Daawo Riwaayad Cusub Naag Xun Reer Ma Dhaqdo Part 27

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 519

  • @zhamsa_nalka4388
    @zhamsa_nalka4388 3 роки тому +239

    Kkkkkk waa qeybti ugu xiisaha badneed
    Parti 27 kkkkkkk war yaa igu raacsan like isku muujiya

  • @springbutterfly_914
    @springbutterfly_914 3 роки тому +314

    Nagtii wala so fashilay wa sidan rabay like dhac ku siiya inta fashilka shqalada ku faraxsan😂🤸‍♂️😂🤸‍♂️😂

  • @leyliita6769
    @leyliita6769 3 роки тому +112

    qybta xigta in si dhaqsi ah looso daayo inta ila rabto like sar

  • @anfacxashisheeno5101
    @anfacxashisheeno5101 3 роки тому +33

    Inta ruwayadan mamada iyo gabadheda dartod ufirsato sideydo kale ismujiya hee team mamada iyo gabadheda like dhac kusiyahe hee ♥️🙏👏

  • @aliabdirahmanadan9974
    @aliabdirahmanadan9974 3 роки тому +24

    Hhhhh meeshii ugu maceed
    Taloow Hodan maxeey dhihi doontaa !
    Indhaa kasoo hari doona
    Ruwaayada kaliya aan lasocdo
    Qasaal team guuleysta
    Noola soo dhaqsada qeybaha kale.
    Thanks

  • @shugriibrahim7628
    @shugriibrahim7628 3 роки тому +10

    Flim ka waxaan aad ugu jecladay waa music masaarno i really appreciate that

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 3 роки тому +4

    *Cabdi shukriyoow salaama boowe,qandala ayaan kasoo salaamahayaa waloow waxanu ruwaayad wacyi galin ah ay tahay misana gabar la qaawiyo waa xaal iyo xumeen,gabadha aad indha shareerka ka fortay jilayaasha ruwaayada runtii lacgta aad UA-cam ka heli doontaan u badiya gabadhaas,qoodheey iyo xeradeey iyo xiniinteey* 😇

  • @sacdiyoabdullahi2542
    @sacdiyoabdullahi2542 3 роки тому +4

    qasaal tv naga soo gabagabeeya soonka inta lagaarin i.a inta ila aragtay like

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 3 роки тому +1

    Best film lasoo dhakhsada qaybta xigta love you all jabuti aya idinka dawanaya thanks abdi shukri

  • @hibaaqhabi8755
    @hibaaqhabi8755 3 роки тому +12

    100k gaadhsiya wll wiilkan wuu uqlmaye 400 k ba dawate hadhafine usaara indinko guryihina jiifay idin madadaliyaane hore usoco bro from hargeisa

  • @barwaqohassan5275
    @barwaqohassan5275 3 роки тому

    Maasha Allah hori usocdaaaaa

  • @ilwaadqurux6569
    @ilwaadqurux6569 3 роки тому +2

    Abwe awy hee flmka

  • @aniisasaed3635
    @aniisasaed3635 3 роки тому +27

    Qofkii ugu horeeyey😊like ta dhac dheh

    • @munira7665
      @munira7665 3 роки тому +1

      Abayo aniga baa kaa soo horeya is daji

  • @KISTATV
    @KISTATV 3 роки тому +2

    Dahabkii waa lahelay waa qeeybtii ugu shidneeyd. Finally saan usugayey waa soo daayeen. Mahadsanidiin qasaal tv.

  • @umualma9145
    @umualma9145 3 роки тому +2

    Masha allah saan u farxay Lee riwayadaan wan lasocdaa qasaal TV thanks qeybaha kale laso dhaqsada

  • @halimoeid1401
    @halimoeid1401 3 роки тому +3

    Wan ncay ninkan munafaqa ah hodan wllked mayla nacden ninkan☝️

  • @nasbadadax9502
    @nasbadadax9502 3 роки тому +40

    Filmku meel xasaasiyu marya kii Abdishukrina dhagaysiba uso baxay🤣

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 3 роки тому

      Kkkk ma ila aragtay 😂😂

    • @nasbadadax9502
      @nasbadadax9502 3 роки тому

      Haa igu dambynti tuugadi laso khashif😅

  • @lulahirsi2849
    @lulahirsi2849 3 роки тому +1

    Qasal tv horey usocda waa mahadsantihin

  • @lakijaamacmaxamud2782
    @lakijaamacmaxamud2782 3 роки тому +1

    Masha allaah hadayba shaqalihi fashilmay qayb xiisoleh meel wngsn ku dhamatay inshaa allaah 100k wxyara ka dhiman dhmntnba guul

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV 3 роки тому

    Best Somali Musalsal 2021 yaa igu raacsan

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 3 роки тому +2

    Caawa waa mcn ruwaayada

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad4729 3 роки тому +1

    Hhhhh sheekadu waa qater wllhi laga daba tagye dahabkii hodan beryahan waan iska mashquulay qasaal tv guuleysto

  • @fatma3-11
    @fatma3-11 3 роки тому +11

    Ilma adeera yaalow part 28 lasoo dhaqsada😁😁😍

  • @SahraSomali
    @SahraSomali 3 роки тому +36

    Farxaad mar Dhow 100.000 Susbcribe Team Qaasal TV🥳🥳🥳🥳❤️❤️❤️❤️❤️👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🎉🎉🎉🎉

  • @deeqaismaailahmed8496
    @deeqaismaailahmed8496 3 роки тому +1

    Waad soo gaabinsaan dee film ka

  • @hodanabdirahman6850
    @hodanabdirahman6850 3 роки тому +7

    Luuq luuq marow laasim laamiguu imaada inta igu raaczan like isku muujiya😂

  • @ubahiitoismail2671
    @ubahiitoismail2671 3 роки тому +1

    Yes in badan waa sugay qaybtan dahabka well done qasaal tv

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 3 роки тому +4

    Tuug la gabtay, Hodan walaalkeed na ha la fadho, waxaan filayaa in uu kula jiro🙈 well done , soo dadajiya qaybta kale idinkoo mahadsan

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 3 роки тому +3

    83k marenaa 100 waa Garenaa Ramadan kahor ManshaAllh

  • @saleem20308
    @saleem20308 3 роки тому +1

    Wa Qebta facshirka now the family settled fully all problem was gold

  • @munamuniish1551
    @munamuniish1551 3 роки тому +6

    Yes naagta shaqadad ah inla oggado waan rabay wllhi ,😂😂😂

  • @qadraabdi5041
    @qadraabdi5041 3 роки тому +1

    Masha Allah qasaal Tv horey usocda

  • @naandoinasuldaan7462
    @naandoinasuldaan7462 3 роки тому +1

    Mashallah siday umatalayaan hooyo gabadheeda oo is jecel waan ka helay

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 3 роки тому +1

    waanaga soo daahiseen part 28

  • @deeqamohamedhassan2106
    @deeqamohamedhassan2106 3 роки тому +1

    Kkkkkkkk haaaaa walaahi mcn

  • @sumeyasusu9406
    @sumeyasusu9406 3 роки тому +2

    Qassal tv hore usocda💋❤️

  • @aaminocabdulqaadir2607
    @aaminocabdulqaadir2607 3 роки тому +1

    Please part 28

  • @maryamaismaciilcomar654
    @maryamaismaciilcomar654 3 роки тому +5

    Musalsap mac qasaal tv hore usocda dhamaan

  • @fatxamaxamed6595
    @fatxamaxamed6595 3 роки тому +1

    Waawa so badiya tiim qasla wan idn taageeran hore u socda 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 3 роки тому +2

    Masha allaah
    Waa nii sugeeynaa

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 роки тому +1

    Tuug la qabtay tabar malahan cabdi shugri iyo umuu axzaab waad guuleesateen 👏👏👏👏🥰😘😍👍

  • @rahmahassanali2067
    @rahmahassanali2067 3 роки тому

    Ruwayadina haysta qasaal tv

  • @Bulshoween
    @Bulshoween 3 роки тому +1

    Yes tuugadi walaqabtay

  • @asmaali13
    @asmaali13 3 роки тому +2

    First person thanks team

  • @luulabdirahman8027
    @luulabdirahman8027 3 роки тому +1

    Masha allah finally

  • @hafsahiiraan8730
    @hafsahiiraan8730 3 роки тому +1

    Mnsha allh keep going groupkana waad shidantihiin riwaayad kamacaan waliba arag anigoo aad uxiiseynaayo ayuuba iga dhamadaa qeybta 28 lasoo dhaqsada walalayaal🤩🤩🤩🤩🤩👌

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 роки тому +7

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴

  • @UMUAhzabchannel1
    @UMUAhzabchannel1 3 роки тому +3

    Hhhhhh waxan ku faraxsanahay sida lo so qabtay hhh

  • @ishaxamarmediashow5603
    @ishaxamarmediashow5603 3 роки тому +1

    Qasal tv thanks

  • @sulekhodahir4413
    @sulekhodahir4413 3 роки тому +1

    Qeybta xigta la dhaqsada inshallah

  • @ashaaliashaali1936
    @ashaaliashaali1936 3 роки тому

    Masha alah ruwayed shidan

  • @nadifoneyruusxusen7723
    @nadifoneyruusxusen7723 3 роки тому

    Sheekada xiisaheeda wa baday waan Ku heystaa horey usocda asxbta

  • @zamzamomar4135
    @zamzamomar4135 3 роки тому +1

    MashaAllah next one sodereya please

  • @fadumoquruxofficial6710
    @fadumoquruxofficial6710 3 роки тому +5

    Dadki leyga beray away horta aniga somali mahi fadlan subscribe ha iga baqilin waxan ahay walashin somaliyed ❤🙏❤

  • @nasroabdalla7197
    @nasroabdalla7197 3 роки тому +1

    Wale caawa waa xasaasi

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 роки тому +1

    Walaahi waa qosley gabadhii shaqaalaha ahayd ugu danbeyn wala qabtey

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 3 роки тому +2

    Waad naga xanaajiseen saaidaa inaga soo daahiseen 5biri nooma soo deeyn qofii ila xanaaqay like ii saar ismuujiya😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @aliabdisalan7733
    @aliabdisalan7733 3 роки тому

    Nice work 😘😘😘

  • @Boqoradarerka723
    @Boqoradarerka723 3 роки тому

    ManshaAllh keep going

  • @shamhaadmahomud9274
    @shamhaadmahomud9274 3 роки тому +1

    Meel mcn bu maryaa waxaa filaa inu usan naga dhamaan

  • @sacdiyomowliidbariiise674
    @sacdiyomowliidbariiise674 3 роки тому

    Riwaayadan gorty dahapka fashilmaya sugye hada lee xarara yeelatay 👍👍👍👍👍

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 роки тому +1

    Xal aa la gaaray. Well done 👏👍👌😀👏

  • @ifrahabdirizak5054
    @ifrahabdirizak5054 3 роки тому

    Qeebta ugu xisaha badan

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 роки тому +3

    nin iyo naag kii xumiba rer ma dhaqdo

  • @kadar-gindhiir
    @kadar-gindhiir 3 роки тому

    Laa Ilaaha illallaahu muxamadu Rasuulullaahi

  • @AishaMohamed-mo9yd
    @AishaMohamed-mo9yd 3 роки тому +2

    Qebta kle So Bobsiya🥰❤👍

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 роки тому +2

    Khasaal keep going

  • @drsakshinaa8408
    @drsakshinaa8408 3 роки тому +2

    Good
    Ruwaayad jirta

  • @nimcocabdi5925
    @nimcocabdi5925 3 роки тому +1

    Waa qeeb xiiso leh maanta horay usocda

  • @anisamaxamed1679
    @anisamaxamed1679 3 роки тому +1

    Filmikan ila bilowgii ilaa maanta wn lasoda waa filim aad u ficn waqtina lagaliyay masha allah

  • @ahmedyare4749
    @ahmedyare4749 3 роки тому +1

    Harry up next Videos, I can't wait it at the end of film And Hodan Divorced 😂😂

  • @kadrawaberi6794
    @kadrawaberi6794 3 роки тому +1

    Wllhy anu wa ruwayadiiii rer somalia 1 andawado waka iso wada ilave you somali weyn

  • @shamsanuura3054
    @shamsanuura3054 3 роки тому

    Qaybti ugu xiisaha badnayd qasaal TV hore usocoda

  • @umulkheirgypsy6
    @umulkheirgypsy6 3 роки тому +3

    Was waiting for this drama wallahi

  • @mohamedyuur9618
    @mohamedyuur9618 3 роки тому +2

    Waxaan soo xasuustey gabar shaqaalaa oo dahabka hooyadey ayadoo xadeysa aan ku qabtey I was innocent kid 11y lkn waa ka qaleeyey mafadeexadeyn dahabkiina qofka waa ka qaadey

  • @mohamedalitawane6667
    @mohamedalitawane6667 3 роки тому

    Wallhi waan u naxay gbd ....hede saan maxawaye..........😋😋😋😋

  • @shaymaahmed3243
    @shaymaahmed3243 3 роки тому +2

    Ruwayda shidan waan ka helay runti please la soo dhakhsada qaybta 28 wan sugi kari lahay dadka ruwayada dhigay dhamntood waan idin salamay waligay ruwayad somaliya sidan uman jecelan waa wacaygalin qosol alle ha idindhawro dhamantin from hargeisa

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 3 роки тому +1

    Abdishukri waxaan umalaynayaa siduu dadka daqadaha iyo albabada ugadhagaysanaayo inuu kutago

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 3 роки тому +5

    m,a keep going wall

  • @zuzanahmed477
    @zuzanahmed477 3 роки тому

    Waa qaybti ugu xiisaha badneed

  • @queensaafi1823
    @queensaafi1823 3 роки тому +2

    First noqde ha ila dhafina😁

  • @wardaismaaciil3261
    @wardaismaaciil3261 3 роки тому +1

    Qosol aduun

  • @aminasaleban6361
    @aminasaleban6361 3 роки тому +1

    Riwayada noosoo dadajiya plaese

  • @fadumadhakul5075
    @fadumadhakul5075 3 роки тому +3

    waaa manta waa xili fiican

  • @abdirahmandahir5750
    @abdirahmandahir5750 3 роки тому +1

    Abdi Shukri xaaladu meel fiican ayay maraysaa

  • @rehamabdilahi354
    @rehamabdilahi354 3 роки тому +1

    Haday macaantay

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman4332 3 роки тому +3

    Partada xigta ciyow so giliya plz waligey musal sal ma daawan kanaa ogu horeyo

  • @aaminayuusuf9516
    @aaminayuusuf9516 3 роки тому +1

    Mashalaah saskuwada

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 роки тому +2

    Flim ka maanta ayuu ugu fiican yahay kkakakakak

  • @marwociiltiraaxmed3071
    @marwociiltiraaxmed3071 3 роки тому

    Mashaaa aaalllh la so dhere qabta xigata inader

  • @fadumayahya7728
    @fadumayahya7728 3 роки тому +10

    Nosoo bob soye qeebta kele🙏

  • @hawaluulamohammed1058
    @hawaluulamohammed1058 3 роки тому +1

    Qaybtii kale walasoo daahdeen wllyal

  • @bibi1aweis155
    @bibi1aweis155 3 роки тому +1

    Maanta waala helay

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 3 роки тому +1

    War la soo dhaqsada ,bal qeybta 2baad

  • @asmamaxamed1180
    @asmamaxamed1180 3 роки тому +1

    Alxamdulillah tuugadii waaa la qabtay hhhhhh😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @faizamaxamed8660
    @faizamaxamed8660 3 роки тому +2

    Alla manta ayu ugu xiiso badan filimku🤣🤣🤣gabadhi waye faashilantaye manta

  • @shnti5592
    @shnti5592 3 роки тому +1

    Parti 28 dhaqso halooso qabto cabdi shukri

  • @yusraladan7243
    @yusraladan7243 3 роки тому +18

    Dadkaan waa ka yaabay UA-camka miyee dhex seexdaan waxan is waxd noqon doontaa first person oo comment bixiyey mise 35 qof iga horreysa yaab! 🤔

  • @hothoahmed4066
    @hothoahmed4066 3 роки тому +1

    Riwaaydan wxa dhacaa laga matalay sodohduna mawada wanaagsana sidaanay faraheenu usinanayn ayey usinayna sidookaleh dumaashiduna mawada wanaagsana Riwaayadan markaan daawaday waxyaabo badan oo alaan ilaabin ka dhex arkay runtii Aniga hooyadan aduunka ugu jecelahay sidaa loola dhaqmi jiray habeen maalin way ooyi jirtay markii hore waanu yareen markii aanu weynaanay horta wiilasha hablhu iskumid maaha gabadha aadbay hooyadoo ufahman farxadee iyo murugadeedba aniga gabadha ila dhalatay oo aanu walaalo nhy markaste hooyo ooyo waanu la ooyi jirnay wxa ka oohinayaan😭 waa family aabahay ayeeyday iyo eedooyinkay kamidyihiin anuu wali hooyo karis ahay hooyaday wxa kasamir badnaa aabahay marna waxa umay sheegi jirin isaga dhankiisa farxad umuujin jirtay hadana wxa lagu hayo ayaa qalbigeeda holcinaya anaga waxba namadareen siiso wxay sidaa aduunka hooyaday ugu nacebyihiin markaan lajoogo iskadaa inaad lahadashidee xitaa haday hooyada kusoogaraacdo waxbay kasoosaarayaan xumaantu halkay kagaadhay iyadun wxay tidhi nafsiga ay iga galayaan maruun laga jaraya hooyo iskaga guurno igan intaa kusoo agleeganhy intay idiin sookoriyeen isku ilowsiiya xitaa alaa waa sidii xumaan kabuuxda heer wxaan gaadhay aan noco gabigoodaba waliba iskumajiraan gaarbaa xun hadana inta wanaagsan ku ilowna markaste xasuusto hooyaday sida loola dhaqmo oo hadana u dulqaadato ilahay iskuxidho iskadaaya nagu tidhaahda hooyo sankiina qudhmay lamatuuree meel kuma kala tagayno hooyaday aduunka igu jecelahay allow idaa wxa jira dadbadan qalbiyda ka holca oo aan soobandhigiin holaca qalbigooda kashidan😭😭😭😭wxa usooqoray inay jiraan dad sidaasii wxa lagayaaba inan qoraalka kunafisi doono 1minutes A ahaatee waayo inbadan qalbigayga kuqarinayey 😭alle iyaga xaga hagarnsiiyo wxY sidaa noogu xumeeyan waa hooyaday darteed wxkaste waa xumaan ay uqabaan waxay kagalabsatayna majiro😫😭😭😭😭😭😭

    • @faadumoahmed2764
      @faadumoahmed2764 3 роки тому

      Waa run wlhi aniga xitaa hooyaday sidaasa loo necbaa lkn markii dambe waykala tageen hooyo iyo aabe hadada xitaa angay na necebyihiin wlhi anigana sidoo kle saa id baanu u necebnhy wlhi angama rabna inaanu horimano nafaheena hooyadona Wayna ilaalisay wayna nala soo tacaashay waxanu ahayn 2 hablood lkn maanta waanu waynaanay

    • @hothoahmed4066
      @hothoahmed4066 3 роки тому

      @@faadumoahmed2764 waxa kaxun majiraan marka qof dad kuugu xiga hooyada mcn necbaadaan adna nacaysa iga naskaaya nacsiyey wlhi xagan dad wanaagsan xagan hooyada ayaa la arki Karin intay hooyaday iyo aabahay noolyihiin allehaydaayee cid uma baahanaysid❣

    • @Rahma-cb5uy
      @Rahma-cb5uy 3 роки тому

      @@hothoahmed4066 abaayo arintan anigey i haysataa sodoh xun waa jirtaa aniga waan isla dagayneyn guri manan haysan. Mammadu jikadii darteed baan iskayga daayey sidey igu qaylinaysey Qolka fadhiga waa ka go nay manan aadi jirin cunto hada istiraahdo karso waa lagu caayin kadib. waxan sameeyn jirey. Markii ninkaygu yimaado baan. Wax karsan jirey Markan wakhti dheer sidaas ku dhaqmayney baa habeenkii danbe ninkaygii xanuunsadey isbitaal baa la jiifiyey waxaan is irih cunto karso markey seexden Kadib mammadii intey soo baxdey bay kirli oo Biyo ku karkarayaan intey ka qaadey igu soo tuurtey. Kadib anigana waa xanaaqey polis baan ju wacayaa baan irih iga bax guriga kulah waa shan saac oo habeynimo cid ma aqaan aan aado labo ilmood oo midna. Sadex sabuuc jiro midna sanad iyo bar jiro baan haystey Wiil somali ah baa ii caawiyey oo gurigiisi iga baxay Hada alx magaladii oo dhan waan uga guurney wali dhibaato bay nala daba socdaan marka somalidu waxay dhah hooyo xun ma jirto waa jirtaa

    • @hothoahmed4066
      @hothoahmed4066 3 роки тому

      @@Rahma-cb5uy ax Abaayo xanuun wlhi 😭dadku iskumid maaha mid xun mid wanaagsan way jiraaan qof aan waxba samayn marka ladulmo waaxanuun Alle dhib kaleh kuma tuso xppti wan dareemi karaa xanuunkeeda