Yurub Geenyo - Naftayda adaa xumeeyey (Official Audio) 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 січ 2020
  • Subscribe Gobfilms & Furinle for more music and videos

КОМЕНТАРІ • 369

  • @mustafeyaya9301
    @mustafeyaya9301 4 роки тому +395

    Hadaad quraanka jeceshahy like

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 4 роки тому +216

    Adigoo dhagysanya hadaad commant akhriyayso halkan bal LIKE SAAR wllo👍

  • @muniishatogdheerilkacas3238
    @muniishatogdheerilkacas3238 4 роки тому +153

    Naftyda cidna ma xumyn
    😊😊😢😂
    Waxaan hayastaa ninka aduunka ugu fiican 😢😢♥️♥️
    Ilaahow calaf iiguh dar aan sawjadiisa xalaasha ah noqdaa ♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️👸👸👸👸👸🤴🤴🤴🤴🤴🤴❤️

  • @umulkheirabshirmohamed4544
    @umulkheirabshirmohamed4544 3 роки тому +10

    Xiskaaagu hduu uqaatey inaan la xabaal galaayo xogtaada radinteeda mrkaad galgacylka xortey waakan nfta kaa xoreeyey🙏jah what a song.

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 роки тому +128

    Ilahy wixiii muslim ah wanaaga ha u iftiiimiyo xumaantana haka ilaaliyo aduunku waaa maal meeel
    Meshan waxaaan usoo galay inaa firirkayga ka dhiibto qofkii igu raacsan like ireeb👈👈

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 4 роки тому +13

    Gabadha aan u jeclahay gabadhaha soomaliyeed ee heesa xiligaan "cod dahableey Yurub Maxamed cabdi 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @AbdirahemSaeeddualeh
    @AbdirahemSaeeddualeh 4 роки тому +80

    LYRICS:
    Xiisahan kordhaayee hagaagay
    Xaqiiq boholyawgan maankow
    Ma hadduu xubnahaaga taabtay
    2x
    Anigoo keligaa xurmeeya
    Adaa xadhiga iga gooyee
    Jacaylka markaan xambaaray
    Naftayda adigaa xumeeyey
    2x
    Xiskaagu hadduu u qaatay
    Inaan la xabaal gelayo
    Xogtaaduun raadinteeda
    Markaad galkacaylka xoortay
    Waataan nafta kaa xoreeyey
    2x
    Xumbiyo daadkuba ha xooree
    Xajiin lama mariyo ruuxii
    Xanaanayn kula ag jooga
    Xanaanayn kula ag jooga
    2x
    Xisaabi intaan wanaaggaa
    Samiyo ku xabeebtay waano
    Xasuuso intaan ku daalay
    Ka dhowr xagal daaca jacaylka.
    2x
    Xiskaagu hadduu u qaatay
    Inaan la xabaal gelayo
    Xogtaaduun raadinteeda
    Markaad galkacaylka xoortay
    Waataan nafta kaa xoreeyey
    2x

    • @fowsiyamohammed9633
      @fowsiyamohammed9633 4 роки тому +4

      hees tan waa mid xogwayn xanbaarsan
      qofkaan garanin yeelkii
      thank you yurub geenyo

    • @aaishaa7431
      @aaishaa7431 4 роки тому +1

      mhdsnd wll qali.

    • @Foxsomalim
      @Foxsomalim 4 роки тому

      Abdirahem Saeed Channel 👏🏻👏🏻👌👌👌

    • @thexaynoosh
      @thexaynoosh Рік тому +1

      "Xumbiyo dadku maaha xoore"✅

    • @AbdirahemSaeeddualeh
      @AbdirahemSaeeddualeh Рік тому +1

      @@thexaynoosh waad saxantahay sxb. Thank u.

  • @user-xk2pb1xu4w
    @user-xk2pb1xu4w Рік тому +11

    Xiskaagu haduu u qaatay inan la😢 xabaal galayo xogtadun radinteeda😢 markaad kalgacaylka xoortay waa taan nafta ka xoreeYaY😭💔 Kaan dunidoo dhan ka jecelaadaY baa i khiyaamaY nolashyda mugdi bay gashay qalbigaa i xanuunaaya ilahow qalbiga ii qabooji😭😭💔💔💔

    • @user-gs7ck5gx2t
      @user-gs7ck5gx2t 7 місяців тому

      Iska samr hno adunka dhan sas ahee😢😢😢

  • @isamkaiyodacwadaillahay5287
    @isamkaiyodacwadaillahay5287 4 роки тому +109

    Yurub geeyo hadaan dhagaysto jacayl bilaa magac ah ayaa igu dhaca la isku ku raac in aad tahay sawtul raxma noolaw intay nolol jirto l

    • @abdisalam1243
      @abdisalam1243 4 роки тому +2

      Leyla mohamed wale been madan shegin

    • @zubeirmankey9676
      @zubeirmankey9676 4 роки тому +2

      Laylo wlh xaqiiq waye taas jaceel oo igujirin ayaigubermaa

    • @isamkaiyodacwadaillahay5287
      @isamkaiyodacwadaillahay5287 4 роки тому +3

      Haa anigoo ooyaya ayaan is ar kayaa cid aan u ooyeyna magaranayo soo la yaab maha faleembadaa naxariistu ku dhehantay alle hadaayo sowtul naxaris

    • @zubeirmankey9676
      @zubeirmankey9676 4 роки тому +1

      Laylo aniga xita wankulaoynayaa😭😭😭😭

    • @zubeirmankey9676
      @zubeirmankey9676 4 роки тому

      Leyla hee inteekasoradhiyaa walalo

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod7949 4 роки тому +34

    2014 ilaa 2015 ayan wiil xiriir inaga dhaxeeyay jcyl tahriib ayu igu taliyah intan so bixin ayan isku dhacnay lkn sas ey tahay wan so tahribay waxan is lahaa wal walba ok ayee noqonayan lkn nasiib daro wan raadiyay lkn waxba iima heyn xitaa xasustii jclka anajcyl dhab ayan uqaaday aan weligee qof u qaadin mana ilaabo waqi walba wan xasus taa anigo qof kale xiriir la leh ayan hadana u oyaa mararka qaar

    • @bureeqaismaciil4841
      @bureeqaismaciil4841 4 роки тому

      Xidigta wll telefonkaga i soo w
      Qor halkan ama meelkale

    • @israaxmed6006
      @israaxmed6006 4 роки тому +2

      Hpptih niyada khayr usheeg xumaantuu kuu gaystay badalkeedoo wanaag iyo farxada ayaad helaysaa naftaada xakamee yaynan kaa awood badnaan midna xasuuso siduu kaaga maarmay inaad uga maarmi waan ogahay inay taasi adagtahay oo qalbi wax jecelbaad tahay xanuunkana waankula dareemayaa qaaliyeey qof adag noqo si aad dhibta uga gudubto isaguna qiimahaaga wuu garan maalin aanad ubaahnayn take ur time sissy

    • @israaxmed6006
      @israaxmed6006 4 роки тому

      Hpptih niyada khayr usheeg xumaantuu kuu gaystay badalkeedoo wanaag iyo farxada ayaad helaysaa naftaada xakamee yaynan kaa awood badnaan midna xasuuso siduu kaaga maarmay inaad uga maarmi waan ogahay inay taasi adagtahay oo qalbi wax jecelbaad tahay xanuunkana waankula dareemayaa qaaliyeey qof adag noqo si aad dhibta uga gudubto isaguna qiimahaaga wuu garan maalin aanad ubaahnayn take ur time sissy

    • @raxiilali6665
      @raxiilali6665 4 роки тому +3

      xidigta waaberi walaaleey qofka aad xiriir ka la leedahay nabsi haka qaadin, haddan jeclayn been ha u sheegin haddii aad u ooyeyso xiriir kii hore. Maxaa yeelay reer lama dhisi kartid qof aadan jeclayn.

    • @khaliifabdalla5115
      @khaliifabdalla5115 4 роки тому

      Sory abayo alla haku sahlo waxad jeceshah.

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 роки тому +8

    sowtul rahma yurub mohamed cabdi geenyo fanaanad dhamaystiran codkeeda waa ku nastaa xussusna wan galaa x jacaylkeygii hore

  • @suadomustaf6894
    @suadomustaf6894 4 роки тому +10

    Waaaaaaaaaaaw boqorada codka yurub geenyo hori u soco qali 💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍🙏🙏👏👏💯💯🇸🇴👈🇸🇯👈💯

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare 4 роки тому +20

    😋Anigoo kaligaa xurmeeya
    Adaa xarageyga goyey
    Jaceylka markaan xambaaray
    Nafteyda adaa xumeeyay🙏🏻

  • @mokhtar_barra
    @mokhtar_barra 4 роки тому +10

    Yurub geenyo inta ila jecel like ila zaar

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +13

    Sawtu raxma yurup Maxamed cabdi 😍😍❤️ Habaryartay

  • @nacuumanalka7511
    @nacuumanalka7511 4 роки тому +79

    Habloow waxa jacayl layidhahdaa majiree niyadiina niina ha siininaa wayo malintad u so jeedsato ayu ka carayaa uf jaceyl iyo niin 🤦‍♀️✋💔

    • @najaxcumar2695
      @najaxcumar2695 4 роки тому +3

      Beena mahan wlshey

    • @umualmas8897
      @umualmas8897 4 роки тому +3

      Abyo Ilahey isku xir qof ku xumeyay jecel ha uga quusan 💖💖💖💖💖

    • @ufakirsiqurxooon6937
      @ufakirsiqurxooon6937 4 роки тому +2

      Saxiiiiix wlshy

    • @ciyaarsheofficial2323
      @ciyaarsheofficial2323 4 роки тому +2

      Ragu iskumid maaha wllo haniyad jabin khayr insha allah

    • @nacuumanalka7511
      @nacuumanalka7511 4 роки тому +9

      Taalo an idiinsiyo hablow
      1_
      intaad inaantahay niin kaliya hal shekesan ha isku goobin 5 iyo wixi kabadan lashkeso
      2 inanta laqabo am xasleyda ah niinkag niyada hawadsiin si hadi u bari ku xumeyo ad qalbigag uga so ceshankartid inataa aynu isla fahano,,, wayo ragi manta waa wad shalmad raaac intoda badani inta hagagsan allaha ha xifdiyo

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 роки тому +27

    Yurub maxamed cabdi
    Waa boqorada fanka qarnigan
    Yaa igu raaczan prother

  • @abdilahiabdiaziz3136
    @abdilahiabdiaziz3136 4 роки тому +10

    Jacayl joogto ah
    Jacayl aan dhamaad lahayn
    Yurub ugu yimaada

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay 4 роки тому +4

    Boqorada aan jeclahay codkeeda iyo heesaha itaabta aniga si gaara alloww nabad isku keen tus yurub maxamed abdi love you fanaanadayda

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 4 роки тому +6

    Woooow zawtu raxma yurub geenyo Fananad zawtu raxma hakaa Ahaato ama hakaa hamaasato wlhi jcyl ba dareema hadaa Codka yurub geenyo maqlo khadro Dahir 2 waaye

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 4 роки тому +14

    Qarnigii (20 ) tanaad waxa fanka hogaanka u haysay magool Qarniga (21 ) tanaadna geenyo ayaa hogaanka u haysa wlle laab saalax marku Ku bixiyey Sowtu Raxma wuu kula helay codka dahbiga ah ref noogu raxayso Khadra daahir oo yar

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 4 роки тому +4

    Waaaah waaaah waaaah soowtu rahma axyaa heees noooloooow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️xasuuuso intaa Ku daalay kahdoowr xagaldaac jaceelka xiskaagu haduu uqaatay inaan laxawaal xagaalyoo xogtaada un raadinteeda markad kalgaceelki xoortay waataan nafta kaa xureeyay😭😭😭😭

  • @salmocabdiraxmaan8061
    @salmocabdiraxmaan8061 4 роки тому +22

    Wixi isjecel ilahy haysu daayo ku jacaylku is xunyahy illhy how hagajiyo😭

  • @umuilwaad8492
    @umuilwaad8492 4 роки тому +5

    Manteey igu socotaa Tani walee Jacaylkii halka sano i love jacaylkii 11sano by by xisaabi intaan wanaga samiyo ku xabebtay waano xiskaaga hadoow u qaatay inaan la xabaal galaayo xogtaadu Radinteeda markaad galgacaylka Xoortay wataan nafta kaa xureeyay yasalaam waad igu banantahay beelo Geenyo hestii xantaada inti halesho iyo tanba wlee iyo bilee xasuus ii gaar ah

  • @kowthermohammed9310
    @kowthermohammed9310 4 роки тому +2

    Waaw sawtu raxma❤️❤️❤️👍 noloow ad ban heesahaga ujeclahay

  • @mohamedmadaale824
    @mohamedmadaale824 4 роки тому

    Hadii inaba bilada codka oo sax labixinaayo Gayiga somalidu dagto All yurub geenyo ayaa lasiin lahaa boqorada codka somaliyeed 👍👍🎤🎤

  • @Ayaansaan
    @Ayaansaan 4 роки тому +1

    Wooow sowtu raxma yurub geenyo cod macan ishaa doqonti ka dahaan sowtu raxma waa fananad yurub cabdi geenyo I love you

  • @eng-fahadabdirisaq8143
    @eng-fahadabdirisaq8143 4 роки тому +6

    Yurub Maxamed Abdi geenyo 🙏🏽❤

  • @murtiiyomadadaloabwaansham2887
    @murtiiyomadadaloabwaansham2887 4 роки тому +2

    Khadra dahirta cusub wan jeclahay yurub geenyo nice song like axabta soo boqda yutubkeyga

  • @deeqa445
    @deeqa445 2 роки тому

    Whli waa suunta qalbiga Yurub allah ha ku xiftiyo huno mcn 💔💔🥺😰

  • @fowziyoaxmed8553
    @fowziyoaxmed8553 4 роки тому +4

    Wan jeclhy yurub geenyo heesaheda ilahey codka haku dhowro qaali

  • @zakin_m1391
    @zakin_m1391 4 роки тому +3

    ANIGA KALIGAA XURMEEYA ADIGA XADHIGAYGA GOOYAY
    Siday uu leeday Yurub waa yurub uun 100 sano kadib Still waa Dhagaysanayaa Edit kaliyaa ku sameeyay 2023

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 4 роки тому +6

    Xiskagu haduu u qaty inan la xabaal gelayo xugtaduun radinteda wataan NAFTA ka xureyey ax heestan aniga ayey iga hadleysa 😭😭😭

  • @jamiilnuux8513
    @jamiilnuux8513 4 роки тому +1

    Hees shidan yurub cod macaan💕💕💕

  • @suhaipzakiofficial5219
    @suhaipzakiofficial5219 10 місяців тому +1

    Xisaabi intan wanaga samiyo ku xabebtay waano😢❤

  • @oubahitosqali4717
    @oubahitosqali4717 4 роки тому +1

    Cood dahabley yurub genyo allah hakuxafido

  • @Araga.dunida2023
    @Araga.dunida2023 4 роки тому +4

    Hadaad genyo dhageysato waxaad qabta jaceyl aan magac leheyn

  • @fahadcaraale195
    @fahadcaraale195 4 роки тому +2

    Mzha allah yurub mahamed apdi geenyo nolow poqorada codka

  • @hibohusen8914
    @hibohusen8914 4 роки тому +4

    Oui yurob gueyo tu me plais baucoup soi sur nous je te félicite

  • @zaprina8142
    @zaprina8142 4 роки тому +1

    Yurub geenyadaydi wn tabay calaacalkaad ibari jirtay naag adag ban noqday intad maqnayd😪

  • @cawokiin3184
    @cawokiin3184 4 роки тому +2

    Yurub geenyo cigar maha jaceyl iyo calaaacalka ma shahaadeyka sidataaa

  • @shabcanmohamed6472
    @shabcanmohamed6472 4 роки тому +1

    Yurub geenyo sawtu raxma😍🤩

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 4 роки тому +8

    Ax yaa yurub geenyo markaad kalkacaylka xoortay wataan nafta kaa xoreeyey👌

  • @beerlulaapdirahman1875
    @beerlulaapdirahman1875 4 роки тому +3

    Yurub mohamed apdi geenyo🥰

  • @ahmedabdallahmohamed3832
    @ahmedabdallahmohamed3832 4 роки тому +4

    Sowtu raxma yurub genyo jeclhay hesaheda

  • @hamdiali3060
    @hamdiali3060 4 роки тому

    Mansha Allah illah haku dhafo ❤️☘️

  • @FaadumoAbdullaahi-jh8fx
    @FaadumoAbdullaahi-jh8fx 4 роки тому +3

    Yurubey heesahaga runtii waxad mooda iney iga hadlayan fanaanada jacaylka xub wal xazin aya thy ku taagersanahay

  • @user-gu3bp2yt9t
    @user-gu3bp2yt9t 3 місяці тому +1

    Markad kalgaceylka xoortay wataan nafta ka xoreeyay😢😢

  • @fahadcaraale195
    @fahadcaraale195 4 роки тому +2

    Mzha allah yurub mahamed apdi geenyo

  • @zubeirmankey9676
    @zubeirmankey9676 4 роки тому +5

    Yurub genyo markad dagesato hesahedha haduu jaceel kugubirmo bila macnaa like isaar plz

  • @mariama78
    @mariama78 6 місяців тому

    Watan Nafta kaa xoreeyey😌

  • @odaysamira8235
    @odaysamira8235 4 роки тому +5

    My yurub 💕

  • @aragsanmohamed1003
    @aragsanmohamed1003 4 роки тому +3

    Markad kalgacaylka xortay
    Watan nafta kaa xoreeyey 💔😎

  • @xamdamohamed7997
    @xamdamohamed7997 4 роки тому +22

    Heestan aniga ayay iga hadlaysa wakhti xadirkan ayaan ku jira xaladan (yurub geenyo)

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial6532 3 роки тому +3

    Muxu jacel dhib keeny muxu dhalanted abuury muxu dhiby ruux naftiisa muxu dhuunigii ka soonshahy muxu dhib iyo ciil abuury 😭 hadii aan la hadli lahaa jecelka laftiisa waxan ku xukumi lahaa dil toogasho ah😭😭

  • @habiibmahamedahmed718
    @habiibmahamedahmed718 4 роки тому +1

    Nice song fananda sanadkan yurub geenyo❤️❤️😘

  • @ilhaaniita299
    @ilhaaniita299 Рік тому +1

    Ka bax waxaas erayo laga dhahaa
    Xajiin lama mariyo ruxii xanaaneyn kula ag jooga💔😢😢

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 роки тому +1

    Wan.kuu.salamay.yurub.geenyo❤💋💋👏👏

  • @mohaladane
    @mohaladane 4 роки тому +1

    wow nice one geenyo dumr io codka halasiga aha ilaaxad🙏

  • @hodangadi8989
    @hodangadi8989 2 роки тому +1

    Jaceylka markan xamaray nafteyda adaa xumeyy💔😭🥺

  • @sulekha9472
    @sulekha9472 Рік тому

    Aaax sax walhi ka xaxabi dheh yuruub geenya

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 4 роки тому +7

    Yurub geenyo heesaheedo waa wada dareen ❤️🔥

  • @ahmedcabdi3748
    @ahmedcabdi3748 2 роки тому

    Keep going sowtu raxma

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 4 роки тому +2

    Runtii heesaha Yurub iyo suldaanka Furinlena uu music u gaaracayo mab xumadaan

  • @adnanasir4160
    @adnanasir4160 4 роки тому +1

    Hees mcn ood moodo inay aniga igahadlayso kadib qofkan sheekaysanaynay marka kasoo tagay wadankii uun laysheegay inuu guur saday 😢😢😢😢😢😢

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 роки тому

    jacaylka markaan xanbaarey nafteyda adiga xumeeyey xiskaaga haduu qaatey in aan la xabaal galaayo xogtaada raadinteda markaad galgacaylka xoortey waa tan nafta kaa xoreeyey woof heestan waa igu socotey

  • @user-gs7ck5gx2t
    @user-gs7ck5gx2t 7 місяців тому

    Xasuuso intaan ku dalay ka dhwr xagal daac jcylka😢😢 xiskaga hduu uqatayyyy inann la xabal galyo xogtadun radinteda 😢😢😢😢 xumbi io dadku maha xoree xajin lama mariyo ruuxi xananyn kula ag joga 😢💔😭2023/12/29_/ at the and of the year 😢 ilhy wngii sa hyna wafajiyo sandkan 2024 inshlh

  • @AxmadCabdi-iv9lz
    @AxmadCabdi-iv9lz 6 місяців тому

    Anoo kaliga xurmeeya
    Adaa xarigayga gooyey
    Jacaylka markaan xambaray
    Naftayda adaa xumeeyay

  • @pirimogaapo1124
    @pirimogaapo1124 4 роки тому +2

    Xiskagu Hadu uu Qatay Xoogtadun
    Radinted Waatan Naafta Ka Xorey ✨

  • @rumaanbilan1983
    @rumaanbilan1983 4 роки тому +1

    Anaa qofkii ugu horeyay ah caawa

  • @adaaniabdihaken7762
    @adaaniabdihaken7762 4 роки тому +1

    Waahwaah soowtu Rahma oo kasoo muuqtaye 2020 youtubka soo burqo wabigii jacayelka

  • @aminahassn1845
    @aminahassn1845 4 роки тому +6

    Ilahayow adunka mid ban ugy jecelhy in u isiyo igu duceye guur xaalala ah banu ku balanay aameen ii raciya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamadjama711
    @mohamadjama711 4 роки тому +1

    Yurub caadi maaha fanka nuurkisa

  • @xamdanuura832
    @xamdanuura832 4 роки тому +3

    Woow waa hees aad uqiiro badan mararka qaar bad is odhanysa mala adaa laga hadlyaa xaqiiq iyo waaqic jira ayay yurub sheegty jcylkuna wa xanunada ugu xun ee qof hela❤ wl gobfilms long time ba igu dambeysy hore usoco huuno

  • @mirandadadiriyeh9389
    @mirandadadiriyeh9389 4 роки тому +2

    Waa sod cadi ahan yurub genyo nolow

  • @suu5222
    @suu5222 Рік тому

    Jcylka mrkn xanbaray
    Nafteyda adaa xumeyy🥺👈 September/3/2022
    3:00 galabnimo carmo bari somalia 🇸🇴
    Wkhti kle io jawi kle I'm happy 😊

  • @guledahmed8545
    @guledahmed8545 3 роки тому +2

    Xumbuyiyo dadku maaha xoorre,
    Xajiin lama mariyo ruuxii,
    Xanaanayn kula agjooga

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +1

    Yurub mohamed Abdi Geenyo ❤️

  • @ugaaskaguud961
    @ugaaskaguud961 3 роки тому +2

    viv sotul Raxma Yurup Genyo🤩

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 4 роки тому +1

    Sowtu raxma hore u soco wlshey mcn

  • @deeqa445
    @deeqa445 2 роки тому

    Anigoo keligaa xurmeey aad xadhiga iga gooyay 💔💔

  • @ifrahitotoolmon477
    @ifrahitotoolmon477 4 роки тому +16

    XisKaagu Haduu Uu qaaTaY InaaN La XabaaL GalaYo XogTaadun RaadinTeeda MarKaad KalKacaYlKa XoorTaY WaTaaan NafTa Ka XooreYey JacaYlKii 5 Sano BY BY 😭😭💔😭😭

  • @nimcoxirsi6063
    @nimcoxirsi6063 Рік тому

    Tani waa heestaydiiii

  • @amalhussein8209
    @amalhussein8209 4 роки тому +2

    Manshallah it's nice song

  • @mohamedfarah1262
    @mohamedfarah1262 4 роки тому +1

    Bbbbbbb soooow turaaax mahan caadi mahan qali inoolooow yurub geenyo

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 2 роки тому

    Hestan dareen bay wadata xaqiq cawa ya ila joga halkn 26may 2022

  • @abdirahmanhassan9283
    @abdirahmanhassan9283 4 роки тому +3

    Yurup iyo jcl calacal ugu imaaaw

  • @xafsoxubi1003
    @xafsoxubi1003 4 роки тому

    Wow eraay cajib ah watan nafta kaxoreyay

  • @nasircooking1438
    @nasircooking1438 4 роки тому +1

    Yurub tayda wa ku jeclahy wlh nolw genyoy

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 4 роки тому

    Waataan NAFTA ka xureeyay geenyo Axsan fanaanad

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 3 роки тому

    Jacylka markan xanbaaray naftyda adaa xumayay 😭😭😭😭😭😭

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 роки тому

    Hees iga hadlay markaad kalgacaylka xoortay waataan nafta kaa xoreeyey🥺🥺 2/2/20/22

  • @cabdinaasirwayraxomer6437
    @cabdinaasirwayraxomer6437 4 роки тому +2

    Marwada qarniga heesaheedo waa xigmad Markan dhagaystana jacayl aan ihaynin ayaaba igudhaca

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 4 роки тому +3

    Mar wlba o aan ku dhagyzto jeceyl ba igu kordha

  • @jamadhashi9425
    @jamadhashi9425 4 роки тому

    Ayaa naga xirxira hadii laigala talnlahaa waxaan ku xukumilahaa xabsi daain silooga reesto dadkuna eey isu adeegsan

  • @zaamabdirahman8335
    @zaamabdirahman8335 3 роки тому +2

    Jcylka markaan xambaaray Naftayda adaa xumeYay 28/1/2021 galabnimo khamiis ah

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Yurub..best.love.musig.suugan

  • @nasaatmohamedkahiye4765
    @nasaatmohamedkahiye4765 4 роки тому +1

    Markaad galkacylka xoortay Waa tan nafta kaxoreeyay😥😥

  • @xamdilaydh5332
    @xamdilaydh5332 4 роки тому +1

    Yurub geenyo hees mcn

  • @naiimaibrahim4944
    @naiimaibrahim4944 4 роки тому

    Mshaa allh fanand jirtaah