"Dadkii ugu badnaa ee isoo Dhaweeyay waxay ahaayeen Dhulbahante Iyadoo Xabadu naga dhaxayso.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 136

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 Місяць тому +22

    Dhulbahante haduu ku,soo dhaweeyay waaa dada gobgob dhashay laakiiin waxaad ku,samayseen aniga oo dhulbahante ahayn ayaaba ka,xumaaaday waaana u,ducayn jiray in mar,uun dhibka ka dulqaado illaahay ha,usiyaadiyo nabada yaaa allaah

    • @user-fx2sr6oo9u
      @user-fx2sr6oo9u Місяць тому +4

      Dhulbahante isaga oo wata darood iyo somali oo dhan ayu kusoo duulay Somaliland waxbana laguma sameen

    • @user-qp1mx3sz6n
      @user-qp1mx3sz6n Місяць тому +5

      ​@@user-fx2sr6oo9uadeer dhulbahante meel buu kusaaray hhh

    • @Innamadar
      @Innamadar Місяць тому

      Dhulbahante yaa laayay iyaaga yaa daaroday yidhiyi oo dalaamay. Hadii ay leeyihin isaaq ayaa ragaya laayay ku hargeisa joga muxu isaaq u lay waayay. Dadku way isdilaan oo dagaal wuu dhacaa, laakin dadkii maydka fadhanaayay rag iyo dumar meel ayay nogu qoranyhiin. Isaaq isago jabhad ah oo snm ah ayuu marku hargeiso dhulka laga simay so galy si shafle dadkii daarod oola dhamay. Joooga meeshiina inta hargeisa joogtan u yeedha ilahay meeshina khayr ha idinku siiyo.

    • @Gmaaad
      @Gmaaad Місяць тому +2

      @@user-fx2sr6oo9unin baa gurigisa ku soo weerartay baa leedahay daarood buu soo watay mida kale dhulbahanta soo daarood kama dhalan ma waxaa rabtay inaa dhulbahanta oo baciida leg kula dgaalamo 😅😅😅😅😅😅😅 mida xigta harti kaliya baa kula dagaalay

    • @june6206
      @june6206 Місяць тому +3

      @@user-fx2sr6oo9ukkk dhulbahante ma hargaysa buu dagal ku soo qadey mise burco dhulbahante gurigisii haduu ii dhafa yidhi ma nin ba gurigiisa ku duula aqliga isaq wakaa siyad bad been ka sheegi jirteen a aha ridney lkn manta you tube ba matkatiya harti xita lama socon markuu dhulbahante idin sarey markii danbuu difaca ugu yimee beenta Ha laga xishoodo Mali tui darood idin yimado dee qoralkan ba mala qori 😂 dhulbahante malin tui isaq dhulkiisa uu leeyahay ku duulo Mali ta soo hadla lkn man ta wa war ida war bay la dhicin madafic siyad xita wallahi isaq wuxuu muuse dhulbahante ku sameeyey kuma sameyn dhulbahante ❤ Illhay wuu u hiiliyay wana xaq

  • @user-ls7rk6by7d
    @user-ls7rk6by7d Місяць тому +6

    Ducada waa soo luudaa😂😂😂😂 ala qadaney waaku salamay from goojacade😂

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Місяць тому +9

    Maansha Allaah waa Libaaxad

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d Місяць тому +12

    Qadan qaran wn ku wadanaaa❤From harti❤

  • @AbdillahiMouminFatouma
    @AbdillahiMouminFatouma Місяць тому +5

    Naa dilo laisse Djibouti

  • @MounaSouri
    @MounaSouri 26 днів тому +2

    Djibouti ha nolato

  • @legend01743
    @legend01743 Місяць тому +5

    ictiraf aan dhamaad lahayn, riyoo iyo maawelo aan dhamaanyn. Ku socdaa

  • @EpraahimHassan-kh7yq
    @EpraahimHassan-kh7yq 29 днів тому

    Djibouti 💪💪💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Janno190
    @Janno190 Місяць тому +1

    Qadan qaran Waa marwada bedelaysa hooyada qaranka Adan aadan waayo Qadan qaran way isu xilqaantaa qaranka mar walba nooloow cadawga somal ha jabo❤❤❤❤

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c Місяць тому +1

    Qadaneey gunimada reerkaga ma ogaatay iyo gobanimada somalide kale❤❤❤😂😂😂😂

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Місяць тому +1

    ManshaAllh mamo qadan qaran geesiyada somaliland dalka ku abaal gudi daadkaga reer somalilandna waay ku jecelyiin ma oogtahay bal qadaneeeey nagu qalibaadtee iisha cadawgu kaa deedan gulayso weliga

  • @user-gl1xv2hn4w
    @user-gl1xv2hn4w Місяць тому +1

    ماشاء الله تبارك الله
    حلوة بالحجاب الله يتبتك ❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +2

    Geeeeeesi nimo yes

  • @iissa7685
    @iissa7685 Місяць тому +3

    Qadan qaran waa somaliland ❤

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 Місяць тому +1

    Habar 50 jiroo walatay iga dhee

  • @Xasmas
    @Xasmas Місяць тому +3

    Fariid labaxad❤

  • @faisalformerchannel5228
    @faisalformerchannel5228 Місяць тому

    War qoftu caqli badanaa
    🙌🏾🙏

  • @HindaOmar-l8i
    @HindaOmar-l8i Місяць тому +1

    Ma warkiiban dawaday slnd

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 28 днів тому

    Qadan waxay ukalashaqaysay isaaq iyo fhulbahante kumacaash dhiiga .

  • @Buuloxuub
    @Buuloxuub Місяць тому +1

    Xaafada ay joogto halay sheeg waan ka taqalusayaa

  • @EpraahimHassan-kh7yq
    @EpraahimHassan-kh7yq 29 днів тому +1

    Dilo sil kaga usheg

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 28 днів тому

    Calaashan iidoornimo laguma soo dhoween ee nin haratiya kuqabo oo caruuru baad u hayasa dhulubahante wuu tegee qalabad ilaahay ha idiinka reebo😏

  • @farahqawdhan8679
    @farahqawdhan8679 Місяць тому

    Nollow Qadan Qarran Geesiyad❤❤❤❤❤

  • @mustafeabdu2765
    @mustafeabdu2765 Місяць тому +1

    Qadan Qaran is not easy hhhh

  • @iissa7685
    @iissa7685 Місяць тому +1

    Qadan qaran ❤❤❤❤❤

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Місяць тому +1

    Qadan Qaran waxba lagama qaban karo. Full support ❤️🤍💚💪💪💪

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 28 днів тому

    Qadan qaran waxa xukuuumadu utaqaan dslkay difaacdaa oo waa ruut.
    Qadan qaran harti waxay uyaqaanaan qacdii muuse gabadha kashaqaysay,ee sirta ciidankii jabay dhiibtay.

  • @queenmumtaas2927
    @queenmumtaas2927 Місяць тому +1

    Guul somaliland

  • @warss11
    @warss11 Місяць тому

    Queen Qadan Qaran❤❤

  • @AswanHamza
    @AswanHamza Місяць тому +1

    5:38

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Місяць тому

    Tii Siyaaad bare lagama he shin Hadii laga hashiiye maaad somali 🇸🇴 ku soo laasbatiin QADAAAN PLEASE 🙏 JOOOG DHAAF BEENTA

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Місяць тому +1

    Inanta noo soo dhaweeya

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Місяць тому +3

    qalasyadu waa nin rageed

  • @YasmiinRooble-iw8xg
    @YasmiinRooble-iw8xg Місяць тому

    Qadan qaran waa libad 🎉

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 28 днів тому

    Gobanimodu waa u dhalasho😟

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 Місяць тому

    I didn' forget dancing

  • @xabdi9667
    @xabdi9667 Місяць тому

    Gaadhi furihiisa Najax motors ka qado maamo maadama aad qarankii difaacday 😂😂😊

  • @user-dt3ou4qw3q
    @user-dt3ou4qw3q Місяць тому +1

    Khadra qaran runta ayy kahadashaa

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 Місяць тому +1

    darood hadaan nahay. waa og nahay Isaaq. ineey yihiin Gob

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 Місяць тому +1

      Waan moodi jirnaye gobanimo ka dheer waa gun

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Місяць тому

    Hanbalyo geesiyada qaranka soo maliland soo dhaweeya qodxii yanay mudiin qadan sii muglee usoo dhaweeya mahad sanidiin

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Місяць тому +1

    Hoyada iyo dhulbahante ba was saab tv wa faqash dhaba waxuu aad usaga dhisa daroodka ceerugaano raga ku taamaya ayad noo xayaysinaysa habar xun oo walan bad noo waraysanaysa oo darood qabo caruur darood ah leh been bay sheegaysa qif dhulmajante ahi wlhi banu qof isaaq ah soo dhawaynayn

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      waar kuleelka ku haya fara badanaa gabdha nooga har waryaa nijaasyahow Rag baay noo dhashaye waa Dumaashideen madaxy noo Saarantahee

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h Місяць тому

      Heego cuqdad kunool maxaad kucayday gabadha waa laandheere garxajisee

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni Місяць тому

      Dhulbahante kuwii ku xasuqaye aad ka qusatay soo maha rajo danbe lasacanod haha soo radinina adeer😂

  • @XareedHaajir
    @XareedHaajir Місяць тому

    Asc

  • @wabaxa
    @wabaxa Місяць тому +1

    WAXAN OGAAY RAGA ISXAAQ OO WADA WALAN BALSE DUMARKII MIYAA KU DARSOOMAY
    ISXAAQ ILLAAH HA IDIN CAAFIYO

  • @araksanhachin4429
    @araksanhachin4429 Місяць тому +1

    Passeporka no dhig ad ku dhigeysid abaha wasse madaxweynahayaga ayad ku nochihin ha cayin

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      hhhhhhhhhh baasaboorkeee ?1 ma kan Jamhuuriyada Soomaliya ?

    • @nagadmaydhane2200
      @nagadmaydhane2200 Місяць тому

      😂😂😂😂 ma ismaciil baad u soo bacaysa waxn ogahay 100% inaad tageersanayn balse waxa ka badali kari laadahay jabouti ee wall is adkeeee😅😅

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 Місяць тому +2

    Reerka Garxejis ladhaho sikastoo aay isku heysaan waa dad caqli iyo garasho le cuqdadna qabin isaaq waan kala bartey walahey Heego 30 sano ayey faqash nahayeen . Hadii somaliland ceebteeda in la asturo larabo garxejis halo dhiibo.

  • @mohamedfirdhiye8119
    @mohamedfirdhiye8119 Місяць тому

    Qadan qaran gabar fcn ayaa tahy Lkn Wax yar oo qabyalad ah ayaa kuhesa ee somaliweyn waligaa haiska xumeen guuul

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 Місяць тому

    Waxaan la yaabaa laba qof oo isaaqa oo meel wada jooga waa inay dhulbahante ka hadlaan

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Місяць тому

    HAREYSADA RUNTA WAA BURCO. .. INAY RUN TAHAY WAXAA KUU CAD BURCO BUUR MA LEH .. NOO SOO CESHA HADHKII AAD NAGA XADEEN IDINKA AYAA BUUR IYO BARIBA LEHE

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw Місяць тому +1

    Naye citiraf cirka intu ku jiro ayu kujira
    Sorry edo

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 28 днів тому

    Way isdhexfadhidaa ee soomaaliland.

  • @user-ji3nj9cx1j
    @user-ji3nj9cx1j Місяць тому

    Habar waalan oo futo buuran oo xaarka aan iska dhagi karin

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 Місяць тому

    Libaax indeed

  • @EpraahimHassan-kh7yq
    @EpraahimHassan-kh7yq 29 днів тому +1

    👹👹👹👺👺👺👺👺👺👺

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 Місяць тому +2

    FARIID WAXAAD KA BIILATAA CALOOSHAADA WEYN EE AAN WAXBA DEEWIN
    ISKA MAYR WALBIGAAGA. MADOOBAADEY EE XAASIDNIMADU BUUSEY

  • @CaaliAmarekaahin-gx2ce
    @CaaliAmarekaahin-gx2ce Місяць тому +2

    Kkkkkkk

  • @Janno190
    @Janno190 Місяць тому

    Alla weriyayaasha Hargeya’s ka hawk gala yaa karbaasha bal waxa u la shir yimi timahaaga waa lagu ugu duceeyay masala hacmi alla yaa karbaadha

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +1

    Guuuuuuul somaliland geeeeesi

  • @moktarhoussein8234
    @moktarhoussein8234 Місяць тому

    Si Aad Madaxaaga Timaha U Saarto 😂

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому +1

    wax shan Soomaali la dhhaa ma jirto Hal Soomaaliwayn baa jirtee, Dumaashi bal raga aad noo dhashay noo dhawr 😂😂

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Місяць тому +2

    Second mom malyuun qadan

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Місяць тому +1

    DHULBAHANTE WAA TAANAQ UUUUUUUUFFFFFF

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Місяць тому

    Reer Miyi baa tahee inanta iska dhaaf

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 Місяць тому

    Qadan qaran noolow

  • @salmasimansalmadaher4423
    @salmasimansalmadaher4423 Місяць тому

    Naya Dilo🖕🏾 laisse Djibouti 🇩🇯

  • @user-mp3ui8ov3d
    @user-mp3ui8ov3d Місяць тому

    Naagtay iyo sakariye nuur saajinba waa NISA

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      ma sheegee marka 🤣🤣🤣

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Місяць тому

    Benaalad baanaaladidhashay maanta ayuu dhupmahanye q9f isaaa ah soo dhawaunaya wlhi been cad bad sheegay habar xun oo walan weeye

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      gabdha noo daay waan idinka qabnaaye dee😂😂

  • @HodanCiise-tl3yu
    @HodanCiise-tl3yu Місяць тому

    Maga aha jiro ifka fil nimco iyo akhiro fil jano

  • @IdcIcc
    @IdcIcc Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Місяць тому +1

    Waar inantu fariidsanaa

  • @yasminmed3641
    @yasminmed3641 Місяць тому +1

    Mama qawaney ma pastaporki bukudidy ismaiel😅😂

  • @user-dw4bv9hz8w
    @user-dw4bv9hz8w Місяць тому

    Dawlad nagu difaceyso afkanolayal

  • @demhalladbaruoras5270
    @demhalladbaruoras5270 Місяць тому

    Dee inta reer Djibouti way idin xaq dhawrayan ee idoor sheikhini Ila shubadini baa wad naguso kalaqabatenee diyar unoqda xumanta ad bilowdeen anaga reer xamarka idin kanaxaya mad namodeen lakin sowala baxa ilmo abarso ciyartu wad bilowdeen ee hadow haa waxba balahayga yacay haa dhihina 😂

    • @prosl11
      @prosl11 Місяць тому

      Waa lagu wasa naagyahow naagta ah ,naagaha eriteria iska celi laangaab waxid

    • @user-xe4lr5mn1d
      @user-xe4lr5mn1d Місяць тому

      Walaal waa ku salaamey

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006 Місяць тому

    Duco jisa wa duco curyana ilahayo na astur

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i Місяць тому

    Qadan qaran

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Місяць тому

    Fariid

  • @AichaqaliQali
    @AichaqaliQali Місяць тому +1

    Naadan waa ciiyal suuqad

  • @HousseinartYoussouf
    @HousseinartYoussouf Місяць тому

    Bila abaal bad tihin magaca dalka Djibouti iyo passeport ka Djibouti aya meel walba ku tagtiin 😂😂😂

  • @mudiali719
    @mudiali719 Місяць тому

    Safar ka qadan iyo las anod Maxa isku keeney wariye wali iloobi la waye sool sxb qori soo qaado qadan waa gabar la qabaa

  • @user-wv9yo9fi6x
    @user-wv9yo9fi6x Місяць тому +1

    Islaan waalaan 😅😅

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    kan isku shegayah wariyeh waa hegoh oromoh habartan walan cafimad u radiyah plz

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Місяць тому +1

    kani maaha wariye ee waa mooryan mikirifon loodhiibeyyy

  • @iissa7685
    @iissa7685 Місяць тому

    What a dump question what you care about marwada timaheeda..

  • @ahlamduale1979
    @ahlamduale1979 24 дні тому

    Been

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi somaliland v

  • @YacinFarah-ci4sz
    @YacinFarah-ci4sz Місяць тому

    Dilooooooooo

  • @KhadarHusein
    @KhadarHusein Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raissoDajiya
    @raissoDajiya Місяць тому

    Dhiloqadan

  • @amalos3435
    @amalos3435 Місяць тому

    Maan fahmin islantan halkaa halga war hayo

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Місяць тому

    TAN WAXAY KU CIYAARTAY HABARYARTAY QADAN SHARAF QADAN GUUYOOBE....

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Місяць тому

    NAA KA DEG SHEEKH ISMAIL C. GEELE OO RAGA KA HADH MAR UUN WAX HA NOQDAAN

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Місяць тому

    Akhas qaran qudhmey

  • @user-uc9br8ry9d
    @user-uc9br8ry9d Місяць тому

    Qofkastoo dhoofaaba wuu soo balmayyaa...war maxa khaldan 😅

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 Місяць тому

    Balaqa balaqa balaqa

  • @fardoussadagan-qq8ug
    @fardoussadagan-qq8ug Місяць тому

    Mama walan

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Місяць тому

    Akh Akh

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Місяць тому

    Ictiraafka somaliland maxay qadan ka og tahay markaa wey nu jabnay wlhi 😂

  • @user-nf5gn2ps5o
    @user-nf5gn2ps5o Місяць тому

    Hush hush dhulbahante waaxba kugu fali maayo 2 doqon dhulbahante ma matalaan

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Місяць тому

    Habartii waalayd weli waa sidi Bela ku heshay naa ilahaaga kabaq waali

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 Місяць тому

    Dhulbahante waa goob maxa issaqa afka iyo fuutada ka kala hadlaya

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Місяць тому

    Wey idiinka gobsan yihiin daarood