wey weye msha allh ❤

  • @AbuukarCabdi-n4h
    @AbuukarCabdi-n4h 2 місяці тому +3

    TEM CEYDA HAMBALIYO ❤❤😂😂

  • @AmalCrazaq
    @AmalCrazaq 2 місяці тому +1

    Amiiro ani cml wye sidaa ay ugu cabsado lee😂😂😂

  • @AsiyoMohaahmed
    @AsiyoMohaahmed 2 місяці тому +5

    Alla tan ani maa dhalay say eyda uga baqyso qofka u xanaaqsaneed kusoo cararaysa😂

  • @Hamdoush123
    @Hamdoush123 2 місяці тому +1

    Team 27 ka soo ag muuqdo kuwaas wx ku noqotaye,1m mrkaad gaadhay ayaa asxaptii isaga tagtay

  • @MulkiSheikh-b5q
    @MulkiSheikh-b5q 2 місяці тому +5

    Saalax jj jakada cfitah iskaceli adiguna 😂😂

  • @CayuuniCayni
    @CayuuniCayni 2 місяці тому

    Amiiro raali gali hadiyad sii inta igu raacsan❤

  • @CfataaxClaahixuseen
    @CfataaxClaahixuseen 2 місяці тому +3

    Amiira fariid wye😂😂