Ilaahay Denbigiisa ha dhaafo abwaan khaliif sh maxamuud wuxuu ahaa ninkii ugu gabayada badnaa uguna ereyada cuslaa markii ay majeerteen ku keceen dawladii kacaanka lkn markaan weynaadey e aan taariikhda baadhay waxaan ogaadey inay nimanka majeerteen ay gob yihiin o ay weliba kun jeer tolkay isaaq ka gobsanyihiin waayo wixii dawlada kacaanku u geysatey weligood iyagoo ka shekaynaya o cabanaaya maan arkin
Ilaahay ha u naxariisto
Ilaahay abwaanka iyo aabihii kacaanka e maxamed siyaad bare denbigooda ha dhaafo
Ilaahay Denbigiisa ha dhaafo abwaan khaliif sh maxamuud wuxuu ahaa ninkii ugu gabayada badnaa uguna ereyada cuslaa markii ay majeerteen ku keceen dawladii kacaanka lkn markaan weynaadey e aan taariikhda baadhay waxaan ogaadey inay nimanka majeerteen ay gob yihiin o ay weliba kun jeer tolkay isaaq ka gobsanyihiin waayo wixii dawlada kacaanku u geysatey weligood iyagoo ka shekaynaya o cabanaaya maan arkin
Waa mahadsantahay wlle walahay maxamuud saleebaan baan ahay soomaali oo dhan waa jeclahay idinkuna gob baa tihiin laakiin saraakiisha kacaanka ee dagaalamay baa soomaali kala geeyey oo isku diray khaliif shiikh gobonimadoon buu ahaa soomaali in uu kiciyo ayuu rabay oo dhiig yacabkii siyaad barre la iska dulqaado ee waa la fahmi waayey😢
Ilahay ha u naxariisto
RAGAAN HALKAAN TAAGAN NOO SHEEGA MAGQCYADOODA