Deg-deg! Ismaaciil Omar geele Oo Macaroni is too Firdhiye Ka Iibsaday Mugdishana Safar kutagaya...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 сер 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
    #dagaal
    #Laascaanood
    #gooja_cade
    #Somaliland
    #ssc
    #khaatumo
    #muuse_biixi
    #garaad
    #warqaad
    #warka_maanta
    #Somalia
    #Puntland
    #Somalia
    #saciid_deni
    #Muqdisho
    #hargeysa
    #xasan_sheikh
    #xamse_Cabdi_bare
    #Reysalwasaare
    #Madaxwayne
    #jabuuti
    #Galmudug
    #Jubaland
    #KoofurGalbeed
    #Hiiraan
    #Jigjiga
    #Sool
    #warar
    #ciidan
    #dagaal
    #garoowe
    #saciid_deni
    #aaranjaan
    #Baarlamaanka
    #dastuurka
    #puntiland
    #siyaasada
    #Somalia
    #darood
    #hawiye
    #isaaq
    #garxajis
    #GoojaCade
    #sool
    #Madaxwayne
    #baarlamaanka
    #guul
    #Somaliland
    #somalia

КОМЕНТАРІ • 77

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 24 дні тому +4

    Isaaqna maanta waa mid iyo dhaman somaliland❤❤❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 24 дні тому +3

    Muuse cadow jebiye ha nolado cadaw jebiye❤❤❤❤❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 24 дні тому +4

    Muuse biixi waa nin qoto dher ooo caqli badan waxasna loolama iman karo

  • @AnisaWarsame-jx5xy
    @AnisaWarsame-jx5xy 23 дні тому

    Waxba iDIN qadiikaran nee isaaq woow midoba oo iskudoobnada insha allah guuul🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 24 дні тому

    Somaaliland ❤ guul ❤ guul❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 24 дні тому

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 24 дні тому +3

    Isaaq siyaasad laguma gaadho walaahi waa ilbax fog oo role modelka soomaalida ragii afwayne riday gacan baan utaagay siyaad bare ayaa yaabay oo yidhi isaaq ma qabiil baa mise waa qaran from ciise 😅

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 24 дні тому +1

    Beeeeeen@Beeeeeeen

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 24 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 24 дні тому

    I hope this plan goes wrong and I pray to Allah to protect our country from this evil peoples and in the end everything they plan will end up nothing inshallah no matter what they do we have Allah alhamdulillah 🥰

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 24 дні тому +1

    Allow Somaliland noo badbaadi. Cadowgeena badana Allow jebi

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 23 дні тому

    Guuuuul somaliland

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 24 дні тому +3

    Haka yaabin inuu muuse argagixiso iyo keligii tale gele iyo gurguurte toona muuse uma joojiyo
    Homework kaas haku maqnadan😂

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 24 дні тому

    Maya maya maya i

  • @abdirahimaden
    @abdirahimaden 24 дні тому

    Walayutlaxu saaxiru xaytu ataa

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 24 дні тому +1

    Dawlada xamar iyo khatumotoona maxabiis lagama waraysanayo

  • @amina34436
    @amina34436 23 дні тому

    Kkkkkk adeer marqaakii ba😂😂😂😂😂

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 24 дні тому

    Halgadh siyo Muuse Biixi

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 24 дні тому +1

    Muuse bixii walgi baanu tegaayn jabuuti maa cadaw buu u tegaya war dawladu waxaay yelaayso waa udiyaar waxaay cadawgu rabo iyaga raba waxba kama geliin madaxwayne Muuse bixii abdi xildiid hawshisu wataa maha nin lasiraayo allaah ha jebiyo cadawga somaliland aamiin aamiin aamiin yaa Allah

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 24 дні тому

    Asc dhigaal media tv👋

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 24 дні тому +1

    Muuse jabuuti tegi maayo ma nacasbaa

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 24 дні тому +1

    Hahaha ma igad baa lacag haysata maxayse uga jeedaan inay iyagu ka iibsadaan maxaabiista isaaq

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 24 дні тому

    Darood waab xoolo

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 24 дні тому

    Musa Bixii yuu tegiin Jabuuti

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 24 дні тому

    Firdhiye laascaanood buu joigaa

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 24 дні тому

    33 sanadood ma riyo baynu ku jirnay 😮😮😮

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 24 дні тому

    LII
    JABUUTI
    SIXIRAKA

  • @asiashabeel8802
    @asiashabeel8802 24 дні тому

    Haduu Tago Ha wasaan

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 24 дні тому +1

    Hayskaga joogo muuse biixi ayaanu leenahay

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 23 дні тому

    Maxabista ma layn karaan

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL 24 дні тому +1

    XAASIDKU HA DHACO, FIRDHIYE WAXBA KAMA AHA MANDAQADA ADEER BAD IYO BIYO TOONA MA LAHA 😂😂😂
    ALA MUXUU DAAROOD WAASHAY

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 24 дні тому

    😂😂😂😂😮😮😮😅😅😊😊😊😊

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 24 дні тому

    Muuse maa tagay jabouti

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 24 дні тому

    SIXIR BA LO DIYAARSHAY WALA TAAGAYA HADU MUUSE YEELO WAXAASU HADAY JIRAAN XAAR GEELE HAYNA DAAYO

  • @qadraabdi1367
    @qadraabdi1367 23 дні тому

    Waa sheeko muuse inaanu jabuuti tagayn awood ay muuse ugu yeedhaana aanay lahayne wax kale sheeg ciyaar ciyaat mood muuse

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 24 дні тому

    Waxan dani ugu jirin soomaliland maaha wax uu yeelayo muuse hadii ay shuruud ku xidhayaan

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 24 дні тому +1

    Muuse isn’t easy, ma ka godo sheekadaasi, he’s not nacas

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 23 дні тому

    Tadacady bad bdsatay

  • @ibrahimmoussa6947
    @ibrahimmoussa6947 24 дні тому

    Hahaha

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 24 дні тому +3

    Kkkkkkk qofkan hadlaya ma qof xannunsanaya bal khuraafadka uu ku sheekaynaya maba dhici karto in muse jabuuti tago

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 24 дні тому

    Inna Biixi waa cawaan ee yaanu tegin .

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 24 дні тому +1

    Geele somaliland kamaguulaysan karo waxna mayeeli karo

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 24 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂somaliland is not easy kkkkkkkkk

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 24 дні тому

    Waar waxaasi majiraa hadalin

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 24 дні тому

    Hal gadh siyo xukumad 😢

  • @daadmohamed1698
    @daadmohamed1698 24 дні тому

    hhhhhhhh .
    Sheeko marqaan keenay

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 24 дні тому

    Halkay ku dambeysay heshiiskii bad meeyey hadii ay ethiopia doonayso maxay sugaysaa waanu ka niyad jabnay

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 23 дні тому +1

    XAYAWAAN BALAN WAXAAN KU QAADEY INAAD BADA CAS KU QAXDAAN SIDII FIRCOON 😂😂😂😂

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 24 дні тому +1

    Muuse waa geesi
    Ciidan buu ahaa
    🧑‍✈️ pilot ayuu ahaa
    Snm jabhad ayuu ahaa
    Afweyne oo afrika ugu power weynaa ayuu cunay
    Cigaal ayuu wasiirka arimaha gudaha u ahaa iyo amniga gudaha
    Gudoomiye xisbi mudo dheer
    Nadaxweyne ayuu now day
    Mudo 7 sano ah
    Mar danbe ayuu isa soo sharaxayaa
    Aqoonsigiina miiska ayuu u
    Saaran yahay
    MOU ayuu soo saxeexay
    Mala siri karaa ninka khibradaa leh
    Waar iska daa beenta muuse
    Geelle caloolay uma tagayo

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 24 дні тому +1

    Muuse ma nacas ayeey moodeen hayuu dheh

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 24 дні тому

    Maxabiista iyo heshiisku wakalalaba heshiisku wufulaya maxabiistana ama waysidayn ama wanu iskudili o tukabadan banu qabsan o laguxidho

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 24 дні тому

    Iyaga ragooda maxaabiista ahi ma riyaa?
    Waxay kaga dhegtey maxabiista s/land waa wax weligood laga gacan sarayn jirey

  • @user-sv8ut3cb4i
    @user-sv8ut3cb4i 24 дні тому +2

    Muuse nacas, iyo fariid kuu yahaa saaxiib dhawaan caddaan doonta hadduu jabuuti tago asagoo falan oo faldenkeli buu soo qaadanayaaye, Hala karatimeeyo,😂

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 24 дні тому

    Fadlan beenta naga daaya

  • @hasanjama7478
    @hasanjama7478 24 дні тому

    Waar waxaasi iyo ilduufgabigii muuse oo kacsan hawga biqin

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 24 дні тому

    I,c geele dabuu ku dul ciyaarayaa firdhiye waa tuug

  • @Halgame334
    @Halgame334 24 дні тому

    MUUSE BIIXI GEELE MA HORFADHIISAYO WAAYO GEELEVIN BADAN BAY ISASOO HORFADHIYEEENN. GERLE TALO MAHAYO

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 24 дні тому

    Waar ina geele wax uu ssmaynkaro male

  • @Umo580
    @Umo580 24 дні тому

    DHULBAHANTE will not be divided, caac iyo calaacalka jooji😂

  • @jamacxirsi8598
    @jamacxirsi8598 24 дні тому

    Hhhhhhhhg

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 24 дні тому

    Muuse tagimaayo shirqoolkana alle ayaa qaban daalinka

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 24 дні тому

    Beenta iska xaa

  • @rtuqsiile7836
    @rtuqsiile7836 24 дні тому

    Been been😮😮

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 24 дні тому

    Waxasi adeer waa sheeko maskaxdada waxaad ka heshay taas marna niyadaada ayaad ka jeclaatay. Saxib wax kale sheeg

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL 24 дні тому

    Geelle Waxa soo afjaraysa somaliland, balaayo ayuu faraha la galay nimankii iyagoon dawlad ahayn Afwayne gambiyay ayuu isku doontay, Muuse waligii tagi maayo Jabuuti laba goor oo horena wuu diiday

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 24 дні тому

    Waa sheekadii marfeshka ee qaadka baarixiga dabacayuun. Markay baarixi markay cuneen.
    Laascaanood xiog ayaa lagu qabsaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Muuse dirida ayuu qaniinayaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 24 дні тому

    muuse bixi ma maran ba muxu ka doonay ajabuuti oo ay colobeen ma inu sumeeyo raba isaga ha lo yimado yaanu u tegin

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 24 дні тому

    baba u r a layer person what u tilling is 98% sensless

  • @user-qq9dz2ex5z
    @user-qq9dz2ex5z 24 дні тому +1

    Sixun-udhimo-bada-xabashida-lasiinaayo-buu-kajecelyahay-shantaboqol-ee-maxaabiista-ah

    • @IdilCabdi107
      @IdilCabdi107 24 дні тому

      Sixun u dhimo adiga iyo intaad jeceshahayba

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 24 дні тому

    Firdhiye laascaanood isagaa leh ee iidoor maleh sixirka idinkaa ayaa ee maaha dhaqan dhulbahante waa wixii aad kuqabsateen laascaanood