Nin yahow ilmahaaga Flimka, kadaa waaa iga waano, Waxaad soo gadataa doll baby, dhar u xir, hadii aad oohin ubahan tahey cod, youtobe ka soo qadan kartaa oohin ilmo doll baby dul saar.
Shaqaalo ha uga taganina caruurtiina wllhi ani gabadheyda shaqaalo wllkey ujoogtay ayaa bisbaas indhaha ka marisay 😪😪gabadheyda 5bilood jirto wn necbhy shaqaalo alxmd gabadheyda hada waa 5jir alle ha iidaaye
Marsha Allah wa filin wacyi galin ah gabadhi haday reer leedahay ma ufiicna meelaha aroosyada iyo suuqa inay ku so warwareegto oy hadana ganba yarta reerohooda dhaqanayn oo suuqa wareegaalaysanayo hadaladooda maqasho haday kahadhi waydo furniin ba kuxigi doonta taasi wa iga talo inkastoo filin wacdi galin yahay
M.a jamaaa bin jamaaa walhi Waa xaqiiq waxan way dhacan hooyadeed mayhaysato mahado macnto wan oghy in NY ta hay ruwaayad lkn kahadleyso xaqiiqda dhab ah ee nolasha dhabta ah
Kkkkk mash Allah nin raag waa kasa nagta nagtada walasa sas aya ladhaha wlhi jama wlhi waa qoslaya nagtaya amana isi aya ka dhacadaya filim mcn keep going
Asc Asc the world of tea and the first time since the start to finish at of the first time since the start of tea and the first time since then you have a good day supposed to be 2pm 2and I think the first place in
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaننننننننننن
Masha allha
Ùuu0io
J
Mahado io jama plz cunugta filim haku jilinina social media dhan kadaya waa iga codsi🙏 love u lamanheyga ❤🥰
Markii labaad aaa comments kugu arkay isku magac aaa nahay Ilhaan Osman waxaanba is dhahay goormaa qortay commentga🤣🤣🤣🤣🤣
Cunuga caanihiisa meeshaan ku jiraan intee lagu huraa in la keeno😆😆😆😆
W
@@mohamudmohamedkaaffikaffic1184 wn is iri sidaas anigba
@@qumanosmaan4001 p
MashaAllah, Mahado qurux ❤️💝😍, Beautiful family,👨👩👧❤️
😭💞💖💋😂💝💟🥥🍎💗💗💘😜😜🥰🥰
I love the way she cry that little baby girl mashallah
Abyo iyo Aboowe nuunada social mediaha ka dhafa boombilo isticmala plze waa iga waano wlalayaal Habenkii Quraan u shida ok walalanimada waa wehel
sndfwbtdfsyjiaihfahya ♥️🍓🍗🇯🇵🇰🇪🇸🇴👰🤵 hey age xgafsfjsyhsgdg❤️💓🇸🇴🇰🇪🇯🇵
Masha Allah wawacgeli cadi ehen masha Allah jama bin jama iyo mahado keep going 👌👌👍❤❤❤❤❤❤
Cunugta ,meeesha kadhaafa
Nin yahow ilmahaaga Flimka, kadaa waaa iga waano, Waxaad soo gadataa doll baby, dhar u xir, hadii aad oohin ubahan tahey cod, youtobe ka soo qadan kartaa oohin ilmo doll baby dul saar.
Saxix wlll✅
Sirta dumarka
Sir
ઠૃઝઠછછજ
Xfsa xbbti waa ku xiisay ino soo badiya shorta filmka adiga jamaa binu jamaa iyo mahado mado love u xbbti
Ilmahaga ruwayad haku jilin alha nidesto alha nixafido
Shaqaalo ha uga taganina caruurtiina wllhi ani gabadheyda shaqaalo wllkey ujoogtay ayaa bisbaas indhaha ka marisay 😪😪gabadheyda 5bilood jirto wn necbhy shaqaalo alxmd gabadheyda hada waa 5jir alle ha iidaaye
😥😥😥 sorry abayo wlhi qof aan dhiigaaga eheen loogama tago caruurtaada
Hadana ha uqabsan wll shaqale
srry mcnto dhigag ayaa ku damqanayo ee shaqale xuun haku aminin insha allah
Hodan Abbas mabo ugu tagan xbbti gabadheyda wey iska hurdeysay shaqaalo mabo aamini wllhi wn necbhy 😭😩
shukulatina Bbe wn wadi jiray amo wn iska joogi jirey abyo
Msha allah xafsa abyo guul wacan jamaa iyo mahado
Abayo mahadho iyo jama plz waa IGA codsi gawadha social media kadafa plz love uh So much
Masha allah gus keep going
Ilmaha kadaaya sidaan yahuu kuwan wa maxay subhanalah
Masha allah keep going walal ana iso boqda insha allah shukran
Masha Allah wll Macan
Ar Ani isiiya cunuga 🙋♂️
Ha.iska soo wareegto🧕
Ilmo miyaa lanacaa🤷♂️🚶♀️
kheer badan ilahay hanisiyii soboqda my Channel Subscribe II saraa
Nice short film hafsa iyo mahado good ♥️♥️💯
Wlhi gabar aya hesta taas ba kow ii ah 1sano 2bil bey jirta mana katago hablaha wxan dhihi laha carurtina nujiya naska warega dayo pls
Abayo kula mid ban ahay alx gabdhayda cudna ogama tago shaqale warkisaba dhafe 1 sano iyo labo bil bayna jirta
Wlhi wiilkeyga cidna kuma aamino 10 bil ayuu jiraa saacad kama maqnado wana curadkyga
Ha byo cidna haoga tgin
Runrti waa sheko aan cadii aheyn misanah iqiro gisay hab lahena somaliyeed waxan dhihi lahay carurtina io odaygina in aad xafidatan
Jazaakalaah walal iku iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo iku caawi subscrbe
Mashaa allaah jamaa wllo cunogta haruxin madaxana uqabo markaad haysid
O
Xafso qurux ❤️👑✅
Hhhhhhhhhhhhhhhh hoyadaa ma jogta kulahaa
queen xafsa yuotupe manacday sxbey ku aaway manacday waa ku jecelnahy ee noo imaw ilah haku xifdhiyo xppt
Subxana allah war hoyo ii abo an xishoneynina tihiin uf war ilmaha yar kadaye social midiyaha lcg radisa kuwalatene
Good mahado gabar fiican
Best riwayad 🔥👌😘
Marsha Allah wa filin wacyi galin ah gabadhi haday reer leedahay ma ufiicna meelaha aroosyada iyo suuqa inay ku so warwareegto oy hadana ganba yarta reerohooda dhaqanayn oo suuqa wareegaalaysanayo hadaladooda maqasho haday kahadhi waydo furniin ba kuxigi doonta taasi wa iga talo inkastoo filin wacdi galin yahay
Ala wllayal cunugta yarta kadaya filin haku jilinine ilma yarka oo hda dhashay dhaqaleya mahado hoyo noceya tahy ilmaha sidaka deyso
Wlhi warunta
Wlhi wa layabnahey waaba laba doqoqn
Allow gabadhan il cadhow noga qabo inshaalh
M.a jamaaa bin jamaaa walhi Waa xaqiiq waxan way dhacan hooyadeed mayhaysato mahado macnto wan oghy in NY ta hay ruwaayad lkn kahadleyso xaqiiqda dhab ah ee nolasha dhabta ah
Cunugteey abliilnk miy toolow😂😂😂😂
Subxaanallaah illaaw na astur gawadha kadaaya filimka 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
QUEEN hafsa 🥰🥰🥰🥰🥰
Kkkkk mash Allah nin raag waa kasa nagta nagtada walasa sas aya ladhaha wlhi jama wlhi waa qoslaya nagtaya amana isi aya ka dhacadaya filim mcn keep going
Mahado abayo ilmaha yarkaa ka daaya filimka ad ku jilaysaan ilmha yarkaa xafida ciyaar maahn ilmuhu
Walaalayaalow waa codsi gabadhaan kadeesta idiinma roono dadku idin ma wada jeclo alaha idiin deesto il iyo cowri alaha idinka ga xafidee
Mahado iyo jamaa ilmahiina yarka ka daysta filimanta
Oo hada ilmihii dhashay miyaad kubilowden ruwaayad subxanllh😏😏😏
Ar ani ma u horeyo cawa maso
Waaaaaw
War dadkaan edeb daranaa ilmaha yar ma idnkaa la dhaly dadyahoow waa gar darantihiin islaamka ilaaheey amaansiiya war tanookale yaa arke
😂😂😂Saxiix
Wlhi waa iga qoslisay baayo waa runtaa
Hafso qaybta wariiftinimada ku dheereesaaa 😁😁😁kulhaa kaasaa ncy ma,aydaa laqabaa bal😁😁😂😂😂😂
Wixi lo so furay aye qabta
@@abdinasirmohamed9345 Qald ayaaad aaminsanthy 🙏🙏🙏🙏 plz iska dhaaf fikrada qaldan
Nice film
Baadn
jama iyo mahado plz ilmaha kadaaya kaamirada
ماشاء الله
Waxaa rabtaa miyaa gabadheyda in shaqaalaha iiga ekeetoh kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
pls ilmaha yar kadaaya social mediaha
walal cunugta filimka kada ita igu raacsan like
Firi apayo gabarta muxuga caxona kadaya plz
Kkkk wa arinta raga dhibtay 😂🤣
Keep going
MashaAllah
❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍
Gurigaan wuxu kuyala donholm ninka caretaker waxaladaha george hadi labadalim,aniga daganan jira wa guri fecan Ben mise run mahado
Wanficnxy
Kan marwalbe ruufiyan nimo kudhigayaa
ilmaha mesha haso dhigina
Nuunh kday shaarica pisnkee mxaaa idnk siya😭
Nice family
Plz alah dartis Subscribe igusaro fadlan
Plz jamaa iyo mahado cunugta yar kadaay sidaas social media kadayaa caruurta laguma ciyaaro hanti oo ilaah idin siiyay qarsada alxmdullilah dheha oo ubadka yaryar kadaya bulshada dhexdeda🙏🙏
Shaqale aaaaa
Plz mahado iyo jamaa, cunugta social media hakeniina plz, hasidhka badhaan ila ey sanadh kagarto, adhiina naso walaguu qale
xkintvdxnkokuvrdwsxguhbiikkhtfrcexs😘😘😘😘😘😘😘😙❤❤❤❤❤❤💋👄💛💛💛💛💛💛😚😚😚😚😚🤥😙😁😉😁😉😉😉😉😙😙😚🤓🙂🙂😍😍🤗😐🤔🤔🤓👮👮👨
sgi8tedcvmkmnhufdszzccygcxssxx cgyknmmlmhycfswzxcbjkmmmmmmmmbgsa
vbshtfsszfikhvcsszccv vguhrsszcu8kknnbbbbfdsz😙😚🤥🤥😚😙😙🤥🤥🤥🤓🤔😐😐😉😋😎🙂🤗😘😂😋😎😍😘👱
Cunuga maha in aad meesha keentan social medai ka daaya
Asxptey ani maogtixin manimaxan wn xanunsanaaay eee madawaneynin channelkan
Dhageysta mashaqalo ayad tabar uheysan wata canug umul ah so dhex galisen media kuyeh armey iiga ekata fanbadana wiilku
Asc Asc the world of tea and the first time since the start to finish at of the first time since the start of tea and the first time since then you have a good day supposed to be 2pm 2and I think the first place in
Lamanaha qarniga cunuga social media ka daaya ma u fiicna ok
wll ilhan osman sifiicanaa u hadashay waa runteeda kadaa cunugta social media
Walashay iyo walalkay waxan idin leyahay ilmaha kadaya baraha bulshada ma ficna inaad ladhex waregtaane filimantan aad ku jilaysana kadhafa hno
Cunugtaada ka dayso meesha wllo
Commentga ugu x0rey aniiga wye🤣🥰
umadan dhan gabadha kadaya filmka kuhayo adinka mala dhaley tedakle wa cadi waalgu jila asago cunug runa hesta maxa bonbale ugeye 😌😌😌🙄
Gabadha yar ka daaya filim ka tankale gabadha xoog baad u ruxeeysan waa qalad ilmaha Lama ruxo markeey yar yihiin maskaxda dhaqaqeeysa
Nunada yar ino astura cidan Haysn ayaa jira
Asc asxabey waxaan idiin shegaa caruurta cayaarta kadaaya allihii idiin siyey umahat celiya maxaa yeley qofwalbo mahelo caruur nin waxaad arkeysaa oo xanti iska heysto oo aan caruur heysanin marka kadaayo caruuta yar yar ciyaata waa iga waano
Hafso
wlhy tan wariwayade
yadoo dhabay dhacdaa dumarku waa
Hal subscribe ad i sarto aktada wax kama ahan base aniga qimo ayu i le yahay fadlan subscribe isar o iso boqoo
Jamaa hafsa gurigeda soo dumisaye kaga ka ilasho
Cinukta filinka kadaya plz
Nice ruwayad
Asxpta jama subscribe isara
Love you dhamntiin
Labadan waa labo jaalin cid wax u sheegtan way wayeen ish war ilmaha ka daa
War nin yahow ilmaha umasha kadaa melahan mahado ma sanaa u dambeysay irsaqada nuneyda eey niiga so gashay
Dadwaaaweyno madhana kuwan ka hor na araga waar ilamah aad walqineysaaaan kadaya public naarta galle Ciyaaal suuuq wasan cmala uf
I feel bad guys😪😪😪
Asc walalyalow illhey ka baqa wllh ma fcno illh in filim laga duubo ama mesha ad so dhigtan ilmo yar waye ka daya ilmaha dhibka
Irsaaqada ilaah meel fcn anika kaliyo
Abayo xunuga maskaxdisa wey yartahy halulin 🙏
Ilmahayar kadaaya social media ha waayo umafiican
Faadumo hassan maxa kagalay
Mnsha
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🙂❤❤❤❤❤❤
bls cunugta kada filimka wa codsi fikira wlhi ma ficna
Waaw fardowsa kulac ahaa wakuwata dumasha ficana tahay mahada wanada qada 😂😂😂😂😂😂
ua-cam.com/video/INs2JvJeC2I/v-deo.html sheikh waxu sheega dageysta markas carurtaa meelha sodigeysan supxanallah 😢
Asc
Sbscreb waankuu saarey abwaanbaafo waaye keygee adna iisaar mhdsnd