Ha ilaawin in sodohdu laftigeedu gbdheeda is xejisy way xunthy naagtu ninkuna kama wngsana taas ku qanac hana i dhihin dumar baan ahay dumar jabkoodna waan jclhy
Waligeda gabar adun lo huri jiray mexey tahay waxad ku hadleyso Cabdi Shukri teda kale waa qalad inad sidas sodoga ula hadsho kasi darne gormu gabar yeshay dhigeda ninka qabo dhaqshdeda unbad ledahay hadiba ad wax noso gudbineysa wax an wax ka baran karno no so gudbiya pls li ana dhalinyaro ban nahay una oman iney dhaqnkoda suban wax ka bartan anway tnx riwaydana sodogad ka xumeysen
Boqolkun Nagaar siiya Dhammaantiin qasaal TV waa uu idin sugayaa
Zhp cabdi shukri waxaan ku gaadhsiindoona 5000k subcirbe
Wad uqalantaan wan idin garsin wll
Abdishukri walaahi wada iga qoslisay kkk 😁😂😂iska celii sodoga waan ku saaray subscribe wll 🙏🙏
Saan usugaye wanba dalaay 👍
Wad u qalantin wllo millons xushmad ban idin hayna hore u socda wadna ku mhdsantihi mdadaalda ino so gudbineysan
Abdi shugri Riwayada magaca hadii kale kabadal oo waxad ku qorta
((Nin xun Iyo naag xun rer madhaqdo))ku badal
Ee gabadha kaliya haku masabadin
Hhhhh
kkkkk
Wan kulaqabaa anigaba fiikradas ruwayada magaceda wey qaldantahy wayo abdishugriba sodogisa waxaba ulama harin
Abdishukri waa duqonoowde
Nasab kaamila
Adoo firsana hadad comment aqris usoo gashay like dhac ku sii
maansha allaah cabdi shugri Saldana kusaaray
Agah ruwaayad haku far xalan nagadaa
Sodoga xurmeey sida isku dhaan agah
Cawa riwaayada wax ka qaldan soo hagaaji shukriyoow saad u maqashay inad hodan soo celiso
inta ila aragtay sodoga inuu cabdi shukri u ekyahay like ii saara
Intaa riwaayada daawanayay caawa ka hor iguma socon murti baa ka buuxda odayga😍😘
Mansha allah Markey isodhacdayba anon egin ayan romatic noqotay horay usocda wan idin wataa wllhay
Qosol badanaa soobadiya qasaal tv
Abdishakur odayga Sas Ha ula hadliin odayga waa oday fiican
Qasaal tv mahadsanidiin saad udadasheen 100kun aynu gadhsiino intaa iyo kabadanba way uqalmaane
Waad lasoo dhaqsateen manta thanks qasaal TV sidan ula soo dhaqsada wll
Naag reer ma dhaqdo aaa kkkkk
Asc ruwaayad wacan weeye mashaalaah
Wlhi siniyada ayaan uuqoslay geel iyo qori iyo faras ayaad qadatay kulaha abdishukri inowsan soodahis oowsan xushmen inta ila aragta like dhac kusiyahe hee cebey tacal 🙏😜
Mahadsanid Qasaal TV
Cawa in nalaso dadajiyay ruwayad fiid horana nalaso galshay like dhac kusiyahe hee inta ku xiran ruwayadan 🙏❣❤👏
Ha apa ada iyo ada🥰
Masha allah
C bdishugri madxsare wr shekada fashili wadnagu dahise
War la soo dhaqsada qeebta kale xamaasad nooga cadahee🥰abdishakuur one love 😊ruwaayada waa noo macaneysey🥰😍
Maasha team qasaal tv wad lasoo dhakhsateen
Dadka kale tartiib buu ula hadlaa cabdi shukri muxuu odayga ugu adkaynayaa
The best episode so far meel fcn bay mareysaaa
Reer qasal wa mahad santihiin qaybta xigtana sidoo kale noo soo dadajiya thnks
m.a riwayada wala socda qasaal TV horey usocda inshaa allh .qeybta kle noloso dhaqsada ishaa allah from puntlnd
War hedhe sodoga si fcn ula hdl lagu qaadye wiilasha hanaga haleynin 😍😍😍😍
naag xun reer madhaqato ma waxa lagubedelay / naag reer madhaqato
meel xaasasi ah yey maraysaa riwayadii mnsh alaaah howl wadeenada qasal tv adunkana sharaf kujoga akhirona janadii taga
Wada noolada nabad ku waara💯
Subxanalh sodgaa see ula hadlee cabdi shugriyow nin xun reer ma dhaqdo waaye marka riwayda
Waan sugaynay wale thank you guys🙏🙏♥️♥️😍😍😍😍🥀🌺🌺🌷
Maasha allaah horay usoco walaaleheyga
Abdi shukri tagero labar one ku ahy 😍😍😍😍
Manshaallah Manshaallah
Aqlaaq xumaa Ninka meshaan film ka waa looga ciyaaray
masha allaah saas ula soodhaqsada
Waaaw Caawo Waa Shidan Tahay Sheekada, Gabdhaha Raga Laga Gato Dhib Kaan Eey Leedahay
Waa Mahadsan tihiin yaqaay team Qasal TV Horay U Socda walalahy
Heerkad rabtan allah idin garsiiyo
Soddoggu si fcn bu u hadlayaa
Cabdishukri waa yara taagtaaganyahay
Wiil soddog looyahay sidii u hadal
Waaalasoo dhaqsaty nice
Qaybtani waa soo funny wllhy waan ka helay
Kulahaa ma nin aan dad lahayn baad i mooday kkkk
hhhh cabdi shugri dhaqtar cusub oo meesha gubata duuba maad noo keenteen😂😂
Walhay qosool iguma hariin suu odayga isgu mutaxay 😀😅😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂
Mahadsanidiin QASAAL TV sidaan cml noogusonaqsada qaybaha kale
Thnxs inbadn waa nosoo dhoqsaten 🙏
C/shukri sodoga sidaas loolama hadlo riwaayadii baaba nooga ciyaarteeen
Manshallah wad LA so dhakhsateen Qasaal TV waan idin jecelnahay
Mnsha allah waad no so badiseen mnta hore u socda reer qasaal wan idin taageera saayid runtii
Inkastoy jiliin tahay lkn ruwaayada woow kufarxa shay waayo sodog waa laxurmeya
Ruwaayada hakuciyaarin xaa kaaqaldan
Hhh cabdi shukri🤩🤩
C/shukri aabihii yaa u maleeya suu ugu eeg yhy leeeee keep going
Noura keise, walaal qaali subscribe noosaar
Masha Allah. Doorkan wad laso dhakhsateen. Sidasan idinka rabna
Anoo shaqo ka soo baxay daalan baan arkay, kedis cml waa soo dhaqsateen, mahadsanidiin Qasaaltv
Hodanbaan wataa qali noolaaw😂😄
hooyo iyo ayeeyo kulahaa ban keensan
Cabdi shukri odayga cusub way isu eg yihiin yaa ila arkay kkkkkk
anaa ku la arkay walaal waxan idhi ma walaaloba mise wax bay isku yiihin wan yabay
🥰🥰
Haye
Hno yaal ducad igu kaalmeey mamo ayamahan iga xanuusanysa
Eng sihaam Saeed, walaal qaali subscribe noosaar
Huno allh ha ku cafiyo 😥🤲
ALLLe ha cafiyo xbbti hooyo
ilaahay hakuu caafiyo
ruwayadan wan raagsada qaybaheeda kle, meel xaasaasiya Maraysaa
qaybti 20aad naga soo daaya ilmaderayaal, kheyr Alle ha idinsiye
qasal tv qybt xigta in aad no so dhaqsataan an rabnaa i.a
Hore uso galiya filimka
Qasaal tv mahadsanidiiin
@@Wacdiye1 wanku saray wll
Cabdishukri sodaga wuu ku egyahay makula dhashtay? Keep going team qasaal tv
Agah arwuxu buqeylsanaa balaaya gabar kusiisay
Mncha allh fanny😍🥰😍🥰😍🥰
Hhhhh mr jeeri waan kusalama nin weyn
Wllaalayal soo gabagabeeya yeenan niigu nuxur belin mrka intii laxisenayo soo gabagabeeya
Qof An rali ahaw dhaho oo iga meer meersada sagaal jibar aa ugu sii dari laha😴😴😴
MAHAD SANID WLLO QASAAL TV
Wllhi ka heley suga😍😇
Cabdishukri sodok sidaa loolamahadlo wa bahdil sodokyada taasi
Hodan ayadaa ugu jilid qatarsan horay usocda
Yeep
war dadkaan sodoga difaacaya maxay sodohda u difaaci waayeen,mise dumar hadaan nahay waxaan rabnaa inaan ninka hooyadiis cadaabno aabayaasheena odaygaagu hagaajiyo dee ma dhacaysee waalidka aan Wada wanaajino waana wacyi gelinta maanta jirta ee riwaayadu ka tarjumayso in ninka hooyadiis la gaajaysiiyo,wiilkeeda lagu diro gurigiisa laga eryo Subxaanallah aabahaana laga xishoodo mayee c/shugri si fiican buu yeelay inuu aabaheed ula tirsado sidii hooyadiis loola tirsaday kkk alla jecliyaa jabka dumarka sodohdood dhiba baga kkk 😂😂😂😂😀😀😀
Ha ilaawin in sodohdu laftigeedu gbdheeda is xejisy way xunthy naagtu ninkuna kama wngsana taas ku qanac hana i dhihin dumar baan ahay dumar jabkoodna waan jclhy
Dagaalkii Waa xumaaday. Lixlaa laysku haystaa
Habka adeerka ula hadashay kuma qancin Mahan dhaqan Somali reer xididku wa salad gooniya Dhanka illaali
Hayaay igaare imaday welcom dr igare
Waaw inkasto hada iso dhacday netka igu xumaa leygama horeyn lahayn viva qasaali
Kusoli nebigeena muxamad scw hana ilawin malinta qiyamaha fadlan ana SUBSCRIBERS ii SAR UA-cam kena cabdale deqsi mahad sanid
Kkkkkk dahabkii waa so dhawyay came soon hhhhhj
Inta part 19 sugaysay like da dee ku dhacsiiya 👍👍👍👍 one love hablaha somaliyeed 🇸🇴🇸🇴😍
Waaaw masha allah wan ku farxay runti intas ayan filinkan firsayay wali comanti kama bixin manta farxad uga baxahay qasaal tv mahadsanid
Waad laso dhereyseen m.a❤❤
Haday ku dheeleen riwaayadda
Sodog sidaa loola hadlayo ma daawan karnee
Gabadha dhaqashadeda ayad leede makteedada malihid 🤗🙋♀️
Cwa fiicnnn badnidiineee waa noo badiseen daqiiqadaha
Waligeda gabar adun lo huri jiray mexey tahay waxad ku hadleyso Cabdi Shukri teda kale waa qalad inad sidas sodoga ula hadsho kasi darne gormu gabar yeshay dhigeda ninka qabo dhaqshdeda unbad ledahay hadiba ad wax noso gudbineysa wax an wax ka baran karno no so gudbiya pls li ana dhalinyaro ban nahay una oman iney dhaqnkoda suban wax ka bartan anway tnx riwaydana sodogad ka xumeysen
Masha allha mhdsnid teaam QASAALTV nooloada san nogu dadala 🥰🥰
zamiita Ahmed, walaal qaali subscribe noosaar
Noosoo dadajiye asxaabey
Cabdi shugri oday balaayo ah ba helay maanta 😂
#12:50 dhaqan keena kamid maha hadalka nocan lola hadlayo sodoga
Wa qosle sodoga iyo cabdi shukri wa lesla hele
Masha alah
qasaal tv malamah ada sodaysan mano shegi kadhaan ma 2 malinba ma 1 malinba
Caku!! run baan mooday sidu cabdi shukri sodoga ula hadlayo 😀😀
Mfikishe part 100
Cabdi shukri ruwadaya wad kufar xalatay seed olahadashy sodogaa 😁 waxaad sowadaa waxyar ma aha 🤔
M.shugri ninja cusub mawalal
Umu ahzaab iyo sagal love ban idinku ahay wlhi
Midakale qaladaadkii Soo daayaa from hargysa
umu Ahzaab keep going
Waa la so dahdeeen yaqey😭😭😂😂😂💔.
@@Wacdiye1 walaal qaali anna subscribe noosaar
QASAAL TV mahadsanidiin