Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q2AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 кві 2021
  • #wacdiiyowaano

КОМЕНТАРІ • 919

  • @mariyosalad2076
    @mariyosalad2076 3 роки тому +666

    Waxaa jira dad sanadkii hore inala daawan jirey wacdi iyo waano maatana inaga hooseeyaa Rabi naarihiisa haka xoreeyo inagana kuwa fidmooba inagama dhigo amiin Ramadan Mubarak

  • @mohamedyaazein3179
    @mohamedyaazein3179 3 роки тому +417

    Taageeraha Yuuzuf ceegaag Like isku muujiya

    • @abdisaidaddawe1815
      @abdisaidaddawe1815 3 роки тому +1

      Taageeraha yuusuf iyo hibaaq

    • @hafsajawaase9926
      @hafsajawaase9926 3 роки тому

      @@abdisaidaddawe1815 eskĺkz♣️🏈♣️🔹️💋💋💋💋💋💋💋🤨🤨❤❤❤😴😎💋🤨

  • @cabdiraxmaankayse9353
    @cabdiraxmaankayse9353 3 роки тому +150

    Hibaaq iyo yusuf cegaag carurtodu 2 ma dhaftu wiil iyo gabdh ila rabadantii 3 aad😂😂😂😂 hinta ila argty is mujiya🙋‍♂️

  • @ebyanofficial8963
    @ebyanofficial8963 3 роки тому +177

    Fadliga bisha barakaysan darteed walal igu gaadhsiiya 1k please 😢💔

    • @kayseamin9452
      @kayseamin9452 3 роки тому

      Hadan kuu awoodo waan kusiin lahaa 2k likes lkin fa,iido maleh wllo

  • @faadumoahmed2764
    @faadumoahmed2764 3 роки тому +93

    Illhy ha unaxriisto inta dhimatay ee sanadkii hore inala soontay ee inala daawan jirrtay

  • @aymanaskar9228
    @aymanaskar9228 3 роки тому +255

    Wllhi bilaahi talaahi waad soo mantee iisaar love wllo

  • @mohameddahir9257
    @mohameddahir9257 3 роки тому +71

    Xildhibaanka waan Ka yaabey anu qaab jilliinkiisu waa best💯

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 роки тому +300

    Afur DiYaaris hdaa ku Jirto Waan ku zalmay hno mcneey ✋😂😂
    Waa inoo iYo bacdal afur 😉

  • @maryanxariro1075
    @maryanxariro1075 3 роки тому +70

    Isku filan hoyaded 90ka qosol uun bay isku celin mayla aragteen😂😂

  • @cabdalleahmed9487
    @cabdalleahmed9487 3 роки тому +48

    Inta filinka xalqadihii hore la socotay like😃😃

  • @cabdirashiidxasan7347
    @cabdirashiidxasan7347 3 роки тому +30

    4 boqol anaa gaadhsiyay ee like ii saara wlhi 399 buu marayay war hayaay

  • @waaleygudaalay2181
    @waaleygudaalay2181 3 роки тому +109

    Lahjadda ugu fiican Inta Sin-jiyadda Soomaali wadaagta, Waa midda loogaga hadlo Waqooyi/Somaliland.
    Waa lahjad nin weeyn✌.
    From Koonfur/Xamar.

  • @sabriinsabnaa7105
    @sabriinsabnaa7105 3 роки тому +27

    Alxamdulilaah ilaahay baa mahad iska leh caafimad nagu gaarsiiyay ramadanta tii hore no dhameeyay allah ha noogu wado mar walba waa ina ilahy u mahad celisaan alxa ilahay ba mahad iska leh🥰

  • @abutv5627
    @abutv5627 3 роки тому +93

    Inta Hibaaq Taageerta Ismuujiya

  • @queenaraweelo6322
    @queenaraweelo6322 3 роки тому +17

    Askariga👮‍♂️:aaah baY iLa soo doonataY
    Yuusuf: markaa ma uuuh baad la doonan adna😂 waar dadkani waa best WlhY 😇🥰

  • @abdiazezahmed1495
    @abdiazezahmed1495 3 роки тому +36

    Ciidii tagayrta ikraan iyo iskufilan farta taag adigoo mahadsan👆👆👆👆

  • @cabdicasiismaxamuud3128
    @cabdicasiismaxamuud3128 3 роки тому +351

    Inta xayaysiiska ia dhaafisa😁
    👇

  • @somalitiktok232
    @somalitiktok232 3 роки тому +52

    rasulka waxa uu yiri hala is caawiyo fadlan walal subscribe isaar waa bil Ramadan

  • @rayaanabdirahman433
    @rayaanabdirahman433 3 роки тому +40

    Inla ila aragtay in xildhibaanka lacagtu ka dhamanayso aakhirka shaqadana lagaga guulaysanayo o u faqiir noqonayo liketa 🖕

    • @idildaganofficial9137
      @idildaganofficial9137 3 роки тому

      hadu xildhibaku faqir noqdo filmka wan iska dhafayna

    • @rayaanabdirahman433
      @rayaanabdirahman433 3 роки тому

      Hhhhhhh sow maha
      sida inuu mar labaad musharax yahay u uguso celcelinayo lona leeyahay waa lagula tartamaya bn ja garty in laga guulaysan doono

  • @bashiirabdiwerar8549
    @bashiirabdiwerar8549 3 роки тому +19

    Alleh ha unaxariisto intiih sandkii hore ila dawathay cwdanah aan joogin 🙏

  • @xidigahmed5843
    @xidigahmed5843 3 роки тому +15

    “Ilaahey wuu nabarey luuqadaha lagula hadlo, wax loo dhiibana illah eg waa noo dhiibey” 😂😂Yussuf ceegaag libaax waa ku wataa aniga nolow

  • @eejeyjaamac3840
    @eejeyjaamac3840 3 роки тому +21

    Cegaag inta jecel ismujiya 🤗

  • @inacumar170
    @inacumar170 3 роки тому +72

    Yaaa casimadi hargeisa hadhwanag igala dawanya 👋

  • @user-zx7jb6cs9u
    @user-zx7jb6cs9u 3 роки тому +45

    Tiro malaha inta qof ee ramadaankii hore inala soomay maantana aan fursadaas helin rabi dhmntood naxariistii jano haka waraabiyo inaga khaatumada khyr haynoogu khatimo🤲💞

    • @farahmahamud2378
      @farahmahamud2378 3 роки тому

      Aamiin aamiin yaa allah

    • @user-zx7jb6cs9u
      @user-zx7jb6cs9u 3 роки тому

      @@farahmahamud2378 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @abdirisakmohamed7146
      @abdirisakmohamed7146 3 роки тому

      Aamiin

    • @siciidaabdirasaq8256
      @siciidaabdirasaq8256 3 роки тому

      Awoowgay mcn baa ina la soomay tii hore hada Isniintii hore buu dhintay ilaahoow u naxriiso asag iyo intii dhimatay🤲

    • @user-zx7jb6cs9u
      @user-zx7jb6cs9u 3 роки тому +1

      @@siciidaabdirasaq8256 anigaba wll Aabhy baa ila soomay tii hore tana hoygiisii dhabta ahaa buu tegey rabi haw raxmadee😢😢

  • @abdinajib327
    @abdinajib327 3 роки тому +15

    Intii ila argty yousuf wanaagiisa mar marka qaar liketa😂

  • @hoodocismaan3194
    @hoodocismaan3194 3 роки тому +55

    Halka waxa aan Alle naxariiz uga waydiinaya Qof wal oo inala soomay Ramadaankii hore oo hada naziib u yeelan inu inall soomo Rabbi naxariistiza jnno hawgu deeqo inagana hynaga yeelo kuwo Alle khyrka wafajiyo Acmaazha wanaagzana Alle ka Aqballo Ameen dhaha🤲🤲🤲🤲

  • @libandaud3547
    @libandaud3547 3 роки тому +6

    Masha allah wanna thank all the actors the director and everyone who is working this great tv show. We really enjoyed watching the show. Love y’all

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 3 роки тому +266

    #Subscribe#
    Waad ku mahad santihiin asxbta saa noogu xiran tihiin🖒 subscribe hibaaq gobaad

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 3 роки тому +120

    Inta xayaysiiska is dhaafisa😜😂
    👇

  • @hibomohamed1462
    @hibomohamed1462 3 роки тому +23

    Tageeraha hibaaq gobaad like dhac kusii

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 роки тому +35

    Best Actors
    first:-☀︎
    *xildhibaan Yuusuf ceegaag*
    &&&
    *Hibaaq Cabdi Yuusuf*
    Next Actors
    #cabdiqani Iskufilan#
    &&&
    @Ikraan Shamaakh@
    GUUULEYSTA Dhamaantiiinba Khyr iidn rjeynyaa❤️❤️❤️❤️💪💪💪

  • @risalafmkenya2714
    @risalafmkenya2714 3 роки тому +129

    inta isku filan aragta inuu yara naxay like ilasogara

  • @maanka348
    @maanka348 3 роки тому +38

    Farxad ayan boodbooday wlahi ❤🙏💯
    Thank you universal TV 📺
    From qatar 🇶🇦

    • @yacquubnuur5092
      @yacquubnuur5092 3 роки тому +1

      Hadaa waanku isku Dhownahay From Dubia

    • @maxamedcaabidigaale3779
      @maxamedcaabidigaale3779 3 роки тому

      we love you bro.
      maamullka tvga.
      mahadsanid

    • @maanka348
      @maanka348 3 роки тому

      @@yacquubnuur5092 haa bro khaliijka isla joognaa ✊

    • @maanka348
      @maanka348 3 роки тому

      @@maxamedcaabidigaale3779 Gudoomiye aad ayad u mahadsantahay

  • @abdirahmaan____dayip4654
    @abdirahmaan____dayip4654 3 роки тому +24

    Cali oromo intii tageerta __ like ta 🤣🤣

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 3 роки тому +29

    Afurka ayan ku sugayaa illhow soonka naga aqbal🤲🤲🤲

  • @gobsantwins7086
    @gobsantwins7086 3 роки тому +114

    Inta bacdal afur dawanysa farta taaga✌

  • @hawohamud5273
    @hawohamud5273 3 роки тому +93

    inta bacdal taraawix dawa naysa farta taga😂✊

  • @mukhtarmohamed1742
    @mukhtarmohamed1742 3 роки тому +20

    Raganimada kuma jirto inaad waligaaa gabadh lacagteed ku xisaaabtanto

  • @soumeya806
    @soumeya806 3 роки тому +19

    Inta suhayb sanjo mcl af oromkiisa ku wadata 🤣😜☝️

  • @abdikhadarcali9999
    @abdikhadarcali9999 3 роки тому +40

    2019 2020 and 2021 daawanayay alxamdulilah caafimaad

  • @mustafeismail5485
    @mustafeismail5485 3 роки тому +26

    inta aan comment qorin e daawata iska baxda un is muujiya cawa hada🤔

  • @asdssa2714
    @asdssa2714 3 роки тому +28

    legendary yusuf cegag

  • @anazzaylicihussein3176
    @anazzaylicihussein3176 3 роки тому +12

    Nice Musasal From Puntland🇸🇱

  • @muhadheman679
    @muhadheman679 3 роки тому +13

    Inta soman ilahy u af xidhan e ramadanta ilahy cafimad kuso gdhy like 👍

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 3 роки тому +23

    🤣alla yusuf suu u jilaan ku haystaa manshallh
    Ali oromo waa ku adkayn socota🤣

  • @abdinajiibmario8890
    @abdinajiibmario8890 3 роки тому +71

    Hadaad ila daawanayso adigoo gaajoonaya like 😅😅🌙

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 роки тому +29

    Another LeveL - JiLaYaaL La Hubo 🔥
    ________________________________
    Gabadhu Xagay Ku socoTaa Ma Laxooxbaa La DubaYaa 🤣🤣🤣

  • @mryes6893
    @mryes6893 3 роки тому +19

    Abdiqani iskufilan Ninka filinka nagu haya iyo Xil.Cunaaye😂

  • @apdisalaanaadan8747
    @apdisalaanaadan8747 3 роки тому +112

    Qofka qaybtii koowaad soo dawaaday ismuuji ☝️

  • @anshaxsamehofficial4067
    @anshaxsamehofficial4067 3 роки тому +18

    Hadad bacdal afur dawanayiso like isar

  • @fattahabdalla9309
    @fattahabdalla9309 3 роки тому +18

    ceegag ruwayadan ayuu kusoo baxayaaa xildhibaqnka yaan laga bdalin waligiii🤣

  • @Jamadeeble5665
    @Jamadeeble5665 3 роки тому +7

    Inta ila aragty in abdiqani sanad kasta shaqada loo raadiyo👍 like dhac kusii✋✋

  • @khadarahmed8549
    @khadarahmed8549 3 роки тому +19

    Imisaa suguyey RiwaayadaN us muujiya❤

  • @nimcoibrahim7914
    @nimcoibrahim7914 3 роки тому +13

    Filmku macsokor waaye Cali oromo muna faysal ayn dugsiiye dadki dad ahaa ayuu iskugu imid walle😍❤

  • @edelshaker9039
    @edelshaker9039 3 роки тому +13

    Hibaaq gobaad iyo ceegaga jilitaankooda realty life ayan darema mrkan dawado barteeday dhigaya mnshabalah hore usocda

  • @asaldhaladhargeisaawiyad2632
    @asaldhaladhargeisaawiyad2632 3 роки тому +30

    07:24 dagiigad dagiigad hataa ma nsato..
    hibaaq:halkeed orodaa markaa kulahaa😂😂😂

  • @nuuradiin335
    @nuuradiin335 3 роки тому +7

    Taageerayaasha cali oroma is nooleeya ♥️

  • @user-uz9qh5bh3f
    @user-uz9qh5bh3f 3 роки тому +6

    Ikraan hal mid bay ku qaldantahy camerada ay soo eegyso halooo sheego marwalba cameraday soo eegysaa intaasa kayara dhiman sida kale waa top

    • @munarashid19
      @munarashid19 3 роки тому +3

      Waligeedba saasay ahayd hahahahahah

  • @khamzifqaalid3424
    @khamzifqaalid3424 3 роки тому +6

    Inta cali oromo ka heshay like me

  • @yacquubnuur5092
    @yacquubnuur5092 3 роки тому +8

    Wacdi Iyo Waano Keep Going Ramadaantii Hore ayaan la socday ilahaybaa Nagu simay Bisha bishaada gaadhno

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 3 роки тому +13

    Talo: 20:15 qayebta daqiidaha ka horeyey filmka waxa muuqta in uu habraac jilista sheekada wax wayen iska khaladayo.
    Waxay mareysay ikraan iyo Cabdiqani oo wada degan guriga muddo joogey. Imika daqiiqda aan kor ku xuseya iyo ilbidhiqsiyo ka horeya waxay tuseysa dawadaha in uu hadda guriga ku cusub yahay.
    Marka sheekada filmka iyo habraaca jilista haddii ay kale dambeeyaan xiisaha taxanaha ayaa lumineysa.
    Ma ihi director ee lakiin ilaa inta wax dawanayey qaabkas noocana maan arag. Waana sababta Soomaalida aflaamtooda u hor mari la'dahay🙄
    Way badan yihiin khaladadka filmku. Lakiin qayebtan waan adkaysan kari wayey inaan ka amuso🤦‍♀️

    • @daganahmed3519
      @daganahmed3519 3 роки тому +1

      Jahwareer ayaa igu dhacay laftayda marbaan mooday in 2021 un laso raciyey ee u halki taganyahay marka insha allah way isga sixi donan khaladad kooda

    • @Garaaado
      @Garaaado 3 роки тому

      Haa wlhi anaa kula arkay 🙄😂😂

    • @AbdirahmanDestivano1011
      @AbdirahmanDestivano1011 3 роки тому

      Waa runtaa zhp iska hor imaad badan baa jira

  • @subeerahmed2596
    @subeerahmed2596 3 роки тому +9

    Nabiga ku zaliya صلی اللہ علیہ وسلم

    • @arliyo7506
      @arliyo7506 3 роки тому +1

      صلى الله عليه وسلم 🥰🥰🥰

  • @xamsenuur6720
    @xamsenuur6720 3 роки тому +58

    2020 . dadkii dawanayaay. imikanaa . 2021 ila dawanayaa

    • @hibaksalah9388
      @hibaksalah9388 3 роки тому +1

      Kani waa kii2019 maaha dhaqan miyi iyo dhal maagalo

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +5

    Ina musalsalka la socota like sara🥰👏

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +11

    Hadaad afurka kadib daawanayzo izmuuji ?????

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 3 роки тому +15

    2019 ayaan daawan jiray wan xasuustaa xiligaas xasuus gooni ah ayay iilahayd barigaas

    • @Unknown-ez3mo
      @Unknown-ez3mo 3 роки тому +1

      Alxamdulilah weyi wll Hadii aad hada Caafimad qabto

  • @prettymuslimah924
    @prettymuslimah924 3 роки тому +6

    Adinka ma waxaa la idiin soo diray inaad ramadan Alle na gaarsiiyaaba aad umada cibaadada ka mashquulisaan.
    Subxanallah.
    Ilaahay mahadis kii tagay idinma daawan kana idin ma daawan doono.
    Fariintan ina idin reebo oo kaliya ayaan inta usoo galay.
    Pls and pls kadaaya Dadka mashquuulka bisha barakaysan ee ramadaan.

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 роки тому

      Kkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk xagad ka aragtay indha dheerida hadaa

  • @hanimuhumed8160
    @hanimuhumed8160 3 роки тому +7

    ramadaan kan hass gass baan isticmaalayaa hore ayaan uga soo fadhiistay afurkii aad baan idiin jecelahay kooxda wacdi iyo waano iyo inta daawata

  • @samiiryusufmohamoudsaid7505
    @samiiryusufmohamoudsaid7505 3 роки тому +8

    Xildhibaan cunaaye A11
    Hibaaqna ephone 12
    Alla mxaa farqi u dhaxeeya inta ila aragtay like ii saara

  • @monaiman4006
    @monaiman4006 3 роки тому +5

    InTa Taageer Ta musalsalkaN 😅🥰is muujiYa🙋‍♀️

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 роки тому +2

    Maasha allah another level
    wxn arkaa Actors kale
    ducsiiya istey sanjo.....
    Keep going

  • @hannabeegsi2451
    @hannabeegsi2451 3 роки тому +40

    Inta kijada kaso dhex daawanaysa sidayda like😂👍

  • @fardawsocabdalla7167
    @fardawsocabdalla7167 3 роки тому +26

    Inta kufaraxsan inay lamanihi qarniga sogalan filmka like dhac

  • @hiboqurux2418
    @hiboqurux2418 3 роки тому +5

    Wlhi aad io aad uga heley tii dhoo nabeestirteen wacdi io waano waan fiirsan jirey samadkii hore like ii saara dadkii hore

  • @ahmedhaikal1849
    @ahmedhaikal1849 3 роки тому +27

    Cegag iyo gobaad inta isla jecel in ay isgursadan like i sara

  • @mahdiyusufali3770
    @mahdiyusufali3770 3 роки тому +5

    Qof walbe Oo wanaag Jecel Allaha Xafdiyo Dad Badan oo Xanuunsanaya baa Jira allaha Caafio Uduceeeya

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 3 роки тому +3

    They are all my favorite 😻 💕😀

  • @thefantasticone2387
    @thefantasticone2387 3 роки тому +7

    Universal tv afurka aad na sugsiisaan waad ku mahadsan tihiin

  • @nimcoabdirashiid2692
    @nimcoabdirashiid2692 3 роки тому +8

    Allah Ramadanta Cavimad taama Hynogu dhameYo💚❤🤍

  • @adnamaxamed3818
    @adnamaxamed3818 3 роки тому +9

    Isku filan waaa wali marya xidhan 😂😂

  • @garbiyemediaproduction8337
    @garbiyemediaproduction8337 3 роки тому +15

    Inta sugay sa farta taaga in lagu soo dhakhsado

  • @samiiraaligurey9939
    @samiiraaligurey9939 3 роки тому +8

    Bacdal Rabadam insh Allah ayaan Aroosayaa ii duceeya

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 3 роки тому +43

    Intii bishii hore dawan jirty dhamaysatay dhaqan miyi iyo dhal magaalo like ta😍

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 роки тому +7

    Filmkii Adunka ikrantayda Dhuxusha Kulahaa 🤣😄😄🤣😄🤣🙏

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 роки тому +3

    isku filan iyo hibaq wllhi jilinkoodu waa best 🥰😍

  • @nasthehosidik1763
    @nasthehosidik1763 3 роки тому +16

    Ninki askarigaa hibaaq inan ka adkaatay ☝️inta ila aragty

    • @xamseqalbizame7220
      @xamseqalbizame7220 3 роки тому +2

      Waxa la rabay si filinka un loo macaaneeyo ninkan askaeigii bilaa talent buu ahaa cali oromo mesha u bahnayd😂

    • @hamseomerbatuun8391
      @hamseomerbatuun8391 3 роки тому

      Hhh waliba ay suhayb oromo kusoo bedeshay aragty

    • @nasthehosidik1763
      @nasthehosidik1763 3 роки тому

      @@hamseomerbatuun8391 hh ha wlhi🤣

  • @smartmm6267
    @smartmm6267 3 роки тому +2

    Reer muqdisho iyo reer Hargeysa yaa aad ula socda ama daawasho ahaan badan wacdi iyo waano. Is muujiya.

  • @ahmed0741
    @ahmed0741 3 роки тому +19

    Sariirtaad igu baratay bad I seexinaysa #iskufilan😂😂😂

  • @naagnool1501
    @naagnool1501 3 роки тому +10

    Zaanjo haduu ku jiro xaraabo weeye🤣🤣✌

  • @indhoosman3338
    @indhoosman3338 3 роки тому +7

    comments ayaaan eegay dadkiii ba waxay leeeyihiiin uuun inta soooman like iisaar inta bacdal taraaawiix daawanasa is muuuji in tiii sadankiii hore daaawanasay halkan 8ga sooo qabo wax kale ba laga hadli maaayo

    • @Somali1970
      @Somali1970 3 роки тому

      Ma comment aad akhtidaa weyde ,team comment

  • @mustafefaarah1900
    @mustafefaarah1900 3 роки тому +14

    Wa ramadne alle qalbiyadena ha dhawro ilahy qof walba muraadkisa oo bila macsiya ha u fuliyo✋❣

  • @abdibarkhadleh8696
    @abdibarkhadleh8696 3 роки тому +10

    Musalsalka kusoo dhakhsada intaan dhan lama suki karo inta iku raacsan like ta

  • @abwaanhigaadiye5046
    @abwaanhigaadiye5046 3 роки тому +26

    Inta daawaneysa iyagoo soom farta taaga👆

  • @MohamedAbdi-id4no
    @MohamedAbdi-id4no 3 роки тому +5

    Subayb siciiid nuur wllhi nin kan waan tageera 🤣

  • @asiyaahmed7230
    @asiyaahmed7230 3 роки тому

    Thank you Universal Tv 😘

  • @ismailmohamed9940
    @ismailmohamed9940 3 роки тому +17

    Dadkii jiliinka loogu talo galey wow 💯very talented ppl🔥 #yceegaag#hibaaqgobaad#Aiskufilan#ikraanshamakh. Iwm👍🙏

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 3 роки тому +7

    Suhayb saanJo waa mixnada wlhi maqofbaa kaaga buGta kuLaha😂✌

  • @hayadmustafe5846
    @hayadmustafe5846 3 роки тому +4

    Horumar wacan. My Dadkaygii❤❤❤

  • @naimamukhtarbeauty3393
    @naimamukhtarbeauty3393 3 роки тому +11

    2019
    2020
    2021
    Alxamdulilah ilahow ada mahad leh nbd nagu garsiyay

  • @samirshow22
    @samirshow22 3 роки тому +4

    Jamhuriyada barakeysan 💪🏼