Mahad Ismail Ali Abokar - Wareysi #1/2- Madaxweyne ku xigeenki ka hor yimid Kacaanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 бер 2023
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

КОМЕНТАРІ • 201

  • @habonosman4450
    @habonosman4450 Рік тому +8

    Masha Allaah Mahad good to see you brother deriskeygii xalaasha ahaa iyo my class mate. Hadaad qoraalkaan aragto iigu salaan wiilo sabaax iyo caruurtii dhamaan adigana aad baan kuu salaamayaa .

  • @khadraali1706
    @khadraali1706 Рік тому +11

    Mahad isku school baan ahayn isaga iyo walaalihii ba waan salaamayaa iyo reer jamal cabdinasir

  • @abdibaalxeef6513
    @abdibaalxeef6513 Рік тому +8

    Mahad Ismail Cali Abukar mashaa Allah Waxaan marqaati Ka Ahay sxb wanaagsan Walaahi been ma sheegin Taas wan ku qiray sxb wardhiigleey Holwadaag Iyo Hodan kuligood sxb baad la Aheed Waxaan Rabaa sxb badaada Kuligood ma wada xasuusataa salaan sare Been ma sheegin Ogaada si wanaagsan Ayaan Ayaan u garanayaa Ciyaal baraf ma aheeynin Ninkaan mahad

    • @mahadmariyaa
      @mahadmariyaa Рік тому

      Mahad also was my friend in the 70s. We were both members of ubaxa kacanka. He was a humble and unassuming kid.

  • @khadrahassan624
    @khadrahassan624 Рік тому +1

    Maanshalaa tabaark AYAANLE HANOOLAATO maanta wax aan arkay 40 sano kadib Mahad aad baan ugu farxay mar walba waan is waydiin jiray xagee Mahad ku dan beeyay

  • @lamanahanolasha
    @lamanahanolasha Рік тому +11

    Aan kuwada salino scw scw scw 💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍

  • @xuriyo9143
    @xuriyo9143 Рік тому +32

    Ayaanle walal waxan ahay qof dulman codkisana an mel garin walal codkaga igu caawi ilahay dartiis mel ankalaso xiriro ayan rabaa😢😢

  • @nimcaanweliali8604
    @nimcaanweliali8604 Рік тому +4

    Hanoolaato waxad ka mid tahay warbaahinta wax tarka u leh ummadeena soomaliyeed meelkastoy joogto.
    Gullayso wll ayaanle ❤️🙏

  • @yusufxandal3432
    @yusufxandal3432 Рік тому +3

    Ayaale igu salam saxiibkey mahad ismail ali abokar isku galas ayaan aheyn dugsigii hoose ee jamal cabdinaasir

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +4

    Thanks for sharing with us, brother. Masha Allah, Tabaaraka Allah.

  • @hassanibrahim3866
    @hassanibrahim3866 Рік тому +4

    Ayaanlow aniga oo askari yar ooy tababareen cuban oo shaqalaha dowlada oo loo diyaarin hayo dagaalkii 77 carwadii hotel talex ayuu ismail ali abokor kormeer iigu yimid waxuuna i siiyay amara quseeyay nooca tababarka ee ay dowlada u rabtay
    Maanshaa allah waa tariikh aad u qurxoon

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 Рік тому +2

    🎉 waxa keenay dhibka iyo burburka dawalada jifada uu uu kadhasahay m siyaad bare iyaga kaha masuul dhibka kenaya burburka

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Taariikh xusid mudan.
    Alle cimriga haw barakeeyo ismail ali abokor.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Рік тому +2

    Waa run waxaan dhagaystaye
    Markaan maqlay magaca ismaaciil cali abokor

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 Рік тому +1

    Ilaahey hownaxariisto Abti Ismacil cali abokor janatal fardowsa Allah ha ka waraabiyo ehelkiisii Samir iyo imaan Allah ha ka siiyo amiin amiin yaa Allah

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 10 місяців тому

      muu dhiman wuu nool yahay

    • @anisaduela9784
      @anisaduela9784 10 місяців тому

      @@kaysenur1592 raali ahaada wallo,midheen qof kalaan ku qaldey Abti ilaahey cimriga dheer oo qaatumo wanaagsan inshaalaah waan ku farxey

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 Рік тому +2

    Waa run hataa wuxuu gaarey ismacil cali abokor aabihii dhintay inuu wax uu ku aaso uu u waayey uu ahaa nin aan xoolo ka qaadan maamulikiisa

  • @amareto5772
    @amareto5772 4 місяці тому

    "Labadii laqdabada ku heshiisaa, Lilaahi-ga ay ku diriraan".

  • @hindabashe2275
    @hindabashe2275 Рік тому +3

    Maansha ahlah hanoolaato❤️👍❤️👍❤️👍

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 Рік тому +25

    BRO COULD YOU PLEASE GET HOLD OF MASLAX SIYAD OR A MEMBER OF THE FORMER PRESIDENT’S FAMILY. WE WANT TO HEAR THEIR LIFE BEHIND THE CURTAINS.

    • @Tareey17
      @Tareey17 Рік тому +2

      U don’t get it do u😂 hanoolaato hates siyaad bare

    • @nuunoali9268
      @nuunoali9268 Рік тому

      ​ ×, ⁰
      Nuuk]😊😅😮😢🎉😂❤

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Рік тому

      Never ever tell someone else to do something you can do it yourself. Please take the microphone and find these to interview them.

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Рік тому +2

    Gen ismail Ali Abokor wiilkiisii miyaa Marna siyaad bare xirey Tariikh wacan weyaan. ismail iyo cumar carte Wagii 1984 Cawil cadami burhaan afduubteySomali air line Shuruudihii.iyo Qisadii cajiibka ahyd nin Hjclo isaaqa Ahaa

  • @mohidins5248
    @mohidins5248 Рік тому +1

    masha allah, hanoolato aad baan ugu farxsanahay wareysigan waayo dad is waayey ayuu isku keenayaa, taas waa mid , midda kale aniga Mahad shakhsiyan ma garneynin, laakiin waxaan khirayaa in wareysigan , uu aad ii soo xusuusiyey , ubixii kacaanka oo aan ka mid ahaa iyo iskuulkii shekh xasan barsane, ee aan ka mid ahaa loodkii , ka dambeeyey, Mahad, sahro cali samatar iyo faaduma cali mataan.waxaa uu kale isoo xasuusiyey Golihii ubaxa ee galabkasto aan u tagi jirney, ciyaaraha fudud ee kale duwan, laakiin waxaan ku dhaliilayaa in uu iloobay ( boondheerow libaax) taasi waa iska kaftan.waa markii igu horeysay ee aan dhegaysto hanoolato, waana ku tixnaa doonaa insha allh.

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Рік тому

    Ayaanle iyo programka hanoolato waan salaamayaa, engineerkana waan salaamay.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +1

    Asc ayaanle mahad sanid horey usoco is ciil cali abokor mac ruuf buu ahaa dawladii somalia runtii wll bye bye

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Рік тому +1

    Siyaad Barre gaal. Caruurtiisa raadi. Waxa
    Aad wareesaneysna adiga qudhaada diyaarso suaalahaada. Thanks

  • @mohamedjirde.
    @mohamedjirde. Рік тому

    Macalinkaygii table 🏓 tennis ka mahad Ismail! Live long and prosper.

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Рік тому +2

    Waa wareysigii iigu qiimaha badnaa oo aan daawada wareysiyada uu sameeyey ayaanle waayo waxaan dareemayaa inuu wareysanayo qof aan isku age nahay kana hadlaya nolodshii aan Soo marnay oo si dhab ah Ii xasuus geliyey iyo sawirka saxda ah ee uu ka bixinaayo ikastoo uu ahaa Mahad ismaaciil caruurtii madaxda oo aan dareemayo ineey naga nonol duwanaayeen xagga is dhexgalka bulshada iyo waqti isla qaadashada taasi aheyd in waqti kooban ay nala qaadan jireen

  • @ahmedabdi2355
    @ahmedabdi2355 Рік тому

    Salan sure hanoolaato❤❤❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Рік тому +1

    Mashallah wll guulayso mahadsanid mahad waa saaxiibkey ardayda ubaxa kacaanka isla ahayn table tenska wada ciyaari jirnay Mashallah waan salaamaya

    • @abdihakinadan4447
      @abdihakinadan4447 Рік тому

      viva towradii kacaaanka somalia
      dawladi kama dambayn all somalia

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому

    ANOTHER EDITION HANOOLAATO CHANNEL. HISTORY BUILDS BETTER CITIZENSHIP . MR AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 Рік тому

    Aallah u naxariistoo Aamiin Hooyo soomali

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 Рік тому +1

    ❤ aad ayuu xog ogaal u ahaa mahad waa runtis dhamaan arimaha uu sheegaya dad an ogeyn meesha loo socdo mayan ogeyn saxiix Thanks

    • @RIOM62
      @RIOM62 Рік тому

      Great man Mr.Mahad

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 Рік тому

    ASC ALLA HA U NAXARISTO ABAHA IYO EDADA IYO HOYADA KULI INSHA ALLA IYO WALIDJEN DHAN WAXAN QARABO AHAYN ALLA HA U NAXARISTE XUSSEN KULMIYE DHANKA HOYADIS

  • @abassalah4957
    @abassalah4957 Рік тому

    Wareysigan waan ka helay siduu muqdisho iyo xaaldeeda waqtigaas xasuustiisa aan oga goeyn waana dhab waxuu sheegaayo

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Рік тому

    Ismail Cali Abukar Allah u NAXARIISTO,janada Allah ka warbyo

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 Рік тому

      Waar Waa Noolayahay Mu Dhiman Hargaysa Ayuu Ku Nool Yahay

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Рік тому

    Asc mahad ismail Ali abakor alaah rabilcaalimiin ha idin xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Great and wonderful 👏 journalist

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Baraka Allah Tabaaraka Allah. ❤❤❤❤❤

  • @maryan3892
    @maryan3892 Рік тому

    Masha Allah hooyo fiican bay ahayd mamada kusoo koriaay qeyr allaha siiyo

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +2

    Ramadan kariim

  • @yusufxandal3432
    @yusufxandal3432 Рік тому

    Ayaale igu salaam mahad mahad ismail ali abokar dugsigii hoose ayaa iigu dambeysay

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Рік тому

    Cajiib waaaye maryan Celmi 💯 ❤❤❤❤

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 Рік тому

    Mashallah mahad honest man

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Рік тому +2

    Ismaciil Waxuu lug ku lahaa Dilkii Saraakiisha Kacaanka sida ...Gen Caynaanshe Guuleed...iyo Gabyre...waxuu ahaa ...Gacan ku dhiiglaha Kowaan Shuuci Waalan ....

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 Рік тому

    Alla maxuu runta kasheegay ina ismaaciil Cali Abookar

  • @fuaadanaadan-tk1kb
    @fuaadanaadan-tk1kb Рік тому +3

    Asc wll mahad ismacil cali abakar isku galaas jamaal cabdi naasir

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 Рік тому +2

    WAXAN ISKU ISKU ISKUUL AHAYN WALLAALKII BASHIIR ISMAIL ALI

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Рік тому

    Good program

  • @maryanali6154
    @maryanali6154 Рік тому

    hanoolato guul soomaaluya

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    AUN maxamed Cali samatar

  • @abdifatahosman6217
    @abdifatahosman6217 Рік тому +3

    Hanoolato Mr Ayaanle dhanka youtubeka waxad ka samaysay hormar wacan aad ban u jeclahay waraysiyada manshalah guulaysooo brother

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Рік тому

    Caruurtii iyo madaxdii Maxamed Siyaad na raadi oo warayso Ayaanle

  • @happyjowhar9305
    @happyjowhar9305 Рік тому +2

    Walaalkiis baan isku school ahayn college kii jowhar inkastuu labo sano iga dambeeyey schoolka .
    Bashir baa la yiraahdaa waana ninka uu yahay waa curadkeenna oo Cardiff England buu ku nool yahay oo maba aan ogeeyn meeshuu joogo hadda

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    WAXAAn u ahaa kaaba galaas
    WAXAAn Wada ahayn fanka iyo isboortiga

  • @alaka5158
    @alaka5158 Рік тому +1

    Waa run talada Ismaaciil, iyo hadalkiisa cad. Laakiin Siyaad Bare wuxuu ugu necbaa qofkii shirka golaha ka hadlo oo runta hortiisa ka sheega. Siyaad bare qofkii talo siiya ama runta usheega wuxuu u arki jiray cadowgiisa.

  • @abrahamojegalitarianism6850

    Ayanle walaal waaku salaamay. Fadlan ila soo xirrir. Mahadsanid

  • @gaanjibogirl
    @gaanjibogirl Рік тому +1

    Hanolaato waan kugu guubaabinayaa arinta quruxda badan eed noo soogudbiso anaguna waxaanu kafaaidnaa waayo aragnimo iyo su'aalo quruxbadan oonaga guuxayey aanu jawaabahooda kahelney chanelkan

  • @yusufmohamed7539
    @yusufmohamed7539 Рік тому +4

    War ninyow ninku wuxu u muuqda nin yar hadana siduu sheegayo wakhti hore dhashay

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    My class

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Рік тому

    Dabcan warar badan ayuu
    Hayaaye ha soo daayo

  • @Eng.AhmedKhalif
    @Eng.AhmedKhalif Рік тому

    Ayaanle hanolaato hawl wacan ayaad haysaa, dhawrki bilood mar ayaan soo bookhda boggan si aan xog badan uuga helo.

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    wcs wlc Brother

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Рік тому +2

    Military policy take care of the interest of the people. I don't know really.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Рік тому

    Mahadoow inaadeer iga raali ahaw, Aabahaa daacad damiina ayuu ahaa, si fiican baa loogu guuuray,

    • @am.b5688
      @am.b5688 Рік тому

      Haa Ina Kaahin iyo Muuse Biixi ayaa ragrag dhalay ah, bal aan eegno meeshay dhigaan Laascaanood!

    • @ND-ln1hi
      @ND-ln1hi Рік тому

      ​@@am.b5688 odayga islaanta wax loo saar!!!

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    Waa runtiis taybal taniskuu ciyaarijiray

  • @ahmedsmali1929
    @ahmedsmali1929 Рік тому

    Maraxweeyne ciis noolow

  • @yusufxandal3432
    @yusufxandal3432 Рік тому +1

    Waxaan halkaa ka salamayaa saxiibkey mahad ismail samatar oo aan dugsiga hoose

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 Рік тому

    EDADA ALLA YA RAXMA ILMA MOGE HOYADOD E JARMALA KU DHIMATAY ANIGA MAR DANBAN BARYAY ILMAHAS OO AY DHIMATAY WALASHA LAGU DARAY

  • @aliahmedomar778
    @aliahmedomar778 Рік тому +1

    Ayaanle weydi mahad nanastisa

  • @Ibrahim-vx1fu
    @Ibrahim-vx1fu Рік тому

    😊
    😊
    😊a😊LLA HA U NAXARIISTO ISMAACIIL CALI ABBOKOR OO JANATUL FARDOWSA JA KA WARAABIYO AAMIIN.

    • @yacnick
      @yacnick Рік тому +1

      Wuu noolyahay.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 Рік тому

      @@yacnick
      Haa waban yabey hargeysa buu degana markii ugu dmabeysey oo masjidka Ali mataan buuna laga helo jirey.

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Рік тому

    Hanoolaato waa gobbe

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Рік тому

    Single part rule.. reality has been beaten with enough imagination

  • @nature200
    @nature200 Рік тому +1

    Odaygi ma nool yahay hada ismaaciil Cali obokar

  • @omarnuh
    @omarnuh Рік тому +4

    Allah Yarhamahum " Father of the Nation" Alhaj Mohamed Siad Barre & Maytaadkeeniiba
    Daacad
    Geesi
    Deeqsi
    Cadaw meel saare
    Soomaali mideeye
    Dal dhise
    Qoraalkii Afka Hooyo
    Gurmadkii Abaartii Daba dheer
    Dan wadaagihii
    Gurmadkii Mashaariicdii horumarinta Qaranka
    Ceel jaalayaashii
    Bixintii Daymihii ay Qabeen Xukuumadihii kahoreeyey from Adan ade Aun, Abdirashid Ali Shar marke Aun etc.
    Dibu soo celintii Bilicda Caasimada Hamar
    Karaamaynta magaca Soomaali etc
    Ex- Ciyaal KPP.
    Omarpk.05:18am.21mar.2023.Nederland.

    • @captainomll
      @captainomll Рік тому +5

      Kiraa lugu yiri waa burburiyahii somali umada uu laayay xisaabta kuma jiran miyaa😂

    • @zuhurali5477
      @zuhurali5477 Рік тому +1

      Dawadii maxamed siyaad dabadaad somali wax noqon waday wax khalad badani wuu jiray lakiin yaan la khaqrin alle ha unaxaristo madaxdii soomaaliya dhamantood intii geriyootay

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub Рік тому

      Fircoonkii somali halaaga u gaystay, Afweyne

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Рік тому

    Waraysi qiimabadan.

  • @YaskaYusuf
    @YaskaYusuf Рік тому

    Ninkastooo aaabihiii ahaaa kacaanka wuxuuu kuleeyhaya abaheeya shiiikh buu ahaa lakiin siyaad baraa khaldnaa adeeer digsi iyo markhiiii kujiray midna xaaraan buuu ahaa midna xalaaaal no no no ismaciiil abukor iyi siyaad isku miveey ahaayeen

  • @abdullahiwarsame3211
    @abdullahiwarsame3211 Рік тому +2

    Sxb aan ku saxo . "Barbaarkaada ka waran waa qalad ee waxaa dhahdaa Barbaarintaada ka waran ?

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 Рік тому

    ismaciil cali abkor waxa u ahaa nin waddani ah

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Рік тому +1

    1976 markii Xisbiga laga aasasay Kuliyada Jaale Siyaad, halka waxaa kula furfurmay Golihii Sare ee Kacaanka “SRC”
    Gen. Ismail Ali Abokar maalinkii XHKS la aasasay ragii ka dagay tareenka Kacaanka ka degay ayuu ka mid ahaa. Anigu wagaa Dugsiga H/D ee African Village ayaan arday ka ahaa

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 Рік тому +1

    Hooyadeey ayaa igaga shekeeysay waa runtii 5sano oohore ayeey fiicneed doowlada kadib afweeyne iyo familkiisa weeyku tunneln Somaaliya

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +3

    Aabahaa in Salad Gabayre la dilo sooma saxiixin

  • @abdikhadarmdhere9250
    @abdikhadarmdhere9250 Рік тому

    Waan gartay

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 Рік тому

    ASC walaal Ayaanle codka channel kaaga waa gaabanyahay

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Рік тому +1

    Khayr laguma baranaynin
    Waxaa lagu bartay
    Siirada Lenin iyo markis iyo Anjalis

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Рік тому

    Asc akhyarta

  • @yusufxandal3432
    @yusufxandal3432 Рік тому +2

    Waxaan halkaan ka salamayaa dhamaan ardaydii aan wada dhigan jiray jamal abdinaasir iskool aad u fiican ayuu ahaa waxaana aheyn arday is jacel

    • @aminashube4885
      @aminashube4885 Рік тому

      Aaad iyo ad walal school Allahi waxan nahay dad hal family a 👪 ♥️

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    I know mahad ismail waxaan aad u xusuustaa inuu ahaa ardadii raage ugaas waxaan aad u xusuustaa habeenkii aabihii laqabtay oo aan Wada joognay saxiibkay hambalyo

  • @abdullahiali9933
    @abdullahiali9933 Рік тому

    Asc bulsho hanoolaato ugaadha uma diiwaan gasanaa filaa soobooqo

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 Рік тому +2

    Poly technica Institute km 4 ..

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Рік тому

      Ok bread factory behind BIG female's breast hotel 🤣😅😆😁😄😃😀🙏

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Рік тому

    Dambile nacas ah hadu jiro ismacil bu aha ninka afwayne usha u hayey aya dambi galin taarikhda abaha waa la haya lama arag qof afwayne kabaqad u aha abaha number 1

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Рік тому +2

    Maasha Allah waa runtii raage ugaas iyo sheekh xasan barsamaan isla dhiganeyney isaga iyo sahro ali Samatar in ay isku galaas ahaayeen aan u maleynaa anigana galka soo horjeedey aan dhiganaayey noloshaas caadi ah buu kukorey Maasha Allah kacaankii barakeysnaa baa ilaa jaamacad uu nagaarsiiyey lacag la'aan kunooleeyn maantana idinmee mooryantii qarax dhib nagaliseen kuwiina qabyaada shaqa ka dhigtey

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Рік тому +2

      Dhibka waxaa keeney noloshaas aad sheegeyseen dadka qaar ayaa lagu dulmiyey oo xataa waxbarashada looma sineyn marka qaarna ha dhargaan qaarna haqadaan miyaa

    • @dhubofarah6286
      @dhubofarah6286 Рік тому

      @@user-mk1gp2cw7o subxaanallah waa dhici kartaa in dad laxiri jirey latoogtey iwm laakiin waxbarashada dalka dhexdiisa aheyd waxay aheyd lacag la'aan balse aniga maan aheyn ilmiihii madaxdu dhaleen.

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Рік тому +2

      @@dhubofarah6286 haa laakiin jamacada dadqaasaa aadi jiray ama dibada helijiray cadaalad darada ayaa dowladaha dumiyo hadana habasheegin

    • @dhubofarah6286
      @dhubofarah6286 Рік тому

      @@user-mk1gp2cw7o sorry wll runtii waxaan u galey imtixaan inkastoo aan rabey caafimaadka hadana waxaa ley dhahay muundadaa kuma filna oo luuqadaha aan iska qaatey reero saboolana waan kasoo jeedey oo wlashey imtixaan ay u gashey markey jaamada dhameysey waxay heshey usa magaratey oo maanu aheyn reero dowlada u shaqeeya abahey suuqa xamarweyne ayuu ..........(?)risiqa ALLAAH noogu soo dhiibi jirey balse waxaanu aheyn reero dadaala ALXAMDULLILAHI maanta waanu ku duqowney waxaan shaley baraney balse meelkasta dulmiga waa jiraa oo yurub iyo usa waa jiraa .

    • @iaw2401
      @iaw2401 Рік тому +1

      @@dhubofarah6286 dadkii xiligaas qadeeyw maka mid aheyn illeen boqlaal kale ayaa dulmane ahaaye anigaba hda kamid ahan lahaa dadki xiligas qadeeye toorata barakeysan dhhi lahaa xD

  • @fe8445
    @fe8445 Рік тому

    Md. Abdiqaasim Salaad Xasan oo nin da' ah taariiq badan haya saaxiib noo raadi isagana. Geeridiisa ma maqal.

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda Рік тому

    Waxaa Weydiin lahayd 1982 Aabihii iyo Cumar carte markii La Xiraayey

  • @enggorod34
    @enggorod34 Рік тому

    Ayaanle xuseen waad kumahadsantahay sida aad noogu soo gudbiso tariikhiii hore ee wadanka soo maray

  • @samihousseinof4539
    @samihousseinof4539 Рік тому +2

    Adigagaan dawanaya nabiga ku sali SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889

    Yaa ila qosla, kulahaa horuumarkii baa wakhtiga ka dheereeyey, xaguu joogey horuumarka lagaadhey dal dumaya oo baaba,aya buu ahaaye hhhhh😂😂😂😂

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Рік тому

    Some how this gentleman he's hiding something.

    • @mohamedalit168
      @mohamedalit168 Рік тому

      Ala ya cisak abihi dambile u aha dilki caynashe iyo salad gabayre isago qatay jagadi caynashe damir lawe dulmiyey umad badan qof caqli la saxiba tahay

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Рік тому +1

    Qabyalad la aasay ma jirto😂

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA Рік тому +1

    Bal eeg nolasha ay ku noolaayeen reer waqoiyiga muqdisho xiligaas iy o qabyalada ay noo horseedeen ayaga iyo ssdf oo ahayeen reer puntland..
    Hadana marwalba cay iyo qabyalad somali nacayb ayay la soo taagan yihiin.

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub Рік тому

      Burburka Somalia waxa kow ka ahaa isku darkii waqooyi iyo koonfur, somalia markay xoriyada ka qaadatay takyaaniga, hadii keligood dhisan lahaayeen dawlad maanta yurub ayey la tartami lahaayeen,

    • @am.b5688
      @am.b5688 Рік тому

      @@AhmedAli-fb7ub Ama Laascaanood bay ku dagaalami lahaayeen!

  • @Tareey17
    @Tareey17 Рік тому +1

    There's something fishy about hanoolaato🤔

  • @kamalgacal5139
    @kamalgacal5139 Рік тому

    waxaan is weydiiyay oon waliba weydiinayaa Ayaanle iyo Brnaamijkiisa Hanoolaato wll wax aan ahey Baalka mugdiga ah ee Dowladi jirta markaa mooyee Baal Dahab ah maba heshid miyaa ku darso Walaalka aad wareysaneysid ee Mahad ma nin Dowladi ku jirayba mise inan Iskuul dhigto ayaad wax ka weydiineysaa wax Dowlad iyo macnaheeda ah Wll aniga oon Hadalka ku sii fogaaneyn haye iyo haye badan inta aad naga dhaaftay wax tayo leh ayaan kaa codsanayaa ku darso nin Soomaalinimada eey ku weyntahay ayaan ahay oonan is amaaneyn Hanoolaato magaca ayaan dartii ama macnaha uu Xambarsanyihiin Ayaan kuugu soo raacnay sidaa darteed dhanka baalka Dahabka ah keyn nin wax tirsanaya kaliya muhiim ma,aha Aduunka oo dhana baal Madow waa uu leeyahay se mar walba Wanaaga ayaan badan Wsc Mahadsanid

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Рік тому

    Walaalo HANOOLAATO waxaa ku weydiina nin yahaw Cswdle oo kaliya maxaad dadka oo dhan anigu Ayaanliw waa ku aqaa?