Wale majeertaan karti iyo adeg allah waa siiya, siyas bare,usc, alitixaad, snm, al shabab kulikood weey iska difaacin ka guuleystin markaas somalida ku dahay mj waa fuleyal aniga waxa ku daha hal meter mj leyahay mala ka heeysta waa maya geesinimo intaas igu filan
Adeer Siciid Aadan waa mahadsantahay .. Saliid buur ma ahyn ee tog buu ahaan. Buuraha Cal madow hoos maraa . Ituxaadkuna buurahaas ayey galeen OO aan gaari mari karin
Ninkan odagaa waa difaacay in ay wahaabiyada weere yihiin wuxuuna eeda uu ku tuuray dad aan la aqoon sidoo kale wuxuu wahaabiyada ku leeyahay askarta ayaa dagaalka riday. Ee hogaan moodu ma ogeyn.
Tugadi al itixaada
Wale majeertaan karti iyo adeg allah waa siiya, siyas bare,usc, alitixaad, snm, al shabab kulikood weey iska difaacin ka guuleystin markaas somalida ku dahay mj waa fuleyal aniga waxa ku daha hal meter mj leyahay mala ka heeysta waa maya geesinimo intaas igu filan
Sxb goormay snm iyo m j islaayeen taariikhdaa garan waayey bal ixasuusi haday jirto?
Siyaad Bare aa! sowtay soo noqdeen oo is dhiibeen , Kismaayo Ogaadeen baa qaatay iyo Mareexaan ku haysta! Majeerteenkii degi jiray Koonfur kuli waa soo qaxeen! Guusha Aad sheeganayso meeday! Shantii gobol iyo Buhoodle waxa ka soo Harry 2 gobol iyo laba demo! Soomaali walba wuu joogaa tuuladiisii! Dabare xitaa waa joogaan tuuladoodii Diinsoor, ee waxa Ła isku hayaa waa miisaanka siyaasada ee gobolada! rime ministerka maxaa loo siiyay Ogaadeen! Majeerteen waa uga dartay Mahbarnimadii!
@@cawilfaanto8994 ina abshir warde yuuu ahaaa so mj maahayn ninkii hargaysa ka aargooyey markey afwayne u shaqaynayeen o mj ceelashoda sumynayeen
Adeer Siciid Aadan waa mahadsantahay ..
Saliid buur ma ahyn ee tog buu ahaan.
Buuraha Cal madow hoos maraa .
Ituxaadkuna buurahaas ayey galeen OO aan gaari mari karin
Ninkan odagaa waa difaacay in ay wahaabiyada weere yihiin wuxuuna eeda uu ku tuuray dad aan la aqoon sidoo kale wuxuu wahaabiyada ku leeyahay askarta ayaa dagaalka riday. Ee hogaan moodu ma ogeyn.
Ninkan waa nin aamisan figriga wahaabiga ama la dhacsan waxaa laga fami karaa war bixintiisa.
Waaa tuug wahaabi ah kaad wareysatey juxow 😂 nacalad qabe weeye ninkii mj danbi ka gly xitaa mj hdu yhy dhulka hala dhigo wixii cadow mj uso raaca
Beenlow
Yaa kuwareesaya tuugyahow