''Ninkaas Daaci Saalax isku sheegayaa ha la soo xidho, mushkati ayaanu ka nahay.." Nimco Maxamed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @XamseMaro
    @XamseMaro 3 місяці тому +1

    Dee isba way kafakatay hhhh

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 3 місяці тому +2

    Waa rag quluubtu gubatay oo jaahiliin ah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому +1

    WOMAN INDEPENDANCE !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! VIVA SOMALILAND FREOM SAYLAC

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 3 місяці тому

    Vwaa run. In. La xidho. Ninkaas. Af. Xumada. Wada. Garbay. U. Leeyihiin

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 3 місяці тому

    Idnkuna. Waanada qaata

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 3 місяці тому

    Ragii Somalida Damiirki maxaa ka qaaday? Sanad dhan siduu Nin yari Hoyoyikod iyo Hablahooda u cayaa? Ragoow ceebad dhax fadhidaan😭

    • @RachidAli-h5w
      @RachidAli-h5w 3 місяці тому

      Ninkaasi gabdhaha runta ayuu usheegay balse dhinaca ragana ceebtooda in uu waxkasheego ayay ahayd tan uu leeyahay gabadhu 25 waa khalad iyo tan ayaa iibadalaya labadaas ayaan kudiiday laakiin gabadhu nin ha adeeco raaliya ha noqoto waan kuraacsanahay

  • @RachidAli-h5w
    @RachidAli-h5w 3 місяці тому

    Gabadhaasi miyaysan ogayn in miidhiyuhu uu waraysto dadka waalan waxaan maraynaa sabanujaahil aan xikmada iyo runta laga doorbido beenta iyo maalaayacniga

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 місяці тому

    Dumarka muslimka ah ilaahey ayaa sheeygay in gurigiina aad jooktaan oo raga muslimka ah aad hor cararina afkana aad la soo galina diinta islaamka iyo raga muslimka ah maxaa yeelay ilaahey ayaa masuul idinkaga dhigay raga in aad adeecdaan oo amarkiisa aad qaadataan sidaasi ayaa ilaahey idin faray hadaad Dumarka muslimka ah aad tihiin ee iska daaya dhaqanka reer galbeeydka iyo gaalada macsalama