MUQAAL XAFADA SYOKIMAU /YAMIN STATE NAIROBI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2022

КОМЕНТАРІ • 64

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 2 місяці тому +2

    ماشاءالله تبارك الله لاقوة إلابالله
    اللهم بارك.

  • @ashashire2697
    @ashashire2697 2 місяці тому

    I was born in Kenya , lakini I will not buy house in Kenya but buy one in Somalia .

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 8 місяців тому +1

    Mansha allaah qurux badanaa ❤🎉 yurub iskoolka iyo isbitaalka waa free walee yurub waa Hooyo

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Рік тому +2

    masha allaha guuleso walal ❤❤🇸🇴💯👍

  • @qalimoha290
    @qalimoha290 Рік тому +5

    Masha Allah waa xaafad indhaha u raan qofkii tagaa haba ka bixin baa qabanaysa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому +2

    Asc walalo mahadsanid inad bilicda nairobo natusto 👍❤👍

  • @aminadiriye7915
    @aminadiriye7915 Рік тому +2

    Mansha allah waa state ad u qurux badan

  • @kamal171
    @kamal171 Рік тому +5

    Biyo La aan waa nolol La aan

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Рік тому +1

    Maasha Allah beautiful. Nice weeye

  • @ibnusalahmohamud9367
    @ibnusalahmohamud9367 Рік тому

    Beautiful state house and thank you for your service to inspire us

  • @zeefarida
    @zeefarida Рік тому +1

    Masha Allah, abayo waa muqaal muhiim ah. Mahadsanid🙏🏽❤️

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Рік тому +1

    Beautiful house maaashaa Allah

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial Рік тому +1

    Maasha allah tabarakallah abaayo horu mar wacan wa ku saaray🥰😘

  • @hodanadanofficial
    @hodanadanofficial Рік тому +1

    Masha allah
    Allaha kubarakeeyo noso badi xabibti

  • @user-lk3yt2yr3g
    @user-lk3yt2yr3g 3 місяці тому +1

    Abaayo noloshu guri MA'ahan EE waa biyo ,, guryuhu hada ney biyo lahayn no lol MA'ahan waxbo haxayeysiin

  • @aminadiriye7915
    @aminadiriye7915 Рік тому +1

    Illahay ajar hakasiiyo sida quruxda badan oo nagu sharaxdey

  • @ciiltire8467
    @ciiltire8467 Рік тому +1

    Mansha alaah aboyooy meshan South c ayay u ektahay xitaa gudaha qolalka

  • @user-sk8bn2bj2u
    @user-sk8bn2bj2u Рік тому +1

    Mahadsanid walaal

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 11 місяців тому

    Abayo khayr Allaha kaa siiyo sidaad daacad noogu tahay oo wixii cillad ah noo sheegte biyo la aanta waaba la isku hoos galiyaa nairobi oo cillada maba laguu sheegayo

  • @faaisacabdikarim2039
    @faaisacabdikarim2039 Рік тому

    Mnsh Allaah qali❣💘💘💗💟💟💞

  • @umuamiiromuminin1288
    @umuamiiromuminin1288 Рік тому +1

    Masha Allaah Barakallaa❤

  • @intel76
    @intel76 Рік тому

    Allah,,

  • @user-kf7mu2vo2e
    @user-kf7mu2vo2e 6 місяців тому

    Manshallah

  • @Zara-pj2sq
    @Zara-pj2sq Рік тому +1

    Masha allaah

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 Рік тому +1

    Masha alaah tabaraka laah

  • @murayomohamud1768
    @murayomohamud1768 Рік тому +1

    Mansha Allah waa qurux

  • @HodanCookingandBeauty
    @HodanCookingandBeauty Рік тому +1

    Maashaa Allah xabty 😍😍😍😍😍😍😍

  • @ikrammahamoud
    @ikrammahamoud Рік тому

    Mansha allah

  • @user-lk3yt2yr3g
    @user-lk3yt2yr3g 3 місяці тому

    Walaal sikomoo Nairobi mahan EE waa county of majaakoos SIDAAS UGU sheeg dadka , OO Nairobi kama tirsana cisbitaaladu way ka fogyihiin ijaarkuna waa qaali OO uma qalanto??

  • @xaawocabdi5834
    @xaawocabdi5834 Рік тому +1

    mash allh🥰🥰🥰

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville Рік тому

    Mshlh Sacdio mahasanid sister ❤❤❤❤❤ Qiimaha lacagta waa qlaaday sarifkaad isku qaladay iskasax abayo
    4rooms $470
    6rooms $612 saas inaytahay filaa jzklh
    Thanks

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 Рік тому

    👍✅

  • @sharmaboyfans6571
    @sharmaboyfans6571 Рік тому

    Hore usoco abayo

  • @aminaadan7247
    @aminaadan7247 8 місяців тому

    Sacdiyoy dadki dhan ba kenya uso rartay wadanki yalogaso tagaya

  • @hodanfarah1907
    @hodanfarah1907 Рік тому +1

    😘😘😍😍

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville Рік тому

    Parkland kulaabo meeshaas shidane Sacdio sister😅😅😅😅😅

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Рік тому +1

    Walalao meel there is no water not good

  • @yarka4574
    @yarka4574 Рік тому

    Maryooley. Somalia maad dhisataan. 😆✌️😱📸

  • @kabarotv8104
    @kabarotv8104 Рік тому

    UNOOLOW THANKS

  • @saadiahappy7173
    @saadiahappy7173 Рік тому

    Phase 5 donholm soo samey abayo

  • @fathiaa1437
    @fathiaa1437 Рік тому

    Salam walalo guri baan meeshan uga baahna marks mai siinkarta telephone ka dadka kireeya guryahan kireeya.thanks

  • @ayandersha7820
    @ayandersha7820 Рік тому

    Ascs abaayo masha alllah namber iso qore

  • @kamal171
    @kamal171 Рік тому +3

    Abayo waxan guri ku leyahay xafada (New Njiru Town) 3 Mile bey idin jira e hadaad awoodo noosodub pls thanks

    • @sadiyomusse8605
      @sadiyomusse8605 Рік тому +1

      Insha allh wll

    • @maansanchannel
      @maansanchannel Рік тому

      Abaayo xaafadaas 2020.dad badan oo u guurayo ayaan arkayay ee hada ma dhisantay mala qurxiyay

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Рік тому +3

    Horta reer mudug yaa nagubaray UA-cam??

  • @saidohn8126
    @saidohn8126 Рік тому

    Guriga lacagtii mashegin waa imisa kirada abaayo 2 qol iyo fadhi malaga helaaa

  • @umomushtaaq2205
    @umomushtaaq2205 Рік тому +2

    hal qol ma laga kiraysan karaa abayo iso jowaab aniga hal cunug ban wata ma i anfacayaa qaali pls repely iso gal walshy

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Рік тому

    Soomaali iyo nadaafad aa??. Walaahey wax fiican baad kadleysa waksal.
    Waa horumar. Soomaalida Kenya waxaa lagu caayaa nadaafad xumo.

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 Рік тому +1

    Asc abaayo guryahan hadii ay guryo iib ah ka banaan yihiin nala soo wadaag iyo qiimaha la iibiyo. Meel aan kaala soo xiriiro mahayo guryahan ayaan ka heley hadii guryo Iiba ku jiraan iyo qiimaha

    • @alxamdulilaah1967
      @alxamdulilaah1967 Рік тому +2

      guryo iib malahan dulkaa ibsaneysaa wadisaneysaa hadaad ubahantahy wan Kaa cawin karaa

  • @khadarabdulle6584
    @khadarabdulle6584 Рік тому

    Hahahahahaha Sikiyama

  • @maymunamire5078
    @maymunamire5078 Рік тому +1

    Asc abaayo whattsapp ma leedahay

  • @faidochannel7486
    @faidochannel7486 Рік тому

    Meqo waye. Kiradisa abayo