Soomali dhalad ah waaye. Hooyo iyo aabo soomaali ah ayaa iska dhalay. Dad badan oo soomaali ah oo asalkooda meelo kale ka soo jeedo ayaa jira,waana sida loo badanyahay
Shakir good interview masha Allah cabdladiif walaal qaali ah waliba waxiu ogyahay malikaan dhashay he was my favorite plyer not only wabari district but all somalis love him when Iwas youn in my book school we had stachew says , cawo iyo maalin horseed may Allah give him long live Aamiin
@@Shamaca mahadsanid, waan u soo joogay legend Abdiladhiif oo ka cayaaraya garoomada xaafadaha Xamar, isagoo u cayaar- aya Horseed iyo Xulka Qaranka. Seddexdaa heer ee kala duwan midba xiiso gaara iyo xusuus gaara ayey ii wada leeyihiin, isagana u leeyihiin.
Madasha Allaah waa wareysi xiiso badan oo ka turjumaya heerka ay joogtay kubada cagta soomaaliya qarnigii na dhaafay. Walaalkay Shaakir qeybta labaad ee muuqaalka ma noo Soo fasixi kartaa?
@@mahamedbaciise1975 xaga markay aadaan waxay jecelyihiin inay asalkoodii u noqdaan maxaa yeelay berigii hore somaali waa loo soo shaqa tagi jiray maraakiibta intay ka hadhaan bay pasabooradooda googoyn jireen hhhhhh
Ma qabo ama rumaysni inuu Turkish yahay waayo wuxuu dhahay Awoowgay baa xamar yimi oo ahaay ciidankii Dawladii cismaaniyiinta 1915kii. 1915 cismaaniyiin ciidan xamar kama joogin taas been waaye meesha joogay Gumaysigii Talyaaniga oo aad u xumaacid kalena ma jirin hala hubsado reerahan gadguduudan ee nagu jira.
Based on the recommendations of the fans/viewers, I uploaded the second part of the podcast/interview without background music. You can enjoy watching the second episode which is available on the channel. Thank you.
@@Shamaca Oh ok Thank you ! I’m sorry it wasn’t my intention to undermine your efforts you did a great job, that's exactly why I wanted to listen to the interview but with the music I couldn't do it so it was out of frustration that I wrote that, so you’re amazing keep doing what you love to do and Allah will bless you ❤️
Thank you so much for your honest feedback! I always love hearing from viewers like you-it really helps me improve and make better content for everyone. I truly appreciate your kind words and support. Bless you! Baarakallaah!
Anigoo yar ayaan ku fiirsan jiray xerada kooxda horseed galab kasta oo ay tababar leeyihiin timo jilicsan oo badan midabka dahabiga leh ayuu lahaa.
Soomali dhalad ah waaye. Hooyo iyo aabo soomaali ah ayaa iska dhalay.
Dad badan oo soomaali ah oo asalkooda meelo kale ka soo jeedo ayaa jira,waana sida loo badanyahay
Exactly!!! Who cares qabiilkiisa.
Dad badan oo reer jabuuti ah oo zeilac asalkooda ka soo jeeda oo turki ka tafiirmay ayaa buuxa
Cabdiladiif the legend of horseed.
Cabdala maalin iyo habeen horseed Ex jeenyo
Being Somali is bigger than who is Somali, we are all Somali after all !!
May Allah bless Somali people unity, we belong 2 each other, Somali is Somali no matter where he is from, one nation under the blue sky!!!
Beautiful MaashaAlLaah!!!
100 true masha Allah.
Dad Waa dadkii hore hal qoys ayey ahaan jireen❤❤❤
Ma Sha ALLAAH, Waa program aad ufiican, hore u soco Shaakir Maxammed.👍🇸🇴👍
Waa Abti geeygi qaaliga ahaa CabdiLatif Maxamed Bin Maxamed Allah ya barik❤❤❤
Mahadsanid, Kafia Mohamud
Xasuus ayaa geel lagu xero geeyaa
Cabdiladif turki aabihiis bangiga ayuu ka shaqeeyn jiray agaasime guud ayuu ahaa
Wxuu ahaa nr 8 WAALAN, KHARKA DHEXE: ISAGA IYO SHIIKHAALOOW!!! MAASHA ALLAH, NOOLAADA
Shakir good interview masha Allah cabdladiif walaal qaali ah waliba waxiu ogyahay malikaan dhashay he was my favorite plyer not only wabari district but all somalis love him when Iwas youn in my book school we had stachew says , cawo iyo maalin horseed may Allah give him long live Aamiin
Maashaa Allaah, walaalkeey iyo dariskeeyga xalaasha ahaa❤
Viva Somalia wat it is use 2 be and wat it's now, let as work together as Somali again, we can do this as Somali nation!!!
MAA shaa Allah nin culus
Mashallaah guuleysta
A ladiif walaal qaali ah cayaar yahan aqlaaq badan Mashallah
Mahadsanid, Abdisamad Dirir.
Mahadsanidiin 👍
Legend aan kubadiisa kusoo raaxeystay waaye Legend Cabdiladhiif (Caawa iyo Maalin Horseed)
Masha Allah qabo kale waraysiga biisa ❤❤❤
codka iyo cameradaba waa top ,cabdiladifna siwacan buu iskugu xidhay taariikhdiisa iyo iminkaba
Mahadsanid, Sadaam Caydiid.
Waa barisamaadkii, Maasha Allaah
Mahadsanid
Sheeha kooxdii horseed 1985 tii
Shaash,gurey,shiine haye ku dara
Cabdalah Diif waan ku salaamay igu salaam Xabiib iyo families kaaga.
Xusuus maasha Allah abdi ldhiif
Shukran, Adbikhaalaq Shaafici
Masha Allah ilaahey ha ku xafido salan sare
Masha Allah Abdiladhiif, waan ku salaamay aad iyo aad ayan ugu
farxay markaan arkay muuqaada iyo wareysigan aad bixisay, maha-
dsanid. Xaqiiqdii, aad ayaan u xusuustaa cayaartii ugu horeysay aad
u safatay Horseed galabtaas oo da'daaduna aad u yareed. Markii aad
soo kacday oo is-kululeynta bilowday ayaa dadkii garoonka Stadium
Koons oo dhan aad u yaabeen yaraantaada darteed iyo muuqaada guud,
nasiib wanaag waxaad lahayd hab dhismeed jireed oo fiican, xirfad fiican,
iyo akhlaaq aad u fiicnayd, dadweynaha aad ayey kuu jeclaayeen ilaa aad
ka fadhiisatay cayaaraha.
Runtii, markii aad ka cayaari jirtay xaafadaha sida Iskoola Bolisiyo, Liido,
Sappio Rosso, barxadda buulo waraabe iyo barxadda beerta ee Via Liberia,
Ciyaalka xaafadda aad isla ciyaari jirteen waxaan aad u xusuustaa Daahir
Gacameey Allaha u naxariisto, Xasan Tooko iyo Kadille. Afartiina waxaad
ahaydeen cayaartoyda ugu cayaar fiicnaa dhammaan ciyaal Waaberi.
Xasan Tooko iyo Daahir Gacameey, waxaa qaadatay Munishiibiyo, Kedille
waxaa qaadatay Waxool, iyo adiga oo Horseed (Cawo & Maalin) qaadatay.
Xusuus: Xaafadda Waaberi (Xamar) waxay ahayd warshad soo saartay ama
ka soo ifbaxeen cayaartooy aad u badan oo heer qaran noqday Gabdho iyo
Wiillalba ha noqoto Basketball ama kubadda cagta.
Waaw! Hassan Mire, macluumaad fara badan ayaad nala wadaagtay..kolley nin berisamaadkii soo joogay ayaad tahay.
@@Shamaca mahadsanid, waan u soo joogay legend Abdiladhiif
oo ka cayaaraya garoomada xaafadaha Xamar, isagoo u cayaar-
aya Horseed iyo Xulka Qaranka. Seddexdaa heer ee kala duwan
midba xiiso gaara iyo xusuus gaara ayey ii wada leeyihiin, isagana
u leeyihiin.
Shaakir aad baan ula dhacnay sida wanaagsan aad su'aalaha u waydinayso dad inta badan aqoon uma mala Allaha ku xafido Insha Allahu
Mahadsanid walaal. Aad baan kaaga mahdinayaa faalladaada wanaagsan ee dhiirrigelinta leh.
@@Shamaca hore u soco khabiir masha Allah tabaaraka Allah.
Saalax qasin buu u egyahay
Waxaan dareemayaa inaad shaqa fiican qabatay sxb Shaakir, Video ugu horeeyay codkiisi iyo kan farqi weyn ayaa u dhameeya, Guul Team Shamaca
Mahadsanid walaal.
C/ladhiif isku xaafad aan ahayn waaberi laanta oktoobar waxaan aqaanay ilaa 1978 waa nin zaciim ahaa
Waa sheeko xiiso leh
Asc.macalin c.ladiif waaku salamay
Adiga iyo wariyaha
Waan kaa qaadnay walaal.
Maan sha alaah ciyaar yahan cabdi ladies kooxda horseed ayuu uciyaari jiray anigoo aad uyar ayaan maqli jiray cabdi ladies waa turki
Xaafada Iskuraran,waa xaafada Waaberi.Waagaas muqdisho unukaa iska leh,majirin ee dadku walaalo ayeey ahaayeen.wada noolaanshadu
Waa nolol.Muqdisho waxaa degana
Carab, Turk.Hindi,Eretary,Swaxili.iyo kuwo kale oo badan.Hada magalada muqdisho.Waa magaalo qabiil.Quruxumaleh
Waan hubaa in mar kale ay Muqdisho u noqon karto tusaale magaalooyinka metropolis la dhaho ee dad kala kaan ah ay ku nool yihiin.
ابو سراج انت بتكون مدرب مستقبل الصومال
Al-Ustaad AbdiLadiif Salaan Sare. Si fiican baan u xasuustaa waayihii fiicnaa ee Horseed 76 ilaa 82-dii, meelahaas: "Xasan cafiif, Maxamed Ismaaciil, Iskood, Shaash, Maxamuud Kilar, Jeylaani Awees, Cabdi kuus, Saciid Ducaale. Markii dambena waxaa ku soo biiray: Nuur Shaarkey, Shidane, Burci. Waa inta aan hadda ka xasuusto.
Abdi Liini, Osman Baani (Osmaaney), Abdinaasir, Ali Gurey, Biyooley,
Xamaama, Gurey, Faarax Goobe, Xasan Khadar. Inta dhimatay Allaha
u naxariisto, inta noolna caafimaad iyo cibaado suuban ayan Allah uga
rajeynayaa, aammiin....
@@HassanMire-l2l Hassan si fiican, laakiin kuwaani waa dhallintii iga dambeysey baan filayaa. Anigu markaas waddanka waan ka tegey. Horseed Cawo iyo Maalin.
@@maguled Xamaama, Gurey iyo Xasan Khadar waa dhallintii dambe,
laakiin Abdi Liini wuxuuba ka mid ahaa raggii lagu aasaasay Horseed
oo weliba Booliiska ayuu ahaa. Ali Gurey, Osmaan Baani, Biyooley iyo
A/naasir cayaartii Al-Ahli Vs Horseed 1 - 1 ku dhamaatay kooxda wey
u safnaayeen. Osmaan Baani #3 wuxuu difaacaayey #7 Najma A/qani,
Ibrahim Shaash # 4 wuxuu raacaayey #10 Mohamoud Al-Khadiib.
Faarax Goobe, mar dambe ayuu ku soo biiray Horseed, wuxuu ka mid
ahaa raggii hore ee u cayaari jirey kooxdii FIAT sida A/asiis Giftin, Sharif
Karama Ali, Jimcaale max'ed Xaayow, Elvis, iyo Omar Ganjab,
FIAT AMA WAGAD XIDIGII UCAYAARI JIREY CALI MUUSE IYO CALI MIRE RAG LAGABAQO AYEY AHAAYEEN
M Allaah
Waa somali ❤
Waxan xasustaa marki aan yaraa in si aad ah gurigeena looga taageerijiray kooxdii Horseed🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Horseed (cawo iyo maalin) taageerayaal badan ayay lahayd.
Cawo iyo maalin Horseed
Waw haben iyo maalin horset nin culus
Mashaa Allaah cabdi ladhiif waa laacibyadii u soo Halgamay Qaranka soo maaliyeed waa walaaka ilyaas Maanshaa Allaah,walaal ilyaas xagee jooga?.
Asc asxabta wa idin.salamey.marka horey adiga iyo legeng.cabdilatiif. axsan.lacib anigo ah.difoosaha minishibiyo. Marlabad.ayaa.idin salamey.fadlan minishibiyo iyo.horseed.see isku ahaayen.codsi.ii weydi lcabka.cabdilatiif mahadsanid.wll
Reer Cali Mire ayaan halkaan ka wada salamayaa iyo reer Warsame Fuubi.
استاذ عبداللطيف متى بترجع اليمن . خاصة البساتين
Turki-soomaali dheh
Sidaad u tiri ayay aad ugu saxan tahay. Mahadsanid.
Anaa kamid ah dadka ay diriska ahaayeen abdilaiif turki waa kusalaamay
Cabdaladhiif laaciib ayuu ahaa reer waaberi ayuu ahaa horseed ayuu u dheeli jiray xulka qaranka waa uu ku jiray waagaas soomaaliya cayaartooy fiican ayey qabtey horseed kooxda ugu fiicnayd ayey aheyd
Mahadsanid, Abdirashid Farah
Comments kayga waa reer waabari deriskiisa waa runtiis walaalkiis xabiib. Ilaahay ha u naxariisto Adeer Cali Mire ,Cali Mire wuxuu dhalay wiilashiisa casnja ahaa xaafada Jeeri iyo wiilsha ka yar yar Meeshaan ayaan ka wada salamayaa reer waabari oo dhan Afisiyoone iyo Unishef ayaan u dhawayn. .
Aada ayaan uga heli jiray alamiintadiisa.iskol buluusiyo 1984
Asc
Walaalkay waa warbixi fiican lkn plz music ka daa si lo dhagasato warka. Wa iga talo ❤
Shaakir adiga warka ka sug ha horboodin
Horyaalkii ugu danbeeyey ee Horseed qaadey
Horseed iyo waxool ayaa wada
Ciyaarayey habeen ayey ahayd
Ciyaartii oo wax yar ka dhiman tahay ayuu cabdi ladiif goal dhaliyey
Sidaas ayey Horseed Horyaalkii ku qadey
Background music hadaad ka dhaafi lahayd wayersiga wuu ka fiicnaan lahaa intaas
Shariif jeeg na wuu uegyahay
Hada turk miyaa mise somali wye legend kaan
Waa somali awoowgiis aya turki ahaa
@@asdfghjkl1381 wa gartay
Madasha Allaah waa wareysi xiiso badan oo ka turjumaya heerka ay joogtay kubada cagta soomaaliya qarnigii na dhaafay.
Walaalkay Shaakir qeybta labaad ee muuqaalka ma noo Soo fasixi kartaa?
Haa walaa, qeybta labaad ee wareysiga waan soo fasaxayaa.
Asc Shaakir,
Sxb Cabdiladiif baan u baahnaa ee sidee baan ku heli karaa mahadsanid.
Berisamaad waa erey qalddan qarnigii dulmiga ayay ahayd maanta ayaa ka mudan
Waan kula qabaa in uu yahay erey aan macnihiisa la isku raacsanayn.
Oo sheekhow 1915 ma joogin ciidanka cismaanyinta waqtigaa Muqdisho ama somalia.
waagaa 1915 waxa saancadaalaha Italy Gumaysi xun baana ja jiray beledka koonfureed ee somalia sidee wax yihiin ma garan arinkaas.
Turkey waxay jogeen harar iyo berbera.
Wareysi xiisaleh waaye runtii. Qeybta kale la gaaga fadhiyaa😅
Dhegtu 🦻🏼 ha kuu taagnaato kkk
Caawa. Iyo maalin. Horseed
Buugaagta. Madbacada. Soo. Saarta ayuu ku sawirnaan. Jiray
Mahadsanid, Abukar Abdullahi
Barmamijkan love ayuu u qalmaa like sbscrbe wax walba
Aad baad u mahadsan tahay walaal, Jaamac. Qeybta 2-aad ayaan dhowaan soo gelin doonaa.
Fadlan qaybta kale ka reeb codka musiga
Mahadsanid
inaan uganda ku arkay baan moodayey
Maxaa u saartay calanka tirki ninku wuu soomaliyoobay
Waa tusaalayn kaliya ma ahee waa runtaa oo ninku waa Soomaaliyoobay.
@@Shamaca kuwa isagoo kala ah ankran ku arkay xiligi cusmaniyada awowgood yimi jinsiyadii way u diideen
Asc hada waa somail markaa kale waa Türkei mayaa
@@mahamedbaciise1975 xaga markay aadaan waxay jecelyihiin inay asalkoodii u noqdaan maxaa yeelay berigii hore somaali waa loo soo shaqa tagi jiray maraakiibta intay ka hadhaan bay pasabooradooda googoyn jireen hhhhhh
Cabdow zoof aun ex xamar jabjab
Adoowgu aabo miya
Haa.
@@Shamaca suaal kale walaal labo Adeer bu sheegay miyay la socdeen sidasa awoow ugu maleeyay
Maya. Adeerrada uu sheegay aabbihiis ayay la dhasheen oo Muqdisho ayaa lagu dhalay.
Ninkan wareysin. Ma aqaano.
Qeybaha kale noo soo boobsii plz.
Ma qabo ama rumaysni inuu Turkish yahay waayo wuxuu dhahay Awoowgay baa xamar yimi oo ahaay ciidankii Dawladii cismaaniyiinta 1915kii.
1915 cismaaniyiin ciidan xamar kama joogin taas been waaye meesha joogay Gumaysigii Talyaaniga oo aad u xumaacid kalena ma jirin hala hubsado reerahan gadguduudan ee nagu jira.
1914-1918 Cismaaniyiintu Yaman way xukumayeen. Sheekadiis maqal, wuxuu yiri awoowgey asoo ciidanka Cismaaniyiinta ka tirsan ayuu Yaman ka yimid.
@@Shamaca Dadkeena Soomaaliyeed dhibta ugu weyn ee haysata waxaa
kow ka ah inay yihiin dad aan wax akhrin ama wax akhrintu aad ugu yar
tahay xitaa haddii uu yahay qof ilaa jaammacad kasoo baxay. Xukuumaddii
Osmaaniyada, markii la furay Kanaal Zuweyska sannadkii (1886) ee isku xir-
ayey Badda Meditereniyanka, Badda Cas, Badda Gacanka Cadmeed iyo Bad-
weynta Hindiya, waxaa la bilaabay sidii loo burburin lahaa xukuumaddii Osm-
aaniyada oo bariga dhexe, waqooyiga Afrika, Yurubta bari qaarkeed, iyo ilaa waddamada Asiyada dhexe ka talin jirtay.
Haddaba, marba marka ka dambeysay caddaadiska dulsaarnaa Turkigu
wuu sii xoogeysanayey ilaa dagaalkii 1aad ee adduunku bilaabmayey. Marka,
waxaa dhacday markii uu dhammaaday dagaalkii 1aad, in Turkiga keligii weerar
lagu soo qaado siiba in lagu kiciyo dalalkii dhammaan uu ka talin jirey si kacdoon mideysan ah. Markaa waxaa dhacday dhibaato xoog leh inay la kulmaan Askartii Turkiga ee joogay waddamada Turkiga aadka uga fogaa, waxaana khasab ku noqotay inay u gudbaan waddamada ay is-leeyihiin waad degi kartaan wana ku badbaadi kartaan.
Mahadsanid!
Walaal Hassan, mahadsanid. Si sahlan oo la fahmi karo ayaad u sii fasirtay, xog dheeri ahna waad ku biirisay.
Full asoo eh maxaa usoo deyn weysay maxaa wye sheyntakaabiste hanooga sheet keeye😂
Waa la idiin yaryareynaa kkk
Niinkaas tarikhdiisa iyo qoyska reer abtigay yaa aad isku eeg awowgay Haydar Othman oo zeila kaso galay oo jigjiga soo dagay uuna guursaday Shekhash
Waa sheeko kale oo xiiso leh.
The music is so annoying
Based on the recommendations of the fans/viewers, I uploaded the second part of the podcast/interview without background music. You can enjoy watching the second episode which is available on the channel. Thank you.
@@Shamaca Oh ok Thank you ! I’m sorry it wasn’t my intention to undermine your efforts you did a great job, that's exactly why I wanted to listen to the interview but with the music I couldn't do it so it was out of frustration that I wrote that, so you’re amazing keep doing what you love to do and Allah will bless you ❤️
Thank you so much for your honest feedback! I always love hearing from viewers like you-it really helps me improve and make better content for everyone. I truly appreciate your kind words and support. Bless you! Baarakallaah!
@@Shamaca ❤️❤️❤️
@anaisdesjardins3282
I am also a blogger. If you like reading in Somali, you might want to check out my blog: www.shamaca.com
Waar dadkan inaga hubiya, xiliyadaas waxaa jiray israeli yiin badan oo Soomaaliya soo galay oo isqarinaya ilaa iyo maanta
Qof aadan aqoon u lahayn oo hadda kuugu horeyso afka hala
soo aadin. Waa nin kaa waddanisan kaana waddan jecel, dalka
iyo calanka iyo sumcadda ummadda Soomaaliyeed si dhab ah u
difaacay.
Orom yahow afsoomaaliga bartey cidbaa kaa xigtey xiligii awoowgaa u soo qaxay soomaaliya, edebso soomaali waa soomaali, xataa adiga. Qarankana wanaag ku difaac, kala qeybintana jooji.
Qof somali ah oo muslim ah in aad kutilmaamto israel waa nasiibdaro ee adiga ayaa ubaahan in laguhubiyo
Intaad taqaaney waa dhaaftey….91 kaada iska joog xoolo aan umada ka xishoon.
كابتن عبداللطيف مواطن صومالي