AROOSKA MUKHTAAR JIGJIGAAWI | HEESTA MARWADIISA XAMDA | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • DUNIDAN XAAWALAYDA JOOGTA
    MARKAAN XOGTOODA RAADSHAY
    MARWADII XULKA EE LA KEENAY
    XILLIGAN ANIGAA ASIIBAY
    …………………
     BEST LOVE SONG - AROOS SHIDAN
     AROOSKA MUKHTAAR JIGJIGAAWI
     MUKHTAAR & XAMDA HAMBALYO
     ……………..
     CAMERA: BY SHAKIIB YARE
     EDITED BY ABDIASKARITUBE
     ©ABDIASKARITUBE 2020
    .................................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 462

  • @ufakirsiqurxooon6937
    @ufakirsiqurxooon6937 4 роки тому +193

    Fanaaninta raga eee jigjiga Waa dhigtan aroos kuwa hargeisa iyo muqdisho baqiilnimo gabdhaha wa iska xareestan wa in la baraa arinta

    • @basra.93mohamed86
      @basra.93mohamed86 4 роки тому +33

      Hada abdi askarina biin buu ku qabtay hush baa la idiin yiri ogadenow intaad habla yuryb iyo america ka imaaday baad gursatiin waryaa he gabdhihii la nolaaa wey ciil kaan biyeen kuwa xamar na gabdhaha la nool bey gursadaan maxaad ino shegeysaa marka nagaahaan ayagaa is aroosa oo lacgtooda wata marka naga kala daaya fanaanintayada aad garbasheysaan😡😡👊

    • @Sacduush2
      @Sacduush2 4 роки тому +1

      🖕🖕🖕

    • @kambaala_poi787
      @kambaala_poi787 4 роки тому +9

      Abdi Askarow wll qlI ragga harGeisa saw kuwa aroos yada kala kacsada lipaaah hadaadn adi laguu dhiipin oo lagu oran youtube ka soo geli ma bakhiilnimaa lipaah ka Firso wll qli

    • @kambaala_poi787
      @kambaala_poi787 4 роки тому

      Abdi Askarow wll qlI ragga harGeisa saw kuwa aroos yada kala kacsada lipaaah hadaadn adi laguu dhiipin oo lagu oran youtube ka soo geli ma bakhiilnimaa lipaah ka Firso wll qli

    • @kambaala_poi787
      @kambaala_poi787 4 роки тому

      Abdi Askarow wll qlI ragga harGeisa saw kuwa aroos yada kala kacsada lipaaah hadaadn adi laguu dhiipin oo lagu oran youtube ka soo geli ma bakhiilnimaa lipaah ka Firso wll qli

  • @nadirhussein9759
    @nadirhussein9759 4 роки тому +113

    Wiilashii dhadhera Romantic bay noqdeen one love JigJiga ✌️

  • @abdig7562
    @abdig7562 4 роки тому +24

    Mukhtar lyo xamda hambalyo arooskiina wiil iyo caano kuwii isku waara alla ha idinka dhigo Amiin.FROM AFMADOW😍😍😍😍

  • @dhashiijigjiga5097
    @dhashiijigjiga5097 4 роки тому +44

    Jigjigaawi nin jidwaaq oo ogaden iska bareejeyay uma xumid😂😂😂😂😍😍😍😍

    • @cabdirashiidrashiid665
      @cabdirashiidrashiid665 4 роки тому +6

      dhashii jigjiga 🌍🔥🥀👸🏽👍🏾

    • @bisharohusseinabdi3625
      @bisharohusseinabdi3625 4 роки тому +1

      Jidwaaq MI plood 💝muqtar jigjigawi wllky

    • @3Goats94
      @3Goats94 4 роки тому +6

      Jidwaaq iyo ogaden waa hal, cuqdada nagadaa huuno... ana abskul ahe

    • @fuadabdi3974
      @fuadabdi3974 4 роки тому +3

      Jidwaq iyo 0gaden inter u kala wadaa

    • @shugrimohamed1287
      @shugrimohamed1287 3 роки тому +1

      One love jidwaaq iyo Ogaden ❤️

  • @rahmabashiir6964
    @rahmabashiir6964 4 роки тому +13

    Mid rer jigjga halayso qabto nio sidni si maahe dhadheera wiilashu m.a from hargaysa 💋🥰🙋‍♀️🥀😋

  • @sawdaabdiali8720
    @sawdaabdiali8720 4 роки тому +34

    Tajka inuu mel yar ka boqsanyhy inta ila aragtay farta so taga😋

    • @hodoibra8636
      @hodoibra8636 4 роки тому

      makhtaar iyo xamda isku waara ubad khayle hela walaalkay

    • @shukrimohamed8696
      @shukrimohamed8696 4 роки тому

      Wlh dhor jera arky maba arkin lkn narka hdlkaga arky fiiriyay waba run hhhhhhhhhh

    • @xafsoxafso3422
      @xafsoxafso3422 4 роки тому

      Hhhhh dhwr meelood weeye...intaa SA dishay caruusada

    • @faraxinaabti1082
      @faraxinaabti1082 4 роки тому

      Lol; how do you see? Attention to detail huh. All I see is how beautiful they are together not to mention the song.

    • @manhaxaliimo3692
      @manhaxaliimo3692 3 роки тому

      Hhhhh meeqa qof aa soo xiratay taloow oo saan u cayilan

  • @ayaanhappy2387
    @ayaanhappy2387 4 роки тому +11

    Hambalyo hambalyo❤❤🙏
    Soomaliyey warka badan joojiya iyo mashqulka🥰🥰

  • @hiboegal7437
    @hiboegal7437 4 роки тому +1

    hambalyo hambalyo hambalyo Waxan hambalyo aan la soo koobi karayn halkan ugu dirayah boqorada Walashey qali Hamda qurux iyo boqorkeda sedi mukhtar Oo dhawaan arooskodu ka dhacay magalada jigjiga waxaan leyahey noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolada🤩😘😍🥰

  • @yasminhussein4374
    @yasminhussein4374 4 роки тому +22

    masha allah isku waara waxey aheyd inan nin fanana guursado habeenka arooska hees ha ii qadee 😂

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 4 роки тому +1

      yasmin hussein 😂😂😂

    • @deeqdarajo5872
      @deeqdarajo5872 4 роки тому +2

      Sister Yasmin hussein Reality marki laga hadlo Fanan wax Kuma hayo Aqiro iyo Adunba qofka Fisqi laguma dorto .

  • @bilealijama5712
    @bilealijama5712 4 роки тому +5

    Wa kuwaa Fanaanintii aan Naqanay,
    Hadan Xamda caawa Tajka Farxad Ugu Xiraayo Xigtaduna Hareero Joogto ....... Halka Ka Siiwad
    Soomaalinima Sharaf Leh Hampalyo hampalyo

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 3 роки тому

    Mukhtaar shafeec ismaaciil barre xirsi laandheere abaskuul ah oo reer xildidiid ah.
    Abtiyaashiina majeerteen cumar maxamuud reer xirsi faarax.🇸🇴♥️

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 4 роки тому +3

    Mukhtar sxb qaali ayaan aheen marka wadanka joogay ila iyo yaartan kubad wada ciyaari jirna allah isku keen daayo congratulations 🎉 ✊🏻☑️☑️✌️🇩🇪

  • @jihaancabdiraxiim7321
    @jihaancabdiraxiim7321 4 роки тому +39

    One love reer abtigay from Isaaq Somaliland daga😍

    • @dhoofkhaliif5722
      @dhoofkhaliif5722 4 роки тому +1

      jihaan cabdiraxiim abti ❤️

    • @ifraaxcali1706
      @ifraaxcali1706 4 роки тому

      Snfojkkk

    • @fatimaaragsan941
      @fatimaaragsan941 4 роки тому +1

      Sidoo kle hno from jigjiga

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 4 роки тому

      Naag isaaq ah rawaa meel iigu sheg from dadka necebtihiin😂😂

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 4 роки тому

      @@ismacillapasta138 hhhhhhhhh dadka lama noco bilaa sobob wllo cid la nocob yahay ma jirto wlloy lkn siyaasada ayaa ina kala fogaysa intana wax ba maha

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 4 роки тому +1

    Hambalayo hamalbyo hambalayo fanankena isku wara oo ubad kheyr qaba kala hela gacalayal😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @sofilaali440
    @sofilaali440 4 роки тому +1

    Masha allah heesta iyo qab ciyareedka waa ok marki laga rebo tashka gabadha oo duldulelo anyway hambalyo isku waara ubad kheyr qaba kala hela

  • @hamdaakushii2081
    @hamdaakushii2081 4 роки тому +2

    MashaAllah wlhi wn ku farxay in badan bad isamiirteen😘😘😘 noqda Ul iyo diirkeed

  • @indhoosman3338
    @indhoosman3338 4 роки тому +1

    Jacayl dhaxal gala wax dhaama lawaaaa wad baraajaysay reer qamar suugani ❤❤ ale haysku kiin daaayo

  • @farhiafunny5589
    @farhiafunny5589 4 роки тому

    Lamanaha cusub mukhtaar iyo xamda isku waara ubad khayr leh jala hela🤲🤲🤲🤲🤲aamiin

  • @lifewithapril6607
    @lifewithapril6607 4 роки тому +1

    Mansha allah abtii qaali hambalyo hambalyo isku wara ubad khayr qabana ka la hela

  • @halachiiliye4020
    @halachiiliye4020 4 роки тому

    Aroos wacan fanaankeena dheere iyo dumaashi hamda
    Guurkiinu guur wacan gurigiinu guri qayr

  • @bintumohamed5195
    @bintumohamed5195 4 роки тому +2

    Wow Miyan hadli karaba Wxka shegi kara Jacaylkoda Iyo farxadooda aya i xidheyse

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 2 роки тому +1

    Coming ladies Hamda😊

  • @Nasir_9
    @Nasir_9 4 роки тому +3

    Mnsha allah sxp laysma caasiyee naaq qurxoon ayaa kugu dhacdey, hadalka waxa iga keenay baryahaa maan arag naag nool oo sidan oo kale ah. Ilaahay isha iskaabulada haku hareer maro bro ✌️

  • @hani8826
    @hani8826 4 роки тому

    Hambalyo gurkiina gurinagi wiil iyo caano gabadh iyo caano allow idin sii yaa rabbi😍♥️🌹

  • @faisamahamed3878
    @faisamahamed3878 4 роки тому +4

    Maansh allah congratulations congratulations to my beautiful queen hamda iyo dumo mukhtaar jigjigawi isku wara ubad kharii qaba kala hela ilma aderaday ♥️❤️💕😍❤️♥️♥️♥️♥️

  • @hindaducaale5249
    @hindaducaale5249 4 роки тому +7

    Talow dadkani may xabaal labo mitira sugaynسبحان لله
    Alle ha ini asturo🤲alle xaqa ha ini fahan siiyo

    • @inaahmed289
      @inaahmed289 4 роки тому

      Adiguba dambiga wad laa qabta waayo wabad dawanaysa oo dhagaysanaysa isku dambi batihin

    • @munamohmed7976
      @munamohmed7976 4 роки тому

      Wllo qofna xumanta kuma farxsana iyadu kuma farxsana ee way ka qomamenysa adigu ma fanaan bad difacysa
      Tobady kamid tahy inad ka qoomamysid ood nacdid
      Lkn inantan danbe adu mad ku farax santahy inad fanan difacdo
      Aniga iyo adigaba na khaldya
      Ilahy haynsoo wada hadeeyo fanan iyo qof dawnaya

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 4 роки тому +17

    Hamblyo Hamblyo Sxpkay Mukhtar N Dushi Gurkina Lagu Farax Galiyo Sokeeyaba 💏😘⚘💑👸👳‍♀️🎉🎄🌹🎋

  • @rayaanaragsan5339
    @rayaanaragsan5339 4 роки тому +8

    Wlhi aniga hda normal ahay lkn arooskyga aad ayaan isku dhuupi insha ileen aroos ayaapa ahee ❤❤❤

  • @umafnaan5197
    @umafnaan5197 4 роки тому +1

    Allow isku da inta is jecel xuman ilahay haka ilaliyo 🤲🏻❤️

  • @fadxiyamuuse8405
    @fadxiyamuuse8405 4 роки тому +2

    Hambalyo hambalyo mukhtar jigjigawi iyo marwadiisa xamda gurkina guri nagi gurkina guri khyr guulow ka yeel Wiil iyo caano gabadh iyo caano

  • @yaxyeabdul4883
    @yaxyeabdul4883 4 роки тому

    Congratulations hambalyo gacal iyo sokeyaba gurkiina guri nagi guulow kayeel mukhtar iyo xamda aloow owlad Baariya sii waa lamano nolosha ku midooway il iyo cawri la ooba cadowgiina cagta hoosteda alha mariyo

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 роки тому +1

    Mansha allah Mukhtar iyo marwadisa hambaliyo isku war ubada khayr qab kal hela wiil iyo caano gabdh iyo caano

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 4 роки тому +2

    Mashaa Allah alfa mabruuk
    Xanti ushu way hadhoo
    Xabibi hadhicin ha jabin
    Romantic Xalaba
    Kashiyo laabtii ku xeermay
    Goorma dumar dil laga tegey
    Yaasalaam wiilasha dhaadheer😘😍😍😍

  • @mohamedabdirahman150
    @mohamedabdirahman150 4 роки тому +6

    Qaabka ciyaarta , Mekarafoonka 🎤 Sida loo Heesto , Labiska Intaba Waa Suldaan Seeraar Inta Taagan 👌 Inta Ila Aragtey ☝️

  • @xasankorontoofficial6279
    @xasankorontoofficial6279 4 роки тому +2

    Mukhtaar walalo hambalyo guri nagi bro adiga iyo dumashi 👏 waad isku qalantaan

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 4 роки тому +1

    Maasha Allaah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Allaahu Akbar Alla Illaahey Mxuu Rag Halyeeya Aha Nasiiyey Allaw Adaan Kugu Mahadunay Inteena Iimaanka Ku Qabo Somali boys 🙏🙏🙏🙏 Dhaqan iyo Naxariis Edeb Raganimo Dadnimo Illaahey Siiyey Hdaan Runta La Qarin

  • @hannaqueen-bd7jn
    @hannaqueen-bd7jn 4 роки тому +1

    Xamda i love my name
    Otherwise hambalyo lamaanaha quruxda badan ee nolasha ku midoobay farxad awgeed waan jiriricoodaa markaan arko DAD Si dhaba isu jecel ♥️♥️♥️♥️💋
    Saasey tahay wali anigu Jcyl daacada maan helin 😭😭😭

    • @khadarhapy2439
      @khadarhapy2439 4 роки тому

      Wad helaysaa wlshay anaa ku idhi niyada khayr usheeg. Adna dib isuguyar noqo oo ragu mawada xuma oo haka wada boodine kadhex raadi kuwaa unbuu geesigaad raadinaysay kudhex jiraaye ... thanks sis

  • @xamdamahamud8304
    @xamdamahamud8304 4 роки тому +25

    Naag nool marawaxad yar by sidataaa 😂😂😂😂😂👌

  • @sadiqhassanabdi4704
    @sadiqhassanabdi4704 4 роки тому +2

    War mawliid xasan faraax dhameeye sowka music waalan lasoo baxay Waayahan 🎹🎸🎺🎹ustaad waa la yaabey best musician 2020 Wixii igu raacsan liketa

  • @farduusmaxamed2161
    @farduusmaxamed2161 4 роки тому +1

    Mnzhla muktaar fanan an tagero hore uzocda adi iyo dumaashiyo

  • @zuzan6485
    @zuzan6485 4 роки тому +4

    ❤❤xubiiga jaceylkiyo dareenku xidhidh wuxu soo ahaado🥰qalbiiga xisuhu kuragay wuxu badiiya xiskeeda💞inbadan aan nawilayay❣ hadan xamda cawa tajka farxad ugu xidhayo xigtaduna harera joogto xakiim mahadiisa weye❤❤

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 4 роки тому +1

    ❤❤❤❤❤❤Xidiga qurux lo dhamesay asturan dhaqan lo halesha anaa xusho haleshay🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +8

    Hanbalyo hanbalyo mukhtar jigjigawi iyo marwadiisa xamda isku waara ubad khayr qabta kala hela ❤️

  • @fadumocali568
    @fadumocali568 4 роки тому +2

    Masha allh hamblyo aroos wacn muqatr jigjigawi iyo xamada rerki lagu nagade lagu nasta noqada

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 4 роки тому +4

    M.allaH tabarakallaH mabrouk mukhtar io HamDa alleha idin barakeeyO ❤👏👑

  • @caishabrsalaad2877
    @caishabrsalaad2877 4 роки тому +1

    Mnsha allah alfa mabruuk ina abtigis alle hysu kin barakeyo adi iyo farxadada dumo xamda

  • @najma8198
    @najma8198 4 роки тому

    Gabadho wiilasha jigjiga waa romtic halka aga dhawaado💗💗👌👌💖💖💖

  • @xamdamaxamoud4386
    @xamdamaxamoud4386 4 роки тому +1

    nin dher stel udaa mukhtar iyo marwadisa hanablyo

  • @cumarabdinor3816
    @cumarabdinor3816 4 роки тому +1

    Romantic waa wada daarood hdaa maqashy

  • @najmasoglad4983
    @najmasoglad4983 4 роки тому +1

    Masha allah guuri qayr qabo allah haka dhigo lamaano is doortaye

  • @queenzey3253
    @queenzey3253 4 роки тому +1

    Mnshllh bro aros wacan dmshe sodawaw💞💓💓 walahi wakufarax sana

  • @zeynazeyna2194
    @zeynazeyna2194 4 роки тому

    💯💘💘💘😍😍💘waxan dhowra xilkeda waXay xafida nafteyda isku wara hambalyo idin leyahay💯💯💯💘😍

  • @xamdaaadan2365
    @xamdaaadan2365 4 роки тому

    Mansha alllah lamaanahay aad ayan uga helay ilaahay ha isku kiin barakeeyo♥️

  • @awoahmed235
    @awoahmed235 4 роки тому +1

    M.alh lamaane gulaysty nin walpa guushisa dumar aya ka danbeya guuleysta apid

  • @hibodubad8762
    @hibodubad8762 4 роки тому +2

    Mash alaah isku waar waad isku qalantaane

  • @nimcomuse6789
    @nimcomuse6789 4 роки тому

    Mashaa aalh allow is ku. daa

  • @leylomuse1498
    @leylomuse1498 4 роки тому +1

    M.a isku waara oo ubad kheyr qaba kale hela

  • @jrdeco6483
    @jrdeco6483 4 роки тому +5

    Wilashaga Ogaden Waa Romantic Gabdhow ogaada taas

  • @haboonhamud1400
    @haboonhamud1400 4 роки тому

    Guurkiin gura,khar gurigiin guri khar mukhtaar iyo Hamda

  • @najmasoglad4983
    @najmasoglad4983 4 роки тому +1

    Gabdahi jigjiga ragiiba laga wada ka xaystayee xageeba raga ka doonana doonan ragii shidan lala cararayeee

  • @najaxismail1946
    @najaxismail1946 4 роки тому

    Mshllh mukhtaar allow guri khayr qabaa kaga dhig

  • @kadersigad246
    @kadersigad246 4 роки тому

    Mnsha allh wllky isku waara

  • @abwaanadshankaronshidaneof3749
    @abwaanadshankaronshidaneof3749 4 роки тому +1

    Msha allah alfa mabruuk kun jeer wllky iyo sumaashi

  • @queenzeina4832
    @queenzeina4832 4 роки тому +2

    Masha Allah Congratulations Hamda sis

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 роки тому +1

    Mnsha.allah heesta music macan ku xiran erayadu kasi daran fmlygu quruxdoda kasi daran isku waara☺️😘♥️🙏

  • @hooyomacan7857
    @hooyomacan7857 4 роки тому

    Waxba ka dhacay viva love ❤️

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 4 роки тому +1

    Alla maxaan xasuustay inan jecleyd Mukhtar jigjigaawi idiley Sory shp hada waa haben baraan Kula kalahayaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 from France 🇲🇫 idiley Sory shpey Anwhy بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير duacadii rasuulkeena MohameT SCW 🤩💖✌️

  • @apdiweliilkacase9894
    @apdiweliilkacase9894 4 роки тому

    taajka inui wax yar jex jexan yahay inta ila aragta farta taag
    team ck faarta soo qabatay😂😂😂😂

  • @Roda511
    @Roda511 4 роки тому +17

    War wiil Ogaden ah ii raadsha waa romantic eh love you wlhi cagdheereey 💋😂

    • @rahmarashiid5102
      @rahmarashiid5102 4 роки тому +1

      Cambaro Dabshid okay caga gagabey ✌🏼

    • @rahmarashiid5102
      @rahmarashiid5102 4 роки тому

      Cambaro Dabshid okay caga gagabey ✌🏼

    • @Qofdaga
      @Qofdaga 4 роки тому

      ❤️

    • @munooshmoon8575
      @munooshmoon8575 4 роки тому

      Cagdheer baaba leedahy maxaad ku fali mid cag gaaban ma iska raadshtid

  • @hanimuhumed8160
    @hanimuhumed8160 4 роки тому

    ilaahay amari habeenka arooskayga saan u jaasi lahaa waan ka warwarsanahay indho adaygaa hido uma lihi 😂😂😂😂😂😂

  • @sumeyyak1154
    @sumeyyak1154 4 роки тому

    Nin walba Tisa boqorad u ah Hambalyo hambalyo wlalky mcn Mukhtaar🤴 iyo Dumshi xamda👸 Kuso dhawow Familka❤️🥰

  • @nimcojam1754
    @nimcojam1754 4 роки тому +1

    Mashalah. Qaoyskii. Gulaystay. Abidkiin. Wada. Jira

  • @xafsoabdiasiis-fr6iy
    @xafsoabdiasiis-fr6iy Рік тому

    Hees io badh weeye tan

  • @mohason2861
    @mohason2861 4 роки тому

    Caadimaha mukhtaar hambalyo sxb

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 роки тому +2

    Mash allah xamda walsheya macan ladhaha

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed4947 4 роки тому

    Mukhtaar zxp akhlaaq fcn weyan bal eeg sida uu ula dhelayo halka uu dayax xaskisa afka kaga jaqay mashrax
    Lamanaha mukhtar iyo xamda nolol warta

  • @hodmanhappy6112
    @hodmanhappy6112 4 роки тому +1

    hnplyo wll mukhtar iyo xamda isku wara ubad khayr qaba kala hela ilhay haydinka hayo izha nacabka

  • @xafsoxafso3422
    @xafsoxafso3422 4 роки тому +1

    Caruusada taaj ka mxaa loga hgaajin waayay quruxdeddi intaa SA waashaye , dhwr meelod ka jaran yahay...

  • @casiisamohamed8142
    @casiisamohamed8142 4 роки тому +2

    Mnzha Allah Abti Alle haysku keen daayo❤💋🌹

  • @farhiaadan3772
    @farhiaadan3772 4 роки тому

    Maxay taashka uga lulataa intaasa ka xumaysay style markasta way qawanayde may caadi iska dhigto yanlaga daremin cml

  • @Somali_flims
    @Somali_flims 4 роки тому +4

    Hambalyo brother muktar and marwo hamda 🌟❤️🙏🏼🔥

  • @cabdiraxmaanxaashi14
    @cabdiraxmaanxaashi14 3 роки тому

    Nabiga halagu saliyo salalahu calehi wasalam

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +1

    Guri wuxu ku dhisma qur aan music wxbah maha wlhi

  • @shamsoahmedshamsoahmed6764
    @shamsoahmedshamsoahmed6764 4 роки тому +2

    M.a ilahay isu kiin dayo

  • @mohamedasma8412
    @mohamedasma8412 3 роки тому +1

    مشاء الله تقبل الله منك ومنا أعمال صلاح

  • @ezaali6290
    @ezaali6290 4 роки тому +2

    Hampalyo hambalyo lkn sidan walaga ficanyhy waxaynu nahay dad muslima markaa inaad gabadha cawradeda banaka dhigto waa laga fiicanyahy horay usoco

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 роки тому +1

    Masha Allah hablayo habalayo aroosa wacan my dhiiga iyo dhuuxa

  • @inahashi3380
    @inahashi3380 4 роки тому

    Istaqfurullah wallah ma indhahayga mise taashga wu jex jexinyahay wax kale 2020 aya lay isku mashquulin 👏

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 4 роки тому +1

    From xagee waya gabadha ileen wiilasha ree jig jiga xagas iyo mareykan ayaa u shidneed sanadahan ee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌

  • @sacadmoh3284
    @sacadmoh3284 4 роки тому

    halka aroosku ka dhacay ma hargaysa mise waa jigjiga

  • @haniahmed6930
    @haniahmed6930 3 роки тому

    Marwada xulakay lakeanay

  • @kunkaroonabdullahi1664
    @kunkaroonabdullahi1664 4 роки тому

    Horta gabdhaheena somaliyeed caylka miyay qurux u qaban . Waxa duqa dadka ka dhiga waa asiga iska dhaafa walalayaal 😥🙏

  • @maariyaosmanabdi7204
    @maariyaosmanabdi7204 4 роки тому +9

    Wey iga maseersiiyeen waa inaa raadsadaa nin fanaan ah si uu iiheeso maalinta arooskeena

    • @yahyebiixiofficial
      @yahyebiixiofficial 4 роки тому +1

      Nin fanan waxad ku doraneso inad is qawiso lee miya

    • @wllcuuu187
      @wllcuuu187 4 роки тому

      @@yahyebiixiofficial ku kalaba sow kuwa is qaawiya agah

  • @asmaabdirashiid1265
    @asmaabdirashiid1265 4 роки тому

    Mnsh Allah ilaahye ha izku kiin dayo

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 4 роки тому

    hamblyo mukhtaar iyo xamda isku waara insha alh

  • @onlyquen8387
    @onlyquen8387 4 роки тому +3

    Aqasey wy buurantahy naagta lkn inay isdhubtay ahyd plz hablo isdhuuba malinta arooskina si taashka inukusobaxo🤔

  • @nuuraqosolwanaag9476
    @nuuraqosolwanaag9476 4 роки тому +1

    Asturnaan uma jedo aniga lkn ilaahey ha barakeeyo bis quruxda wa hijabka 😌✋

  • @cabdicasiisceynsane271
    @cabdicasiisceynsane271 4 роки тому +2

    Masha allah sxp
    Hambaliyo Hambaliyo
    Isku warah

  • @mamejama2664
    @mamejama2664 4 роки тому +1

    Mnsha allah reerkii lagu nastee lagunagaado guulowkayeel

  • @Deeqsan123
    @Deeqsan123 4 роки тому +1

    Mukhtaar iyo hamda/sherin isku waara abid