@@raagedirir9171ILAHAY BA RUNTA JECEL SAWTU RAXMO KALE FANKA MAso MARI DONTO WLH UFIIRSO HESAHa QARAMIGA KUWI QADAY AYADA KAGA COD MACAN tusale heesta hadal idaboolna so arag ayada kaga cod macan tii awal qaday marka qoftan fanka gacana lo tagay kuwi hore iyo kuwo danbe wax gaaro lawaa🔥
"Martina guulaan u ahay " Caawa waa habeen jumce ah waxaan ku suganahay lubumbashi caasimadda labaad ee congo wax badan naftayda ka dhex guuxaya baan eebbe ka rajaynayaa inuu ii rumeeyo 19-12-2024 .
Heestan fannaaniin badan ayaa qaaday ilknse anigu waxaan u codeeyay yurub geenyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Heestan Aniga Ayay iga Turjumaysaa ilahayooow Rajadayda irumeee Adaaa qadir Aheee Dhamaan inta inta wakhtigu cilay ilahay haka saro🤲🤲😂😂
Way noo hagaagaysa huno insha allaah
Gantaashan waan qabaa martina gulaan uahay qof goay iyo roob galabeed midkoodana haduu galabda gadaal umaso noqodee goanki horey udayo ayaman gabsigaa
Waa ay fiican tahay Yurub Geenyo balse Erayada qaar baa Qaldan sida daawada lama gaadhayo dheg dheer ❌️
Geed dheer bay saaraan tahay✅️.
Dag dheer meel dheer ayaa lagawadaa
Yurub geenyo heesta weey ku ciyaartay oo erayadii sidoodii uma eysan qaadin. Tusaale, Geed dheerbeey saaran tahay meeshi aheyd waxeey ku bedeshay Dheg dheerbeey saaran tahay, marki la xifdisiinaayay kuwi la joogay iyaguna waxba ma dhaamin oo waxeey wada ahaayeen ma gudbayaal
Yurub Geenyo cod way haysaa waxase waajiba inay midhaha iska saxdo.
Sidoo kale meeshii ahayd;
Naf baxday iyo roob galbeed
Waxay isaga badalatay;
Qof go'ay iyo roob galbeed
Yes wa runta i agree
Just like the great legend Khadra dahir cige..may Allah grant her Rahma and jannat
Asc je vraiment aime ce chansons c'est vraiment touchant merci bcp sister
Afku kuma go walaashey geenyo from Canada wa anjigo musbaar aha wan ku salaamay 😊
22/12/2024 sacadu Wa 23:24 waxan darema xaladu iska adag alx balse alle waxan ka rajeyna in isbal imado 2025 mid qereysan alle iga dhigo 😢😢
Yurub xaqiiq waa gabar aad iyo aad u cod macaan Abayo guuleyso ❤❤🎉
09p900999999099909999999909pop9⁹99999999099
Way keentay maahee way kaga cod macaantahay aunt khadra waayey way ka cod macaantahay iney se edadey ka daba qaado may ahayn
ha sheegin khadroo kale somali dib uga dhalanmayso alle ha u naxaristee lkn yurub waa top markasta
@@raagedirir9171ILAHAY BA RUNTA JECEL SAWTU RAXMO KALE FANKA MAso MARI DONTO WLH UFIIRSO HESAHa QARAMIGA KUWI QADAY AYADA KAGA COD MACAN tusale heesta hadal idaboolna so arag ayada kaga cod macan tii awal qaday marka qoftan fanka gacana lo tagay kuwi hore iyo kuwo danbe wax gaaro lawaa🔥
Ala maxd ben shegtay mayda gadhysa khadra igtag ana ciilba iga hyaba sidey uga kharabisay hestde
WALAHI AYADA KAGA COD MACAN XATA KHADRA DAHIR QOFTAN XATA FANANINTU HORE HESAHODA MARKAY KADABA QAADO AYADA KAGA LEH WALIGEY MA ARAG FANAANAD KACOD MACAN SAWTU RAXMA AYA LAYIRI MAGACAS DHAYAL UGUMA BIXIN ❤
yurub geenYo Sowtul Raxma alle haku Dhowro sidaad Fanka soMaLiYeed udhowrtay
Good song I liked she’s sweet voice this thanks just a fact channel
"Martina guulaan u ahay "
Caawa waa habeen jumce ah waxaan ku suganahay lubumbashi caasimadda labaad ee congo wax badan naftayda ka dhex guuxaya baan eebbe ka rajaynayaa inuu ii rumeeyo
19-12-2024 .
Caawa oo taariikhdu tahay 22/10/24 saacaduna tahay 23:22 pm , waxaan la dhageysanaya jaceylkayga oon saluugay. Inkastoo jaceykaygu yahay mid fan cid kale ku doorsanayaaa aanu jirin. ALLAW IGU DAR NOLOL QURUXBADAN OO DHAMAANN
Quruxdeeda stylekeeda codkeeda waba dhamestiran sawtu raxma ❤💋💋💋💋😫
Still listening 21.jun.2024❤😊
Yurub cod dahableey
Aun xasusti qadro dahir cige mom qaranka Somalia waberi sedex hes anti qaday heska ka mid tahay
29/6/2024 ❤🎉 murqaan yurub maxamed cabdi
𝐒𝐨𝐰𝐭𝐮 𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚❤❤
Loving this im Mary 2024❤
Oday gaadhi ku jira haddaad naga soo raacday libaax baad tahay
Yeah 😊
2/8/2024❤️🩹Axya Sawtu raxma Malinn Aan murqamyy😅
Hodan fosiya mad barjaysa
Igatag khadra ma gadhide hesta hana nacsine daa
Jacaylow baha cun ❤😢
Nice Music ❤❤❤🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉love you Yurub geenyo 🎉🎉🎉🎉
Heestan Oday Ku jaasaaya Fb arkay 😂 halkaas ka Soo raacay
Axmadey Ali Odaygii Ku raaxaysanayee 😊
25/12/2024 11:40 I’m driving a car from Manchester to London
Nice song and good music
Here in Dec 2024
Qaasim Shiikhdon
I remember in 2014 xasus
Yaasalaaam axsan sowt
Yaa Salam 🎉🎉
Oo wa maxay dheg dheer bay saaran tahay 🤦🏾♂️🤦🏾♂️🤦🏾♂️🤦🏾♂️
LIKED
will badacade haka shakinin waligaa
Liked itt
Good
Yaasslaam
waaaw
0:20 0:20
😢😢😢😢😢
HORAAD KAAN GODOL LAHAA
HADAY IGA GAAGAXSHEEN
IYANA WAXAAN KAGA GUDBAA
GOBEEY LIIC OO HAJABIN
💚💚💚💚💚💚
LIKEDS
🎉
❤
😂😂😂😂😂😂😂
LIKE
LIVES
SHORTS
SHARE
LEGETA
Mààñßhààllàh
😢6 zz z z z ,zz zz. Z. Zv😢😮
Just.now.linke.reply.yurubgeenyo
❤
SHARE