Daawo Riwaayad Cusub Naag Xun Reer Ma Dhaqdo Part 17

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 566

  • @UMUAhzabchannel1
    @UMUAhzabchannel1 3 роки тому +207

    Ka raali noqda soo daahida video ileen horaa waxaa loo yiri habar fadhida lagdan la fudud 🤣🤣🤣🤣🤣 inoo dulqata 🙏❤

  • @anfacxashisheeno5101
    @anfacxashisheeno5101 3 роки тому +345

    Ruwayada iney naga so dahday inta ila aragta like dhac kusiyahe hee 👏❣🙏

  • @magool8581
    @magool8581 3 роки тому +6

    Masha Allah maanta nuur calaa nuur

  • @sawdaamuktar758
    @sawdaamuktar758 3 роки тому +1

    MashaAllah nosodaqsiya tafadhl hanagudaahinina

  • @xamdasheekh3993
    @xamdasheekh3993 3 роки тому +4

    Wlhi riwaayadan waa ku haystaa ee noogu soo dhakhsada umu ahzaab hodan iyo cabdishukri sagal walhi fani baa tihiin 💕💕💕💕💕💕🙏🙏🙏🙏

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz5478 3 роки тому +5

    Msha allh qaybtaan waanka helay thanks team qasaal tv💯💯😘🙏

  • @natashaabbeh8430
    @natashaabbeh8430 3 роки тому +57

    hodan inta jiliinkeeda ku heysato like👈

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      natasha wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @sihaamhassann8413
      @sihaamhassann8413 3 роки тому

      aniga ku haysta joliinkeeda iyo habka ay wax u mataleyso kalkeedi bay dhigtay ilaahay ha xafido nolow hodan cadey intay nololi jiirto

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 роки тому +15

    Gabadha xunba somali kamey dhalan ee adinka kadhigey ISOboqo Alle darti haidhaafin 😭❤️

    • @AhzaabJubbaMusic
      @AhzaabJubbaMusic 3 роки тому

      wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn❤❤❤❤❤

  • @shadiaabdul605
    @shadiaabdul605 3 роки тому +3

    Masha Allh daqiiqadah wad no so koradhiseen

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 3 роки тому +13

    Ruwaayada qeybtan waa macquul sidii hore wey dhaantaa nin gurigiisa joogo oo surwaal wato halkaas waxkabadala 🙋🙋🇸🇴🇸🇴

  • @qabulahmedafrax9285
    @qabulahmedafrax9285 3 роки тому +1

    Waaw wan kahelay ruwayandan wll hamdi iyo abdishukri mawalalaa

  • @kaamilahmed6895
    @kaamilahmed6895 3 роки тому +3

    wa ladahden riwayada bal sidedii ku so celiya insha allaah

  • @faizaqaliosman9200
    @faizaqaliosman9200 3 роки тому +9

    Xamdi dhiig bey isku yeshay cawa ululululululu🏌‍♀️🏌‍♀️🏌‍♀️🏌‍♀️

  • @capdikaphick391
    @capdikaphick391 3 роки тому +3

    Umu ahzb keep going

  • @hodondheeman2442
    @hodondheeman2442 3 роки тому +4

    Guriga wllka mada leh nin ayaa naag keenaye

  • @zeinabali7227
    @zeinabali7227 3 роки тому +2

    Qeebtii ugu xiisaha badneed mahadsanid abdishukri iyo dhamaan kuwa kle

  • @fathigadlehfg4055
    @fathigadlehfg4055 3 роки тому +1

    qaybaha kale soo dadajiya indryaal kheyr Alle ha idin siiyee

  • @mohammedBille
    @mohammedBille 3 роки тому +4

    Riwaayada kaliya ee igusocota ee meelkastooy somali kunooshey ugu xulsan I like it from hargeisa ❤️🤙

  • @fahimamom8249
    @fahimamom8249 3 роки тому +1

    Waan sugeena musalsalka 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @drsbasraahmedgedi2009
    @drsbasraahmedgedi2009 3 роки тому +32

    Waad naga soo daahiseen wlhi in badan ayaan sugeynay

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +1

      Boosteyo wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iissar wll mcn

    • @bisharoabdi91
      @bisharoabdi91 3 роки тому +1

      Keep going ✅

  • @hennaartist8104
    @hennaartist8104 3 роки тому +2

    qasaal TV wad ku mahadsantihiin madaama aad taqiiqadaha noo siyaadiseen.

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +49

    Qofki ugu horeyan ahay hadad sugaysay sidaydo kle like sar❤👏

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +1

      Najiib bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 3 роки тому +1

      @@kabtancabays wan ku saray bro gulayso❤👏

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      @@najiibhassan thnks bro

    • @AhzaabJubbaMusic
      @AhzaabJubbaMusic 3 роки тому

      Wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn❤❤❤❤

  • @ruqiyoabuukar7060
    @ruqiyoabuukar7060 3 роки тому +3

    Maasha allaah walaaleheyga waa mahadsantihiin ee noolosoo dhaqsada

  • @fowsiyacookingfood3058
    @fowsiyacookingfood3058 3 роки тому +8

    Allah Ciil Weeynaa Gabadha Waa Ciishootay Duqdaan Suuraha Badan Ayaan Ba Nacay Oona Wiilkeeda Aan Ba Wax U Sheegeeyninba

  • @safocadeey1604
    @safocadeey1604 3 роки тому +1

    aaaway ruwaayadii cabdi shukriyoow

  • @ayanfarah9935
    @ayanfarah9935 3 роки тому +2

    Masha allah qasal mhdsanidin wllyal codsigena wadno tixgelisen xaga daqiiqdaha 😘😘😘😘😘😘

  • @raadawali1685
    @raadawali1685 3 роки тому +2

    qasaal tv part 17 san usugaynay nagudahisen qabtakale halasodahina insha allaah mel fcn marasya woow

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 3 роки тому +1

    Cabdishakur waa dabi baadhe caadiya
    Kkkk hodan manta waa casharitay xamda keep going

  • @filsanxajji9095
    @filsanxajji9095 3 роки тому +2

    Good umu ahzab

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 3 роки тому +1

    Ruwaayadu waa soo raagtay Cabdi shugri

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 роки тому +2

    😂😂😂😂😂😂Hodan iyo umu ahzab waan idin wadataa.

  • @anisoahmed5548
    @anisoahmed5548 3 роки тому +2

    Aaway wll qeebta 17

  • @kowsarabdi2570
    @kowsarabdi2570 3 роки тому +2

    Wad nagaso daahisen san usugeynaa dalneymnsha allh thnks

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV 3 роки тому +3

    Hoyga Shekooyinka Sirdoonkii Somalia team Somalia na gaarsiiya 10K inta Jecel Calankaas 🇸🇴

  • @mustafyare2750
    @mustafyare2750 3 роки тому +2

    Riwaayada waad lasexataan asxaabey. Waad ladahdaan

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 роки тому +5

    Wow I was waitting more than 4 days

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 роки тому +7

    31 min woooow. next one ka sii badiyaa

  • @anisoahmed5548
    @anisoahmed5548 3 роки тому +1

    Away qeebta 18soo guliya wll cabdishukri iyo umu axsabeey

  • @ebrobash
    @ebrobash 3 роки тому +3

    Series kaa waana ka sodhahiseen

  • @roblemohaa8783
    @roblemohaa8783 3 роки тому +4

    Shukriyow verey interesting....add another one

  • @qalbidhaya4660
    @qalbidhaya4660 3 роки тому +5

    Nagaso dadajiya haben walba sogaliya peals 🙏🙏🙏🙏

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 3 роки тому +9

    Thank you qasaal TV for making it longer. Good episode 👏

    • @muhudiinshire8527
      @muhudiinshire8527 3 роки тому

      Nasrada cusub armaa adi tahay kkk

    • @nasraqaali75
      @nasraqaali75 3 роки тому +1

      @@muhudiinshire8527 Ani Kenya majoogi. I'm in UK.

    • @muhudiinshire8527
      @muhudiinshire8527 3 роки тому

      @@nasraqaali75 ani maaha qofkaas lee igu filneed kenya iyo uk maxa kenay

    • @nasraqaali75
      @nasraqaali75 3 роки тому

      @@muhudiinshire8527 well I can't be that person if I'm in another continent.

    • @muhudiinshire8527
      @muhudiinshire8527 3 роки тому

      @@nasraqaali75 yaa hubo inaa qaarad kale joogto maxasa cadeynaya kk

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @munaqueen1386
    @munaqueen1386 3 роки тому +2

    Qaybta danbe noosoo dadajiya plz😚😚😚

  • @sadamibrahimisack4283
    @sadamibrahimisack4283 3 роки тому +1

    Qeybta ugu shidannayd inta aan daawanayaayy lasoo dhaqsada reer qasaal qeybta xigto 🙏🙏🤚🤚

  • @barwaaqoabdirahmand3794
    @barwaaqoabdirahmand3794 3 роки тому +1

    Wllo ha la soo ragina

  • @nasronalkalovehooyo9521
    @nasronalkalovehooyo9521 3 роки тому +2

    Masha Allah waa filin siheersaro ah looduubey

  • @springbutterfly_914
    @springbutterfly_914 3 роки тому +13

    Ruwayadan san malin walba 20 jeer u soo radinayay hada anigo ka quustay iska soo eeg isleh ban arkay 30 daqiiqo walagu samri kara😂😂 keep going 💕

  • @naimasalaad2148
    @naimasalaad2148 3 роки тому +8

    Qazaal I miss you wlhi ayaantaan ma dawan telka la.aan balse ima dhafeyso hada🥰🥰🥰🥰ii nolaada dhamaantiin one love 💘

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +1

      naima wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisar wll mcn

    • @naimasalaad2148
      @naimasalaad2148 3 роки тому +1

      @@kabtancabays wllkey wan kuu saaray🙏🥰

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      @@naimasalaad2148 thnks sharaf badan

  • @faaisomacalinxusen2870
    @faaisomacalinxusen2870 3 роки тому +2

    Wa la soo daahdeen wana wax yara

  • @hamdiyusuf8299
    @hamdiyusuf8299 3 роки тому +1

    Kkkk sonka keen kulahaa abdishakura

  • @Cadeey
    @Cadeey 3 роки тому +1

    Alla sheekadina weey qimo beeshaay Abdishukri sheekada bila micnaha ah nagadaa waqti baa nagu socdo naga so gabagabeeya hadeydan waqti hayn idiinka

  • @mariadaggan8120
    @mariadaggan8120 3 роки тому +2

    Waa nagala soo daahdaane ina aderow soo dheereeya😁

  • @yasminmohamed6924
    @yasminmohamed6924 3 роки тому +5

    Ruwayadan caadi ma ahaan. Meeshaas kasii wada.

  • @mohameddakanemuhamud7671
    @mohameddakanemuhamud7671 3 роки тому +4

    Runti aniga wan idhin taageri ... keep going 💞🥰

  • @xamdiqoti2153
    @xamdiqoti2153 3 роки тому +2

    Haa masha allah waad noso badiseen mahad sanidiin

  • @fatimamoha9876
    @fatimamoha9876 3 роки тому +3

    Waad inaga soo daahiseen wllyl ee inoo soo dadaji haaya🙏

  • @nuuraaxmed5565
    @nuuraaxmed5565 3 роки тому +1

    Ilahay ka yaaboo noosoo dadajiya riwayada

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad4729 3 роки тому +1

    Wllhi waa sheeko aad u xiisa badan qasaal tv horay u socda waxaan sugnaaba waa 18 guul ayaan idin rajenayaa

  • @nimcosagal1165
    @nimcosagal1165 3 роки тому +42

    qaybata 17 hadaad malinkasta you Tube ku qorijirtay is muuji🤣😃

  • @aaminocali4342
    @aaminocali4342 3 роки тому +1

    Hodan waa ka helaa iyo dhamtiin jiliinka ok

  • @saynabmohamed8336
    @saynabmohamed8336 3 роки тому +2

    Wanidin wataa dadkayga💖💓❤️

  • @shamsabaari7371
    @shamsabaari7371 3 роки тому +3

    Int aragtay edo arxan lay iyo ruwayadaan halmar lajiley midakale qazaal iney 100k gari rabaan

  • @queeninaahmed5427
    @queeninaahmed5427 3 роки тому +4

    Ruwyadeena❤

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV 3 роки тому +5

    Wlhi ninkaan waa Legend' "oo adiga ayey wajiga kaa qarsaneysaa" labiskaa hooyaa ku dhashee"

    • @sihaamhassann8413
      @sihaamhassann8413 3 роки тому +1

      abdishukri waa legend wax murtileh oo wanaagsan dadka u soo bandhiga ruwaayadihisa waxaa ku jiira xigmado badan oo wax laga faai'deysto

    • @SomalidocumentryTV
      @SomalidocumentryTV 3 роки тому

      @@sihaamhassann8413 iso boqo wll subscribe na ii saar ado mhdsn' muuqalada ka waran

    • @sihaamhassann8413
      @sihaamhassann8413 3 роки тому

      waan ku sarey walaal

  • @xamdamaxamed2230
    @xamdamaxamed2230 3 роки тому +1

    Hodan waan kusalaamey from arabsio😍😍😍

  • @hudaahmett2178
    @hudaahmett2178 3 роки тому +2

    Wow cawa 31 minute keep going team qasaal tv💕

  • @abukarbashir5736
    @abukarbashir5736 3 роки тому +2

    Waw ruwayad wax jiro ka hadlaysaa

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 роки тому +5

    Tii hodan ahayd wax baa ku dhacay walee 😂😂
    Keep going Qasaal guys

  • @hamdiabdishire4230
    @hamdiabdishire4230 3 роки тому +3

    part 18
    noola soo dhereya

  • @fardawsakhalif4264
    @fardawsakhalif4264 3 роки тому +2

    anaa ogu horeya cawa

  • @kaabulsaciid4238
    @kaabulsaciid4238 3 роки тому +3

    Cabdi shugri iyo xaajiyadiisa riwaayada

  • @cabdulqaadircumar1901
    @cabdulqaadircumar1901 3 роки тому +2

    Hhhhhhhh alaa maxaan ku quslay cabdi shukri

  • @poqorkaqarsoonofficiall7892
    @poqorkaqarsoonofficiall7892 3 роки тому +2

    Wuu gadan yahey waxan ku idhi c keep going pro

  • @riyaanhussein8467
    @riyaanhussein8467 3 роки тому +3

    Mashllh hori usocdo walalhey

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      riyaan wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 роки тому +3

    I hope ineeyna 10 daqiiqo noqon

  • @deqjama8135
    @deqjama8135 3 роки тому +3

    Inta sida aniga sugaysay ismuujiya like isaara

  • @sharmakeabdisalan7352
    @sharmakeabdisalan7352 3 роки тому +1

    Waaa yab🙆🙆

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 3 роки тому +2

    Waad la soo daahdeen lakiin waxuu lahaa xiiso caawa maaasha allah horay u socda noo so da dajiya markaan please 👌👌

  • @hooyadamaanta6220
    @hooyadamaanta6220 3 роки тому +6

    Walalyalow mar walbo waxaad dhahdaan ruwaada waad nagala so daahdeen. Inta dhib laga maraayo duubisteeda ma ogidiin miyaa oo hadana editing ka usii dheeryahay. Ugu hambalyeeya sida quruxda iyo xiisaha badan ay ruwaayada u wadaan. MashaAllaah guys horay usocda. Aad ayaan idin tageera the only riwaayada aan toos ugu xiranahay oona farxo marka notification ka arko. Keep up the good work, walh ma sahlana isku aadisku aadiskeeda. Qofka fikirka leh na MashaAllaah Ilaahey caqliga iyo fakarka hau kordhiyo.🎉👏👏👏🥳🥳🥳

    • @kifaayohusein3594
      @kifaayohusein3594 3 роки тому

      waxaa fiican marka hore ineey wada duubaan o qeb walba habiinkeeda laoso daayo sidi musasalaadka

  • @cafiifaaxmed1911
    @cafiifaaxmed1911 3 роки тому +3

    Guulaysta walalayaal intaad naga raagteen wakhtigaad nooga jarteen

  • @lamaarag7581
    @lamaarag7581 3 роки тому +2

    Hhhhhhh funny lkin waa soo daahdeen soo dhakhsada

  • @miskiismaciil8269
    @miskiismaciil8269 3 роки тому

    Kkkkk hadalka cabdi shukri Yan kuqoslaaaa adaaaba caruusad ueg kulahaaa

  • @abdidahir2786
    @abdidahir2786 3 роки тому +1

    Hodan. Caadi. Maaha.

  • @ayanabdirahman2793
    @ayanabdirahman2793 3 роки тому +2

    walaalayaal waaad lasoodaahdaan ee soo dadajiya

  • @caliyareyare2904
    @caliyareyare2904 3 роки тому +3

    Camera 📷 manka inta aragtay like dhac igu dhaha

  • @abdirashidmohamed9884
    @abdirashidmohamed9884 3 роки тому +1

    Real Somali

  • @hibatullahi1143
    @hibatullahi1143 3 роки тому +1

    maalmahaan riwaayada waa naga soo daahisaan

  • @faadumoliibaan6820
    @faadumoliibaan6820 3 роки тому +3

    Pls xuquqda shaqalaha ilaliya san wa qalad

  • @halimaisse868
    @halimaisse868 3 роки тому +2

    Hhhhhhhhh kkkkkkkk waa inka mareysaa good job

  • @barlinyaasinjamac7508
    @barlinyaasinjamac7508 3 роки тому +4

    War noola soo dhakhsada hhh

  • @hoodosheekhahmed3867
    @hoodosheekhahmed3867 3 роки тому +1

    Waad la soo ragteen

  • @khadracabdisalaam3926
    @khadracabdisalaam3926 3 роки тому +1

    Waa garanayaa cida xaday dahabka waa gabadha shaqalada

  • @raisaali8318
    @raisaali8318 3 роки тому +4

    Wala so dahdeen

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 3 роки тому +20

    Hodon la aanted ma daawaden filmkan😂

  • @mohamedabdi2102
    @mohamedabdi2102 3 роки тому

    Illaahy nin aan wax ogayn hacadabin, ceeb kasaliin baa dahab baad xaday laleyahay.

  • @bukharihamud4733
    @bukharihamud4733 3 роки тому +1

    Duqdaanan ncy plz badal

  • @nihamqurux3267
    @nihamqurux3267 3 роки тому +1

    Time ka so dhereyaya de xooga bahasha hanagu so yaraynine hodoney iyo shugri 😂😂😂👌

  • @halimoalihussein4385
    @halimoalihussein4385 3 роки тому +2

    Manshallah hore usocada

  • @nimcohassan2120
    @nimcohassan2120 3 роки тому +1

    Ruwaayadan maanta way shidan tahay lakiin Cabdishukriyoow lacala haduu qof kaa gubto sonkor haku shubin meel gubatay sonkor laguma shubo