WARAYSIGA QAYBTA 4 AAD : ASAASKII URURKA AL-ICTISAAM ( AL-ITIXAAD ) || SH.MAXAMED CABDI DAAHIR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • ✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.

КОМЕНТАРІ •

  • @AbdallaMuhamed-y4j
    @AbdallaMuhamed-y4j 8 місяців тому +6

    ما شا ءالله

  • @AbumucaadArrabassi
    @AbumucaadArrabassi 8 місяців тому +2

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك شيخنا الفاضل ❤

  • @AbooHaarith
    @AbooHaarith 8 місяців тому +4

    TabarakaAllaah

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr 8 місяців тому

    taas macneheedu waxaa weeye waad fashilanteen ilaa qof ilaahay u naxariistay maahane waxaana ka dhshay waxaan wada ognahay

  • @XassanaxmedXassanaxmed99
    @XassanaxmedXassanaxmed99 8 місяців тому +2

    Magacay dooni hala soo baxaane waxay ku biya shuban uun inayna umada somaliyeed ay duulaan ku yihiin

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 8 місяців тому +1

    Ragii Aas-aasay baa taagan urur diimeed looma baahna. Sheekh Berberaawi baa fikirkaas qaba, Ictisaam ina Itixaad ina Al-shabaabna waxay rabtaa inay xoog Somaliland iyo Soomaalida kaleba ugu taliso! Waa in Dhulalka Soomaalida iyo Gobolkaba laga mambuucaa ururkaa Dhiigga faraha kula jira.

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 8 місяців тому +1

    Waan garne urukaas ahaa urur siyqsadeee .waxa noga warantan ururada SNM .SSDF.USC madam kuwane yahiin kuwa siyasaded

  • @omarmediashow2765
    @omarmediashow2765 8 місяців тому

    Ictisaam wa ninmankii shaley fatwoonayey in lala dagaalamo dowladaha usoo kaxeysta dhulka muslimiinta gaalo kadibna ku baa.bi.iya inay murtadiin yihiin oo lala dagaalamo maanta se ayagiiyaa fatwoonaya in baarlamaanka lagu biiro
    DIINTU ISMA BADASHEE AADMIGAA DAYOOWA

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 8 місяців тому

    This reminds me Tubac Shakur killer going around singing how he had murdered Tubac. This Arab hitman is explaining better what is wrong with Somalia. Brst research materials here folks.
    Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals who went to the air on these two channels even sing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia

  • @omarmediashow2765
    @omarmediashow2765 8 місяців тому +1

    Wadaadku dagaalada berigaa soconayey ee Ethiopiaanku soo duuley dalka lagaga saarayey asagu muxuu oga soo horjeedey mise waa jadiidiyo fitnu u arkaayey..?