"Ninku Hadii uu Xaaskiisa La Guursado Waa in uu Bixiyaa Magteeda oo Dhamaystiran" Daaci Saalax

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals 3 місяці тому

    Amazing guy. Keep going Daaci Saalax.

  • @abdjrtheintertainer6589
    @abdjrtheintertainer6589 8 місяців тому

    I like this guy😂

  • @omarabdi2425
    @omarabdi2425 Рік тому

    masha allh

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 Рік тому +1

    Maaasha Allah waanku raacsanahay wiilkan hadalkiisa ninkii karti uu Labo gabdhood kumaamulo lahayn marka horraba ha iska daayo

  • @maxamedcbdiaw.zaxardiid
    @maxamedcbdiaw.zaxardiid Рік тому

    Waa iga qoslisayi

  • @naimamohamoud1950
    @naimamohamoud1950 Рік тому +1

    Ninku marku guursanayo gabadhisa haw sheego si warka ooo cad u ku siiisooo

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-7743 10 місяців тому

    Eri kulaha ta wayn 😂😂
    napiga ku saliya scw scw ❤😢

  • @shakuurali7193
    @shakuurali7193 Рік тому

    Where is the rest of the interview? This is too short. Wad nagu yarayseen zxp soo badi howshan oo kale

  • @josephallen767
    @josephallen767 8 місяців тому

    Daaci zaalx

  • @KhadanCali-v4g
    @KhadanCali-v4g 8 місяців тому

    Yaa xaqdaro lagula dhaqmey mata 10ka ciyaala lagu fury mise tan shsley lado arosey

  • @aml3782
    @aml3782 Рік тому

    Kani waa doqon gadh labaxay waxa soomaali halka dhigay 10 katag mid cusub raac waa cawaan

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Рік тому

    Rasuulka scw ma odhan haku been abuuran laakin iskawada badhaasuqaaga

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Рік тому

      Lugaha hadad ag dhigto waay ku dhashin lkn kuma mahad celinayso halkay iska galayan

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 Рік тому

    😂😂😂😂

  • @naimamohamoud1950
    @naimamohamoud1950 Рік тому

    Kan sheekha isku shegaya inanka warayaba ka diin badan. Kula haday shaqaysto wa inay wax bixisa lacagtaniyada lehh.
    Xaq bay u leedhy inay diido naag labad waa deeda kle gabadha bila sabbta ku diiday ayay nacdal ku dhacaysa 🤨🤨

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Рік тому

    Waxaan ku raacsan nahay hadii aanu isku wadi karayn kulka horeba yaanu isku doonan gabadh yar oona danbi ka galin inanta yar

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 Рік тому

    KKKKKKKKKKKK
    WALEE AADBAAN UQOSLAY
    WAAR MEELAHAA USAFRA OONAGATAGA AAN IDIIN XIISNEE

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 Рік тому

    Kan waa nin xun miyaanu gabdh dhalin miyaanu ladhalan wax ina rogay waa dumarkaa lagu tuntay .
    Markuu ku leeyahay 10 caruura dhashay hala eryo waar yaa waa la iska kaa qaban waxaan filayaa cilimi badan ayaanad u lahay xaqa hooyada tobanka dhashay in la tuuro subxaanalaa, anagaa joogna dibad ha ka sheegin been wax aanad ogayn subxaanalaa 😡😡😡😡

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Рік тому

      Horta wllo ninku gabadhisa how sheego marka hore haday diidinoo goaan ku qadato wa inuuna guursan haduu sameyayana laba u banan ama in lajoogo ama in ay iska furto hminyaradanaaa ha ogaato in ay guri dhisan kusoo birty

  • @dsf9824
    @dsf9824 Рік тому

    Waar macno kale
    Wax waalan baatahay

  • @maxamedcbdiaw.zaxardiid
    @maxamedcbdiaw.zaxardiid Рік тому

    Hhhhhhhhhhhh beenaale beenale dhalayi