YURUB GEENYO HEESTA CAASHAQAN I WAREEMAY _LAST_SHOW_WAJAALE_2022_HD VIDEO ARDAA MEDIA PRO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2022
  • #ARDAAMEDIAPRO
    Special Thanks: C/Naasir Cabdi Askar

КОМЕНТАРІ • 166

  • @Bukaansocod
    @Bukaansocod 8 місяців тому +12

    Waan joojiyy inaan kudhaho waan kujclhy lkn majoojin inaan kusii jeclaado weliba sidii sika drn waan kujclhy waana kujclaan doonaa lkn mrdanbe ima dhibsanysid mrkaan waa sidaan ubxy weligy masoo laaban doono farxad iigu noolow lana noolow qofka iga kaa mudan 💔😬 waa iga talo iga danbeeyow qofkaa rabto jeclow lkn mrnaba nftaada noole haku aamin qofna ha aaminina plz😭I’m writing while I’m tearful 😢

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 8 місяців тому +2

      Ax ur be strong ❤ wax wlba way dhamaadan 😢

    • @ARDA-MEDIA-PRO
      @ARDA-MEDIA-PRO  2 місяці тому

      Ah. Jacayl Muxuu Qof Ciilay

  • @marwadi1247
    @marwadi1247 Рік тому +35

    xasuus qurux bdn 🥺😭🫂❤❤waxanu wada socona jcylkyga 5 years wuu ijecelyhy wanan jecelahay waliba said wlhi ❤❤❤😭allow calaf igu dar waa qof i fahamaya ijecel ixtraam bdn ilove noloshydi ina ali

    • @huseinadamkadie576
      @huseinadamkadie576 Рік тому

      Shan sano marka wada soconeysiin see wax yeshiin

    • @thegalabs
      @thegalabs Рік тому +1

      ​@@huseinadamkadie576 waa qof I fahma ayay tidhi. Intaa maa wax kufahmi weyday walalow. Kkkk

  • @aslidhalalbadan5136
    @aslidhalalbadan5136 Рік тому +18

    Naftaydaa ku weyntahay waaxyaha jirkeyga baa tahey oheey ii dhiigo abaaloo macaan wehelkeygi noqo jacelka aan u qabo wllhi xad malahan naftiisa only sida u jecalday Alle hada nasiib u leyahy ii ken 💔😢😢💔

  • @muxiyadiincali5249
    @muxiyadiincali5249 День тому

    Alle inta is jecel ha isku daayo aamin inta kala maqana ha isku soo dhaweeyo ❤❤5;7;2024 malin jimce ah ❤❤❤❤

  • @MO10.
    @MO10. 10 місяців тому +4

    jacaylkan iweeraree inta uu wadnahayga dagay halbawlaha wiiqay baa waliba oonti iga jaray hayaatey ❤️🥺

  • @MaxamedNuurAli-wn1ji
    @MaxamedNuurAli-wn1ji Рік тому +3

    Alla maxan codkga idareen galiyy mar bdn yurubey waxad thy qalbi dajiye runti yurub xadeysan jiri laheyn cidna Darren may qadan laheyn keep wllo🙏💯💯

  • @NAJEEEBB
    @NAJEEEBB 8 місяців тому +3

    Still my favorite song 2023 😢and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto

  • @deeqa445
    @deeqa445 Рік тому +20

    Yurub Geenyo nolow wlaley heesahagan markan dageesto jacayl ahaan jirin baa igu daaca Wlhi runtii 😂❤️❤️

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 Рік тому +2

      Hadaan isku Darsano kwrn he wlly 😆

    • @ARDA-MEDIA-PRO
      @ARDA-MEDIA-PRO  Рік тому +1

      @Amran Moussa yurub geenyo iyadaa jacayl kasamaysanba

  • @zainabkalgacal5179
    @zainabkalgacal5179 Рік тому +6

    Yurub Maxamed cabdi sawtu raxma inder sharafeeey cimrigaaagu dheeraa 11.oct.22 nafteydaaad ku weyntahayow waxyaha jidhkeygibaadthy ee mcn wehelkeygi noqo❤

  • @carweelo1484
    @carweelo1484 Рік тому +18

    3 years xidhiidha lah wax so marnay faraxad & muruugo lkn intaas ma jirin caqabad na kal fogeeyaso lkn marki uu dhoofay oo Canada tagay wax walbe weey is badaleen Wax walbe wax isku badaleen kal fogaanasho iyo buuq is faham waa lkn inshalh rabi talo sartahy. Rabi farada kheer qabo ka suga ama waan ka samara anigo jecli ama wan is fahmi dona 😰😢🥺💔 qof walbe oo murago dareemo rabi haka duulqado 🥹🤲🏻

    • @hamdacraft7556
      @hamdacraft7556 Рік тому +1

      Bayo wa dhib wlhy kala foganshuhu 💔😭😭

    • @abdirahmansacad3453
      @abdirahmansacad3453 Рік тому

      Ax amen walal

    • @maxamedxasan3377
      @maxamedxasan3377 Рік тому

      Commentigaaga wuxuu i xasuusiyay qisadayda, markaad tidhi waan ka samraa anigoo jecel ayaan xasuustay qofkii aanu dunnida iskugu jeclayn oo go'aankaa qaadatay. 5 sanno ayaanu wax kasta soo wada qaybsanay, waligayna uma jeclaan qof sidaan u jeclaa iyada, iyaduna si xad dhaaf ah ayay ii jeclayd. Anagoo is jecel ayaa waayaha qurbaha iyo kala fogaanshuhu na kala dilay. Waxay qaadatay go'aan ah ka samir adigoo jecel, go'aankaasi noloshayda saamayntu ku yeeshay wali xanuunkii waan dareemaa. Jidh ahaan iyo maskax ahaanba waan ka dareemaa anigoo qarsanaya, waxa ka soo wareegtay sannado balse noloshaydu dhamaanteed way isbadashay, qofkii hore ee aan ahaa ma jirto, dareenkii iyo dhadhankii nolosha ma hayo. Jacaylku waa ina la isku samro inta waayuhu hagaagayo.

  • @ednamouze6935
    @ednamouze6935 Рік тому +13

    caashaqan i wareemayee inta uu werwer igu furay kashayda wareershay aniga waayahan i helay aniga miyey iga hadlaysaa talaw😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AyaanIbraahimaxmed-qz2cp
    @AyaanIbraahimaxmed-qz2cp 7 місяців тому +3

    10/11/2023
    Friday
    7:35 pm
    Qofkan jeclayow ilaahay calaf haygu kaa daro 3year aan jeclahaY isna wu ikhiyaamay walina raja ka leyahay
    Macan wehelkeygii noqo🥺😫

  • @MohamedAli-bz3lb
    @MohamedAli-bz3lb Рік тому +4

    Yurup geenyo hesaheeda markaan dhageysto Jacelkeena Wuu igu siyaadaa 😭😭xppi wehelkeyga noqo💋💋🌹❤

  • @user-ji4sg3qo8c
    @user-ji4sg3qo8c 10 місяців тому +3

    Qalbiga ayaa aad ii xaanunaya waayo aniga ayaa dadka ku ciyaari jiraay hada qof ijacal ma hayo ciyaaar mooyaane

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 Рік тому +4

    Yurub maxamed cabdi (geenyo), boqorada codka lama holin karo, golden voice.

  • @queeninaaahmed3109
    @queeninaaahmed3109 Рік тому +53

    Oh heestani waxa igu qasabtaye inaan saxabkee aan dunid ugu jecelaye inaan u qore hadan aan qaado ayyy💋🥺 mcn wehelkaa noq jah anig miyaabo la ii qadye anig ii sameen jecelkii 9sano aan soo wadye oo mirahiis aan dhansadye jah🥺💋❤️🙏🌹nololsh waxay qurax badan tahye markaa heestii qof ku jecel oo ahdan ku fahamyo maxa yel anig iyo segge waxan soo wad jir jecelkii 9sano oo hadan aan miro dhalin axl allow adig mahad leh🌹❤️💋🙏🥺

  • @Hiraa-143
    @Hiraa-143 Рік тому +4

    heestan marka dhageysey waxaa i qaley jecel waali eh waayo qofkii heestan dhagesto wax badan ayaa ogaana
    seynab allah alafkeena iaku key daro waa ku jecelhy❤️‍🩹🫀🫶

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Рік тому +4

    Yurub geenyo alle kuma cadaabo wlloh mcn codkaaga ilaa 2014 anoo schoolka 6 ah ayaan ku raaxaysato jiray

  • @salmahure5
    @salmahure5 Рік тому +5

    Nafteydaad ku weyntahayoo
    Waxyaha jiirkeygii baa tahay😫❤️

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 Рік тому +6

    Wow mnsha Allh cajaladan wxa ku jira ehelkii jaceylka. ❤

  • @muuseaxmed8412
    @muuseaxmed8412 Рік тому +3

    Mnsha allh ilahy haku barakeyo codka yurub maxmed cabdi geenyo zawtu raxma heesta abwankii sameyay inuu aniga qalbigayga ogaaban u malaynaya ilahy haw barakeeyo maskaxdeee aniga si gaaray iiga hadlysaa heestasi keep going zawru raxma

  • @caliinaabdi7641
    @caliinaabdi7641 Рік тому +3

    Wxn rabi kabaryaya intii isjecl in uu isku keno yaaarabi oo.anigaba kujiro jecl waanolol mcn hadii aan siqaldan lojilin ❤❤❤❤❤

  • @nimcodegan8206
    @nimcodegan8206 Рік тому +6

    Wwww sawtu raxma heesahaaga waan jecelahay dareen ayey leeyihiin wllhi

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +18

    Her diamond voice doesn't need any backing or music excellence itself yurub geenyo

  • @hamdamohamedqueenofheart4879
    @hamdamohamedqueenofheart4879 Рік тому +15

    queen of feeling😥🤤

  • @jamiilmubaarikjamac
    @jamiilmubaarikjamac Рік тому +8

    Qalbi taabanaysa heestani 🥰🙏❤

  • @sawdamaxamed6060
    @sawdamaxamed6060 9 місяців тому +2

    Jacaylow Ma xishoode😢

  • @deeqahmed3507
    @deeqahmed3507 Рік тому +3

    1/1/2023 "Nicosia Cyprus" Habenkan ma ilaawi Doono intan Adunka joogo

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 6 місяців тому +1

      1 Sano ka Dib ma nabad qabtaa abayo😢❤

  • @fartuungaashaan3188
    @fartuungaashaan3188 Рік тому +4

    masha alah sowturaxma Hestan waqti bankusamaleylijirey inay igahadleyso baba modaa axax jacy waxanun badanyahy nikki soomaraa.oge

  • @pukhariosman888
    @pukhariosman888 Рік тому +3

    Oct/7/2022 maalinkay soo baxday iyo ilaa hada waa la tirin karaa inta maalin aanan dhagaysan heeskan

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +15

    Runtiii heeskan waxa fahmi karaa qof jacayl dhaba soo maray hadana 3 yrs xirir jacayl lahayn nin aan zahiip io wllba ahaaa ayaa jacaylkaygii iga qaaday waligaa qof ha so dhawaysan Hana runaysan 😭😭😭❌love ma maqli karo🥺

    • @maajidcade8892
      @maajidcade8892 Рік тому +1

      alle qalbiga hkaaga reeebo 😭

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Рік тому +1

      @@maajidcade8892 amiin brooo 🙏

    • @abshirabdi1340
      @abshirabdi1340 Рік тому +2

      Aniga 2mar ayan si dhab wax u jecladay balse aniga ayaa Marwalbo qalbiga lii dilaa naf wax jecl ayan ahaa madama Jacelka an ka fogaday mudo 5sano Ah Lkin wali qalbiga ka gubta ilenteydana waa mid dhaw xasuusihii igama tagan qof walbo an bartana lama shekesto ilaa an kasiii fogadaaa qof cusub oo walbo😢

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Рік тому +2

      @@abshirabdi1340 aad ayaan uga xunahay waxan ku rajenayaa badal khair qabaa

    • @abdirisakmohamud628
      @abdirisakmohamud628 Рік тому +2

      😢😢😢😢😢

  • @Badran_0
    @Badran_0 Рік тому +2

    Cashaqan iwareemayee inta uu wewer igu furay kasheyda wareershay baa aniga wayahan ihelay {L}🥺💗7+6😭💕🫂🦋

  • @caashociise3916
    @caashociise3916 Рік тому +4

    Hestan markan dhagesto jacel ayaan dareema❤ mcn wahelkeyga noqo

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 Рік тому +1

      Heestan ka hor jacayl md dareemi jirin😂😂

  • @azuzhaji7039
    @azuzhaji7039 Рік тому +4

    Yurub mahamed cabdi sawtu raxmaaaa

  • @maankatuke2534
    @maankatuke2534 Рік тому +2

    Ahay Ii dhigo abaaloo
    Macaan wehelkayga noqo😪🥰

  • @haboonomer6854
    @haboonomer6854 Рік тому +5

    noloshayda Abdilahi hasan mahamed boqorkeyga❤💍👑🥀💋

  • @myway3801
    @myway3801 Рік тому +4

    I wish inan live ku arko ❤️ 😍 💖

  • @abdirahinyusuf131
    @abdirahinyusuf131 8 місяців тому +1

    Meesha Dadki Mucashaqinta Ayan Ku Arka
    Mid Jacaylki Nacayb Ku beray Iyo Mid Jacaylkisi Helay Allow Qalpiyada Noo Ilaali😢

  • @nimcodareen470
    @nimcodareen470 Рік тому +2

    Xanun bdna marki lagu daremynin adnh lajogisa ad danynyso😢😢

  • @haboonxuseensaleebaan5428
    @haboonxuseensaleebaan5428 Рік тому +7

    yurub maxamed cabdi boqorada codka cadaw gaa hajabo❤❤❤

  • @hibaaqyaasin3043
    @hibaaqyaasin3043 Рік тому +2

    Waaw Codka m.a

  • @salmamahamoud8001
    @salmamahamoud8001 Рік тому +4

    Off heez iga dheh❤👸

  • @nimcoahmeth6504
    @nimcoahmeth6504 Рік тому +3

    Halbawlaha wiiqaypa walipa oonti iga jaray💔😩

  • @muunaqorsne686
    @muunaqorsne686 Рік тому +3

    Jah wahalkaygi noqo ❤️🌹💕😭

  • @fahmocadeyfahmocadey8130
    @fahmocadeyfahmocadey8130 Рік тому +3

    Hees io bar

  • @mohamedomer1628
    @mohamedomer1628 Рік тому +6

    Heesta wan Raadinayba

  • @mustafeadanxasan8180
    @mustafeadanxasan8180 2 місяці тому

    Woow yaa salaam yaa sawtu raxma

  • @kawtharabdulahi3871
    @kawtharabdulahi3871 11 місяців тому

    😭😭 qof baan jeclahay 2017 si xun iilama dhaqmin lkn intaan xiriirkii gabay buu guursaday wuu isoo laabtay si saaida baan u qalbi jabay sababto ah wuxuu qofkii ugu horeeyay ee aan jeclaaday kadib xanuunka aan daremayay awadii ale ayaan u dhawaaday har iyo habeen ilaahay baan ka barayay inuu qalbigeyga ka tiro 😭markaan sidii dhaamay lkn Wali nuberkii idamqayo 3sano kadib ayuu isagoo kii ihayay Mid ka daran hayo soo noqday 😭walahi waxan is iri wixii aad dareemaysay cid uma adkaysan kartee aduun iyo akhiro aakhiraa badane haku fiirsan 😭buuga naxariistaan u furay lkn xumaan badan ban tabanayaa hada wax yar hadaan ka xanaaqo wuu iska ooyayaa niyadaan ka iraahdaa kuma jecli ee wadna bari ku jeclaa baa idiraya dareen naxariis ah 😭😭guur buu iga dalbanayaa kuma niyad sami lkn waa qof ijecel wax aan sameyo garan la’ahay

  • @zeinabhussein8741
    @zeinabhussein8741 Рік тому +1

    Axsan hees Wehelkeyga noqo macaan💔💔♥️🥴

  • @ARDA-MEDIA-PRO
    @ARDA-MEDIA-PRO  Рік тому +9

    Yurub geenyo wa boqorada codka

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 Рік тому +1

      fiska

    • @abdirahmaanilkocasse8313
      @abdirahmaanilkocasse8313 Рік тому +1

      Yurub Ayaa Ku leh sxp

    • @cawilyare6432
      @cawilyare6432 Рік тому +1

      @@abdirahmaanilkocasse8313 saxp borada codka waa fiska hadaaa sheko kalo wado waa adi

    • @jarohusein2651
      @jarohusein2651 Рік тому

      Qof walba taalanti gooniyu leeyay
      Yurub heesaha dagan e jaceylka ayay kuso baxda kaliya
      Fiska lakin mid walba way qaadi karta waliba live ayay u heesi karta tonkeduna wu dheryay
      Marka
      Fiska wa boqorada codka
      Geenyana wa sawtu raxma
      Hodan muhashada codka
      Sedexdas aya xaga codka ugu fcn sabankan

  • @cabadijamac9461
    @cabadijamac9461 Рік тому +5

    Yurub aad ban ku xisseya

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 Рік тому +9

    Cidlo daremaya jecyl.aan 4year waday asagon mira dhalin ayu iga burburay sababta fhankeyga ma ahan e qofkas aya dhofay kadib na ano sugaya iga tashaday ax maxan xanun so maray mxa so oyay alla ka baryay inu badal qeyr qaba isiiyo 😭😭🥺🥺🥺

    • @sumayaahmed4629
      @sumayaahmed4629 Рік тому

      Ameeen wll alle bedel khyr qba kaaga baryey

    • @caliinaabdi7641
      @caliinaabdi7641 Рік тому

      😢😢😢😢😢sorry qali ilhy mid wngsn ookufhma hakusiyo

    • @meymunaqaali304
      @meymunaqaali304 Рік тому

      @@caliinaabdi7641ameen abaayo mcn 🥺🥺🥺

    • @jiyaamohamed9358
      @jiyaamohamed9358 Рік тому

      Kulamid ahay 😭6yrs Yan wada soconay kadip ano sidi ujecel ayuu unbu iga aamuus in badan wn wcay lkn isbedel badan Ka daremay ano jecl Aya Hdana iskaga gabsaday 😭Kala wadan ba jognay Alxm Hda wa ilaway Mid ijecel oo dhib dhan idida heysta alxm Allah idayo 🤲🥰

  • @muhyfashire5347
    @muhyfashire5347 Рік тому +2

    Mararka waxa jira xirir aadan farxd ku daremyn lkn aad qof jcshahy qalpigisu adakaa 😭😭😭😭

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 11 місяців тому

      😭😭walahi beentaa maahan qof baan jeclaaday 2017 kadib si xun iilama dhaqmin lkn intaan xiriirkii gabay buu guursaday wuu isoo laabtay si saaida baan u qalbi jabay sababto ah wuxuu qofkii ugu horeeyay ee aan jeclaaday kadib xanuunka aan daremayay awadii ale ayaan u dhawaaday har iyo habeen ilaahay baan ka barayay inuu qalbigeyga ka tiro 😭markaan sidii dhaamay lkn Wali nuberkii idamqayo 3sano kadib ayuu isagoo kii ihayay Mid ka daran hayo soo noqday 😭walahi waxan is iri wixii aad dareemaysay cid uma adkaysan kartee aduun iyo akhiro aakhiraa badane haku fiirsan 😭buuga naxariistaan u furay lkn xumaan badan ban tabanayaa hada wax yar hadaan ka xanaaqo wuu iska ooyayaa niyadaan ka iraahdaa kuma jecli ee wadna bari ku jeclaa baa idiraya dareen naxariis ah 😭😭guur buu iga dalbanayaa kuma niyad sami lkn waa qof ijecel wax aan sameyo garan la’ahay

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Рік тому +3

    Nabar ladhayay ayaad qoloftii ka qaaday 💊💔😭

  • @Tiriig.
    @Tiriig. 2 місяці тому

    Halkan waxan kusoo noqon doonaa aniga iyo adiga oo guulaystay kuna wada nool hal meel.

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 Рік тому +3

    come Back sawtu raxmaa❤️✌️✌️✌️❤️

  • @aminasacad5476
    @aminasacad5476 Рік тому +5

    Ax hees😢

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Рік тому +1

    Xasuus baan galay🥰🥰🥰

  • @user-lz3zl3hx9f
    @user-lz3zl3hx9f 8 місяців тому

    sowt’u rahma 😭❤️

  • @amuunamoh6266
    @amuunamoh6266 Рік тому +7

    Nasiib daro ma ku gulaysan mudo dheer xidhiidhkii io jacaylkii aan soo korinayay mudo 6 year heesa nocana markan arko calaacalka meel ayu qalpiga io xusuustu aada nolol dheer Oo qurux badan ayn U rajaynayaa kolay isma lihi wu nool yahay qof isaga U dhigma aduunka 😓

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 11 місяців тому +1

      Inaad Wali qirsan tahay wanaaga qofka kaala dhexeeyay baaba wax lasiisto lahayn ❤🥺

    • @abdirahinyusuf131
      @abdirahinyusuf131 8 місяців тому

      Wehey Ii dhigo Abaalo Mcn Wehelkaygi Noqo heestan Dareen bay igu Rida Mrkn
      Dhagaysto.Kolay Jcaylku Wa Wax Jira
      Se Wxn Ku Rajaynaya Wllo Inad Hesho
      Mid An darenkaga Ku Ciyarin Enzha Alla😢🥺🖐

  • @bilanabdilahi7859
    @bilanabdilahi7859 Рік тому +1

    Walashay muniira maxamed ducaale

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 Рік тому +2

    Hees mcn ilaa xad wahey I dhigo abaalo xbbi wehelkayga noqo

  • @leedirie5759
    @leedirie5759 Рік тому +1

    Ayy wllhi hees qalpiga tabanaysa weye 🫂🫀🥹

  • @muhanadalibilaal5468
    @muhanadalibilaal5468 Рік тому +2

    Sorwtu raxma

  • @myway3801
    @myway3801 Рік тому +4

    👏 👏 👏 👏 👏 👏

  • @ayubcabdi2715
    @ayubcabdi2715 Рік тому +2

    Sowtu raxmaa❤️

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 Рік тому

    Heestan mrkn maqlo naxariis baan dareemaa ⚡🖇🤍

  • @canabquen380
    @canabquen380 Рік тому +1

    Heesteyda😭🥺❤

  • @fathiyaapdi447
    @fathiyaapdi447 Рік тому +3

    Qofna jecla mudo2 sano ah abdhkim

  • @najmodheman6115
    @najmodheman6115 Рік тому +2

    Hestaan si tosaaa ayay itabatay walhi 😭💔👈

  • @salmamahamoud8001
    @salmamahamoud8001 Рік тому +2

    Heestyyy🥺❤

  • @asmacabdirashiid8151
    @asmacabdirashiid8151 Рік тому +1

    yurub.geenyo.qali

  • @yonisosman6759
    @yonisosman6759 5 місяців тому

    yurup sowti rahmaaaa nolow

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Рік тому +19

    Heestan waxan ku raaxeysanaya anoo shaqo kujiro
    Dhowr jeer ban waliba dhageestay
    11-OCt-Tue 5:30 galabnimo
    Nafteydaad ku weyntahayoo
    Waxyaha jiirkeygii baa tahy
    ❤❤❤❤😩💋
    M&A🫂

    • @ARDA-MEDIA-PRO
      @ARDA-MEDIA-PRO  Рік тому +2

      Thnks walaal mar walba qalbi furan ku sool dhawaw

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 Рік тому

      @@ARDA-MEDIA-PRO
      ❤❤🥰
      Sharafi korkaga ha ahato wll

    • @Chadmali
      @Chadmali Рік тому

      @@beer-lula_22 masha allah 👸❤️

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 Рік тому +1

      @@Chadmali ❤🥰
      Salaamulaahi wll

    • @Aqiil14
      @Aqiil14 Рік тому

      Qalbi dhaya ♥️🥺

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +3

    To appreciate this song one has to understand the real meaning of LO VE wonderful indeed Yurub Geenyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FahadOsman
    @FahadOsman Рік тому +2

    Nice❤

  • @sahalbakaal29
    @sahalbakaal29 Рік тому +1

    Cai soubre 💔💔💔💔💔💔🇩🇯🇩🇯

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial Рік тому

    Heestan❤️

  • @aminaabshir7931
    @aminaabshir7931 Рік тому +1

    5/3/2023❤🫶🎧fv song 🎧

  • @mulkiinamanka6385
    @mulkiinamanka6385 Рік тому +1

    🔥🥺🥺🥺

  • @shakiramahatt2557
    @shakiramahatt2557 Рік тому +1

    Heestan xasuus igu ledehy 😭💔

  • @Ashuor664
    @Ashuor664 Рік тому +2

    Ax yaa sawt

  • @khadarahmad9604
    @khadarahmad9604 Рік тому +1

    Jah emotion

  • @amuunjimale526
    @amuunjimale526 Рік тому +3

    🥺🥺🥺🥺

  • @abdiwali8494
    @abdiwali8494 Рік тому +2

    Heestanu meel ayay i danaqday

  • @hadayamohamed6732
    @hadayamohamed6732 Рік тому +1

    Sawtu raxma ❤

  • @FathiaAbdirisaak-kw5on
    @FathiaAbdirisaak-kw5on 7 місяців тому

    F❤C❤

  • @deeqaclqani
    @deeqaclqani Рік тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @AliaOsman-ew8dq
    @AliaOsman-ew8dq Рік тому +1

    😭😭😭😭😟😟💔💔💔💔

  • @nimcomohamedabdirahmn5190
    @nimcomohamedabdirahmn5190 Рік тому +2

    😭😭😫😫❤️
    N&C🫂🫀

  • @dabagalechanel9369
    @dabagalechanel9369 Рік тому +3

    cawa waxan go.aan ku qaatay inan khiyaamo jacaylakaygii❤ duruufo jira awgeed cawa wan khiyamaya yadana uma sheegin plze sacada ka hor😢 ayay heestan iiso dirtay tolow ma jinba wax usheegay macan wehelkaygi noqo heesta iyo arinka aan cawa ku dhaqaqaya ayadba mooda inay iska hadlayan oh sorry 29/11/2022 haben arbaca soo gelayso😢😢😢😢😢😢

    • @magooloabdrizackzaid4151
      @magooloabdrizackzaid4151 Рік тому

      Kadaa qalbi buu qofku leeyhy mr hdaad ogaaty inaad dawo uthy mxd ugu noqonysaa sun

    • @Minaa_Abdalle
      @Minaa_Abdalle Рік тому

      Wll sidee u qiyaaneysaa bal ii sheeg, qiyaanada inaa Barto baan rabaaye.

    • @dabagalechanel9369
      @dabagalechanel9369 Рік тому

      @@Minaa_Abdalle
      Wll iskada qiyanada ha barane

    • @dabagalechanel9369
      @dabagalechanel9369 Рік тому +1

      @@magooloabdrizackzaid4151
      Haye wll

    • @somalifunny3709
      @somalifunny3709 9 місяців тому

      ​@@Minaa_Abdalle😂😂😂 dee sida loo khiyaamo naag

  • @marwodhawrsan5730
    @marwodhawrsan5730 Рік тому +1

    Wehelkyga noqo

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 Рік тому +1

    ❤😥

  • @c.raxmaansabban9639
    @c.raxmaansabban9639 Рік тому +1

    Weewe

  • @asadboqor7453
    @asadboqor7453 Рік тому +1

    Wanagana aan ka tagin i feeling ❤allow noloshan rabo iyado qurux bdn i dhamaystir
    Wehey I dhigo abalo macan wehelkayga noqo
    20/5/2023 sabti 😢

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Рік тому +2

    13:13
    5/11/2022
    🥺😥❤
    Nafteyda ku wayntaho 😥♥️
    Wxyaha jiirkeyga baad tahe🥺
    Waheey ii dhigo abaloo😩
    Mcn wahelkeygi noqo ♥️😭

  • @cabdicasaanyo587
    @cabdicasaanyo587 Рік тому +1

    Yu

  • @ridwanmahamud1289
    @ridwanmahamud1289 Рік тому +1

    A

  • @biixiyare-ps7fq
    @biixiyare-ps7fq Рік тому

    ❤❤❤😂😂😂❤😢

  • @mohamednacnac972
    @mohamednacnac972 Рік тому +2

    Yurup haday gabawddo wwaxxan is bedellayn xcod keeda dahabiga

    • @NAJEEEBB
      @NAJEEEBB 8 місяців тому +2

      Marwalba wa yurubteena unbay ahanysa qof aan is dabalayn majiro lakin codkeeda 30 sano o so socoto isma badalayo m.a❤