Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q24aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 тра 2021

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @haji509
    @haji509 3 роки тому +210

    inta ka xun inuu filmku dhamado
    IsmujiY Ramadantu markaY
    Baxdo u xiisi doona😍😍😍

  • @sohaimaahmed7395
    @sohaimaahmed7395 3 роки тому +58

    Inntii nabiga jecel pls like hadaad aragtid qoraalkaygan waan ku dhaarshee kuna saliya nabiga

  • @abdiqeyzstarka9849
    @abdiqeyzstarka9849 3 роки тому +190

    Laylatul Qadriga ilahay ha inala kulan siiyo hadda amiin Cawa waa 27 bishu🤲🤲🤲🤲 like saar❤️

  • @haji509
    @haji509 3 роки тому +320

    3 mint ee xaYaysiiska nacaY
    wakhtiga xayaysiika naga Yareeya
    ama xaga danbe filmka kadhiga
    Yaa ila neceb ismujiya😍

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 роки тому +1

      wa is dhafiyaba anu

    • @nimcoibrahim7914
      @nimcoibrahim7914 3 роки тому +3

      4 weeyan waliba 3 maahe is dhaafi uun

    • @haji509
      @haji509 3 роки тому +2

      @@nimcoibrahim7914 soo maa ha yabanahY ma xaysysiiska daawada mise filmka😂😂😅🤣

    • @njmabaashe6405
      @njmabaashe6405 3 роки тому +1

      De is dhaafiya uun

    • @haji509
      @haji509 3 роки тому

      @@njmabaashe6405 hhh waa marka live usocodo

  • @subeeciabdiraxmaan1800
    @subeeciabdiraxmaan1800 3 роки тому +150

    Manta inta og in iskufilan kufarxay warka xildhibanadu usheegty inuu cunaaye gursaday like zir ayuu helay 😂

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 3 роки тому +276

    Laylatul qadri ilaahay hakula kulmiyo wll like isaar🤲👍

  • @xasanfarax5984
    @xasanfarax5984 3 роки тому +191

    Inta og in ay ubax uur leedahay like isaara😂

  • @murtaawiofficially3912
    @murtaawiofficially3912 3 роки тому +202

    inta sugaysa hibaaq gobaad inay maserays suagysa wliba xanaqedi like sar

  • @saacidmaxamed6507
    @saacidmaxamed6507 3 роки тому +124

    Ala manta filimku meel macn ayuu maraya inta ila arkaysa like saara

  • @abdiqanihassan3639
    @abdiqanihassan3639 3 роки тому +219

    INTA ILAAHAY KA BAQAYSA LIKE IISAARA

    • @guleidmahdimohamed7968
      @guleidmahdimohamed7968 3 роки тому

      Xujo xumidaa nio

    • @asiyaabdinour8720
      @asiyaabdinour8720 3 роки тому +2

      War ilaahay kabaqoo waxaas like ha ku raadin sunxaanahall ma qof soomalya oo halkan filimkan daawanaya oo aan Allah ka baqayn baa jira like maxaad ku helaysaa markaa

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 3 роки тому

      إني أخاف ربي إن عصية عداب يوم العظيم

    • @nelsonbodie1803
      @nelsonbodie1803 3 роки тому

      you prolly dont care but if you're bored like me atm you can stream pretty much all of the latest movies on InstaFlixxer. Have been binge watching with my girlfriend for the last days =)

    • @holdenhoward4206
      @holdenhoward4206 3 роки тому

      @Nelson Bodie Yea, have been using InstaFlixxer for since november myself =)

  • @ahmednageeye2209
    @ahmednageeye2209 3 роки тому +207

    Filmkan inta jecel maku jirtaa☝️,❣️😍

  • @kulanfilms5933
    @kulanfilms5933 3 роки тому +59

    Inta aragtay c/qani inòo maanta gacan zareeyo like dhac ku sii

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +99

    Inta janada jecel like ii saara, iLahay Janadisa ha ku galiyo wll 🤲👍🏿

  • @nageeyeaadan5247
    @nageeyeaadan5247 3 роки тому +65

    Jacaylka ugu Horeeya wuxuu kaaga imanaya Qof Qaldan inaad aaminto..😥❤
    Markuu Qofka Saxda Ah Yimaadana waxaan joojina Dhamaan aaminaada🤗💔

  • @jamaalsamraawi5042
    @jamaalsamraawi5042 3 роки тому +45

    Xiisihiisu igama dhamaado musalsalkan best directorba wada mahadsanid

  • @mohmetamin3472
    @mohmetamin3472 3 роки тому +93

    Cudur La yidhaahdo comments akhris ma ila qabtaa 🤣❣

  • @iifiyechannel6868
    @iifiyechannel6868 3 роки тому +182

    Soonka iLaahaY Hakaa AqbaLo Wllo Mcn😰🤲 iLaahaY AYaan Kugu Dhaarshee Like Iizaar Wll QoraaL KaYga Hadaad AragTaY🥰💋🌹❤

  • @legendd291
    @legendd291 3 роки тому +35

    Caawa Ramadan waa 27 Allah khayrkeeda ha ina siiyo waa habeenka ay culimadu u badiso in uu yahay habeenkii laylatul qadriga
    Allah ha ina waafajiyo dhammaanteen 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @siciidomaxamed8250
    @siciidomaxamed8250 3 роки тому +31

    Inta isle isku filan wuxuu kurikaatayn Yusuf cegag wuu gursaday like dhac kusiii

  • @MohammedAhmed-lz2vf
    @MohammedAhmed-lz2vf 3 роки тому +20

    Hibaaq iyo Ikraam waa jilayaal aad u hufan ( very skilled and professional actresses)

  • @samiiraaligurey9939
    @samiiraaligurey9939 3 роки тому +52

    Kkkkkk Alla Qof Sir laga hayo dhibadanaa xildhibaan Cunaaye siduuu iskufilan ugu dhegdhegayo bal fiiri

  • @carafaadqaloonpi8783
    @carafaadqaloonpi8783 3 роки тому +78

    Ku sali nabiga scw

  • @abdirahmanmumin5926
    @abdirahmanmumin5926 3 роки тому +8

    Bowdo rag maalinba midbaa qaawan isku filan shalay isagaa baryootamayay maantana isagaa la baryayaa😇
    Directerka filanku waa nin maskax badan maasha allaah allaha u siyaado😇

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 3 роки тому +62

    Waxan Salaamaya qofkasta ku xidhan Musalsalkan sideyda. 🙏❤

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 роки тому +16

    ii soo duceeya plz I need ducadiina caawa walaalayaal😭😭😭😭😭 in ilaahay umuurtayda ii sahlo

  • @ayaandheman1406
    @ayaandheman1406 3 роки тому +82

    Inta ila Aragta Ubax dugsiya in ay Uur leday 👍

    • @caashoxuseen7820
      @caashoxuseen7820 3 роки тому

      Yeey u lee dahay wll ma ceegaga

    • @najahchannelnc2570
      @najahchannelnc2570 3 роки тому +1

      @@caashoxuseen7820 maye Abdirahman istey ayaa qaba

    • @nadroqaali8334
      @nadroqaali8334 3 роки тому +1

      @@caashoxuseen7820 kkkkkk maya nin cabdirixman stey layiraado wiilla filinka bilowgiisa wada sheekaysanayan

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 3 роки тому +32

    Masha allaah gurub kani waa xuul rag iyo dumarba markaay rabadaan dhamaato hanaga jojiniina please

  • @kaalinsahal9304
    @kaalinsahal9304 3 роки тому +30

    inta manta 26 malmod soman farta taag

  • @mamedapdi6157
    @mamedapdi6157 3 роки тому +54

    InTu musalsaLkU paLwad U noqDOy dhac KU ziiYA😅

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 3 роки тому +7

    Wlhi waxa Qiriya film kaan Director ka in uu yahay the Best Director Mansha Allah iyo dhamaan jiliyasha films 🎥 kaan aad baan idin salamaya aniga iyo family keyga oo dhan

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 3 роки тому +64

    Isku Filan Inuu Warkii Aduunka Uso sido Hibaaq Gobaad Intaana Guriga Ku so Galayo😅
    inta Ila Fahansan ismojiya👌
    Iskufilan Rufiyaan Ninkiiba xinin yihiinuu ka Saaray 😅🤣😅

  • @ubahabdi1637
    @ubahabdi1637 3 роки тому +35

    Inta rabta in Hibaaq ogaato guurka Cegaag is muujiya👍

  • @hirsaaqaofficail2329
    @hirsaaqaofficail2329 3 роки тому +8

    Ramadaan Mubarak bisha barakeysan awgeed 1k igaadhsiya allh dartii ilmaderayaal somali maxamed

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 роки тому +13

    Tom & jerry cilmi boodhari iyo Hodan kulaha 😭😭😭🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khayrokhadar6921
    @khayrokhadar6921 3 роки тому +26

    inTa xayayziizka iz dHaafiza ZidayDa iz muuJi baL_____❤️😂😂

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 роки тому +9

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @sheeno1813
    @sheeno1813 3 роки тому +26

    So durug baa ka dhacday ala nin sir laga hayoow😅😅

  • @ashkar4145
    @ashkar4145 3 роки тому +36

    Waar odaygii ceegaag wey kusoo oodantee😂😂
    Siday ku jeceshahaY ayaan ku jecelahay kulahaa😂😂

    • @azli5079
      @azli5079 3 роки тому

      Cajaa'ib sheekow

  • @haji509
    @haji509 3 роки тому +36

    😂😂😂😅🤣 comantiga akhrintisa
    waxan unacaY dadka dhaarta ku qadhabanaya

  • @fatimaabdirahman7966
    @fatimaabdirahman7966 3 роки тому +31

    Gabadha uurka leh bay shaqale ka dhigayan😂😂😂

  • @baylejaylaanioffical8148
    @baylejaylaanioffical8148 3 роки тому +21

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wllhy qosolka iga dhamaaday marku isku filan usheegay Cunaaye su isku badalay ban layaabay🤣🤣

  • @kingamirG36
    @kingamirG36 3 роки тому +30

    Walaahay maanta kahor is maan lahayn inanka oromada jilaya waa Soomali, bilad sharaf qaaliya ayuu mudan yahay, the actor of the century 💯👋👋👋🤟

    • @safiyadagan7346
      @safiyadagan7346 3 роки тому +1

      Haa waa somali waliba in suhayb la yidha ayn filaya waa jila heer sare ah

    • @engsihaamsaeed8089
      @engsihaamsaeed8089 3 роки тому

      😂😂😂😂😂 kkkkkk ma qomiyada ku saxeeday

    • @_s8895
      @_s8895 3 роки тому +1

      Oroma maaha ninku waa nin isaaqa nio afka oromada ayuu ku hadla🤣👊

  • @almizmcy1890
    @almizmcy1890 3 роки тому +14

    Waa BiL ramadaane wana tobankiH danbe azhaapey ee hayLa DhaFina Like ta nabiGaNa ku saLiyaH

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 3 роки тому +6

    Inta fahansan inta cabdiqani arinta fashilinaayo like saar😁😁😁😁😁

  • @haji509
    @haji509 3 роки тому +115

    😂😂😂🤣 inta ila aragtaY odaYgii yuusuf ceega inuu isku filan qorigiisa qabtaY abaha rakatada waxan xasusta
    wax ikaaran ku sameeyay godkiisa biyo ugu soo galeen

  • @gacalkaDooyIyoDiinsoor
    @gacalkaDooyIyoDiinsoor 3 роки тому +17

    𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋 𝐈𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐑𝐗𝐈
    👉𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄🔔👈
    𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇 𝐇𝐀 𝐊𝐀𝐀 𝐅𝐀𝐑𝐗𝐈𝐘𝐄𝐄
    𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐒𝐀𝐍𝐈𝐃🥰🙏🥰

  • @jaalewaryaa
    @jaalewaryaa 3 роки тому +16

    Ninki Yuusuf ceegaag labo xidigle⭐⭐ ayuu noqday😅🤣

  • @abdirahmanofficial7161
    @abdirahmanofficial7161 3 роки тому +21

    22:08 Cunaye;Horta gabadhana adaa qaba siday ku jeceshahay ayaan ku jeclahay iska joog aqalka 😂😂

    • @mahirabdi3110
      @mahirabdi3110 3 роки тому

      😂😂😂sarirtaan ka dhacay qosol

  • @cabdirashiidxasan7347
    @cabdirashiidxasan7347 3 роки тому +7

    War filimku wuu sii dhamaanayaaye maanta iyo barri bas like igu booba
    Hadii kale waan iska daynayaa daawashada filmkan

  • @asmamahad7979
    @asmamahad7979 3 роки тому +6

    Ilaahey darti like
    Kusali Nabiga Scw Scw Scw

  • @najaxabdihasan5847
    @najaxabdihasan5847 3 роки тому +2

    Yes aniga qofkii ugu horeyaya ww mash allah waa filim ad umacaan

  • @haboonsoobe441
    @haboonsoobe441 3 роки тому +20

    Waa malinti iku horaysen sa usoko filimka iskufilaan wuxu samyeen doono ayan sugi karo layahayba😂😂

  • @nawalmoha275
    @nawalmoha275 3 роки тому +10

    Wa bil ramadane qof walba wuxuu jecelyahay eebe ha u Sahlo

    • @ayaanmahamed7930
      @ayaanmahamed7930 3 роки тому

      Aaamiin yaa rabi

    • @Nimco696
      @Nimco696 3 роки тому +1

      Allahayow ninwalba muraadkison macsi lahayn midigta uga dhiib aamin yarabi

  • @safamuuse1412
    @safamuuse1412 3 роки тому +8

    marna iga fagow marna igu soo durug walaahi yuusuf ceegaag nin sirlaga hayo uunbuu noqday 🤣🥰😍

  • @zacdamaxamed4641
    @zacdamaxamed4641 3 роки тому +8

    3 cishee hadhay noo soo badiya filmka

  • @zakariyeidiriz7514
    @zakariyeidiriz7514 3 роки тому +1

    Legend Cegaag watah keeping going Nio tageero buxah
    nio dharka ciida

  • @huthaali534
    @huthaali534 3 роки тому +15

    Cali 0roman ka hela marku Ayeeyo idha funny Wlhi🤣🤣

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 3 роки тому +24

    wxa iga Qoslisay Gabadhan adaa Qaba Siday kuu jeceshaan ana kuu jeclahay aabe Waar yuusuf cimaamadiisa lama hysan karo waa siyaasi rugcadaaya 🤣🤣🤣✌

  • @ayaanleabdulahi7815
    @ayaanleabdulahi7815 3 роки тому +14

    Kkkkkkkkkkkkk
    Wlhi party 1 ilaa party 24 waa daawanayay
    Saan galabta uqoslay wali uma qoslin
    Kkkkkkkkk

  • @gabadhsomaliyed5547
    @gabadhsomaliyed5547 3 роки тому +8

    Wax kale kama fakareeen naagta ceegaag goorma la ogaaa uun bey eheees yez💪 hibaq aniga xitaaa wala maseeray baryahan waan xanaaqsanaaa😁

  • @haawoali3733
    @haawoali3733 3 роки тому +12

    Cali oromo qol nagu xareey kulahaa riyo miyaaa🤣🤣🤣🤣

  • @aomalilansomalilan4856
    @aomalilansomalilan4856 3 роки тому +3

    Hhh inta danbe filmka wlhy saddex jeer ku soo ceshtay beer kaa icasaaday 🤣🤣🤣 Ican,t wait baritoole insha Allah silica hibaaq gobaad

  • @maxamedelmiofficial8122
    @maxamedelmiofficial8122 3 роки тому +7

    Walhi intii filinku socday saan uqoslay wali umaan qoslin ikraan inta wadata laiketa 😂😂😂😂😂

  • @muwahibahmed3077
    @muwahibahmed3077 3 роки тому +9

    Hhhhhhhhh wihi ceeegaga uma deen mahan kulaha sida aya ku jacalshy ayan ku jacalhay 😀😀😀

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 3 роки тому +8

    Musalsal Yaro Macan Wa Kahelaa😍🤗

  • @nahamsi5049
    @nahamsi5049 3 роки тому +32

    24 to 1 inta Laasocotay
    IsmujiYa✌🏾👑😍

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 3 роки тому +8

    Ikraan waan ku wataaa

  • @idilsaid9028
    @idilsaid9028 3 роки тому +2

    Can’t wait 😭😂😂bari

  • @faizaabdi6069
    @faizaabdi6069 3 роки тому +13

    Ana kaso horeyey warya like isar 1k😂😂😂

  • @Haddi1918
    @Haddi1918 3 роки тому +8

    Isku filan wlhie gacnpaan utaagey😂👏👏

  • @axmedwalimouse4682
    @axmedwalimouse4682 3 роки тому +19

    Sidey kuu Jeceshahay Ayaan Ana Kuu Jecelahay 😀😀😀😁

  • @abdiyarremohammed2552
    @abdiyarremohammed2552 3 роки тому +17

    Intii tageersan xildhibaan cunaaye iyo marwo hibaaq like isaara wllyalow

  • @hibaqa4128
    @hibaqa4128 3 роки тому +14

    Wale ceegaag waala qabtay abdiqani caadi ma aha 😂😂

  • @xamsehilaactube671
    @xamsehilaactube671 3 роки тому +7

    Isku filan nin lasoo dhawaysan karo maaha mas weye odayga kamuu xishon lkn xildhibaanku waa nin adag falbaa qaban waayey e ma islaanba qabanaysa 😅😅😅😅cuanaye

  • @zafwanjamac1695
    @zafwanjamac1695 3 роки тому +18

    Inta ramadaanta dhan soo soomanayd ee ciiidka caafimaad ku sugaysaa is muujiya

  • @mohametapdi5610
    @mohametapdi5610 3 роки тому +1

    Kulahaaa waad igu indha kuulataa 🇨🇨🇨🇰🇨🇴🇨🇭🇨🇬🇨🇷🇨🇬🇨🇵🇨🇬🇧🇴🇨🇬🇨🇬🇨🇨🇨🇴🇨🇺🇨🇾🇩🇬🇩🇴🇨🇵🇨🇴🇧🇴🇧🇶🇭🇲🇮🇨🇬🇶🇬🇾🇬🇮🇬🇾🇮🇱🇬🇼🇮🇪🇮🇶🇮🇷🇮🇹🇮🇶🇮🇲🇮🇶🇭🇷🇮🇳🇮🇶🇯🇴🇬🇷🇮🇶🇯🇵🇰🇬🇰🇮🇯🇲🇮🇪🇵🇱🇵🇹🇴🇲🇵🇹🇵🇪🇵🇹🇶🇦🇵🇹🇸🇧🇵🇭🇸🇦🇵🇹🇸🇬🇸🇦🇸🇬🇷🇴🇵🇷🇵🇹🇳🇴🇵🇭🇴🇲🇳🇷🇳🇿🇵🇸🇵🇳🇶🇦🇵🇬🇸🇦🇵🇹🇳🇱🇳🇴🇳🇮🇳🇬🚩🏁🏴🏳

  • @zultanqaadiro6784
    @zultanqaadiro6784 3 роки тому +12

    Nio waxanoo xayaysiisa mayka daayan waxa kolay ma daawanee waanu is dhaafinaaye😂

    • @zultanqaadiro6784
      @zultanqaadiro6784 3 роки тому +1

      @@Abdulaziiz haa zx lkn kuwan lacagta xayaysiska ku bixiya maxaa faaido ahe ugu jirta🤣🤣

    • @zultanqaadiro6784
      @zultanqaadiro6784 3 роки тому

      @@Abdulaziiz haa gartay

    • @sharmarkey.5165
      @sharmarkey.5165 3 роки тому

      Kuwa TV-ga ayan is dhaafin karayn

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 3 роки тому +10

    Sida ay sheekadu u eg tahay cabdiqani isku filan iyo xildhibaanda ayaa jacayl dhex mari doonaa deer xabiibi isna islaantiisa faji ayuu ka daba diyarinayaa markuu ogaado in ay waxba isla hayn
    Waxa ay faalisadu guriga daaradiisa dhig dhigtay waxa qaadan doona Cali oromo
    Ka yar ee xildhibaanada waa la afduuban doona
    Yaa sida u malynaya in ay wx noqon doonaan 😂

    • @sacdiyoabdulqaadir5536
      @sacdiyoabdulqaadir5536 3 роки тому +2

      Sidiiii holywoodka bad u sodalisey lkn saas kamaba dhigayaaan lkn🤔😜

  • @awoayanabdi8216
    @awoayanabdi8216 3 роки тому +1

    Alla walahay meel macaan ayuu ku dhamaadey waan sugi layahay habeen danbe

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 роки тому +6

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @abdirahmanomar5725
    @abdirahmanomar5725 3 роки тому +6

    Walahi Abdiqani marka uu ikran u sheegayay meel cidlo ah ayaan ku daawanayay kaligey Waan qeyliyay waaaar ha u sheegin waxaan muuday in uu ila joogo kkkkkkk

  • @habiahmed8319
    @habiahmed8319 3 роки тому +20

    1comment qofkan soo qorin
    2 aan akhrina
    3 Xitaa comment saa aan u taaban
    Qofkii intaa laga helaa hadiyad buu leeyahay🎁😂

  • @abdullahiabdi5535
    @abdullahiabdi5535 3 роки тому +5

    Ceegaag oo indha adayg lasoo istaagay baa iimuuqda oo yidhi naa naga aamu hana wareerinine, geesi geesi dhalay islaamaha iska dhici sxb😂🙏✔

  • @zumayazaeed522
    @zumayazaeed522 3 роки тому +2

    Im first😉

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 роки тому +3

    Masha.allah😍❤❤❤👍👍👍

  • @abdrsskkllaaiittaamm1781
    @abdrsskkllaaiittaamm1781 3 роки тому +13

    Falkii hibaaq maanu shaqayn horta😂😃

    • @c.fataxsaleban2205
      @c.fataxsaleban2205 3 роки тому

      Muhiimada faalka lawgu soo daray baa ahayd in aan la aminin faalka

  • @atiaabdo477
    @atiaabdo477 3 роки тому +1

    Cabdiqani marku ushegey Yusuf cegag inu gabadh kale uu carosey sidu isku badaley bartedi buu dhigey run baan modeyba ..wlhi qosol iguma hadhin hhhhhh Yusuf nin jira oo culus hore usoco

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +3

    C. qani izkufilan intuu uzheegayo guurka ceegaag, hibaaq gobaad' yaa ilazugaya???

  • @Kokokayf
    @Kokokayf 3 роки тому +3

    WllHi inaan tan daawanayey caawa ugu qosal badan WllHi upthiqani waa nin rageed

  • @ahmethizmaacii3612
    @ahmethizmaacii3612 3 роки тому +66

    HADAAD AFURADA KADIB DAAWANAYSID LIKE SAAR FADLAN ❤💬💚

  • @mrmohammedgeedi8572
    @mrmohammedgeedi8572 3 роки тому +1

    Alle qosolkii wuu iga dhamaadey isku filan xoola sanaa

  • @inanabiadem2646
    @inanabiadem2646 3 роки тому +8

    😂😂😂😂yusuph ceegag wuu kla hdlaya wllhi😂✔️

  • @azlizaet6927
    @azlizaet6927 3 роки тому +3

    Filmku waa Ii ikraan Iyo ii abdiqani😂❤inta kale Haa Uma hayo

  • @farhiamohmed9897
    @farhiamohmed9897 3 роки тому +4

    Yusuf cegag wu isku dhex yaace😀😄 marku isku filan fashiliyay

  • @barkhadcalimaxamed5173
    @barkhadcalimaxamed5173 3 роки тому +1

    universal tv keep going

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 роки тому +4

    Waaaw Abdiqani iyo Ikraan shamaakh❤❤❤❤💚💚🤍

  • @mohameth5088
    @mohameth5088 3 роки тому +7

    hadaad filinkad xiisaysid like

  • @iqracabdi8917
    @iqracabdi8917 3 роки тому +19

    53 qof oo kaliya iga horeeya maanta plz like

  • @zumayayousufwarsame7310
    @zumayayousufwarsame7310 3 роки тому

    Mia fav film 🥰

  • @geeleqoodane5916
    @geeleqoodane5916 3 роки тому +1

    Yuusuf ceegaag halkaa uu yidhi xilahay furan, ee uu kafatanka u dhigay haku noqdo.