MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 2AAD

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 317

  • @shaymaalishabeel8646
    @shaymaalishabeel8646 5 років тому +27

    gabadha xildhibaan cunaaye walaashii ku matalaysaa wlhi Waa qof talent leh run baad moodaa siday u hadlayso

  • @jackmon5898
    @jackmon5898 5 років тому +165

    Alle Soonka Haynaga aQbalo DhaMnteeN inzHa AllaH 🤲🤲

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 років тому +37

    Dadka sooman ee waxan isku mashquuliyow quraanka alle iyo culuumtiisa miyaad wehel ka weydeen oo jaafaajiriqdan doorbideen😢

  • @bobbyjrcamash2262
    @bobbyjrcamash2262 5 років тому +21

    Caziz bankaga Dhiga kulaha Qofta War Inan Somaliland Imado le Afsomali sax Ah kubaran karaa ❤❤❤

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 років тому +32

    Isku filan quruxdi nabi Yusuf inti kaso hadhyba LA siiyay😂😂

  • @ruuruuujama2691
    @ruuruuujama2691 5 років тому +57

    Hibaaq iyo ceegaag inay isku soo baxayaan yaa ila arkay

  • @abdulrahmanmahmoudi4802
    @abdulrahmanmahmoudi4802 5 років тому +11

    Gabadha xijaabka cas ee ku mataleysa xildhibaanka waliisha iyo xildhaanka laftarkiisu waa labada qof ee ugu matalaada fiican ruwaayada. Waxay wax u matalayaan si dhab ah oo kale

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 5 років тому +40

    one Love Hablaha Reer Hargeisa😚❤ Qrux midHan👏

  • @adnanbatuun3444
    @adnanbatuun3444 5 років тому +23

    Dhamaantin waad Mahadsanidin sida.aad Nooo rali galisan. Hore usocda....respect

  • @hassanilyas3249
    @hassanilyas3249 5 років тому +37

    Islaanta xildhibaan cunaaye ladhalatay sheekadaada run ayaan umaleeye runtii

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 років тому +1

      Hhhh haa wllhy run bn moodeyba inay dhib runa hysato ayd mooda

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 5 років тому +64

    Somaliland has beautiful girls💗

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 років тому +29

    Hobaaq iyo ceegaag waxaan Rajeeynayaa inay Laamane dhab Ah Ay noqdaan inshallh.

  • @shacabshow8839
    @shacabshow8839 5 років тому +24

    Hadad afurtay alx like isaar

  • @abdisalanxasan865
    @abdisalanxasan865 5 років тому +21

    GabDha xildhibaanka walshii waxaa Ka muuqata bahi runa fadlan run u caawiya👊🙏🙏🙏

    • @bahjomoha4555
      @bahjomoha4555 5 років тому

      abdisalan xasan hhhhh ma caawiso adigu

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 5 років тому

      😂🤣🤣🤣🤣

    • @zunduzbarre6435
      @zunduzbarre6435 5 років тому

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @duudarasmi4071
      @duudarasmi4071 5 років тому

      waa xamilo wllo dankale kama muqatee xaalda bay ku jirtaa

    • @Fadumo9966
      @Fadumo9966 5 років тому

      😂😂😂baahida waydey kumatalaysaa wlo

  • @bdihakimhaji6973
    @bdihakimhaji6973 5 років тому +12

    Ramadan Mubarak kula caam wa'antum bikhayr.

  • @amiiraturaadiya4310
    @amiiraturaadiya4310 5 років тому +56

    Yuusuf ceegaag ma laga yaabaa inuu noqdo xildhibaan wuu kuso baxayaa

    • @nimcodirie4251
      @nimcodirie4251 5 років тому +1

      uh

    • @sihamaxmed7204
      @sihamaxmed7204 5 років тому +1

      Waaa runta uu ku soo baxayaa

    • @nimcoahmed7821
      @nimcoahmed7821 5 років тому

      Waa runta wll

    • @qaaliahmed4984
      @qaaliahmed4984 5 років тому

      Amiiratu Raadiya walhi iminkaan lahaa tolow maa loo doorto wax barasho intee le’eg ayuu leeyhy 😂😂😂

    • @ifraxXAxmed
      @ifraxXAxmed 4 роки тому

      Qadro the same time as the name suggests that the UK and Ireland and the rest of the most popular programs and following th

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +73

    Meel uu kujiro cabdiqani isku filan walahi inan ka maqnaanayn 😁😂🤣🤣 ila mid hadad tahay farta taag☝️ wlhi like na saar 😁😂

  • @naimasalah2257
    @naimasalah2257 5 років тому +26

    Ilahoow cegaag hay badin wlhi calosha ixanuuntay 😭😭😭

    • @daudic1829
      @daudic1829 5 років тому

      Naima Said 😂 waa la jilayaa un kolba xaaladi taagan ka hadlaan

    • @daudic1829
      @daudic1829 5 років тому

      Naima Said 😂 waa la jilayaa un kolba xaaladi taagan ka hadlaan

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 років тому

      @@daudic1829 haaa wax dhaca weyan

  • @ubaxiitaaragsan9641
    @ubaxiitaaragsan9641 5 років тому +75

    Cegaag jecela inu noqdo xildhiban
    Isaga iyo hibaq way isku waregan labadani way isku sobaxayan
    Islantan qotoqoto way isqarisaa

    • @dahaboquman271
      @dahaboquman271 5 років тому +1

      😂😂😂😂wajigeeda wabn raadin jiray walhi hhhhh

    • @ubaxiitaaragsan9641
      @ubaxiitaaragsan9641 5 років тому

      Mayla aragtay wati uu utirinjiray isku filan saqadiba lagu so hagajiyay kudhihijiray

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 5 років тому

      @@ubaxiitaaragsan9641 hhhjj islantan waxn wajigeda raadiyo ma arkay

    • @abdihakimmohammed5694
      @abdihakimmohammed5694 5 років тому

      😂😂😂😂😂

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 5 років тому

      @@ubaxiitaaragsan9641 hee maynu isku qabano labadoda hadhowna yago saririta jogo qoqoto hanoso jilene😂

  • @mawliidhassan6923
    @mawliidhassan6923 5 років тому +31

    Gabadhu siday u hadlayso Wanka qiirooday run run camal 😥😥

  • @sagalburco5103
    @sagalburco5103 5 років тому +16

    waxan noqodaa qofka ugu horeeya ee dawada riwaayad hadii hibaaq iyo ceegag ku jiraan igu dhan🤙🏻

  • @somalilandergeesi4012
    @somalilandergeesi4012 5 років тому +71

    Hibaaq waa fariid wlhi sida ay u jilayso bal u fiirso waa qof degan oo aftahanad ah

    • @misspamba1
      @misspamba1 5 років тому

      Mohamed Wardi waa makhriyaad

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 5 років тому

      Lanbarkeeda isooqor qoftaas

    • @ifraxXAxmed
      @ifraxXAxmed 4 роки тому

      Axmed the same time as the name suggests that you can get

  • @husseinfitness1765
    @husseinfitness1765 5 років тому +16

    Ramadaan fadligiisa subscribe iyo like igu caawiya Allah ha ina wada caawiyo inshaa Allah 💞

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 років тому

      waan kuu saary wlo

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 років тому +3

    #HibaaQ #GobaaD iYo #ceeegag inTa jeceL❤ jiliinkOda 👌hayla dHafina #like 👈

  • @nimcomohamed6885
    @nimcomohamed6885 5 років тому +6

    Ramadan Mubarak all Muslims

  • @daddysprincess5532
    @daddysprincess5532 5 років тому +12

    Ilaaahow ceegag xillibaan haka dhigin hadii kle, tanuu umada badaya

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 років тому

      Hhhhh mid waliba sidasu noqda mrku xildhibaan noqdo aniga wllky hdu yahy kma hor wareegen ilahayba la baryaa

  • @nimcoaxmed8487
    @nimcoaxmed8487 5 років тому +16

    Reer soomalilan waadad jiilin leeh

  • @abdijibarguleid7873
    @abdijibarguleid7873 5 років тому +25

    inantan xildhibaanku dhalay gurigooda cadiga ii tilmaama😂😂😂😂aan soo eege

  • @rahimaridwa752
    @rahimaridwa752 5 років тому +33

    رمضان كريم تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
    🌙😊

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 5 років тому +45

    Who else come from republicano somaliland.
    Hit like💗☝☝

    • @marwaandmanaal4329
      @marwaandmanaal4329 5 років тому +1

      Manaal xasan awcli hinac Manaal xasan awcli hinac Manaal xasan awcli hinac Manaal xasan awcli hinac Manaal xasan awcli hinac Manaal xasan awcli hinac Manaal xasan awcli hinac Manaal xasan awcli hinac

    • @marwaandmanaal4329
      @marwaandmanaal4329 5 років тому

      Wadmasthy

  • @nafisaibrahim9665
    @nafisaibrahim9665 5 років тому +6

    Ramadaan kariima All Muslims

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 5 років тому +4

    gabadh walashaya oo rafadbadani ka muuqdo 😓😓 allahu Akbar

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 5 років тому +8

    Gabadhan marada cas runtii baahi dhaba ayaa ka muuqata wlhi waan ka naxay

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 5 років тому +8

    Yuusuf Ceegaag haboyar keep going inankii wlshy dhashy

  • @anisamohamadanisa6489
    @anisamohamadanisa6489 5 років тому +19

    Kkkkkkkkk macalinkaad ka aflaxay hhhh baa gajonaya

  • @zackjml3253
    @zackjml3253 5 років тому +8

    Musalsal aad uqiimo inta kutaxaan oodhan plz Like tiina Ubaahanahay

  • @hiilbulsho7158
    @hiilbulsho7158 5 років тому +27

    Wlhi gabadha xildhibanka la dhalatay run bad moda qiiro wlhi

  • @abokorabdilahi8520
    @abokorabdilahi8520 5 років тому +13

    maashlaah waar ianta xishoonaysa ayaan anuu ku haystaa kkkk

  • @HaHa-ii4mc
    @HaHa-ii4mc 5 років тому +25

    Anigu islaanta wajigeeda ayaan xiiso uu qabay 😂😂😂😂

    • @qaaliahmed4984
      @qaaliahmed4984 5 років тому

      Ha Ha me too 😂😂

    • @xubikaahin2370
      @xubikaahin2370 5 років тому

      Wlhi sidoo kale wan u xiiso qabay islaantaa arageeda

    • @aymanmaxamad7357
      @aymanmaxamad7357 5 років тому

      Walhi bilahi aniguba wayo maba Soo jeedsato ilaa qootoqooto🤣🤣

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 5 років тому

      Ha Ha walahi anba🤣🤣🤣

    • @kaakah6586
      @kaakah6586 5 років тому

      Waaa tee taa?

  • @maska1977
    @maska1977 5 років тому +7

    Imiza qofba hargeysa kadaawanaysa😊

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 5 років тому +7

    Ceegaag siduu walashi ula hadlayo waa Fucking wlhi😥😥

  • @shabaanahmed2012
    @shabaanahmed2012 5 років тому +21

    Yuusuf Ceegaag sidu matalayaa haday run tahay manoolin.

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 років тому +13

    Kkķkkk
    Habartii is qarin jirtay maanta waan Arkay 😁

  • @qaysfarah9859
    @qaysfarah9859 5 років тому +4

    Ramadan Kareem

  • @asadabdulahi3548
    @asadabdulahi3548 5 років тому +9

    Keep going asxapta aan kuxiran nahay

  • @hibaaqkaise5221
    @hibaaqkaise5221 5 років тому +13

    Isku filan ba quruxdi nabi yusuf inti ka so hadhay la siiyay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣istaaqfurulaaah

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 5 років тому

      Inan wrka shegan diidayee sidaad tiri unban dhihi lahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamudqazim1457
      @mohamudqazim1457 5 років тому

      Yuusuf ceegag maad arkyn abti

    • @sarahasan7075
      @sarahasan7075 5 років тому

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdihamiid1235
    @abdihamiid1235 5 років тому

    Mahadsanid dhaman intii kaqayb qaadatay muxaradad iyo musalsalkaba

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 5 років тому +1

    Inta ikraan kahesha jilideeda like ta haygu qabato

  • @abdihakimmohammed5694
    @abdihakimmohammed5694 5 років тому +13

    Dadna meelay seexdaan bay la'yihiin isaguna carruurtaan leexo uga samayn kulahaa 😂😂😂😂

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 років тому

      Hhhh waxba kala qabsadey isagiyo walashii nin walba mlintu wax yar isku ogaado ayu lba askari guriga hor dhigtaa

    • @abdihakimmohammed5694
      @abdihakimmohammed5694 5 років тому

      @@asaldhaladnimco8307hhh aad iyo aad

  • @jamila___janno2593
    @jamila___janno2593 5 років тому +8

    Aabo Yaan Iskiisad Lagula Daba Geline😂😂😂😂😂 Astaqfirullah. Ceegaag caadi ma tihid😂

  • @chapirzhakur3930
    @chapirzhakur3930 5 років тому +6

    As always,reading the comments fast before I watch it🤣🤣🤣

  • @barwaaqomaxamed5859
    @barwaaqomaxamed5859 5 років тому +11

    Ceegaag waa jilaa dhaba nolow kal iyo laab

  • @shabkanour6613
    @shabkanour6613 5 років тому +5

    Ramadam kariin all muslim

  • @mohammedxayo5155
    @mohammedxayo5155 5 років тому +16

    Horaa loo yidhi :- Luuq luuq maroo laasim wadaduu kusoo dhacaa.
    Islaantii dhuuman jirtey hadapa waataa isasoo muujisey 😂😂😂

  • @faisala4218
    @faisala4218 5 років тому +7

    This the typical lousy and amaturish Somali films which are always far from realities.for instance, there is no way father and son talk like that. And there is no way a normal (sane) person talks loudly to him/herself alone.

  • @amranaliwaraabe214
    @amranaliwaraabe214 3 роки тому +1

    Wll nabiga kusaliyaaa idinkoo mahadsan

  • @samiraabdi4091
    @samiraabdi4091 5 років тому +3

    Hibaaq waa qof fcn mash alah

  • @ugbaadmukhtar7365
    @ugbaadmukhtar7365 5 років тому +1

    Mashallah sheekh

  • @hassanmahamoud9977
    @hassanmahamoud9977 5 років тому

    Jaskalaah kheyr

  • @kaahanuura1883
    @kaahanuura1883 5 років тому +3

    hibaaq waa gabadh wanaagsa mashallh

  • @fadxacilmi5055
    @fadxacilmi5055 5 років тому +3

    I respect all of them

  • @MrMacquul
    @MrMacquul 5 років тому +5

    ana u horeyo😀😀😀

  • @ibroibro0468
    @ibroibro0468 5 років тому +1

    Alla hano naxaristo dhamanteen ba

  • @GulaidFaisalMohamed
    @GulaidFaisalMohamed 5 років тому +6

    16:46 askarigu kulaha wayey xbbi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂

  • @guleidmohed1173
    @guleidmohed1173 5 років тому +12

    Hibaaq iyo halhayskeda
    Naah ban kasinayaa 😁

  • @khadramaxamed7721
    @khadramaxamed7721 5 років тому +6

    Gabadhii yarayd ee is qarin jirtay way is keentay

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 5 років тому +6

    Xabada shuceyb yare ayaan kahelay kkk

  • @quruxsaninasulaipan6256
    @quruxsaninasulaipan6256 5 років тому +4

    HawaaLin wllo caruurtee gurigii Laqabo. inkaar kugu dhacdaY😂😂😂

  • @kobcimaskaxda8204
    @kobcimaskaxda8204 5 років тому +6

    sh barbaraawi alle haku barakeeyo

  • @amaal8282
    @amaal8282 5 років тому

    Rabiyow biniaadan ha na badin ya allah

  • @abasmukhtaar2538
    @abasmukhtaar2538 5 років тому +6

    Qofkii udambeeyy ee daawada 😂😅😁

  • @zekeriyeabdi1929
    @zekeriyeabdi1929 5 років тому +8

    rabadaan kariim

  • @uptiazizmohamed99
    @uptiazizmohamed99 5 років тому +10

    Alle soonka ha inaga aqbalo dhamnateen.

  • @zakariayousuf8421
    @zakariayousuf8421 5 років тому

    Masha Allah

  • @sucaaadmohmoud9319
    @sucaaadmohmoud9319 5 років тому +1

    Walaahi xildhibaanka ayaa iga qosliyaya

  • @khalidxasanosmaan3309
    @khalidxasanosmaan3309 5 років тому +2

    Wllhi xaqiiqa waxay kusabsanty riwayadani

  • @maxamaddeeq6380
    @maxamaddeeq6380 5 років тому

    Allha maxan sugany soo badiye deh

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 років тому +4

    Ader kasaa ferrera noo ah

  • @adnacumar9308
    @adnacumar9308 5 років тому +2

    Ceegag iyo inankiisu siday isku yiHiN

  • @dalmardeeqsimedia1536
    @dalmardeeqsimedia1536 5 років тому

    Hibaaq Waa qof kaliya ee meesha shida fariid

  • @siciidmahdisiciid8114
    @siciidmahdisiciid8114 5 років тому +7

    HiBaaQ MaLaGah yaabaa inay Yousuf Ceegaag Xaaskiisa NoQoto

  • @romanioboy9725
    @romanioboy9725 5 років тому +3

    Hibaaq xaaskayga riyada

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 4 роки тому

    I’m watching now before the new one comes out

  • @nuurasaleebaandayuur127
    @nuurasaleebaandayuur127 5 років тому +1

    LA socosho wacan

  • @faadumojaamac5957
    @faadumojaamac5957 5 років тому +3

    Cqani jamac shire arkaaH

  • @SPM123
    @SPM123 5 років тому

    sii jeeda waa la soo jeediyay caawaa

  • @cirshiugaas5522
    @cirshiugaas5522 5 років тому +1

    Abti xumuu tilmaamayaa
    Wlhi

  • @ikranabdullahi3146
    @ikranabdullahi3146 5 років тому

    Islaanta funny weeye😂😂

  • @fatushdagan1174
    @fatushdagan1174 5 років тому +1

    Subscribe ii saara asxaabey ilehey qeyr haidin siiyee😍

  • @islaqabwaynchenal2456
    @islaqabwaynchenal2456 5 років тому +5

    dumarku way wada cadyihiin ee ma sinjigeenii baa cadaantu kala nimi aan is waydiinee

    • @nimcosagal8723
      @nimcosagal8723 5 років тому +1

      Hadaad suuqa lugee is tidhaana gabadh cad inaad aragto lagama yaabo. Social media NA waadigaa arkaaya

    • @islaqabwaynchenal2456
      @islaqabwaynchenal2456 5 років тому +1

      @@nimcosagal8723 oo maxaa u sabab ah qoraxda miyay ka luumanayaan hhhh habeen kii ayey soo yaacaan baan maqlay

    • @nimcosagal8723
      @nimcosagal8723 5 років тому

      @@islaqabwaynchenal2456 maya micnaha dadku sidaa uma cadcada ee waaa makeup iyo waxaas waa wada caadi inyar mooyaane

    • @islaqabwaynchenal2456
      @islaqabwaynchenal2456 5 років тому

      naga dee carab nimadii baa run noqotay hhhhh wlshyda make up arintu way ka wayn tahay malaha 😄😄😄😄🤣🤣🤣🤣

  • @hassanfaarah9469
    @hassanfaarah9469 5 років тому +1

    Inaadeer mid xildhibeen ah oo jaarnahay wuxu miyuu iska matalayaa.....ceegaag runtuu kahadlay....

  • @adoontiallequruxdumarwadin6232
    @adoontiallequruxdumarwadin6232 5 років тому +1

    Walal WA San Le uf

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 5 років тому +7

    Islaanta waayeelka ah halaga saaro kooxda qooto qooto waayo waa qof qiireysan riwaayad kumasoo baxeyso 🙅‍♂️

  • @hanamaxamed9063
    @hanamaxamed9063 5 років тому +8

    Tolow sahra kiin ma london bay weli ku maqantahay 😂😂😂😂😂

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 років тому +5

    Ceeegag ad adkaa bisinka 🤣

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 5 років тому +2

    13:19 isku eekaa ma walaalo rumaa

  • @senyorinaofficialchannel1163
    @senyorinaofficialchannel1163 5 років тому +1

    War subscribe igu kasbeeya xaa suggesin

  • @romanioboy9725
    @romanioboy9725 5 років тому

    Khaladadka kuwa duuubaya nagadaya makarafoonka qofka Ku hadlaya qariya

  • @xayaatulqalbi8758
    @xayaatulqalbi8758 5 років тому

    hibaa waa jilaaa masha alah

    • @xamdacawil5753
      @xamdacawil5753 5 років тому

      😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fartunisse4750
    @fartunisse4750 5 років тому +1

    Walahi gabarta xilibanka ladhalatay sibaa itabatay waba xaamilo ayaa umaalaynayaa maskiinta