MUKHTAR JIGJIGAAWI | CIILTIRA | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    MIDHAHA:SADAM AQLI MAAL
    LAXANKA :QAMAR SUGAANI
    MUSIC : MOWLIID XASSAN
    CAMERA & EDIT: MAXAMED XASSAN FAARAX
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

КОМЕНТАРІ •

  • @aadammahdi2839
    @aadammahdi2839 4 роки тому +35

    Tusmo wax kasta waa keenayan
    Mukhtaaar jigjigaawi ugu tufa ducada 🤲

  • @empireshow1
    @empireshow1 4 роки тому +15

    Salaad music lagu dacuysanayo waxay masaajidka ciyaarta ka daaya😍

  • @roobleluka5766
    @roobleluka5766 4 роки тому +27

    Heesaha sanadkan waxa ubadan laxanka qamar sugani
    TUSMO FILMS KEEP GOING WLLYAL

  • @crahiimcabaaye5821
    @crahiimcabaaye5821 4 роки тому +89

    Wlhi blhi waad dhartay ee like isaar

  • @yahyeyuuroh7598
    @yahyeyuuroh7598 4 роки тому +10

    Mukhtar jig jiga hestada 100 wye ducadana alle haku aqbalo ad ayan fanan kutagera

  • @nurtobula3818
    @nurtobula3818 3 роки тому +8

    Somali mohamedy ducada igu tuufa Robow wayahi cusla caraabi dhibkooda oo
    Rabbow sidaan cwa rabo isii🤲🤲

  • @moemahir3384
    @moemahir3384 4 роки тому +21

    Qamar sugaani
    Laxaan buu harqiranayaa walee
    Haadad igu racdaay like igu qaabo

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +7

    Heesaha waxaa kamacaan Quraanka kariimka ya igu raacsan
    👇

  • @ilkacazeyoutuber805
    @ilkacazeyoutuber805 4 роки тому +6

    Qamar suugani waa gadhwadeenka fanka somalida oo dhan wakhti xaadirkan yaa igu raacsan tusmo the one and only

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +32

    CiltiRa😍❤😊👸

  • @muhiyadinomer5599
    @muhiyadinomer5599 4 роки тому +8

    Hees Aduun WlhiE
    illhayow Gbdhaha somaliyed xijapka kuzo hnuni

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +6

    Laxankii lengd Qamar sugaani ninka sanadkan la jooogo ugu laxamada maccaan yaa igu raacsan

  • @xalanefilms2711
    @xalanefilms2711 4 роки тому +20

    Aar ninkii cadceed in la copy gareeyay yaa ila arkay music

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 4 роки тому +3

    Heestani 1m views ayey u qalmaysay somalaay xaga fanaanka wayka dhantee xagiinay ka jiiiftaaa ✍️

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 роки тому +4

    Rabbow GuusHaan CaLmaday
    Cimaamad kHayr LeH Saar 😘

  • @anamahmedmusicofficial3637
    @anamahmedmusicofficial3637 4 роки тому +43

    Codka%100
    Laxanka%100
    Erayada%100
    Music%100
    Camera%100
    #(@10000)

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 6 місяців тому

    Rabow wakhtigii cisiga
    Ii curi iyo caafimad
    Rabow guushan calmadey
    Cumaamad khair leh saar❤️😭🤲🤲

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 роки тому +13

    Heestii ugu horaysay ee gabadh xijaaban kasoo muuqato yaa ila arka

  • @hannaabdulkareem2198
    @hannaabdulkareem2198 4 роки тому +2

    Car heestan xagay ka macaantahay yaa garanaya waa musiga iyo laxanka inta igu raacsan

  • @nouhmoh4107
    @nouhmoh4107 4 роки тому +1

    Heesta qaraxda
    laxanka
    muzica
    erayada
    ama fananka
    Waa isaaq
    isaaq dadki fanka laha 👊

  • @hibomohamed3762
    @hibomohamed3762 4 роки тому +1

    indha sharer lagu tukanayo wa qalad wll sujuda wa in ay muqata

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 роки тому +6

    Heesti ugu horesay e gabar xijaban an ku arko lakin misic iyo cibado maxa isku kenay

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 3 роки тому +1

    Iloohoow iifududeeh riyadayda ani iyo walahi iyo sxbkay Canada

  • @xalanefilms2711
    @xalanefilms2711 4 роки тому +1

    Laxanka waan iska gartay inuu leeyahay ustaadka Qamarka

  • @abubakertezmoofficiall7631
    @abubakertezmoofficiall7631 4 роки тому +16

    Hees iyo salad mxaa isku keenay mise 2020 waye 🤷‍♀️

  • @hothoali
    @hothoali 5 місяців тому

    😢😢😢😢Rabow curad ii haboon ayaan rabaa allow idoor adigu😢😢😢😢😢😢codsiga ducadayda yeel

  • @hamdiabdishire8784
    @hamdiabdishire8784 4 роки тому +7

    Wan ka xumahay ddkygii soomaali weyn😭😭😭😭😭inalama yaabayo ddkeenn soomaaliyeed ee daawnaysa lkn awaay umadii diinta ku dhalaty ee heestaan samayskeedii, edittingkeedi argty😭😭😭XGEE LGU ARKY SALAAD NIQAAB LGU TUKANAYO SIDOO KLE SALAAD IYO MUSIC MXAA ISKU MEEL DHIGAY. ALLOW DAD ANAN WXBA DAREEMYN BAANU NAHEE HA INOOGU CAROONE NOO NAXARIISO YAA RAXMAAN😭😭😭

  • @amranrasas2188
    @amranrasas2188 4 роки тому +3

    Amiiiiiiin amiiiiiiin amiiiiiiin wlllll Qali ❤️🙏💯

  • @barlinawil4395
    @barlinawil4395 5 місяців тому

    Allah kaaga yareeyo calaacalkana hakaa yareyo

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 4 роки тому +8

    gabadhi u horysy e niqab xidhan ama asturan e hees ka soo muqata

  • @feasalhanad1094
    @feasalhanad1094 4 роки тому +1

    Hayeh hayeh yaaa iiigasoo hormaray hee jigjigaawi libaaxyada aanku faano kamid tahy markii lagasoo tago xariir Iyo Suldaan seerar.

  • @yaskaboy1245
    @yaskaboy1245 4 роки тому +23

    Rabow wakhTigii cisiga i curi iyo Cavimad rabow Gushan Calmday cimamada Khyrle saar Rabow Curad ii Haboon midan Cashqy isii Rabow Tuku Cabudoo Cibada Le Bar rabaa Midhaha HeeSta eega Ha ku dhagananina Liketa eh

  • @faisayousuf2351
    @faisayousuf2351 4 роки тому +2

    Raboow cabashada naftiyo calaacalka iga yare ☺️💑

  • @ismailmahamuud
    @ismailmahamuud 2 роки тому

    Xasuus...
    15/octoberka /20222
    kampala ......
    waa markii 20tanaad an daawanaayo heestaan...

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 4 роки тому +4

    Hees iyo badh✅💯👍💕

  • @hamihanad3892
    @hamihanad3892 4 роки тому +1

    Masha Allah waan ka helay Allah bless you wlo

  • @DeeqCabdi-o6i
    @DeeqCabdi-o6i Рік тому

    Wxan soo xasuustaa maalin aan koob qaday

  • @thekolestking5622
    @thekolestking5622 4 роки тому

    Heesta Markan Macenkada Arkay Baban gartay inu laxanka Leyahay Legend Qamar sugani 👊

  • @nasrudinmohamed4769
    @nasrudinmohamed4769 3 роки тому

    Hestan waxey kamacantay heso badan 1m+

  • @nasrudinmohamed4769
    @nasrudinmohamed4769 3 роки тому

    Hestan waad kuhiiftaan mukhtat jigjigawi

  • @libanibrahim2979
    @libanibrahim2979 4 роки тому +1

    Heesta laxanka ayaa ka geertay inuu leeyhy mucjisadaa fankaa

  • @maryaniikar7459
    @maryaniikar7459 4 роки тому

    Somali intan aya udhinneyd iney hees ku dukadan subxanal lah 🧐 fadlan is wnsada

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 4 роки тому +1

    MuKhtaar jigjigaawi Go Forward Pro🎶😎

  • @nimcaali3650
    @nimcaali3650 4 роки тому

    Ilaahow nagamadoobee heesa wax heesto masjidkalagusoodaray maxaytahay

  • @hodoncabdirisaqcali7792
    @hodoncabdirisaqcali7792 4 роки тому

    Wwwwww mukhtar jigjigaawi fanaaaaan jira

  • @iftinmohidin7910
    @iftinmohidin7910 4 роки тому +1

    Mukhtar jigjigawi Fanaan jira

  • @maryamhassan7090
    @maryamhassan7090 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @hamdaadam1444
    @hamdaadam1444 4 роки тому +2

    First comment like halysaro hn

  • @abwaangafdiid897
    @abwaangafdiid897 4 роки тому +1

    Waaw inaba caadi maaha
    Keep going

  • @adnaali1970
    @adnaali1970 4 роки тому

    Mnsha allah waxkasto khyrle alle haku siiyo

  • @ilhaam1267
    @ilhaam1267 4 роки тому

    Indha shareer lagu tukanaayo xagee laga arkay

  • @naciimomaxamad7311
    @naciimomaxamad7311 4 роки тому

    M.a iga gadanthay

  • @jimmyofficalchanaal5381
    @jimmyofficalchanaal5381 4 роки тому +2

    Keep
    Gonig

  • @nemoatye9396
    @nemoatye9396 4 роки тому +1

    wwwwww
    firsta person

  • @naciimaahmed690
    @naciimaahmed690 4 роки тому +1

    Cod macaaane keep going bro

  • @khayreahmed6683
    @khayreahmed6683 4 роки тому

    Zxpky mukhtaar jigjigaawi

  • @hafsahassa8019
    @hafsahassa8019 4 роки тому +1

    Yaab qof indho xiran madugan karaaaaa

  • @mayaneyboss6112
    @mayaneyboss6112 4 роки тому +1

    Salma lajeclay iyo imaan bn ka soo arkay markaas bn jclaaday

  • @maidaali4817
    @maidaali4817 2 роки тому

    my crush aaahhhh

  • @fatmamohamed1587
    @fatmamohamed1587 4 роки тому

    Machallah esh cala hees muqtaar

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 4 роки тому

    Mukhtaar👑✋🏿

  • @sayidcaliaxmedmaxamuud3428
    @sayidcaliaxmedmaxamuud3428 2 роки тому

    Hees iyo badh

  • @farahapdirahman9049
    @farahapdirahman9049 4 роки тому +1

    Wow mnzhallh ♥️💕

  • @halimahamut8551
    @halimahamut8551 4 роки тому

    allow baryadada ha nagu qadin niin walba waa jacaylyahay qof fcn oo qabow

  • @cabdifaroyare8376
    @cabdifaroyare8376 4 роки тому

    First like ha ila dhaafin

  • @kingcabdiraxman8599
    @kingcabdiraxman8599 4 роки тому

    Laxanka qamar caadi maaaha ninkaas gacan baan u taaagay

  • @ayaanleahmed
    @ayaanleahmed Рік тому

    Tusmo films you tube sobersg

  • @caawiyahasoomaalida3452
    @caawiyahasoomaalida3452 4 роки тому +1

    Keep going

  • @zir_mk_lyrics3881
    @zir_mk_lyrics3881 4 роки тому

    OoooooB laXanka qamarka 👑👑👑👑👑👑👑

  • @najmasuldaan8161
    @najmasuldaan8161 Рік тому

    Thanks

  • @abshirkahiye7037
    @abshirkahiye7037 4 роки тому

    Hayeey waa wareey kuwan heesta miyey ku cibaadesten misa waa waxkale

  • @deeqjiciir3981
    @deeqjiciir3981 2 роки тому

    Inta daawanaysa hada waa 2025 like saar waa ku salamay

  • @raxmaadan9003
    @raxmaadan9003 4 роки тому

    Wwewe heese zhidan iga dheh

  • @mushiiabdirahman
    @mushiiabdirahman 4 роки тому

    Gabadh asturan uun inad ku soo darto ahayd lkn inad salad la tukano ku soo dhex darto May ahayn heesta

  • @zamzamjibril2613
    @zamzamjibril2613 4 роки тому

    AALAYALIHEWAEES💖

  • @khadraomer4205
    @khadraomer4205 4 роки тому

    Www hezba ka dhacday

  • @nemoatye9396
    @nemoatye9396 4 роки тому +1

    mukhtaar jigjigaawi

  • @msshoney8976
    @msshoney8976 Рік тому +1

    🥰🥰🥰

  • @abshirmedia3638
    @abshirmedia3638 4 роки тому

    Hees shidan

  • @sacidjama8902
    @sacidjama8902 3 роки тому

    Mukhtaar wadkashiday

  • @shamisyuusuf4332
    @shamisyuusuf4332 3 роки тому

    Mashlah

  • @ilwaadqrux9435
    @ilwaadqrux9435 4 роки тому

    Rabow cabashada naftiyo calcalka iga yare

  • @adenbalidh9123
    @adenbalidh9123 4 роки тому

    amiin

  • @mudugboy3452
    @mudugboy3452 4 роки тому

    Absolutely song

  • @Deeqsi
    @Deeqsi 4 роки тому +1

    M.allah

  • @SundusCabdi-b4k
    @SundusCabdi-b4k 10 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @DahraanDaauud
    @DahraanDaauud Рік тому

  • @MRGamer-hl7bs
    @MRGamer-hl7bs 4 роки тому

    Fanaan kala kacsan waye

  • @nimcomahomed2018
    @nimcomahomed2018 4 роки тому

    Way shidantahaypa heestu

  • @hanadwarsame2909
    @hanadwarsame2909 4 роки тому

    Wwww nice one

  • @khadar1076
    @khadar1076 2 роки тому

    ❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌

  • @calicabdulahi2191
    @calicabdulahi2191 3 роки тому

    Ok

  • @marianaali4698
    @marianaali4698 4 роки тому

    Soomaalidu manta y ugu ficnayd ugana darnayd
    Shekhadan yree niqaaban 🙄

  • @awaadireenow8268
    @awaadireenow8268 Рік тому

    🎉

  • @nlechoppa9150
    @nlechoppa9150 3 роки тому

    ✌✌✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gureyyare3228
    @gureyyare3228 4 роки тому

    Nice

  • @ridwanahmedahmed5007
    @ridwanahmedahmed5007 Рік тому

    Wwww🎉😊

  • @hawomuhumed7615
    @hawomuhumed7615 4 роки тому

    Haye soomali yaab

  • @nasirmahamednuur8576
    @nasirmahamednuur8576 4 роки тому

    nin culus

  • @axmedindho737
    @axmedindho737 4 роки тому

    Shoodha cali dhaanto