Aw muuse gabaygii darba daaley

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 55

  • @abdirahmanmohamed7981
    @abdirahmanmohamed7981 Місяць тому +2

    Waxaan xasuustaa mar sanaag(dhul warasangali) aaran ka da'ay ayaa loosoo naq raacay, markaas nin yar baan ahaa oo gabayada aad u dhegaysta uu kana ka mid ahaa.
    Maalintii damme ayaa awowahay i maqlay anoo dhegaysanaya markaasuu war gabaygaasi waa sune jooji dhegeysigiisa yaan la idiin layne.

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 2 роки тому +7

    Waa Gabaygii Aw muuse ismaciil samater (Af.qarshe) alle ha u naxariistoo
    Lkn luuqda ama codku waa Abwaan Cali Af yare alle ha u naxariisto
    Darbadaaley💯💯💯

    • @mukhtarfarah6904
      @mukhtarfarah6904 Рік тому

      Geel kaliya ma dhicin ee ragii Ergada ahaa ayeey laayeen waana reerkii u horeeyay ee taariikhda ergo dila

    • @amazingworld1121
      @amazingworld1121 Рік тому

      Aw muuse ismaaciil yuusuf weeye waana gabyaa majeerteen cismaan maxamuud

  • @laakaale8399
    @laakaale8399 3 роки тому +12

    Ma dhamaystirnee gabaygu !!!! Wiil gabay tirsha kee ugu dheeraa weeyan aw-muuse da,da loo daa wlee isagaa daa-daheeyey deel, qaaf la,aan 🙋🏾‍♂️

    • @mowliidcambe4792
      @mowliidcambe4792 2 роки тому

      Horta abwaankan gabayo kale oo uu leeyahay mala helayaa

  • @abdikareemfarah5233
    @abdikareemfarah5233 Рік тому +9

    Xili lagu qiyasayo 1869 waxaa geel laga dhacay beesha wabeeneye ahna majeerteen ee degta gobolka bari waxana ka dhacay beesha garaad abdale oo warsangali ka mid ah kuwaas oo dega degmada Buraan ee gibilka sanag boqorkii bari ka talinaayey xiligaas ayaa 12 nin oo reer bari ah ka kooban u diray inay ergo ahaan ugu tagaan beesha warsangali
    Ergadii markii la qaabilay 2 barina joogeen ayaa waxaa muran is afgaran waa ah ka dhexdhashay laba nin mid ergada ah iyo mid degaanka ee martida loo ahaa
    Kabacdii kii reer bariga ahaa ayaa dilay ninkii warsangali wuuna dhintay ninkii markuu ninkii uu dhintay waxaa lagu dilay meeshii 11 ergadii ka mid ah caradii ninkii aydilieen awgeed 1ninka ka baxsaday waxaa badbaadiyey nin ina abtigii ah oo faras gacanta u galiyey waxaana la oron jiray nuur mahamed (nuur dhegey) Awmuuse Ismaaciil yusuf ayaana maqlay gabaygana tiriyey isagoo ku guubabinaya beesha majeerteen halkaasna dagaal xun ayaa ka dhacay looguna yeeray (bishma dhiig) gabaygan 40% waa uu lumay waayo muddo 400 oo sano ayuusan qornayn kaliya afka laysugu gudbinaayey
    F.g. gabaygan waa kan ugu dheer ee abwaan somaliyeed tiriyo. Wuxuuna ka kooban yahy 3 qaybood 1 guubabo 2habaar 3duraansi
    Abwaanka wuxuu yiri yaan laga jawaabin gabaygan lkn waxaa ka jawaabay abwaan khaliif sheikh maxamuud wuxuuna tiriyey gabygii ahaa (Doog kiciye) 1980
    Gabaygan lama jeclayn waayo waa isku dirka dad walaalo ah
    Xiiso sidaas usii wayn ma lahayn
    Waana taariikhaha madow ee bulshada somaliyeed soo martay ragii dagaalkaas ku naf waayey taarikhdu waxay sheegta inay ku dhawaayeen 100k laba dhinacba lkn lama hubo

    • @abdikareemfarah5233
      @abdikareemfarah5233 8 місяців тому

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 7 місяців тому

      Geela U Wabeenaye ka dhacay Af Dhaal marki Ali Ka guursaday Asha Boqor shuqul kuma laha sheekada.
      Gabaygani waa Geeli Qar Butaye Saleebanada oo lagu aaray 1,200 faras sunaari
      Iyo xumaynti Ergadi Weji Adag ee Garaad Abdallah
      Halka ka dhegeyso

    • @alinuur6586
      @alinuur6586 4 місяці тому

      1469 Ma Cusmaan Maxmud baa Saldanada heystey ?

    • @YasinnShucle
      @YasinnShucle 4 місяці тому

      ​@@alinuur6586 xiligas maba jirin cusman maxamud

    • @YasinnShucle
      @YasinnShucle 4 місяці тому

      1469 xilligan cusman maxamud baa noolaa sxb qiyas ahan ee awmuuse 1850 meelahas buu ahaa

  • @mukhtarfarah6904
    @mukhtarfarah6904 Рік тому +2

    Rabbi naxariistii jano ha siiyo Awowe Aw. Muuse

  • @mahadomar5944
    @mahadomar5944 Рік тому +2

    Allah aw muuse ismail gabayga weyn ee la xaqirey wiil.bahdir rooble..kacaanttii siyaad nacalaa ku yaalaa

    • @mukhtarfarah6904
      @mukhtarfarah6904 Рік тому +2

      Taariikhda lama qarin karo waa run oo taariikhda dadkaas ay lahaayeen ayuu is yiri qari balse ma qarin karin

  • @osmaan210
    @osmaan210 Рік тому +3

    Alla how naxariisto awwehy aw muuse😢❤

  • @abdiqadir229
    @abdiqadir229 3 роки тому +5

    Nin hiil doonay oo
    helay buu ahaa
    Awmuuse ismaaciil

    • @digitalworld5769
      @digitalworld5769 2 роки тому

      Mafahmine igadaba gee taariikhdaas see udhacday taariikhdaas

    • @Suldaan-Maakhiri
      @Suldaan-Maakhiri Рік тому

      ​@@digitalworld5769waa taariikh dhacday 1840kii Warsangeli iyo Majeerteen, intaan MJ boqor samaysan waxay raaciyo u ahaayeen sandaladda Warsangeli oo xoolaha u raaci jireen, markii 1800 laso gaadhay ayay boqortooyo samaysteen Majeerteen oo gaar u degeen, markii 1840 laso gaadhay iyagoo reer isu haysta meel degan oo xoolayatay ayaa Warsangeli duulaan ku qaaday oo xoolihii lagaso urursaday, geelii lagaso dhacay waxa la oran jiray qar buteeye fara badnaan intuu ka gaadhay , kadib ergo ayay u soo direen Warsangeli ergidiina waa Laga laayey madaama oon Tamar jirin ay wax iska dhiciyaan , xilligaas ayaa gabaygan oday Majeerteen ah kuso habaartamay, erayada waxa ka mid ah oo gabaygan ka mid ah
      Eebbow rucbigan nagu dul furan, duul kale u meeri. * Rucbi waa cabsi iyo baqdin, ishii berigaa Warsangeli ku dhacday weli waa haysataa.
      Taariikhdaasi waxay noqotay wax MJ isku guubaabiyaan, dhowaan xilligii ssfd waxa gabay tiriyey khaliif Sheekh Maxamuud oo Majeerteen ahaa oo jabhaddii Cabdullaahi Yuusuf ku jiray ayaa gabay tiriyey isagoo Majeerteen askar ka dalbanaya isna wuxu yiri.
      Warsangeli hashuu kaa tirsaday, Tani ka diif weyn .
      Waana runtii berigaa iyaga lama Layne xoolihii uun baa Laga rartay lkn Dawladu jabhadda iyo wixii taageeraba dagaal bay kula jirtay .

  • @mahadomar5944
    @mahadomar5944 Рік тому +2

    Wiil bahdir rooble laandheere mj darood

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому +1

    Waa gabaygii darbadaaley

  • @abdirahmensancad5385
    @abdirahmensancad5385 Рік тому

    Illaahow naxariistada janatu fardoso illaahow ugu deeq awoowe aw.muuse samatar caraale ismaciil yusuf.

  • @Geedi143
    @Geedi143 Рік тому +1

    Waa luuqdii CALI CILMI AFYARE

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 11 місяців тому

    Ilaahow unaxariiso isaga iyo dhammaan intii dhimatey oo muslimiinta ah

  • @jacfarwadani2200
    @jacfarwadani2200 5 місяців тому

    Gabaygan khaliif shiikh maxamuud baa furay wuxuu ula jeeday awmuse
    Cajiin

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 6 місяців тому

    Allaha u naxariisto ow muuse .

  • @mohmedleedo6424
    @mohmedleedo6424 Рік тому

    Aw musse ismaciil Yusuf Cali Boqor Canbare

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 Рік тому

    alle ha unaxariisto awmuuse ismaciil yufuf

  • @ahmedmohamedsalaad3464
    @ahmedmohamedsalaad3464 7 місяців тому

    War tol balaya wa ladiiriraya danta guud iyo cadowga kale ba fiiro ubahaan wagaas harti isaga isu muqday mantase hargaysa dawaco ba joogta moqdisho dhurwa
    Harti wa libaax snm gawariida loga dagimayo rer moqdisho wa niman somalia wan is legdayna yayaqan yabadiin doona dastuurki Hassan furay xaarka haysaga tiiro mashaqaynayo

  • @abumuscab5320
    @abumuscab5320 2 роки тому

    AHU Awoowe Aw musse ismciil Yusuf Cali

  • @abdikadirahmed2271
    @abdikadirahmed2271 2 роки тому +2

    Darbad waxan u naqay naaghaan igu danseegaaya
    Dabadiiina yoomalkii dahirka u shuufay
    Futadiina ninkii dahay shayga dananaaya
    Intaan duugta lagu rogin mindhaa daaye aabihintiina

  • @mowliidcambe4792
    @mowliidcambe4792 2 роки тому +1

    Abwaanka ma isagaa luuqda iyo gabaygaba iska leh?

    • @cabdiqanifarataag2685
      @cabdiqanifarataag2685 2 роки тому

      May ma leh luuqada waa cali cilmi afyare

    • @somali7851
      @somali7851 2 роки тому +1

      Waa gabaygii Awmuuse lkn abwaan cali afyare ayaa suubay

    • @mohamedsalah4682
      @mohamedsalah4682 Рік тому +1

      Maya Waxa Ku Luqeen Cali Climi Afyare Aw Muuse Waa Nin 100 Sano ka Hor Dhintay

    • @abdikirinsiciid840
      @abdikirinsiciid840 11 місяців тому +1

      My abwaan xilliguu noolaa waxlama duubi jirin lkn gabaygaa qornaa

  • @G-dirir_bulgaz
    @G-dirir_bulgaz 2 роки тому +2

    Gabaygani waa jawaab wuxuuna jawaab u yahay gabaygii ka horeeyey ee baalbaal uu tiiryey faadhfaadh faahiye fardo gaab lkn waa guubaabo tol iyo harti koonbe isku dharanayo kan habaar baaba u dheere maxaa laga faafiyey waxani mustaqbalkuu u xun yahay

  • @Kamayste2324
    @Kamayste2324 Рік тому

    Marki ey bishama diirr la raacsiiyay 😂

  • @abwaansharmaarkecalichanne2814
    @abwaansharmaarkecalichanne2814 3 роки тому +1

    Waa geelii warsangeli ka dhaceen reer qardho

    • @laakaale8399
      @laakaale8399 3 роки тому

      🤣🤣 mxaa ka raacay hde gabaygaas marki uu gayiga gaaray 😂😂

    • @amalahmed260
      @amalahmed260 3 роки тому

      Warsangali geel kaliya may dhicine ragi u horeyey somali oo ergo dilay bey ahayey duliyiinta lkn maxa ka racay 100 nin in malin kaliya qardho ka disha ka racday

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 роки тому +1

      @@amalahmed260
      Stop deleting my comments
      Ina ader sida MJ u wada dhashay ayaa Mohamoud Harti(Warsangali) iyo Mohammed Harti(Majeerteen) u wada dhasheen. Magaca Majeerteen wuxu ka dhexeyaa 1. Warsangali 2. Dishiishe 3. Mohammed Harti waayo waa wada habar Majeerteen. Hooyadood waxa la oran jiray Majeerteenay Ceelaabe Ciise ama Udba Lacag. Waa gabadh Ciise ah. Warsangeli.org iyo Majeerteen waa dad aad weligood isugu dhow, maalintii Somali oo dhan MJ isugu tagtay waqtigii Kacaanka rerka keliya oo diiday inay dhibaatayaan waxay ahaayeen Warsangali.
      Khalif Sheikh Mohamud wuxu yiri"
      Warsangaliga mooyee dadkii ma ina wada gownshay".
      Ergo la dilay ma jirto oo ragga wada ilma abti tol ah iyo xidid ayey ahaayeen oo beriga rerkasta reraha kale ayuu guursan jiray, lakin Erga waa la khayaamayey.
      Markii Ergadii MJ ee geeli tiro inta u ka qabo loo bixiyey "QAR BUTAYE" ama meel buur ah ciid ka dhigay Warsangali so dhacay oo rag xooga ahna laayey, madaama Warsangeli.org weligoodba sahanka ku horayeen oo nin Basaas ah ama Raad Wanle, ama Koora dadab MJ sanad ku dhex jiray isaga oo doqon ama nin disabled iska dhigayey.
      Ergadii timid ee MJ intaan Garaad Mohamoud Garaad Ali Garaad ama Garaad Mohamoud ka 2aad ama Garaadkii 2aad ee Sultanada Warsangeli arkin ayaa raggii nin walba nin ay qaraabo ama xidid ahaayeen lagu daray. Si fiican ayaa xoolo loogu qalay. Habeen badhkii ayaa nin walba gooni loo kiciyey oo muddo u dhexeyso. Ergaygu mid waliba wuxu lahaa waa buuxa Alxamdu lillah oo wuxu mooday in cunto kale loo kiciyey.
      Lakin ninkii u martida u ahaa ayaa ku
      Yiri "war raggi waa la laayey oo adiga ayaa ka nool ee yaan laygu kaa ag dilin ee orod is dhig. Wiil dhalinyaro ahaa oo ugu xoog badnaa ayaa loogu hor kiciyey.
      Nin waliba wu cararay iyada oo marti geliyuhu hilib iyo caano u so diyaariyey gacanta ka saaray. Wiilkii ugu dheeraynayey ayaa yimid dhul MJ oo sheegay in raggii isagu nool yahay.
      Ergadii MJ waxay u yimaadeen ninnin iyaga oo daalan.
      Aw Muse wuxu yiri"Erga daalan ..
      Ayaa dhulkii yimid, gabayga ka dhegeyso.
      Wax dagaal ah oo dhacay ma jiraan ee dagaalkii Weerada 1940 ama 41kii ayaa lagu qaldaa oo Askarti Talyanigu ruqsayey ee hubka sitay Bariga Burco xoolaha ka so dhaceen.
      Awowayashay ayaa ka mid ahaa labada dagaal midna wuxu ku beegnaannkara 1850 or 1860 inta u dhexeysay, midna 1940. Shuqul iskuma leh.
      MJ iyaga ayaa biyo iyo cuntoba i diiday Ergadii Warsangeli.org ee la magac baxday Weji Adag.
      Markii ay noqonayeen waxay waydiisten 3 xaal.
      1. Inay fardo qoodh ah oo Sunaarigii Manaa la oran jiray u so celiyaan
      2. Inay Waraabiyan
      3. Inay cunto ama jicsin ay dhulka kulul ku si mareen
      Mj waxay ku jawaabeen:
      Baxwal Garaad oo la sheegay inu Somali ugu qurux badnaa fardaha u haystaan.
      Inay ninkii xoogga iyo hilibka wayna ee Saleh Ahmed Garaad qashaan
      3. Anaguna idin waraabin mayno, Allahna idin ma waraabsho.
      Ciise Garaad Mohamoud ayuu ku yiri
      1. Nin run yaqaanow nala hadal
      2. Nin rabbi yaqaanow na waraabi
      3. Ni rag yaqaanow na malay.
      Waxase marki horeba awr gool ah biyo iyo cunto uga buuxiyey
      Osman Mohamoud ah oo raggani Warsangeli.org dhaleen oo jidka ku sii zugey.
      Waxa jirtay in Warsangali marka horeba nin dhufayska ku jiray oo aan la tusin oo nacas iska dhigay 12 bilood ku dhex jiray oo cidda cideda hore colkii hogaamiyey. Waxa Ahmed Ibrahim Samarer Garaad ama raad wanle. MJ u bixiyeen Koora dadab marki laga shakiyey inu Fardo fuul gaamuray yahay aya oday beeleed u gurigisa joogey ka codsaday faras isagu lahaan jiray inu so koorayo, then si u tuso inanu weligii fardo arag ayuu koorihi dadbay. Markasu idaygii canaantay basaaskii oo ku sheegay Koore Dadab.
      Maintii General Jama Ali Qorsheil vice president of Siad Barre beenta laga sheegay ee Mogadishu meel walba lagu so qoray galabtii Qoorsheil Qoorta gooya iyo hadalo xumaan ah, gabdhihii MJ ayaa habeenkii guday oo boodhadhii dhulka wada dhigay,mise aroortii wax badani kuma yaalan.
      Walaaluhu ha is daastaan
      Runtu qadhaadhaa

    • @amalahmed260
      @amalahmed260 3 роки тому

      @@mohammedabdi7061 wlle waxba isku waldeysa ban u maleynaya koradadab ka aad shegayso nin cisman maxamuda buu ahaa ahaa oo mj ah tankale gabaygan iyo tariikhda la qadey iyo wixii lo qadey koradadab waxba iskama galin khodbada dheer naga daayo tariikhda so kala baro

    • @osmanahmed8488
      @osmanahmed8488 2 роки тому

      Koora dadab nin Warsangeli ah buu ahaa, Cidda martida xumaysay ee soori weyday majeerteen ayey ahaayeen taariikhda yaan laga been sheegin

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama5337 Рік тому

    Gubabadii Dhiigyacabii WARSAGLI weyh😂 Dhabayacooy Ilma adeerayaaL Wagaas Si xun Baan idiin galnay

    • @siciidodahir5640
      @siciidodahir5640 Місяць тому

      Gabayga waa kaad eedeen warsangali yaw oo baabah idin kagaga dhigay