Wareesigaan marka taariikhda quruxda badan ee ciyaarahii soomaaliya laga reebo, waxaa laga baran karaa cashirka ah in guuul walbo lagu gaaro dadaal dheeraad ah ✍️
Kkk haa haa 87.dii oo ka wadday, cakis oo u,sheegay waana iska caadi, woo is dabba mariyey, aniga ayaa hal guri islla daganeen asaga iyo dhalin yarro kalle sana a 89.kii
Haddii aad ka heshay xogta aan soo gudbiyo, fadlan kanaalka SUBSCRIBE ku taageer oo RUKUMO. Mahadsanid.
Shaker thank you
Laacib Qaran, laacib Horseed ahna reer Waaberi asal ah. Alloow ku xafid Cabdiladiif.
Thanks for the second part. Amazing 🎉
Taariiq kubada Somalia ah Abdulladiif waa haayaa Shakir adna waad kasoo maashay😊 shaqa wacan sxb.🫶🏽
Thanks sxb.
Ugu dambeyn qeybti kale waa soo baxday. Mahadsanid.
Taariikh xiiso leh waaye.
Ulxarbi shaqo fiican ayad qabatay ee soo uruuri all Legends intii aad ka gaartid Squadra Della Sabato 🙏
Waa igu og tahay, Caliyow. Mahadsanid.
😂🇸🇴👍 Waa Tariikh Fiican 🇸🇴❤️ 👍😂🤣
Wareesigaan marka taariikhda quruxda badan ee ciyaarahii soomaaliya laga reebo, waxaa laga baran karaa cashirka ah in guuul walbo lagu gaaro dadaal dheeraad ah ✍️
78 istadio muqdisho Lama shirin xiligaas dagalka utopia maya lagu so labtay
Yaa akhii Anigaa kugu arki jiray 80-meeyadii Scuola Polizia. Ma bixin 78dii ee waxaa laga yaabaa inaad ka wado 87dii.
Waa sax, 87 ayuu ulajeeday.
Kkk haa haa 87.dii oo ka wadday, cakis oo u,sheegay waana iska caadi, woo is dabba mariyey, aniga ayaa hal guri islla daganeen asaga iyo dhalin yarro kalle sana a 89.kii
78dii garoonka stadium Muqdisho xitaa lama dhisin, Adigana waxaad leedahay garoonkaas ayaan ku cayaaray. Hadalkaaga isma laha
Garoonka 1977 ayaa la furay, ciyaarta ugu horraysay (1978) ee lagu dheelayna waxay dhex martay xulka qaranka iyo koox Shiinees ah (Leonen) -- tixraaca xogtaan waxaad ka fiirin kartaaa bogga Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya -- archive.footballsomalia.so/english/articles/83/Stadium-Mogadishus-terrifying-and-Jungle-like-appearance