An Podcast: Muxuu Sh Aadan Sunne Kusoo Arkay wilaayaatka Lagu Maamulo Shareecada Islaamka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 91

  • @FarduusAxmed-t2m
    @FarduusAxmed-t2m 3 дні тому +1

    ‏‪28:22‬‏ ‏‪28:25‬‏ ‏‪28:27‬‏ ‏‪28:27‬‏ ‏‪28:28‬‏

  • @ZultanAmin-qs8jw
    @ZultanAmin-qs8jw 13 днів тому +9

    Khawaarij umada alle ha idinka qabto

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 13 днів тому +5

    Sheekhan wey fidneyen argagixiso u heyen, diintii bey ku ciyaren dad muslim ah bey qarxinatan subxaanallah sharkiina Illahay dadka idinka soo qabay.

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan

  • @axmedkanada853
    @axmedkanada853 14 днів тому +9

    Allaahu Akbar ilaahay ha Ku xafido Sheekh Adam sunne wadaadka daris dhaw ayaanu ahayn waa runtiii walaahi si xun baa loo dhibaaateyey kaliya waxa lagu haystay maxaad xaqa u cadeynaysaa.

    • @waadax.Sports
      @waadax.Sports 11 днів тому +1

      Mahadsanid wllo

    • @SalaamaKaamil
      @SalaamaKaamil 11 днів тому +1

      Ana khudbadiisa jimcaha Ayan dhagaysan jiray nin xaqa cadeya ayu aha allow barake

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 9 днів тому

      @@SalaamaKaamilhaa masha Allah illahay haka dhigi midki kushahiida Hargeyso isago miineysan, geesi

    • @adammohamet9817
      @adammohamet9817 9 днів тому

      😅😅😅😅​@@American_patriot110

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 7 днів тому +1

    Dhibaataada dadka kulaaso laabo. Hargeisa waliiba ee soomaalida kale qarax horey ayay ugu dharagtaaye

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 2 дні тому

    Sidi loo eryaay ayu noqday commenndwr arsinal ah

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 5 днів тому +1

    Khawariij nacald rabi alle ha idinku rido gaaalo yuhuud u shaqeyaaa tihiin galayahy galdu dhashey

  • @ٱميره-ك1ب
    @ٱميره-ك1ب 9 днів тому +1

    Allah maxaa islamka iyo idinka kala fogtihiin ,aduunyo raadis baa tihiin idinka dhan

    • @mohametkingzame4874
      @mohametkingzame4874 5 днів тому

      Kn wa runtis wlhi wa la dhibay Ana oga xaaladisa lkn kuwan uu ugalay e shabaabka ah waxodu masaxna lkn isagu gaalada iyo amxaradu necbaa wa dacad dintisa aad u aqaana

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 5 днів тому +1

    Waa in chanell kan laxidhaa sida ugu dhakhsaha badan

  • @abdirashidismail6088
    @abdirashidismail6088 13 днів тому +4

    Macnaha hirjada من بلد الكفر الي بلد. الاسلام weye khawarijeey

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan

    • @abdirashidismail6088
      @abdirashidismail6088 5 днів тому

      @HAMSEABDISAMADAHMED Somaliland ma galaa kunool oo juboyinka muslin ah Mase kharash iyo naar ba lasooradsady

  • @UztadMuxyadiin
    @UztadMuxyadiin 8 днів тому +1

    Sheekhana adan sunah libaaxi halgan dheer kadib fakaday

  • @saciidxasancali2317
    @saciidxasancali2317 13 днів тому +2

    Jihaadkaan koofurta bis loosoo aadaayo ilma adeer yaalow maad 4.5 noogu qeybisaan oo aad woqooyiga gaarsiisaan 😂😂

    • @SalaamaKaamil
      @SalaamaKaamil 11 днів тому

      Wax yar sug somali oo dhan wala garsin I.a

    • @SafiyoFarah-j4u
      @SafiyoFarah-j4u 10 днів тому

      @@SalaamaKaamilAllow hana soo gaarsiin waxaasi xaq maahane

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Kaftan ma gasho shareecada islaamku .

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 19 днів тому +2

    Intaa alqaacida kujirtaan oo dalkayna kusoo hogaaminaysaan gaalo iyo ururo aan lahayn wax hadafa oo umada soomaliyeed aan kashaqayn ahaynin
    Inaad umad xoraysaan iska dhaafe umada Muslim ka ah inaad xoraysan lagama yaabo
    Dowlad nimana laydinka sugimaayo caqligiinu siwaaqiciya ha ushaqeeyo
    Ooo noqda qanciya somalida mueaxidiinta ah
    Kaliya inaad qancisaan alqaacida ha ushaqayninee
    Noqda dhaqdhaqaaq maxaliyada vision iyo mission

    • @cabdimajiidhussein6082
      @cabdimajiidhussein6082 19 днів тому +2

      Hayee ha qanciyaane adna marykanka iyo reer galbeedka kusoo qanci inay dadka muslimiintaa dhulalkooda oo dhan uga baxaan diintooda,naftooda, cirdigooda maalkooda iyo khayraadkooda u amaan galiyaan yuhuudana taageerada ay siinayaan Ka joojiyaan ..
      Ma hadii kale aamuska kuu khayr badan...

    • @Gyyhir1134
      @Gyyhir1134 19 днів тому +1

      @cabdimajiidhussein6082 astaq furulaahi
      Oo ani ma ilaahay wxuu sheegay wax kaduwan ayaan soo kordhaaa
      Gaalo kaa raalinoqo maayaan intaa karaacdo ani madhihin
      Midakale gaalo raali gali kuma dhihin halkaas hala aadin
      Ee dadka Muslim ka ah ee soomaliyeed wxii udana ayaa kuu sheegay

    • @cabdimajiidhussein6082
      @cabdimajiidhussein6082 18 днів тому

      @@Gyyhir1134 oo maxaa dadka Dan u ah. Ma inayn isdhiibno mise inayn wax iska dhicino taagteenu halkay doontaba ha ina dhigtee waayo dagaalka soo duulaha laska dhicinayo wax Ka horeeyaa ama Ka waajibsan ma jiro oo aan iimaanka ahayn.

    • @Ismannur15
      @Ismannur15 16 днів тому

      ​@@cabdimajiidhussein6082
      Wax badan ayaa kaa qaldan iyo sida ad ufikireso adunka maanta waxa uu ku dhisan yahay dowlado iyo heshisyo calamiya Diintana madideso arintaa
      Tanlabaad musliminta awood kuma lahan calamka
      Marka dan teena waxa ey kujirta sida Afghanistan oo kale dowlad somaliya oo kaliya ku eg in an dhisano dadka jihaadka calamiga ka shaqeeyo ee somaliya joogo in dalka laga saaro iyo qaraxyada gobaha dad wenaha la joojiyo iyo dilka askarta iyo shaqalaha dowlada wayo kuwaas waa bulshada qebehada kala duwan nadamkii markaas talada heesto ayey iskala shaqeyaan dilkooda faido malahan umadana cabsi waqti dheer kuma jiri karaan
      Wahubaal hadii ey intaas sameyaan xunka mar un gacan tooda waa uu gali dona
      Aniga matagero group hubesan lkn waxaan amin sanahay wadaniyada
      Tugada iyo jajusyada talada haayo waa ey ka dacad san yihiin Lkn waa hadey ka tanasulan dhiig dadinta iyo jihaadka calamiga

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 5 днів тому +1

    Khawaarijta budcada diimeed ilaahay musiibo haidku rido degdega yaa idiin baneeyay inaad dadka muslimiinta ah aad dhiigooga banaysataan yaa idiin baneeyey inaad gaalaysiisaan dadka muslimiinta ah maalin daw waa laidin soo afjarayaa in shaa alaah

  • @SmilingLakeHouse-ok6kj
    @SmilingLakeHouse-ok6kj 8 днів тому +1

    Waar wax caadiya soo gudbiya,

  • @haa8793
    @haa8793 9 днів тому

    Shabab iyo dowlada xalane ayaa lagabilaa biidniAllah somalia gaalo weykaxurowi biidniAllah gaal iyo gaal lajiren

  • @Amiinhashi-z8m
    @Amiinhashi-z8m День тому

    Dabcn hrgysa mrkd ka tagty xata qoyskii ad mamulausay xata cadaladii ka tagen o dadka dulminayaaan

  • @aa.i6233
    @aa.i6233 10 днів тому

    Ragga somaliyeed inti nolosha ka dhacday ee ugu fahmad iyo aqoon gaabneyd aya argagaxisada alshabaab rijaal ku noqday oo cuqdadi ay bulshada somaaliyeed u qabeen ayey xasuuq kala dhaceen iyo dilal gaadmo iwm

  • @JawahirAdamdirir
    @JawahirAdamdirir 17 днів тому +1

    In dilaan ficnaan laheed sheydan dhiig muslim in daadiyo so aday waye

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan.
      Aakhiro ayaa laynagu Kala saari doonaa .

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 12 днів тому +1

    Maxay taxiid ka og yihiin kufrigay u khidmeeyaan iyo qarxinta dadka soomaaliyeed

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 15 днів тому +1

    Xasuuqa dadka muslimka ah baad u soo bannaan baxdeen idinkoo ku hoos dhuumanaya diinteena suuban una shaqeeya yahuud iyo nasaaro calooshooda u shaqaysta yaal baad tihiin dhuunto laydinku dhag oo kansar idin laaye

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Dastuurka raali baad ku tahay .
      Kitaabka RABBI in laga santaago raali baad ku tahay !
      SubxanaLLAH!

  • @celmiaccedemy1766
    @celmiaccedemy1766 9 днів тому

    Nin cuqdad la cararey weeeye show gaalku😅😊😊

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan.
      Aakhiro ayaa laynagu Kala saari doonaa .

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 13 днів тому +3

    Wax fcn maad samyn nin ciishan ficilkiis baa samysay

    • @SalaamaKaamil
      @SalaamaKaamil 11 днів тому

      Wa benta wayo shkhu alle dartii aya lo dhibay alle darti ayuna u baxay wxuna tagay dhulka sharecada rabi lagu mamalo

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 11 днів тому

      @SalaamaKaamil shareecada hka been sheegin dhiiga muslimka waa ilaalisaa diinteena idinkuse waa baneesateen allaha idinka aargoosto inta aad uma somaliyed dhibteen

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan.
      Aakhiro ayaa laynagu Kala saari doonaa .

  • @AxmadabdiOpsiye
    @AxmadabdiOpsiye 3 дні тому

    Gow waar jihaad hadaad eabto qasu yaaala yuhuda muslumiinta xasuuqay wax dufacay ubaahan yihiin e tag alshabaabtu yey la dagaalamayasa makiristanba joiga miyaaney musli tukanya miyaanu ahyn aar ilaahy haku been abuuurane jihaad hadad rabto haljan mayaale qasa qabo tuug ilaahy ku ben aburaanya suaal ban qaba sheekh cali dhere muxu isu qar xin waayey ileen wakan jano udagaalmaye caruurta yar yarb7 dabka ku guraya isaga janada miya laga xiga hhh 😊

  • @abdihakimsaney2423
    @abdihakimsaney2423 12 днів тому +2

    In la dilo ahayd

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 12 днів тому +1

    Dadkaan haday run sheegayaan Why uqarxin waayeen ABAARSO UNIVERSITY BARWAAQO.1WM
    waamaxay janada taal koofurta okaliya yaaaaab

    • @SalaamaKaamil
      @SalaamaKaamil 11 днів тому

      Waxas wa loso socdaa ee hala sugo insha allah

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 8 днів тому

    Suni alshabaab weeye wana dila banaysatay dhiiga dadka islaamka ah ee somaliyeed isheeg ayada ku banaysay inaad na layso maxaan ku dhinay aabe 70 jor ah ba tahau oo diin sheeganaya miyadaan ilahay ka baqayn dulmigu inu mugdi yahay so ma ogid

  • @goleyins..9393
    @goleyins..9393 11 днів тому

    Ilaahay umada haidinka qabto

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan.
      Aakhiro ayaa laynagu Kala saari doonaa .

  • @Abuukarabdullahi-y8h
    @Abuukarabdullahi-y8h 11 днів тому

    57:45 .. adiga ayaa iskudhaga hadalay oo madfaca waa labo labo deeesaa matadana waad qarxisaa masajidka iyo kitaabkana waa nooga horeesaa ... bal eeeg sidaa iskugu marqaati furtay

  • @Shaafici-g7z
    @Shaafici-g7z 10 днів тому

    Aadan shaydaan weeyi ee maaha.aadsuni!!!

  • @ismailhassan6755
    @ismailhassan6755 8 днів тому

    Naclad idinku dhacday

  • @masartransportation3849
    @masartransportation3849 10 днів тому

    Waa nin waalan oo qariban

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh 6 днів тому

    Beenale ka been bdn wlhi inaanu jirin sh diinta si saxa ugu adeegana wuu isku arkaa nacalaa iyo khawaarijta athyba kutaal

  • @awilmahamoudkargoos9587
    @awilmahamoudkargoos9587 6 днів тому

    Alle umadda kaaqabay

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan.
      Aakhiro ayaa laynagu Kala saari doonaa

  • @shucayb1226
    @shucayb1226 17 днів тому

    Xagjir aadan dunno waxaad aheyd sheekh Ummada soomaaliyeed u hanweyneyd oo aqoon diimeed LEH
    Balse waxaad kubedelatey leynta iyo daadinta dhiiga muslimka oo Alle inaga reebey taasoo ah mid ilaahey idinkugu ciqaabi doono dadkaad leyseeen

    • @SalaamaKaamil
      @SalaamaKaamil 11 днів тому

      Benale hadad qirayso inu fiicna hada jihadka marku yimaday miyu kula xumaday

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan.
      Aakhiro ayaa laynagu Kala saari doonaa .

  • @Shaafici-g7z
    @Shaafici-g7z 10 днів тому

    Waykufidneeyeen jaahilbaad tahay waykugurogantay diintuilaahay hakusoo hanooniyo

  • @KhaalidMaxamed-w1m
    @KhaalidMaxamed-w1m 17 днів тому +1

    Beenaale shaydaan tagfiiri ah

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan.
      Aakhiro ayaa laynagu Kala saari doonaa .

  • @cabdishukursaleban-eh7pk
    @cabdishukursaleban-eh7pk 15 днів тому

    Adiga malaha uga dhow gaal nimada dadka aad gaalaysiinayso

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan.
      Aakhiro ayaa laynagu Kala saari doonaa .

  • @Shaafici-g7z
    @Shaafici-g7z 10 днів тому

    Aadan shaydaan!!! ‏‪15:44‬‏

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Aduu dastuurka inuu ku raali noqdo miyaad rabtay .
      ILAAHAY ha ku hanuuniyo kitaabka RABI in la diidio wax fudud baad u malaysaan.
      Aakhiro ayaa laynagu Kala saari doonaa .

  • @abdullahiabdusalam943
    @abdullahiabdusalam943 11 днів тому

    Caqliga hawiye waligiis isbaaro iyo boob ma dhaafin

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 12 днів тому

    Beenyo iyo isaaq u shaqayn buu wadaa

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 18 днів тому

    arsenal alle idin xisaabin😮

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 5 днів тому

      Xasan sheekh iyo xulufadiisa oo diiday in kitaabka RABBI laysku xukumo dawlad bay kuu yihiin .
      Kitaabka RABBI kii dhahay ha laysku xukumo , maraykanka magacuu u bixiyay ayaad ku caysaa .
      ALLE ayaa Ina Kala xukumi donee iska suga walee waa bari qiyaamuhu .

    • @mukhtarfarah969
      @mukhtarfarah969 5 днів тому

      @HAMSEABDISAMADAHMED
      kkk
      kitaabka alle cid diida ma jirto
      lkn kuwani diinta been ayay ka sheegeen

  • @AbdurahmanOmer-tk8mw
    @AbdurahmanOmer-tk8mw 14 днів тому

    😂😂😂 wad so hijrootay ku lahaa

  • @KhaalidMaxamed-w1m
    @KhaalidMaxamed-w1m 17 днів тому +1

    Aadan bidcoole car is qarxi

    • @asadyare6440
      @asadyare6440 15 днів тому

      waa sunni faasiqyahow, ma bidco ayey gaalada ku xirayeen inta mar ee la ciqaabayay