YURUB GEENYO | Naftayda Adaa Dayacay | HEES CUSUB 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Ereyadii Mabarik October
    laxankii mabarik October
    music digaale yare
    ibrahim jeex pro

КОМЕНТАРІ • 72

  • @AbdifatahAbdiaziz
    @AbdifatahAbdiaziz 11 місяців тому +5

    Heataan wxaa jecel oo aan ku soo xasuustay ustaad Abdiqadir nuur afrax big legend slmaulah ustaad ¥uta 🇺🇸

  • @amaalmukhtaar2460
    @amaalmukhtaar2460 Рік тому +8

    💔🔥jecylow maxad warmaqabe dhagartada aqon maxad dabinkaga galisay maxad dacad xumaysay jecylow maxad doqon garabsisay jecylow maxad admi badan darta ildaran jecylow maxad qalbi dacada xumaysay jecylow maxad fajiyad qorsheysay maxa dacad kuxumaday maxa kalsoni xumatay jecylow yaa kamasula🔥🖤💔

  • @ladansheekh1273
    @ladansheekh1273 Рік тому +8

    Naftayda adaa dayacay adoo ka dabiibi kara dareenka oonka oo dabkiyo ololka igu shiday😢😢

  • @AaminaMaxamed-e1k
    @AaminaMaxamed-e1k Місяць тому +1

    ❤adaa damqayoo wadnha
    😢wiil dhulbahante waliba
    H❤😢😢😢😢
    Lkn saan u jecllhy iima jecla😢

  • @beerlula598
    @beerlula598 Рік тому +6

    Anaan diga rogan karaynoo adiga kuba dayn karayn adigo ii diirnaxayaa naftaydana aan dulayn waxaan doonayey garoo mcn aad ii dareeeen ii dareeeen
    Ax ax💔😪

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 Рік тому +5

    Mubarik yare waa nin hibo leh bal eeg eryada iyo laxanka uu saaray iyo codkii boqorada waa heer sare

  • @AaminaMaxamed-e1k
    @AaminaMaxamed-e1k Місяць тому

    😢😢naftayda adaa dayacay❤inaderkayoow wiil dhulbahante waliba
    H❤😢😢😢😢

  • @boqorbile4175
    @boqorbile4175 Рік тому +7

    Heestan waxad modaa inay naftayda ka hadlayo
    Naftayda adaa Dayacay adigoo ka dabiibi Kara dabkiyo olalka igu shiday

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +8

    Yurub geenyo maxay qalbiyo badan dhaydaa 🥺😩🙌

  • @doolxaajimohamed3682
    @doolxaajimohamed3682 Рік тому +4

    My favourite Famel Singer of all Time Yourb Geenyo Wonderful Voice keep going darling Love You ❤

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 5 місяців тому +1

    13/4/2024 sabti sacdu tahy 4:27 subx nimo ma seexn hurdanh igama soo dhacysoh heeskn waxn ka qadah niyd jab wlhi 😢

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +6

    The most beautiful song and excellent singer 😂😂😻❤️❤️ magical always

  • @ifraaxnalka7540
    @ifraaxnalka7540 Рік тому +3

    2021 💔2022💔 2023💔😭😭

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 Рік тому +5

    Hadaan dadka kuu jecla
    Daraad kugu dhaaran jiray
    Adoo shalay igu digtay
    Mantana kuma dayn karee
    Macaan iiso dabac😥🥲

  • @nawalziciidali2457
    @nawalziciidali2457 Рік тому +5

    Naftayda Ada dayacay Cmmd 🥺💔

  • @cabdicasiisindho2287
    @cabdicasiisindho2287 Рік тому +3

    Alfanan mubarik october abwaanimada kugu ma ogayn wad no dhumtay

  • @iqrohasan838
    @iqrohasan838 Рік тому +2

    Ishcalaaa🎉🎉🎉❤😢

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +5

    The more I listen to this excellent voice the more I love it 💖💖💖💖💖💖💖💖💖 Iam speechless and amazed

  • @nafisaozman5053
    @nafisaozman5053 Рік тому +5

    I’m second 😂 love yurub❤

  • @jimcaale_baadiye
    @jimcaale_baadiye Рік тому +4

    Naftayda Adaa Dayacay Yurub Maxamed Cabdi Hees Shidan IGa Dheh

  • @tekstenegashe7228
    @tekstenegashe7228 11 місяців тому +2

    hubi ana Geenyno❤

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +5

    A voice everlastingly amazing

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 Рік тому +4

    Waxaas ayaa coda sidaasa loo heesa ama afka lahaysta jecliya yurub geenyo

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +7

    The nightingale sings with such great emotions Yurub Geenyo

  • @Sharmika_27
    @Sharmika_27 Рік тому +1

    Mabruuk Genyo

  • @zalma2838
    @zalma2838 Рік тому +1

    Ado shaly igu digtay mntana kuma dayn kare macan iso dabac😭😭😭💔

  • @hadiyasaed128
    @hadiyasaed128 11 місяців тому +2

    Naf tayda ada dayacay😢

  • @rahmaaxmed431
    @rahmaaxmed431 Рік тому +2

    wooow hees iga dheh

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 Рік тому +1

    Yurub geenyo runtii waa khadar daahirta casrigan cidla bar bar dhigo majirto sowtu raxma cod malableey

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 Рік тому +3

    Yurub another level

  • @fadunoelmi6615
    @fadunoelmi6615 Рік тому +3

    I'm first ❤❤legend yurub ❤

  • @AbdirahmanDinari-f5p
    @AbdirahmanDinari-f5p 4 місяці тому

    wowoowow manzhlaha my new live

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +6

    She can melt your 💖💖💖 heart with her great voice

  • @afnaan637
    @afnaan637 Рік тому +9

    Waa subax jimce ah saacadu waa 10:54
    Waxaan u diyaar garoobayay salaada jimce waxaanan ku soo ducaysanayay inuu ilaahay iga masaxo Isla hada 10:53 ayuu heestan iso diray 🥺🤔 ma anaaa ku dayacay mise adi ayaa I dayacay wakhtiga iyo waayaha ayaa inoo kala sheegi doona laqdabo iyo lilaahi meel ma wada maraan hada hadal iima banaana markaa ayaan wixii jawaaba ku siin doona hada waa markaaga igu digo 🥺 Yaaa allah bari waan sugi laahay caafimaad iyo farxad igu gaarsii maalintayda oo yaanan ku hungoobin rabitaan kayga iyo rajadaan niyaysanayo 💔💃➿🏃❤

    • @salmanuurabdi7316
      @salmanuurabdi7316 Рік тому +4

      wllo ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo isku xaalad baynu ku jirnaa inkastoo imika soo aan soo fiicnaanayo anigu lkin maalmahan qadhaadh wad ka bixi

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 Рік тому +1

      ​@@salmanuurabdi7316 alaaah haydiin fududeeyo hamiga iyo halihiisada badan

    • @afnaan637
      @afnaan637 Рік тому

      @@salmanuurabdi7316 jecel Kan ka qadhaad noloshayda ma arag 😭

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 Рік тому

      @@afnaan637 mid macan allaaah haka. dambausooyo zxb

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 Рік тому +1

      Qofka arkay.uuna xusikaree waa dhibkiisa allaah hakugubadallo.mid.dhadhan uyeella noloshaada dhamnba

  • @AbdirahmanDinari-f5p
    @AbdirahmanDinari-f5p 4 місяці тому

    wwoooo one love is the best

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 Рік тому +3

    🎄🎄🎄

  • @liyanajifojabsade2668
    @liyanajifojabsade2668 9 місяців тому +1

    Hestan markas dhageysan jirey malinbaa istatuska sartey waxs arkey wilan ad ujecla balse ankala tagney waxuu reply ahan igu sogalau odhahey naftan miyaa waxad sasdhan uedeyneyso maqalad ban kuleyahey hadan kudhuhaho naftu nafbey rabta naftuna nafklahey jeceshahey waxa garan wayay waxsn kujawabo xanun andaremay owgi 😢😢😢😢😢😢

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 Рік тому +3

    nafteyda adaa dayacay😢😢

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Рік тому +4

    Damage💔💔

  • @bareAbdullahi
    @bareAbdullahi Рік тому +3

    Soothing voice I wish she could recrite the Qur'an like that. You are a great singer.

  • @NajmaCilme
    @NajmaCilme 9 місяців тому

    Ilahy qalbiga hayga masaxo 💔🔥😣

  • @daahirabiibmuxumed2190
    @daahirabiibmuxumed2190 Рік тому +3

    Sawtu rahna 😘❤❤❤❤

  • @QAYSSTUDIO
    @QAYSSTUDIO Рік тому +3

    Heesta waa balaayo mubrik malahaa buu sameyn

  • @jamilanuuh3243
    @jamilanuuh3243 Рік тому +2

    Waaaw yurub cod macaan nolow abid

  • @foosibraahimhassan8635
    @foosibraahimhassan8635 Рік тому +2

    ❤️❤️🥀

  • @iftinibraahim-r9g
    @iftinibraahim-r9g Рік тому

    Adoo shalay igu digtay maantana kuma deyn kare😢💔30/9/2022😔yarabi wanaaji maalmaheyga 😭😭

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Рік тому +4

    13:05
    5/11/2022
    🥺❤

  • @hamdiasagal5817
    @hamdiasagal5817 Рік тому +5

    30/12/2022💔😭🤲

  • @deqaahmed6339
    @deqaahmed6339 Рік тому +3

    30/01/2023
    📝😥😥😥

  • @maanzergioh8101
    @maanzergioh8101 Рік тому +2

    sawtu raxma
    best song

  • @Ayanmoham
    @Ayanmoham Рік тому +3

    💔😭😭😭

  • @sacdiyocabdi2441
    @sacdiyocabdi2441 Рік тому +2

    😢😢😭🥺

  • @amaalkaasim3427
    @amaalkaasim3427 Рік тому +2

    Sorry yurub heeseheda wn jeclahay

  • @carabcade1530
    @carabcade1530 Рік тому

    Adigo idiir naxaya nafteydana aaan duleyn waxan donayo garo oo mcn ad idaren😢

  • @rahmaruhi8286
    @rahmaruhi8286 Рік тому +2

    😢

  • @asmajama9047
    @asmajama9047 Рік тому +2

    13/11/2022😭

  • @AaminaMaxamed-e1k
    @AaminaMaxamed-e1k Місяць тому

    😢😢😢

  • @nasroshariif1733
    @nasroshariif1733 Рік тому +1

    💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😥😥😥😥😥😥😥🤕🤕🤕🤕🤕💔💔

  • @AaminaMaxamed-e1k
    @AaminaMaxamed-e1k Місяць тому

    😢

  • @nimcoabukar4852
    @nimcoabukar4852 Рік тому +3

    15_ 11_ 2022💔😭🙈

  • @AaminaMaxamed-e1k
    @AaminaMaxamed-e1k Місяць тому

    😢jcyloow

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 Рік тому

    2019 fuck aduunka

  • @AaminaMaxamed-e1k
    @AaminaMaxamed-e1k Місяць тому

    😢