Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 лип 2023
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Hanoolaato Media Network is an independent media organization that focuses on publishing news that matters. We report on issues concerning human rights, governance, and social justice in Somalia and the Horn of Africa. Our mission is to support communities in accessing and realizing their basic human rights. We strive for a world where everyone, regardless of gender, has equal access to opportunities and resources. As an authentic Somali media organization, we empower communities through social mobilization, training, advocacy, and media production. Our goal is to create a platform for local stories, discussions, and the exchange of information and ideas. We promote transparency, accountability, and democracy, addressing topics often overlooked by mainstream media, such as governance, human rights, corruption, and accountability.
    Editorial Guidelines for Hanoolaato Media Network:
    Accuracy and Verification: We prioritize factual accuracy in our reporting. All information should be thoroughly verified from reliable sources before publication.
    Objectivity and Impartiality: Our reporting should be fair, unbiased, and free from personal or political influence. We present diverse perspectives to provide a comprehensive understanding of the issues.
    Community-Centric Approach: We focus on stories that directly impact and matter to our community. Our coverage should reflect the concerns and experiences of the local population.
    Human Rights and Social Justice: We give special attention to issues related to human rights, governance, and social justice. Our reporting should shed light on injustices and advocate for positive change.
    Transparency and Accountability: We strive for transparency in our operations and hold ourselves accountable for the accuracy and ethical standards of our reporting. Corrections, if necessary, should be promptly addressed.
    Empowering Voices: We provide a platform for community members to share their stories, opinions, and concerns. We encourage open dialogue and constructive discussions on critical issues.
    Promotion of Democracy: We support democratic values and principles. Our reporting should encourage transparency, accountability, and participation in governance processes.
    Sensitivity and Respect: We maintain sensitivity to cultural, religious, and gender issues, ensuring our reporting is respectful and avoids harmful stereotypes or discrimination.
    Editorial Independence: Our editorial decisions should be free from external influence, enabling us to report truthfully and responsibly on issues affecting our community.
    Continuous Learning and Improvement: We encourage ongoing training and development for our staff to enhance journalistic skills, ethical standards, and knowledge of emerging media trends.
    These operational editorial guidelines serve as a framework for Hanoolaato Media Network, ensuring our reporting upholds integrity, fairness, and the pursuit of a just and informed society.

КОМЕНТАРІ • 261

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Рік тому +25

    Allah ha unaxariisto eng yariisow rabbi janada haka waraabsho😢🤲

  • @Hassa-daad3
    @Hassa-daad3 Рік тому +68

    Dhacdooyinka kadhacay somalia 1991 ilaa 2023 hadii musalsal ahaan loo diyaariyo oo maalin kasta 30 daqiiqo lasoo daayo wexeey ila tahay 50 sano hada kadib woow Socon karaa😢

    • @deqawarsame-nd9yd
      @deqawarsame-nd9yd Рік тому +6

      Waxa kadaran dhacdoyinki 69 ila iyo 1991 mucjisoyinkisi

    • @tiktokvidio2213
      @tiktokvidio2213 Рік тому

      ​@@deqawarsame-nd9ydreally walahi 😢 jahli iyo diin la,aan iyo gumesi Russia 🇷🇺

    • @omarhussein4101
      @omarhussein4101 Рік тому +1

      50 sano sheegee xataa 200 sano socoto wlaahi dhamaad ma laha from 91 ilaa 92 u joogay xamar bes ma joogin gobalada dalka intaas aa 50 sano ka badan
      Somali dhib weyn ka dhacay ha la is cafiyo bes aa daawo ah asc

    • @abdinasirhassan113
      @abdinasirhassan113 Рік тому

      😂😂 been mahan wllhi

    • @abdikaniawil7958
      @abdikaniawil7958 Рік тому

      ​@@tiktokvidio2213ff
      F f 🎉🎉🎉
      🎉F 🎉🎉 f f 🎉f 🎉,,

  • @ashawooo
    @ashawooo Рік тому +7

    illahaya ha uu naxariisto intaya ku dhimataya weera ana lilibena umada Somaliyed inta dhawanata illahaya wuu caafiya rabi wadanken illahaya ha badiya inshallaha hore uu soca hanolto

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 Рік тому +23

    Markasta ha hilmaamin xasuusta iyo xuska Alle❤️❤️💕

  • @mohamuda.xamaraawi5553
    @mohamuda.xamaraawi5553 Рік тому +11

    Mahadsanid ayaanle se ninkaan martida kuu ah waa nin cabsi badan ka muuqato oo haba yaraatee diiddan in uu xog kabuxiyo wixii dhacay siiba waxa qasaxa keenay iyo sababta keeni karta in engineer ka la dilo.

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 5 місяців тому

      Barnaamijka bilowgiisa ayaanba dareemay inuu ninkaan waxbadan qarinayo

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 Рік тому +5

    Illah ha ku caafiyo inta dhimatey alle ha u naxariisto. Somalia waxaa xukuma maafiyo iyo cartels aa naxariis laheyn.Maalin aan nabad noqon doonaa inshaallah 😢😢😢

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Рік тому +4

    Qofkii waxgarad ah waa uu dareemayaa sida ay wax u dhaceen. Ilaahey ha u naxariisto marti la jecelyahay Allaha ka yeelo eng. Yariisow.

  • @engabdurrahmanosam6927
    @engabdurrahmanosam6927 Рік тому +4

    Ayaanle xuseen hanootale waa todobaadki warysiyda xaasasiga ah thanks you 💕

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +6

    Allaha unaxariisto intii ku dhimatay qaraxaas

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому +1

    Very important information

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Рік тому +1

    Allaah suxaanahu watacaalaa waxba kama qarsoomaan ee Innshaa,allaahu waa uun la ogaandoonaa maalin kuwa wax dilmiya oo fhiiga Islaamka daadiya!!

  • @farxaangaboose5670
    @farxaangaboose5670 Рік тому +14

    Ayaanle Gaboose soo warayso hada caafimaad Ayuu ujoogaa Germany waa ninka indhihiisii lug iyo gacan qaraxaa kuwaayey Allah intii dhimatayna ha unaxariisto isna hacaafiyee😢

  • @raxmaali5297
    @raxmaali5297 Рік тому +3

    Waa xaalado aad u xun waqti kasto ayee dhici karaan .anigoo ka xun wali xanuunkii maalintaas dhamaan intii halkaas lugu sida gardarada aheed iyo Qiyaanada lugu dilay. Ilaahow u naxariiso 😢

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +3

    Subhan Allah 🥹
    Ilaahay Haydinkasaaro
    Balaayadan Laqabanla Yahay
    Xamar Rey🥲

  • @husseinali8485
    @husseinali8485 Рік тому +1

    Intii ku dhimatay Allah ha u naxaristo aad iyo ayan uga xumahay lakiin waa Qadar alle lama celi karo

  • @drabdishire3507
    @drabdishire3507 11 місяців тому +1

    Ninka shacabka ay jeclaayeen gudoomiye yariisow alle haku naxariisto

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Рік тому +3

    Allah hawnaxaristo Crehman yariiso

  • @Hassa-daad3
    @Hassa-daad3 Рік тому

    @hanoolaato waa channel cajab badan ❤

  • @suadaliahmed4120
    @suadaliahmed4120 Рік тому +8

    Caaqil walalke Allah u naxariisto
    Waxu ahaa walal qiimo badan

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Рік тому

    Allaah ha unaxariisto intii kubaxday

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Рік тому

    Alle ha u naxariisto dhamantood

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому +1

    DHAQANKA HABACSANAANTA, QORSHA LA AANTA IYO AMNIGOO AAN MUHIIMAD AAN LA SIIN BAA MAALIN WALBA MASUUL SHACAB IYO ASKARBA U DHAMAATAA MAALIN WALBA. Marka waxna lagama barto. saldhigyada ciidama maalin walba la weeraro ayaa tusaale ahaan idinku filan❤

  • @hodmakaise4204
    @hodmakaise4204 Рік тому +4

    Subxanallah meshan cisha dhaafka loo dhimanayo
    😢
    Cuqubadu halkii lagu galay caw ku huruda Caruuurty ka laysa ninkii caana baas dhamay

  • @ccadnanfaarax-kj2fn
    @ccadnanfaarax-kj2fn Рік тому +5

    Hanolato keep going koley ana mar uun ina i waresato wan rajeynaa👋 misa barnamijka dadka caanka ama xilalka so qaptay iyo ganacsatada baza lagu warestaaa intana waa iska kaftan shaqo wcn taliye

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 Рік тому

      Adiga noo bilow program la yiraahdo daqiiqadihi ugu dambeeyey!. Waxad tabanayso dhacdada 30 daqiiqo kahor ilaa ay dhacday ka shekeey!. Anaa kugu xigo markaas❤!. Aniga fikirada alifaa. Dadka cadiga inkasto ay aad muhiim uyihiin. Kuwa hor ordaya la daneeyaa!.

  • @nuurnaaji7370
    @nuurnaaji7370 Рік тому

    illahay ha u naxariisto inta ku dhimatey

  • @user-yf8bk6kj4d
    @user-yf8bk6kj4d 10 місяців тому

    Alle inti dhimatay ha u naxariisto
    Inta dhawacana Alle haw boogo dhayo Alle Somalia dhubta haka qaado

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Рік тому +7

    Aniga qaraxa waxey ila tahay in miiska ama kursiga Engineerka lagu xirey waayo maxaa camirada loola cararey hadaan shirqool jirin 😢

    • @istaradan9237
      @istaradan9237 Рік тому +1

      Mashana hayado waxa badha ayana jirina why camera yinaka wixi qaday lola xisabtami wayaya midka kale police maxa ku raraya cameroyink sow hayadihi danbi badhista majirana 😢

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому +2

    إنا لله وانا اليه راجعون البقاء لله

  • @AliYusuf
    @AliYusuf Рік тому +5

    Eebe ha U naxariisto Yarisow, intii kale oo dhimatay, Waa arinn macquul in dad badan qayb qaateen, waxa U yiri gabadhu Eng bay la socotay hadana waxa gadaal ka yiri waan ugu immi, mushkuladu Maaha qaraxee keliua, cidii sameeysay aam weli laqaban Waa Problem 😢

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 8 місяців тому

      Wad isku qaldeysa walal asaga labo qofood ayu shegay balse hal qof ayad uqadatay si fcn udhageyso wuxu dhahay gabar kale oo gudomiyaha shangani ahed aya marki hore la dhahay wey isqarxisay ayado wlibana lugta ka go'day qofka la dhahay gudomiyaha ayay la imadayna wa ayada balse gabadhan kale oo bahiyaha gaarka ah qabta meel uma aysan racin gudomiyaha weyna kaso horeysay marku dhahayana gudomiyaha wuxu dhahay wan so socdaa gabadha wey joogtay oo wuxu yiri salaad ayan adnay ayado fadhiso hoolka wana ugu so laabtay isla ayado wali mesheda fadhiso tas marka waxey ku cadeyneysa qofka u dhahaye gudomiyaha ayey la socotay wa gabadha kale oo marki hore lagu tuhmay inay isqarxisay

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 8 місяців тому

      Wayo gudomiyaha shangani gabadha aheed wa midi ugu horeynti laga shakiyay balse waxa looga shaki baxay hdey isqarxisay oo targetkeda gudomiyaha uu ahaa gudomiyaha ayey la socotay oo xerta ayay uracday hdey ubahned iney isku qarxiso meshas ayey iskula so qarxin laheed ama intii ay so socden waxa kalo shakiga looga turay in gabadhas dhibaato anan aheyn lugtas oo ka go'aday iyo dhawacyo yaryar moyane anan dhib kale so gaarin taso marka cadeyneysa in ayada aysan isqarxin wayo sida wada ognahay qofka hdu isaga qaraxa uu ku xiran yahay marku isqarxiyo waxa kaso haro qoorta iyo lugaha jilibka wixi ka hoseyo marka waxa la dhahay gabadha gudomiyaha ka ah shangani hdey isqarxin lahed oo ayada uu qaraxa ku xirnaan lahaa lug kaliya kama go'deen ee ayada dhana kala go'i laheed qorteda iyo lugaheda unba la arki lahaa sas aya marka loga shaki baxay kadib aya markas hdane la dhahy gabadha bahiyaha gaarka ah qabto aya isqarxisay

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 8 місяців тому

      Waayo gabadhasi wa qofka kale ee ay jirkeda inta kale la waayay qorteda iyo lugaha inta hoose unba laga helay wey jiren dad badano mesha ku dhintay allaha unaxaristee dhamantood balse qof majiro qorta iyo lugaha uun uu kaso haray jirkiisa oo dadka kale firirka aya dhameyay balse gabadha bahiyaha garka ah qabto wa mida kaliya ee jirkeda intii dhexe la wayay wana mesha suunka qaraxa lagu xirto

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 Рік тому +1

    Mashallah ayaanle waxaad Kentay ama aad wareystay nin culus abdulkadir mohammed abdulkadir ilahey haa idin dhowro adiga iyo dhmn Hanolato target audience jazakallah kheiran

  • @fnw8688
    @fnw8688 Рік тому

    Hanoolaato ❤

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Рік тому

    Allah dile unbaa diinta Allah wene ha unaxariisto

  • @hooyomcn458
    @hooyomcn458 11 місяців тому

    Allee haunaxaristo eng yariisoow

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому

    Allh u naxriisto

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Рік тому +4

    Ninkani muu noolladen hadii ay gabadhu qaraxday nolashaha Ninkani iyo qarinta camerada waxay ku cadaynasaa miiska gudomiyaha in logu dhajiyey caqligu ha shaqeeyo....

  • @bishaaroali3164
    @bishaaroali3164 Рік тому

    Allaha u naxariisto janatul fardowsa allaha ka waraabiyo anagana alle ha nooga daba naxariisto abtigeey

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 Рік тому

    Allah yarham rahimin

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Рік тому +3

    maalin kale iyo meel kale Wixii kusoo dhaafay kala soco HANOAATO channel.

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Рік тому +6

    وَإِذَا قُلْتُمْ فَاعْدِلُوا وَلَوْ كَانَ ذَا قُرْبَى وَبِعَهْدِ اللَّهِ أَوْفُوا ذَلِكُمْ وَصَّاكُمْ بِهِ لَعَلَّكُمْ تَذَكَّرُونَ. YRIISOOW IYO IKRAAM TAHLIIL HALGACAN AYEEY KU WADA MAQANYIHIIN ILAAHEEYNA CADAALAD AYUU NA AMRAYAA AYAANLA SXB LABADAAN KIIS WAXAA LOO BAAHAN YAHAY BAARITAAN DHEER OO CIDWALIBA AAY KA QEEYB GASHA SI RAGII DILAAN KA DAMBEEYAY CADAALADA UGA SOO MUUQDAAN YASIIN FAREEY
    FAHAD KULNA JIIS. FMARMAAJO OOMACLINKOOD AH KOLEE RAG BADAN AYAA BAARTAAN WADA ONE DAY WAX WALIBA WEEY CADAANAYAAN

    • @abdikariinahmed2496
      @abdikariinahmed2496 Рік тому +2

      ✍️RAGA DILKAAS GESTAY ADIGANE WATAQANA INAGA NAGA WANAQAN
      1_ENG YARISOW
      2_GEN GALAAL
      3_IKRAN TAHLIIL
      4_XIL.AAMINO
      4DIL OO SO QORSHEYSAN UDHACAY AYEEY AHAAYEN
      WAXAA DILKAAS GESTAY OO LAWADA HUBAA
      1_FARMAAJO
      2_FAHAD YASIN
      3_YAASIN FAREY
      4_KULANE JIIS
      5_CALI YARE CALI
      ✍️XOGTAAS OO FAAH FAHSAN CALI YARE AYABA AFKISA KA QIRTAY DILKII ENG YARISOW INEY IYAGA KA DANBEYEN SI EEY MUCARADKA BAD BADO KHARAN RAGI XIGAY EY UDILAN
      ✍️INAGA ABGAAL AYAANAHAY KOLEY NINKI QALAD NAGA GALO MA CAFINO
      RAGAAS MAALIN MALMAHA KAMIDA SI WALBEY UDHUNTAN WALAGA AAR GUDI DOONA

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 11 місяців тому

      ​@@abdikariinahmed2496
      Gudoomiyaha arrimaha siyaasada iyo gudoomiyaha maaliyada ee gobolka Tuulax iyo Ibraahim- dheere, shirka maaysan kasoo qaybgelin ??

  • @leylaabdirashid4392
    @leylaabdirashid4392 Рік тому

    Alah unaxarito 😢

  • @AbdukadirXayle
    @AbdukadirXayle Рік тому +2

    Labo Mar Ayuu Kala Hadlay Gabadha Meesha Ayey Sii Fadhisay Iyo Gabadha Waxa Ay La Socotay Gudoomiye Yariisow Waxa Kala Timid Mowlaca Macalin Nuur Weriye Ayaanle Waa Nin Khatar Ah Waxa U Yaqaanaa Sida Wax Lo Baaro

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @aslinur3228
    @aslinur3228 Рік тому

    Allah ha u naxariisto intill ku geeriyoitay oodhan xaqdaro lagu dilay

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 Рік тому

    Allah haunaxruisto engineer yarisow sidan uga naxay qof madax dhibtay uguma nxin allah yaa raxma😢🤲🤲

  • @user-ig3vx9ry8b
    @user-ig3vx9ry8b 11 місяців тому

    Allah haunaxaristo😢

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Рік тому

    Ilahayey hau naxariisto dhamantod

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Рік тому +2

    I am very so sad geeridii engineer Cabdirahman yariisow Aun Aaamiin 😢

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 11 місяців тому

    So sad walahi dad bdn ku dhintan waxba galabsan alaha haunaxaristo yarabi

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 Рік тому

    4 years still pending case that is madness how much more time they need to I investigate and find out the truth 😢

  • @maxamefyuusuf6190
    @maxamefyuusuf6190 Рік тому

    alle haw naxaristo inti ku dhimatay

  • @nelmi7496
    @nelmi7496 Рік тому

    ❤❤❤ ogoow ogsoonoow beesha caalamku markii 1991 dowladdii Afweeyne ay rideeen jamhadihii beesha caalamku qalabeeyneysey ayada oo beesha caalamku usoo dhexmareysey itoobiya sidoo kalena beesha caalamku taageeretsey aqoonsanaydna doowladdii Afweeyne in markii dowladdii kaligi talisika qabiiliga ahayd ee fasahaadka iyo fisqiga kucaan baxday eey rideen jamhado ay hogaaminayaan kuwo beesha caalamku soo ababisay kuna taxan kana talo qaata sida doowladda afweeyne waxa kashaqeeynayey u ahaayeen kuwo ayaguna beesha caalamka ababisay kana talo qaata. Kadib waxaa beesha caalamku qoorta isku gelisey wixii soomaalida beesha caalamku indhaha soomaalida uga dhigtay ee iskoolaadka beesha caalamka kasoobaxay ama guryaha gumeeystaha kusoo koray iyo wixii ayaga ay sii ababiyeen kadib dagaalo qabiil qabiil ah ayaa dhacay oo an kala joogsi lahayn beesha caslamkuna way isku hubeeyneysey hogaamiye kooxeedyadii beesha caalamka lashaqaynayey ee ay soo ababisay kadib umaddii maxkamado ayey suubsatey si nabad loogu helo sharciga islaamka markay aragtay beesha caalamku ayey doifaareey kusoo dhistay doowladdii csbdulaahi yuusuf fadaraalka si ay uhorjoogsato maxaakiimtii islaamka iyo islaamiyiinta ayada oo beesha caalamka ulajredka oo udhistay doowladda federaalka tahay in ay ku caqabadeyso islaamiyiinta in ay soomaaliya doowlad kadhisaan balseulajeefka beesha caalamka ahayn in ay soomaaliya dowlad kadhisaan ee yahay ulajeedka beesha caalamka in ay kataqalusaan islaamiyiinta kadibna kusoo celiyaan soomaalida in ay isku layso qoys qoys iyo dowlad hoboleefyo iyo xaduudo kadibna sidaas soomaalida waxii kahara xeryo qaxooti loofuro ay jirkooda kugadaan sidaasna soomali lagu tirtiro. Hoowshaas yaa kala shaqaynaa beesha caalamka ? Waxaa kala shaqaynas mid gaalo iskoolkeed kadoo baxay iyo mid uu gacan qabtay oo kaas gurigiisa kusoo koray waana dad cuqdad uqaba dhaqanka suuban ee soomaalida iyo diinteena wanaagsan sidookale waa dad lagu shubay in gaaladu umadaha kale ka aqlivadan tahay kana aqoon badan tahay waxkasta oo aqoon qhna gaalo lakabartay gaalo la asnteedna lanoolaan karin.

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 Рік тому

    Illahey ha u naxariisto gudoomiye injineer yariisow iyo dhamaan inta qaraxaas ku dhimatay koley waa u qorniyed in maalintaas meeshaas ay ku dhintaan balse waxaa la yaab ah goorme ayey soomaali joojin doonaan in ay is qaarijiyaan, dhagaro ay isku maleegaan illahey kuwa dalkaan fidnada kawada haka qabto amni buuxana hana siiyo sidoo kale waxaan allah caafimaad taam ah u weydiineynaa dhibanahan la wareesanaayo.

  • @abdirazaqelmi823
    @abdirazaqelmi823 Рік тому

    Istaqfurulah. Ayaanle waad dadaashay balse muhiimado waa in baaris xaqiiq ah lahelaa allow ceebta astur.

  • @grigorig1055
    @grigorig1055 Рік тому +12

    Ayaanle and the survivor discussing the scenarios of how the qarax happened shows their bizarre hypothesis of how it could’ve happened. I firmly believe it was planted under the table. This qarax closely resembles the qarax that happened to Adolf Hitler. The attempted assassination of Hitler. He was in a meeting just the Mayor Yariisow (AUN). There’s UA-cam videos of why Hitler survived that qarax. We can apply that event to this event. Why did this survivor survived is why Hitler survived. Hitler survived because the side of the table where Hitler was seated had a hard wooden stand where the qarax bag was located. Just like this survivor Hitler had a wound on his shoulder and his hearing was damaged for life. All the other people on the other side of Hitler got killed.

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 Рік тому +3

    Hanoolaato waad ku mahadsan tahay barnaamijyada xiisaha leh marka hore, laakiin iska jooji su´aalaha leading questions -ka ah. Waxa la moodaa in aad jawaabo gaar ah ku hageysid qofka aad wareysaneysid... markaa waxaa la qaatay in aad adigu ka sheekeysid sida ay kula tahay. haddii kale isticmaal neutral questions.

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 Рік тому +1

    Waxaan la yaabanahay waxay madaxwaynayaasha somalia u dhiman la'yihiin iyo raiisulwasaarayaasha ee loo qarxiyo ummada iyo inta kale ee ah dadka wanagsan ee xilka haayo

  • @AmunOsman845
    @AmunOsman845 11 місяців тому

    Allh haw raxmado EnYariisw hadalkan masuulka waxan ka fahmay in Dilka ay u Dhawday inay ka Danbeyeen Sakuratiga Madama aan iyaga la Baarijurin lkn Allh aclam
    Fiiro gaara Ehelkan uu ku celceliyay
    in ay ilaaliyaanba fiicnay ehelkaba lama aamini karro qaarkood waqtigan la joogo ilhaaw xaqa soo daahiri
    From Hargaysa

  • @hindaawbixi922
    @hindaawbixi922 Рік тому

    alle idin madhi Somali waligin nabad ha helina uf bal waxas duli nimadoda firiya meelkasta waxay ka shaqaynay uun dilka walalkod

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +1

    Alla haw naxa riisto yirisaw dhac dooyinkii iigu naxdinta badnaa bey ahayd wll sodaa goob joogaha ciqadir warkisa

  • @awilcirro7461
    @awilcirro7461 Рік тому +1

    Somalia waa musalsal

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 Рік тому +1

    Su'aashaydu waxay tahay hadii masuul iyo qof shacab ahba scanka baadhida la marsiinayaay gabadha isqarxisay miyaan Scanka baadhista lasaarin?!!

  • @Degaliah
    @Degaliah Рік тому +3

    Balaayo meshu wa bahalo galeen 😢😢😢 meel aayar la isku qarxiyo no no no fishi meesha

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 Рік тому +17

    May Almighty Allah grant them janah those who lost their life and sabar to the families

  • @KHALIIF456
    @KHALIIF456 Рік тому +2

    Somalia waxay soo martay dhibaatoyin badan insha allh waxan rajaYnaynaa dawlad cadaalad ah iyo hormar dhan walba ah, hadanj nahay shacabka soomaljyed waxa kaliya oo aanan wali ka quusan waa inan helno naalbad aanu anagu kuso caano malnay
    Goduumiye abdiqadirna ilahay caafimad taam ah ha siiyo waana nin maskaxiyan iyo jismiyan ah kasoo gaaray qaraxaasna intii dhimatayna allha unaxiisto shacabkii bilaa sababta ugu dhintay somalia..
    Ilahayna waxaan ka baryaynaa nabad iyo barwaaqo iyo dawladnimo...🤲🖤

  • @AishaMhirei
    @AishaMhirei Рік тому +1

    It seems like he is intentionaly avoiding to tell what he actually believes it had happen i wish if he had the courage to answer straight and sincerely, anyway Alle ha u naxariisto into an ku weynay😢

  • @user-mj2fc1gn7t
    @user-mj2fc1gn7t 9 місяців тому

    Asc waxan ad kaga mahad Celina walal key sida wanagsan ad uma da ugu bayanineso somali nimada iyo dowlid nimada umadan adka u baxada weyn ilaheyna siye qimo ana dunida kale laqabin silamada hadi farinteda ay ku so garto waxan aad kaga codsana in an mar un an janis uhelo in an kula kulmo si an nolasha dhabta ah ay umada somaliyed dhibatada ay kala kulmen inta wadan ka ay jogen dowlad la anta iyo nimanka gumadka weyn umada somaliyed ane waxan ahay. Abe somaliyad dhibween ay ugesten 😢😢😢😢😢 waxan rajena in ad igu cawisan midaa si umada ay uga midowan xurenta dalka iyo diinta ❤❤❤ adan manta ugelesanena wana waqtigena

  • @abdirahmanmohamedhusseinja7245

    Wcs

  • @user-sk5wx8gk9x
    @user-sk5wx8gk9x Рік тому

    runtii qof talgu sheegayo ineey is qarxiday hadeey sheegeen laamaha amniga waxaa larabay cadeemo sax lagugu qanci ineey soo bandhigaan balse ilaa hada gabar baa is qaxiday afka laga sheegay ayaan haaynaa runtii sheekada maaha mid aan ku qanci karno hadaan nahay bulshada soo maaliyeed runtii hadeey maamulka doowladnimo arinkaan si dhaba wax uga qaban weeyeen Alle ayaa wax qaban doono soona muujin doono in sha Allaah tan kale doowlada jirto waa jib beey ku tahay ineey arintaan dib ubaarto waxna ka qabato hadeey tiraah anigu xil mahaayn markoow arikaan dhacaayay taa mahan diowlanimo runtaa waxaa joogo laamihii amniga oo markaa shaqeeynaayay hadana shaqeey naayo waa in xukumada hada talda haayso laamaha amniga wax kaweeydiiso kiis kaan waxa aay kaqabteen dibna loofuro kiiskaan

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 11 місяців тому

      Taasi sugimaysid, raggii shirqoolkaa lagu tuhmayo baa qaatay caddeyntii.

  • @deckoalimohamed5901
    @deckoalimohamed5901 Рік тому

    Alle ha u naxariisto dhammantood lkn muqdisho waxa dadka wax galka ama indhaha umadaa ku leynaya waa shisheeye didan quruxda iyo jiritaanka umada soomaaliyeed gar ahaan muqdisho

  • @imaqlaa
    @imaqlaa Рік тому +2

    Wuxuu isla hoolka kula shiray ajaanib ka socotay Xalane marka ayaga ayaa dilay oo kusii dhajiyay miiska hoolka sababtoo ah eng yariisow waa gudoomiyihii ugu fiicnaa ay muqdisho yeelato.

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj Рік тому +1

      Macquul koley somali umba waxka ogeed oo qarinaya sirtaas lagu dilayay Duqi Muqdisho Yarisow

  • @ayanabdi1490
    @ayanabdi1490 Рік тому

    Wll adiga iyo inta kalabo Allah haidin cafiyo

  • @Machadka-Alzabuur
    @Machadka-Alzabuur Рік тому

    D.4aad | 9ka alif somalida |REEB KA | السكون| | القاعدة الصومالية |Maclin mustafa
    👇
    Kanaalkeenan ka daawo

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Рік тому +1

    Bismilaahi 7.subaxanimo.maad.duubteen hadeer yakhaay ana dereensiinina inay shaqo cml.oo.ha lsaac ann galeeno. Ayaankaan waa haamaan

    • @abdirahmanliiban
      @abdirahmanliiban Рік тому

      Maalin hore baa la duubay hadda waa la soo galiyay uun 😄

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Рік тому

      @@abdirahmanliiban maya biloowaga fiiri waxuu leeyahay 24 july 2019kii maanta oo kale ayuu leeyahay..

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi Рік тому +1

    Markasta oo ad masuul tahey waxa wajib ah oo adi ahan waa inaad masuliyad iska saarto first one naftada second dadkaga iyo dalkaga
    Waxa.aan meesha ka maqnayn inad halkad askari qori sita oo an tabobar fican qabin oo aan kala saareyn qofka wax damacsan iyo qofka normalka ah difaacna aan naftisa wax aan ahayn karayn markaa waa inaad shaqalaysiiso dhalinyaro badan oo.waxa jirta tababar heer caalimi ah securitey service militery Russia and S,P.Y 6 lix ah shaqo la siyo waxa ay ku filan yihin.amaanka nin kiiba waxa uu badbaadin karaa ugu yaran 15 qof oo anay waxba soo gadhayn ku dagaalanka hubka noocyadiisa kala duwan dress suith ay xidhan walee meel aad joogto in alshabab daaye qudhanjo soo galeyn
    mowdka ayuunbany ka celinayn gacan wuxu kula dagalami karaa 7 nin ilaa 8 nin mid kiiba ayuu ku filan yahay waxa yabaha waajibka ah intaad wada socotan in ay kuu xidhan jaakada xabada celiso aad ayaan idin slamaya💪👐

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 Рік тому

    😢😢😢

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +1

    Abduqadir Waa Sadiq Cumar, Reer Faqay.

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому +1

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +7

    I’m very Saddened about what’s happening to Banadir Wallahi 😢

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому

    W.m.santihiin .

  • @maxameddeeq2124
    @maxameddeeq2124 2 місяці тому +1

    Waxaani Wa Tuuko Nina ninka uu ka Amar kasareyo 😢ayuu ku waabsanaa 😢

  • @sudiadawe4004
    @sudiadawe4004 Рік тому +1

    Arintaaan walahay easy baa loo xalin karaa haday cadaalad jirto Lkn waa wax madaxdu diyaarisay ninkaaana suaal Kaste oo la waydiiiyo wuu soo xirayaaa naftiiisa inuu u baqayo iyo inuu wax ka ogyahay waa mid

  • @AbdiBashir-tf1gd
    @AbdiBashir-tf1gd Рік тому +1

    yarisoow allaha u naxaristo nin deeqsi ah ayuu ahaa dadka masakinta cawa aqoon leh lkn Ani waxan uga shakiyay ninka mesha isku qarxiyay inuu yahay ninka ugu dambeyay ee gadaal ka soo galay shirka oo dhexda ka kala goay

  • @imthehero76
    @imthehero76 11 місяців тому

    Aslc, Ayaanle wareysigaan qeyb 1, 2, iyo saddaxaad naaga keen

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 11 місяців тому

    Allah haunahriisto eng yariisow inti ku dhimatey 😢

  • @zuhurabintmusa5133
    @zuhurabintmusa5133 Рік тому +2

    Nin wahbu qarinayaa Ayanle😢😢

    • @amaarrasheed2523
      @amaarrasheed2523 Рік тому +6

      waxyaabo qaar oo quseeya hey adaha amniga ayaa jira uusan ka hadli Karin iyo kuwo iska caadi ah lakiin hadhow dhibaato ooga imaan karto. Xasuusnow meeshu waa xamar dadkii howshaa sameeyey weli waa joogaan, weyna daawan karaan. Marka inuu qariyo dantiisa ku jirta.

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 Рік тому

      @@amaarrasheed2523 waa runtaa arintaas waa arin amni fadhi ku dirir oo kale loogama hadli karo.

  • @mahatali1844
    @mahatali1844 Рік тому +3

    Wale somali dib ba kajiro dad ayaka iscunayo balayo inku dactay😢

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 Рік тому

    Ani waxaan qabaa qarax in mesha lagu diyaariye waxaan ku qiyasayaa in ay dowllada ka danbeysay why kaamirada cc tv lo qariye waa su’aal aad u weyn qorshahan waxaa ka danbeye dadkii ma suulka ka ahaay ilaaladisa iyo dowllada

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 Рік тому

    parti2

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Рік тому +1

    Madaaween.qalat

  • @ahmedaamiin8669
    @ahmedaamiin8669 Рік тому +1

    Gidoomiye yarisow wlhi nin ka daacadsan kuma arag somalya intaan garaadsdey waliba siyaasiyiinta alaa yarxma

  • @husseenali1003
    @husseenali1003 Рік тому +2

    Ayaan jornalisate ka haboon arin yarisow ma jiro ee ee baritan badan ku samey

  • @Qaali12
    @Qaali12 Рік тому +1

    Inaa lillahi wa Inaa ilayhi Rajicun. Wax walba oo Allah culays kaa saro wax fican mahan ogow😢. Alle ha unaxaristo inti ku dhimatayba

  • @thabaatnuur2355
    @thabaatnuur2355 11 місяців тому

    Yaa ja danbeeyey damujadiiid qolooyinkii mahadkarataay mahadsalaad kuli kuwa maanta xokunka haya qoraxa miiskuu kuxirnnaa waa maanta inta dhimatey was cadaad mujrimiintii weysiiwadaan allaah umada kaqabto mooryaan dhiigyacab ah baadillaaya umadii

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 Рік тому

    Laba ama sadax dhimato oo madaxwaynayaasha soomalida waan ku qanci lahayn in ay dhibka nala qabaan

    • @MH__1__MH
      @MH__1__MH Рік тому

      Maxa dan ah oo kugu jiro iney dhintaa. Maxey tahy waku qanci laheyn, mise xanuunka ka batey oo waxey kaa tagan tahy ilaahow dhagxaan soo daadi.
      waxa la isku qarxiyey AU md cabdulahi yusuf . Rw gaas hortiisa la isku qarxiyey.

  • @bashman08ify
    @bashman08ify Рік тому +1

    In la is waydiiyo suaal dad caqli leh ayaanu nahay ani ahan uma malaynayo gabadha indhaha la inay qaraxa wadatay wayo hal qof aya u dhaxeeyey isaga iyo gabadha kuwa ka shiishayey yariisow dhinaca bidix may bad baadin markaa qaraxa meesha ayuu ku xidhnaa dowlada farmaajo ayaa ka danbaysid runta caqli alle inaanu wax ku miisano ayuu inoo siyey madax goay wax qof lagu eedeeyo ma aha waxaa hubaa qaraxa meeshuu ku xidhna yariisow ayaa loo waday meeshaa waa is la is waydiiyo dowladu maxay camarada u qaaday markay dhacdo noocasoo kale ahi dhacdo ma la qaado waxa cadynaya qaraxa yaa ka danbeeyey maydka iyo dhawaca marka la qaado kadib ayaa la badhaa cctv ga iyadoon dowladu ama hayadaha dambi baadhistu wada socdaan lakiin shaqsi ayaa qaaday waxana la dhahaya marna way shaqynaysay marna ma shaqaynayn cctv du halkaa wax baa ku qarsoon anigu mar hare ayaan sheegay marykanka iyo dowlada ayaa ka danbaysay madamuu eng yariisow wax badan ogaa oo uu donaynin inuu sheego far ayaa ku godan halkaa somali caqliga isticmaala xolo ma tihide

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH Рік тому

    Ayaanle ninkii aawey (Abuu) qeybti 3ad .?

  • @moosman3572
    @moosman3572 Рік тому +2

    Ustaad ayaanle gudoomiyaha waxa uu inoo sheegay in gabadha ay la socotay gudoomiye yariisow oo xerta macalin nuur jiray hadana waxa uu dhahay markuu gudoomiyaha soo daahay oo saalaada casir la aqimay oo aan aadnay waxa uu dhahay gabadha way fadhisay sidee isku qabanaysaa bal hadalkaas ku celi waydiiii

    • @SaidAli-yc9kd
      @SaidAli-yc9kd Рік тому

      labo gabdhood bay kala yihiin

    • @Abdullahinawawi
      @Abdullahinawawi Рік тому

      ​@@SaidAli-yc9kd waa hal gabadh labo makala aha waana suaal is weydiin mudan

    • @SaidAli-yc9kd
      @SaidAli-yc9kd Рік тому

      @@Abdullahinawawi
      waa labo.
      Mid gudoomiye ahayd oo markii hore dadku ku tuhmeen oo gudoomiyaha la socotay. oo lugtu ka go'day
      iyo tii meesha sii joogtay oo indhaha la'ayd madaxu ka go'ay.
      zxp si fiican hadalka usoo dhagayso.

    • @Abdullahinawawi
      @Abdullahinawawi Рік тому

      @@SaidAli-yc9kd haday sidaas tahay anaa khaldamay sorry

  • @yuuhaajihuwahaajihuwa3581
    @yuuhaajihuwahaajihuwa3581 Рік тому +1

    Ayanle yaa weey iska cadahay maxaa yelay waxaa loo xere laga Kan iskeenka qabilsan Kan kamirada qabilsan Kan taliyaha intaba madhicin tasne waxey ku cadeyneysaa masuul inuu ku lugleyqhay amarkieana socdan matkaa

  • @adamabdi8369
    @adamabdi8369 Рік тому

    Aakhiro xisaab waa taala ilahay ayaana og xaqiiqda lkn ibnu Adamka dambi kama dhamado iyo malo been ah lkn qofki dhinty Allah ha u naxariisto cida ka dambaysayne rabi ayaa og.

  • @zuhuurasomali6219
    @zuhuurasomali6219 11 місяців тому

    Ala maxan halyeeyo qaran ku weynay qaraxyada ENG yariisow wuxu ka mid ahaa wasiiradi xukumadii farmaajo u sooxushay 2011dii qof wanaag san ayu ahaa allaha u naxariisto 😢😢