Mukhtaar Jigjigaawi | Sharaf | Xaflada Sabotinta Xaaska Xariir Jigjiga 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Mukhtar Jigjigaawi
    Heesta Sharaf
    Xaflada Saggotinta Xaaska Xariir

КОМЕНТАРІ • 102

  • @shacniinahassan7970
    @shacniinahassan7970 4 роки тому +47

    Mnsha allah inta ila aragtay inay xaaska xariir shidantahay farta taag☝️☝️☝️☝️☝️

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 4 роки тому +4

      Shacni Ina hassan haaa wlhi waa qalanjo intaan arkay iyadaaa u shidan faninta somaliyeed nagahooda

    • @tusaalemedia4950
      @tusaalemedia4950 4 роки тому +2

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 4 роки тому +1

      Shacni Ina hassan 👍

  • @sumayoahmed3721
    @sumayoahmed3721 4 роки тому +7

    She is so beautiful Mashallah her smile is everything 😍❤️ May Allah bless your family both of you inshallah

  • @AhmedHassan-sh3dl
    @AhmedHassan-sh3dl 4 роки тому +7

    Mnsha allh hnblyo hnblyo xariir Ahmed iyo xaaskiisa isku waara❤❤❤

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 4 роки тому +7

    Besta hees xaqiiqdi ubadkr nuujisa nadhaxyaala👌👌💓💓🇸🇴🇸🇴🙈🙈♥️♥️

  • @abdifatahmuseofficial5540
    @abdifatahmuseofficial5540 4 роки тому +12

    Mnzha alh xirir ahmed iyo najax allah isku kiin daayo

  • @sihaamsiman2668
    @sihaamsiman2668 4 роки тому +5

    Masha allah wiilshii ogaaden ee dhaadhera wey isku shiden xaflada

  • @munailkacas1167
    @munailkacas1167 4 роки тому +16

    Fanaaniinta ree jigjiga aadbay isu jecelyihiin wlh

  • @xidiigtamuqdi3987
    @xidiigtamuqdi3987 4 роки тому +2

    mashlaha xariir axmed iyo walasheeda qali iskuwaraa

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 роки тому +6

    Www cadi maha hestana isku xar najax iyo xarirar

  • @istahiliman8489
    @istahiliman8489 4 роки тому +14

    My boyz ogaden wayadan romatic nimo cidna nagumaheysato hee

  • @ahmedbadhcunahmedbadhcun
    @ahmedbadhcunahmedbadhcun 4 роки тому +6

    Hanbalayo mash Allh waa lagu dhanahay asaxabata iga fadln
    Like sare waa hadi jclk waxaa
    Ka taqan

  • @naciimocabdullahi5554
    @naciimocabdullahi5554 4 роки тому +28

    Inta ila aragtay miss xiis ,suldan,feysal muniir,muktar jigjigawi iyo xariir inee asxab isku dhawyihin👇

  • @Dacwahmedia
    @Dacwahmedia 4 роки тому +90

    markaa xijaabka rapi ka tagto wxaa noqotaa bilaa qurux inta ila qabto like dhap igu siii

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +8

    ❤🌏👫xarir♡najah 👫🌏❤wadisku so baxaysane isku nagadaa wligiin 😍❣😘

  • @ahmedkeyze5901
    @ahmedkeyze5901 4 роки тому +5

    Wllkey mukhtaar kaa tuun wllkeen

  • @HadiyaHadiya-td2vt
    @HadiyaHadiya-td2vt 3 роки тому +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 4 роки тому +2

    Hees shidan & soo dhaweynta Najax 💕💕💖👈

  • @nasriinmustafe2598
    @nasriinmustafe2598 4 роки тому +5

    Mashalaah xarii iyo xaaskiisa

  • @bilandalab7753
    @bilandalab7753 4 роки тому +3

    Heeestan Wa Jeclhy Iyo Fanaanka Qaadaba ❤❤

  • @halishswty8561
    @halishswty8561 4 роки тому +2

    well done muktar love the song bravoooo

  • @lakiabdirahman793
    @lakiabdirahman793 4 роки тому +3

    Hambalyo mansh allah iskuwara abid

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 роки тому

    inta so poqatey hestan marku xariir gabadha kale gursadey😥😥

  • @sabriinsiman2352
    @sabriinsiman2352 4 роки тому +5

    Masha Allah lamanha qarniga

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 роки тому +10

    Waqal in the building lkn misica iguma cusba🤔

  • @simbidojaacfar5642
    @simbidojaacfar5642 4 роки тому +1

    May u always be blesses two of you

  • @abuhudheifaofficial3850
    @abuhudheifaofficial3850 3 роки тому +1

    Ya ila dawanaya heestan manta

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +3

    Mnzha allh hawaaaro caashaqo

  • @ilwaadmahamuudilwaadqalbid330
    @ilwaadmahamuudilwaadqalbid330 4 роки тому +1

    Masha alleh isku waara

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 4 роки тому +3

    xariir iyo najax 😍

  • @nacimaaxmed9781
    @nacimaaxmed9781 4 роки тому +2

    Habayo👏👏👏👏masha Allah 💖💖💖💖

  • @elafrah9258
    @elafrah9258 4 роки тому +5

    Mnzllah alfaan xariir iyo najah

  • @mohamedibnabduallah4110
    @mohamedibnabduallah4110 3 роки тому +1

    100th comment

  • @hassanhusein4819
    @hassanhusein4819 4 роки тому +1

    Mukhdaar alowdaa

  • @karaamomohamod3808
    @karaamomohamod3808 4 роки тому +2

    Hampalyo hampalyo isku waara 💕💕❤️❤️

  • @sagaalsaeedsamtar7474
    @sagaalsaeedsamtar7474 4 роки тому +1

    Wiilkn mukhtar cod mcana

  • @siyadkarama2594
    @siyadkarama2594 4 роки тому +2

    Oo xariir miyuu hada aroosay asxaabey iga daba geeya aniga ma aanan fahmine gabdhani miyaaney aheyn wiilkiisa hooyadiii🤔

    • @tufaxabdi3304
      @tufaxabdi3304 4 роки тому +1

      Siyad Abdirahman haaa iyada ayaa xaflad sagotina losamaynayaa

  • @xamdibaradho5521
    @xamdibaradho5521 4 роки тому +2

    HamblYo Ayan Idn Leeeenahy Xariir Io Najax

  • @dr.bilaniitaahmed6306
    @dr.bilaniitaahmed6306 4 роки тому +2

    Eshcalaa hees mushtaar😍

  • @mohamudqanciye7355
    @mohamudqanciye7355 4 роки тому +1

    Beautiful wedding

  • @ruqiyoruun2350
    @ruqiyoruun2350 4 роки тому

    Maasha alaah

  • @amenfaro1140
    @amenfaro1140 4 роки тому +5

    Top

  • @qatraadaac7923
    @qatraadaac7923 4 роки тому +2

    Masha allh ❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @ahmedjoovio1372
    @ahmedjoovio1372 4 роки тому +2

    Masha Allah xariir

  • @fatima-said976
    @fatima-said976 4 роки тому +5

    xariir inuu reer abtigey yahay maxaa lagu garan haduuna saa u xishoon nin raga xalaashiisa qarsada taabashadeeda

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 роки тому +2

    Hambalyo

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 4 роки тому +9

    Hadaad kufaraxsan tahay plz subscribe dhac dhac iigu sii

  • @mukhtaaryare2389
    @mukhtaaryare2389 4 роки тому +1

    ❤️❤️❤️❤️😍

  • @ramlaabdi9690
    @ramlaabdi9690 4 роки тому +2

    Fananiinta jigjiga maxay gabdhaha dibadaha ka imada maxay u gursadaan jigjigo gabdho ma joogan miyaaa

  • @shemsomuhumed1147
    @shemsomuhumed1147 4 роки тому

    ☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻

  • @kafiyagaandaa6846
    @kafiyagaandaa6846 4 роки тому +3

    Wan jclhy dadka is jcl alow isku daaa

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 4 роки тому +4

    Wewe mukhtar shafeec heestisu Hadal iyo hugun Kari mayso waa shib iska dheh

  • @awoawil947
    @awoawil947 4 роки тому +2

    Lamanihi qarniga

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 роки тому +1

    Isku war

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 роки тому +2

    Wilkasa najax ma dhashaya ww

  • @zakariashow9517
    @zakariashow9517 4 роки тому +3

    Qofka Dheer Fanka kuma fiicna? xildhinaan iyo madaxdhaqameed iyo wax buu kusoo baxayaa,
    Dadka gaagaanan baa bahalka kusoo baxa✋

  • @issehumbul4183
    @issehumbul4183 3 роки тому

    😃😃😄😄

    • @issehumbul4183
      @issehumbul4183 3 роки тому

      😑

    • @issehumbul4183
      @issehumbul4183 3 роки тому

      Lafoole has also been isheegtey in aad tahay since the mean time for her to call for her own life and her family has

  • @huyaamlove3648
    @huyaamlove3648 4 роки тому

    Saxipken mukhtar jigjigawi hestan muyane heskale malaha miya horta 🤔🤔🤔 Meeshan arkaba tan un bu nagu wale

  • @gptair
    @gptair 4 роки тому +1

    War Jigjiga Fanaaniin uma harin see waaye; gabdhihii reer 🇺🇸 aaba dhammeeyee.... Markii hore Suldaan, Faysal Muniir haddana Xarriir aa! Yaa ku xiggi doono 🤔 War ha laga qabto gabdhahaan.... 🇺🇸 nin la’aan maa ka dhacday 🧐

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 4 роки тому +1

      Mareekan nin buux walaalo.
      Ee waxkaste waa calaf.

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому +2

    Xagey tageysa Xaasku

    • @tufaxabdi3304
      @tufaxabdi3304 4 роки тому +4

      Wiilka Hargeysa jecel america ayay ka timid marku qaaday heesta mar dhibsaday fogantada

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому

      @@tufaxabdi3304 haa Koley Uu Ku daneysanayaa uun Nimankan Fanaaniinta ah Waa Daneysi Miidhan

    • @tufaxabdi3304
      @tufaxabdi3304 4 роки тому +1

      Wiilka Hargeysa jecel rag oodhan ayaa danaystayaal ah wll

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому

      @@tufaxabdi3304 Waa Runtaa wll Balse waxa yaab ah Dumarka in Si fudud Qalbiga looga Xado

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 4 роки тому +4

      Wiilka Hargeysa jecel 7 sano ayay is rabeen sadex sanana ways qabaan no danaysi

  • @nastexocanab3992
    @nastexocanab3992 4 роки тому +3

    Xagee usocotaa najax oo lasagootina

  • @ruqiyoruun2350
    @ruqiyoruun2350 4 роки тому

    A