"Ilaa 16-jirkaygii waxaan ku fikiryay inaan helo Gabadh "Daaci Saalax oo u waramay Sky Cable Tv

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 місяців тому +2

    Daaci waan ku taageeraye ❤

  • @degan8661
    @degan8661 5 місяців тому +2

    Daaci ugu horeeyay ee 16 jir ku qooqay😂😂

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Місяць тому

    Mashallaha sheeq daaci saalax guuleyso ❤

  • @DahaRoublehGouledDahaRoublehGo
    @DahaRoublehGouledDahaRoublehGo Місяць тому

    😢

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 Місяць тому

    Ish wall ninkan xanuunsan bas miyaad wareysataan

  • @musseosman3369
    @musseosman3369 2 місяці тому +1

    Raga kale been bay nii sheegaan hablaw except daaci saalax iyo dr.xaliye

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 Місяць тому

    Daacigu maaha sidan diinba ma isaga sheegay waa aragtiyo, isma dhaantaan

  • @nujudabiib6960
    @nujudabiib6960 Місяць тому

    سبحان الله انت لست داعية اخي اتق الله

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 5 місяців тому

    Kan xanuun baa haya 😊Guurku waa nasiib yaa yidhaa.

    • @BarkhadSamane
      @BarkhadSamane 5 місяців тому +1

      Waa run wa nasiib, laakin kan jacayl iyo guur toona waxba kama yaqaan, waa qof xanuunsanaya oo haddana caanimo raadinaya, waxaaba ka daran kuwa ( saxaafad ku sheega ah( ee u yeedha, waxaan sugay maalinta u fikirkiisa ay ku diidan inay soo gudbiyan ee u isna ku khanaaqo kadib gacanta u qaado😂

    • @ubaxiidalkeygow2381
      @ubaxiidalkeygow2381 5 місяців тому +1

      @@BarkhadSamane Saxafadi wey ku deysay ciwaankaba ma yiqanaan.
      Inankani xagaa iyo Xamar baa laga soo waaridey markaa khalkhalka aabihii weeyaan in uu hablaha qureyshta ah iyo inamada dhaqanka wanaagsan leh ayuu rabaa in uu kala Shaki ku rido, markuu leeyahay hablo ma jiraan la guursadaa,.

    • @BarkhadSamane
      @BarkhadSamane 5 місяців тому

      @@ubaxiidalkeygow2381 oo wuxu ma xamar bu ka yimid, beri dhawayd inti hablaha Morocco ay somaalidu hadal hayeen ban HCTV ka dawaday barnaamij dood ah, oo u qabtay tv-gaasi, waxaa ku dhex jiray kan xanuunsanaya oo ka dhex lahaa, marka dhaqanka Ciisaha loo eego taas iyo taas ba jirtay oo hadii xaasku kaa dhimato Tu-kale aya lagugu badalaya ( waaban yaabay ) shaw waba soo galooti ina sheeganaya.

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 5 місяців тому

    😂😂😂😂 😂😂😂😂😂

  • @xasanadam3177
    @xasanadam3177 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂

  • @Hanihappy1359
    @Hanihappy1359 5 місяців тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @musseosman3369
    @musseosman3369 2 місяці тому

    Raga kale been bay nii sheegaan hablaw except daaci saalax iyo dr.xaliye