Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Allaha noo yasiro, ilmaha alla noo xifdiyo aamiin,
Illahay dhamaanteen owlada hano xifdiyo abaayo adnah illahay ajar haka siiyo
Allaha umuraha hanoo sahlo
Walaale waa yaab walidkii hawshoodii bay gabeen . Ani 7blood baan daganaa kenya hada waan kasooguuray Oman baandaganahay salalah cajiib
Abaayo oman see waye xaga quranka aqbar iga sii
qarashkeeda kawaran saaid miyaa
Cumaan waa carab ka ilaasho ilmaha,
Asc abaayo oman nooga waran
Dalkii iyo kenya haddii aysan isba dhaamin maxay dalka qalaad soomaalidu ku maagtay ee kooda u iimaansan waayeen ay micne garanayaan labada wadanba jidka markaad marayso dhiiqaad cagaha ku qaadan dac ceel baad moodaa😁 xag amni,dhaqaale, wax-barasho, not much difference markaa maxay soomaalidu isugu kakabinayaan kenya?
YAA BILO WAX SIIYA HADI ABBE SUUQA GALE😂😂??
Naagtaan nimaka soomalidu maxaa kudiray kenyatiga gabdha uureeyo ma aragto miyayaa balaayada iskuulada maakahadashid
Gabadha ka xishood waryaa
Nimanka somali waa nimanka ugu ilmo dhal badan hadana ugu dayaca badan waana qayru masuul
Bismillahi inlayn kenya loo yaacayo waa meel khatara wadankiina imaada meel idiin dhaanta malahanHadii gangs iyo drug dealing ka jirto maxay kaga duwan tahay meelahay ka yimaadeen
Allaha noo yasiro, ilmaha alla noo xifdiyo aamiin,
Illahay dhamaanteen owlada hano xifdiyo abaayo adnah illahay ajar haka siiyo
Allaha umuraha hanoo sahlo
Walaale waa yaab walidkii hawshoodii bay gabeen . Ani 7blood baan daganaa kenya hada waan kasooguuray Oman baandaganahay salalah cajiib
Abaayo oman see waye xaga quranka aqbar iga sii
qarashkeeda kawaran saaid miyaa
Cumaan waa carab ka ilaasho ilmaha,
Asc abaayo oman nooga waran
Dalkii iyo kenya haddii aysan isba dhaamin maxay dalka qalaad soomaalidu ku maagtay ee kooda u iimaansan waayeen ay micne garanayaan labada wadanba jidka markaad marayso dhiiqaad cagaha ku qaadan dac ceel baad moodaa😁 xag amni,dhaqaale, wax-barasho, not much difference markaa maxay soomaalidu isugu kakabinayaan kenya?
YAA BILO WAX SIIYA HADI ABBE SUUQA GALE😂😂??
Naagtaan nimaka soomalidu maxaa kudiray kenyatiga gabdha uureeyo ma aragto miyayaa balaayada iskuulada maakahadashid
Gabadha ka xishood waryaa
Nimanka somali waa nimanka ugu ilmo dhal badan hadana ugu dayaca badan waana qayru masuul
Bismillahi inlayn kenya loo yaacayo waa meel khatara wadankiina imaada meel idiin dhaanta malahan
Hadii gangs iyo drug dealing ka jirto maxay kaga duwan tahay meelahay ka yimaadeen