Waa tariikh mugdi nagu raabtey oo noqotey cudur cancer laabta naga wada haleeshey. Thank you for being brave enough to let that air out. Qashinka daboolkiisa waa laga qadaa si urtaas dabeesha u qaado.
dawladii kacanku balaayo nagu fadhida ayay ahayd alxmdulilaah rabbil caalamiin Allah SWT ayaa na dhaafiyey wan soomanahy illaahay qofkastoo xaqdaro lagu diley ha u raxmado
Adiga aya cuqubo ciil iyo cuqdad qalbiga ku fadhisa in laso faago xasuuqi dhacay la cadeeyo waa waxa maanta lagu heshiin karo in la daboola rabta adiga
Odaygaan waa oday wax og joob joogna u ahaa wax badan isla markaana ka qayb qaadan kara dib u dhiska dadka iyo dalka iyo dowladnimada waxaan jeclaan lahaa in xil loo magacaabo si dadka iyo dalka uga faaideeyo. Mahadsanid ayaanle
Run ahaantii aniga garshadeyda buugaani waa mid uu ku doonayo qoraagu in uu na yiraahdo sheekada xaley dhaley ha laga dhigo laakiin arrintu saas maaha waayo xaalkii xaley dhaley waxey ahayd gaf ama dhib kala gaarey laba dad ee maahayn nin wixii uu tabcay ee uu usoo dhintay in ee harsanayey in lagu dilo kabacdina la dhoho xaley dhaley waa sheeko aan dhaceyn.
Mr shire wuxuu ka rabaa in soomaalida kale aysan hayb isku raacin marka reer aabihiis ay rabaan in ay qarankii ku afduubaan reernimo dadkiina ku laayaan .
Ayaanlow waxan ka codsan laha inad raadiso nin la dhaho ismail polio oo Al shabaab 10 xabood ku dhufteen hadana kaso baxsaday. Qisadisu wa cajiibe fadlan raadi wll
Mr shire marka la weydiiyo dhacdo xanuun leh ee uu geystay adeerkiis si uu uga dhigo wax fudud wuxuu xusayaa dhacdo kale oo dhacdey taas oo uu ulajeedo in uu qofka hilmaamsiiyo dhaqan xumadii maamulkii adeerkii.
Mr shire ma sinaa nin dowladnimo dadka ku laayey iyo dhibaato ku timid fowdo ma sinaa ee caqliga ha kuu soo laabto haddaa diidi sidii ina formaajo oo tiraahdo wadanaa ahay asagoo haya dhaqn xumadii adeerkii waxaa lagu qasbanyahay in leydin ka digtoonaado.
Mr shire waa is hilmaamsiinaya xasuuqii ay ciidamo ku hubeysan hubkii dowladaa iyo direyskooda ee asaga reerkiisa ahaa oo ay ku xasuuqeyn magaalada cadaado oo ay ku dleyn dad ka badan boqol qof oo ay ku jireyn ciidamadii booliska ee magaalada cadaado. Mise waxa ay geystaa reer tulkiis waa wax aan maclo lahayn.
Illahey hadan kabaqo aniga mucarad kii dowladii siyad bare ban kujirney lkn xasuq iyo dhibaato abeheed jabhadihii bey ahaayeen dowlada wixii ay geysatey wax lagu khasbey bey ahaayeen
Mr shire wuxuu na leeyahay waxaan ku eri c/raxmaan jaamac barre aamus.waa arrin natuseysa baawarka uu ku aglahaa adeerkii anagoo og in maalmo aan wax badaen ka fogeyn uu c/raxmaan jaamac barre uu ku yiri wasiirkii arrimaha guda c/ qaasin salaad kuma hadli karo.
Hanoo lati bacda salaan wan dhegestay xasuuqyada dhacay waxaanku darayaa Yasuuqii Biyacade shabelada dhexe ee 80 hal maalin iyo xasuuqii qoriloow ee isla shabeelada dhexe lagu xasuqay waa ka maqanyaha xasuuqyada la soo qaatay
Warsame Axmed Waxaad doonaysid hadaad ninkan ka weyday orod ka raadi jawaabo faahfaahsan nidaamkii wax ka nool in badan ayaa kuu sharing doonta.Yan kale dagaaladii Sokeeye ee 1993 iyo 1994 ama Kan hadda socda ee Waqooyi ama Koonfur ka dhscaya Sharaxaad ka raadi
Waxaa is weediin mudan su'aasha ah burburkii dowladii xagee buu ka yimid ,Maa dhanka shacabka mise dhanka dawlada laftigeeda,sida la og yahay dawladaha dictators ka ah iyagaa baa sabab isu ah burburkooda.
Ayaanle wad ku madahasa tahay wax yalaha soo jireenka ah. Siiba dhacyoodinka xanuunka banana ee la soo maray . Wax badan baa ka dhiman xasuuqyadii dhacay. Rajimkii siyad barre.
Nin dadkiisii iyo dalkiisii la dhibaataynaayo oo dumarkiisii la kufsanaayo ayuu Aqoon yahan ku leeyahay maa Xuduuda laga celiyo waaba la isku dayey in laga celiyo ee awood baa loo waayey Ta kale maa lala heshiiyo maad tidhaahdid intaad leedahay maa xuduudka lagula dagaallamo
Adunka dagalo diimeed mid qabiileed ayaa soo marey buugaag badan ayaa laga qorey si jiilka dambe uga faaiidestaan qaladadka sidii loo sixi lahaaa From USA
Mr shire sheekadiisu waa in uu danbigii uu galey adeerkii iyi reer tolkii uu la qaybiyo soomaalida si aan loo arag dhaqan xumadooda. Laakiin taa ma dhacayso oi waxaa nooga filan ina siyaad barre ninkuu ahaa gubidii caasimadii labaad ee soomaaliya iyo ciqaabtii uu ku suubiyey aaden low oo ahaa nin ayqaraabo dhowyihiin ma nexe ina siyaad barre.
Ethiopia iyada Jabhadaha soo ambabixisay, wax walba soo siisay. Dalka haddii laga difaaci lahaa jabhado Qabiil u dagaalamaya burbur intaa le'eki ma dheceen.
Ayaanle In Aad View ga Hore Saarto Ceydiid Oo Sawir Aad Foolxumeesay Ah Iyo Siyad Bare Oo Suit Wato, Waxey Muujinesa Sida Aa U Suurad Xumeneso Reer Dhan.
Ninkaan waxuu ku sheekaynaa joornaal aan siyaad barre ogoleyn ayaa Soomaaliya ka hirgaliyay oo dawlada dhaliil ay rabin aan sheegi jiray xilligii kacaanka😂
Waan dhamaystey labadii Qaybood ee Barnaamijkii Runtii Waxaa uu ahaa Waraysi Wax ku'oola wax badan iftimiyey Mahadsanid Hanoolaato
Waa tariikh mugdi nagu raabtey oo noqotey cudur cancer laabta naga wada haleeshey. Thank you for being brave enough to let that air out. Qashinka daboolkiisa waa laga qadaa si urtaas dabeesha u qaado.
Alyacizak Aad baad umahadsantahay aabe jiilka danbe taarikh baad uga tagtay.
ayaanle adigana waryaha u fiican inta soomali ku hadasho
Wax kadanbeey ma arko allaha unaxariisto mahamed s bare.
Run waaye kuwa hada dowlad sheeganaya kawaran hee 😢😢😢
Hanoolaato ❤ Guuleyso Abti Adiga iyo Qubarahaan weyn ina Ali Shire ❤
Mahadsanid wariye Ayanle shaqa bogaadinle baa haysaa
Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo
Ramadan Karim bahda hanoolaato ❤❤❤ 👌
Mr Ayaanle waraysi ka qaad General Maslax M. Siyaad I believe he is in Nairobi si aad arrimahan wax uga waydiiso. Thanks
dawladii kacanku balaayo nagu fadhida ayay ahayd alxmdulilaah rabbil caalamiin Allah SWT ayaa na dhaafiyey wan soomanahy illaahay qofkastoo xaqdaro lagu diley ha u raxmado
hanoolato ma soomaliyaa mise waa wax kale#soomaaliya hanoolato waliba ha israacado
Hanoolaato weriye ayaanle Libaax Fariid fariid dhaley.Barnaamijadii Ugu muhiimsanaa Adigaa iga wlee soo Diyaariya Uguna muhiimsanaa
Keep going And More Courage.brother ayaan kuleeyey.buuga sidee loohelikara marka hargeisa lajoogo
Ayaanle Allah haku caafiyo wll aad bad u jirantahay cuqdada siyad Barre ba ku haysa bal eeg inta jeer uu yiri qoraagu maaha dhaliil xukunkii kacaanka kaliya asna waxuu qof walba ka raaadiyaa xumaan ina siyad Barre waa qof kusoo koray ciil Io cuqdad 😢😢😢 yaab
Adiga yaa ku dhahay dowladdii hore difaac
Adiga aya cuqubo ciil iyo cuqdad qalbiga ku fadhisa in laso faago xasuuqi dhacay la cadeeyo waa waxa maanta lagu heshiin karo in la daboola rabta adiga
SNM BIG LOVE WLHI......❤
Warey sigii 2 labaad wan gartey ayaanle mahad sanid horey u soco nabad galyo wll
Odaygaan waa oday wax og joob joogna u ahaa wax badan isla markaana ka qayb qaadan kara dib u dhiska dadka iyo dalka iyo dowladnimada waxaan jeclaan lahaa in xil loo magacaabo si dadka iyo dalka uga faaideeyo. Mahadsanid ayaanle
Dowladi farmajo ayuu kaaa tirsanaa gudigaa laaa_talinta madaxweynaha somalia
Ayaanle aad aya uu mahadsan tahay shaqo fican aya uu heysa Somali weyn keep going viva Hanoolaato ❤
Nin kani wax badan buu ii iftiimiyey iyo wax yaabii halkaa dhiggay maanta Soomaaliya.
Cabdiqadir waa nin yaqaana qoraalka labadiisan barnamijba waan dhamaystay buug horena waan akhristay oo uu leeyahay.
Hore usoco
Run ahaantii aniga garshadeyda buugaani waa mid uu ku doonayo qoraagu in uu na yiraahdo sheekada xaley dhaley ha laga dhigo laakiin arrintu saas maaha waayo xaalkii xaley dhaley waxey ahayd gaf ama dhib kala gaarey laba dad ee maahayn nin wixii uu tabcay ee uu usoo dhintay in ee harsanayey in lagu dilo kabacdina la dhoho xaley dhaley waa sheeko aan dhaceyn.
Maasha Allaah ❤ Ninkaan RUN BADANAA,waxan arki jirnay Somali Runta neceb 😂😂
Books meel an ka heli karo ma idilmami karta mudane garowe ban jogaye
Ayaanle!! Please Wareysi la yeelo dadkii goob joog u ahaa Xasuuqii Ban-Balaayo
Second Thanks odaaysha is wareysanyaa taariikhada wax baay saxdaa
Waa Dhigaal Tariikh Ah Oo Muujinaya Masuuliyada Labadii Dhinac Ee Burburka Ka Qayb Qatay .
Mahadsanid ayaanle, Aqoonyahankana waa ugu mahdinaynaa dedaalkiisa. Tolow you mareexaan ka yahay.
Waa rer dini waliba reer dalal
Ayanle waxa jira xasuuq ka dhacay meel budbud iyo afbarwaaqo u dhaxeysa oo la dhaho deerkudhac oo lagu dilay 50 qof 😭😭1984 in between 1988
legend of legend ❤ hanoolaato
Mr shire wuxuu ka rabaa in soomaalida kale aysan hayb isku raacin marka reer aabihiis ay rabaan in ay qarankii ku afduubaan reernimo dadkiina ku laayaan .
Ayaanlow waxan ka codsan laha inad raadiso nin la dhaho ismail polio oo Al shabaab 10 xabood ku dhufteen hadana kaso baxsaday. Qisadisu wa cajiibe fadlan raadi wll
Wallee ninkaasaan kula dhahaystay 2008dii ayay ahayd markay dilaayeen bbcdaan iska dhagaystuu yiri tacsidayda
Taariikhdana waxba laga bartaa waana muhim.
ayaanle allaha kuxifdiyo nin waxaatahay waaya arag ah oo uistaagay howl dowladdu ineeqabato aheed taariikhda waamuhiim
Wuxu cadaynayaa inuu kamid ahaa guulwadayaashii. Maalinbaa waxa iman qof garanaya waqtigaa wuxu kashaqaynjiray
Mr shire marka la weydiiyo dhacdo xanuun leh ee uu geystay adeerkiis si uu uga dhigo wax fudud wuxuu xusayaa dhacdo kale oo dhacdey taas oo uu ulajeedo in uu qofka hilmaamsiiyo dhaqan xumadii maamulkii adeerkii.
Usc kasheekey.
Book shops waaweyn waynu leenahay waxaa kamid ah : iqra online oo buuga aad ka gadatid meesha aad joogto kuugu keenaysa.
Qoraa ka nadiifa qabyaalad waxad ku arki kartaa uun deegaan mareexaan walee waa nasab cafis iyo musaamax afurkii wax yar baa iiga hadhaye
Hadii 10% soo noqon lahaayeen waqooyi, yaa damaanad qaadaya in shaadhka dawladda mar kale lagu xasuuqaynin?
Suaasha kaliya ana is waydiiyaa ah sababta siyaad hadduu xumaaday kuwi kale wax u hagaajin waayeen?.
Mr shire ma sinaa nin dowladnimo dadka ku laayey iyo dhibaato ku timid fowdo ma sinaa ee caqliga ha kuu soo laabto haddaa diidi sidii ina formaajo oo tiraahdo wadanaa ahay asagoo haya dhaqn xumadii adeerkii waxaa lagu qasbanyahay in leydin ka digtoonaado.
Ani waa iska qiyasey. Waa Mareexaan. Siyaad bare uu. Ruutiga. Sin jirey.
Nin waxbadan og buuga uk London ma yalaa walal? Mahadsanidin labadinuba
Mr shire waa is hilmaamsiinaya xasuuqii ay ciidamo ku hubeysan hubkii dowladaa iyo direyskooda ee asaga reerkiisa ahaa oo ay ku xasuuqeyn magaalada cadaado oo ay ku dleyn dad ka badan boqol qof oo ay ku jireyn ciidamadii booliska ee magaalada cadaado. Mise waxa ay geystaa reer tulkiis waa wax aan maclo lahayn.
Ka waran kuwa aabahay & awoowgey aad ku disheen adinka & SPM 70 qof meel caabudwaaq u dhaw,cuqdad ma fiicna dadku weey is wada dileen
Mahadsanidin
Ninkaan asagaaba siyaad bare u eg
Wa miisaanka culus
Dadka ceenkaana
Runta sidaan u cabiri kara
Wee ka sii dhamanayaan
Geyiga Somaliada
ninkan ayaanleh walahi wa jaajuus iska ilaaliya
Adiga uun iska ilaali
@@magolabdulle5811 aniga imaso dhawan kaaro jaahilkan waliba jaahilinta sidisa oo kale maba salamo
Iskama ilaalinayno
Cadayn?
@@ProfileMogdisho caay walaga tahay qof yahoow. Qofkaad fahmi weydo walaga aamusaa. Ee caadi iska dhig. Is xisabi intaan lagu xisaabin!!!!!
Run ahaantii waxyaabahaan oo idiL waa waa wada facts
Illahey hadan kabaqo aniga mucarad kii dowladii siyad bare ban kujirney lkn xasuq iyo dhibaato abeheed jabhadihii bey ahaayeen dowlada wixii ay geysatey wax lagu khasbey bey ahaayeen
Odeygaan wax badan ayuu qarina
Hargeisa Maka heli karnaa wll
Mr shire wuxuu na leeyahay waxaan ku eri c/raxmaan jaamac barre aamus.waa arrin natuseysa baawarka uu ku aglahaa adeerkii anagoo og in maalmo aan wax badaen ka fogeyn uu c/raxmaan jaamac barre uu ku yiri wasiirkii arrimaha guda c/ qaasin salaad kuma hadli karo.
Waa runtaa intaaa wariyaha hanaga baandheeyo,C/jamac bare baan aamus iri waraysigii madaxwaynahana waan sii watay, no way bro
SOOMAALI DIIN ISLAAM UMBAY KUHESHEENIYAAN HADAY KU DHAQMAN
Hanoo lati bacda salaan wan dhegestay xasuuqyada dhacay waxaanku darayaa Yasuuqii Biyacade shabelada dhexe ee 80 hal maalin iyo xasuuqii qoriloow ee isla shabeelada dhexe lagu xasuqay waa ka maqanyaha xasuuqyada la soo qaatay
Snm 27 may 1988 burco Snm waa xasuuqen shacabkii
Cajiib, ma hees caruureedka reerkiinaad rumeysatay. SNM waxay ahaayeen reer Burco,u yimid waalidkood iyo walaaladood, waxay la degaalameen ciidamo qabyaalad iyo naceyb derderay, dadkana dhibi jiray.
Taarikh walbo 2 waji bay ledahy xumaantiba waa sheegtaane maad samaanti sheegtaan
Qoraal shire waa qoraa sare oo culus waxaa wanaagsaneed inuu wareesto wariye sare oo culus asagoo kale
Good program
Asc buuga xageen ka heli kartaa
1991 wixii kadhacay nooga sheekey.
First view 😅
Good job
Ayaanle,aabahay &awoowgey isku maalin ayaa la dilay, iyo 43 qof oo soomali kale ah,iskumeel ah, isla 1986
Sorry sxb Allah unaxriisto
@@ibrahimhassen9450 Ilaahey naxariistii Janno haka waraabiyo waalidiinta.
Aamiin akhyaarta
XASUUQII CAYDIID SAMEEYAY BUUG WAA LAGA QORAYAA
Buuga halke laga heli kara ayaanlow?
Waa runtaa wariye lkn waxii dhacay cashar nooma noqon,waayo hadadan baa regime kii muse biixi ay shacabkii laasacaanood gumaadayaan, weligeen ma baranayno waxii nasoo maray, ayaan hada laasacaanood ku haynaa, no is bedel all somali
❤❤to Ayaale
Warsame Axmed Waxaad doonaysid hadaad ninkan ka weyday orod ka raadi jawaabo faahfaahsan nidaamkii wax ka nool in badan ayaa kuu sharing doonta.Yan kale dagaaladii Sokeeye ee 1993 iyo 1994 ama Kan hadda socda ee Waqooyi ama Koonfur ka dhscaya Sharaxaad ka raadi
Ceerigab0 iyo ceelafweyn igana wareyso
waa runtii qoraaga wali si dhab ah loogama run sheegayo wixii dhacay ee waa lahuursanayaa oo buste la saarayaa inta taasi jirtona dawladnimo ha sugina
Xasuuqi jazira carur iyo dumar kuma jirin lakin borama dila iyo xeebaha gobolka awdal carur, dumar iyo duqeen aya kujiray.
Buuga inte kahelaa 🥹
Buuga pdf Malagu helayaa
1991ilaa hadda 2023 maxaa kadhacy soomali?
1991 dii illaaa 2023 da ...Malab iyo subag baaan cabeynay ..annaga ayeeey nagu mashquuulinaayaan wax laga soo tagay..si nalooga mashquuliyo waxa hadda socda....
Waxaa xaqiiqo ah soomaali mid hadla iyo mid wax qora meesha xalku jiro weli maysan fahmin , lafcadbaa toobin lagu hayaa
Matxafka cadaabtu weli waa uu socdaa isaga oo ka sii xun, Kii hore. Dulmigu Kii hore ka daran. Dowladdu tii hore daran. Dal iyo dadba waa xaraash.
Siyaad waa dambiile cid diidi karaa ma jiro, xataa jabhadaha isagaa dhalay waayoo Siyaad Barre, haddii uu yeelilahaa talada odayaashii bayaankii ay soo saareen kuna yiraahdeen isaga tag dalkaan waayoo dalkan waxaa u haray system keliya, waqooyi waad burburisay, bankiyadana lacagi kuma jirto.
Banka xitaa lacag ayaga ayaa kala baxay. Siyaad bare.khiro wabaa u yaalo.
soomalida dawladnimo ka ma dhaxayn karto, reernimo mooyaane.
Waxaa is weediin mudan su'aasha ah burburkii dowladii xagee buu ka yimid ,Maa dhanka shacabka mise dhanka dawlada laftigeeda,sida la og yahay dawladaha dictators ka ah iyagaa baa sabab isu ah burburkooda.
C/qaadir aad ayaad u mahadsantahay wareysugi hore iyo kii labaad sida aad u faafaahisay
Ayaanle wad ku madahasa tahay wax yalaha soo jireenka ah. Siiba dhacyoodinka xanuunka banana ee la soo maray . Wax badan baa ka dhiman xasuuqyadii dhacay. Rajimkii siyad barre.
Ayanlow adiga ayaan kuhaboon in lagu wareesto silo ogado cuqdada kuhayso wareysi haldhinac ah bad wadaa waligaba
Hadaa SNM Laascaanood xasuuq kawadaan boqolaal qof lagudiley.
Nin dadkiisii iyo dalkiisii la dhibaataynaayo oo dumarkiisii la kufsanaayo ayuu Aqoon yahan ku leeyahay maa Xuduuda laga celiyo waaba la isku dayey in laga celiyo ee awood baa loo waayey
Ta kale maa lala heshiiyo maad tidhaahdid intaad leedahay maa xuduudka lagula dagaallamo
Adunka dagalo diimeed mid qabiileed ayaa soo marey buugaag badan ayaa laga qorey si jiilka dambe uga faaiidestaan qaladadka sidii loo sixi lahaaa
From USA
Dadka yidhaaha Siyaad Barre waxba kama dambayn, waxaanay ogeyn in Siyaad Barre laftigiisu oo odhan jiray Dal iyo dad toona la iga dhaxli maayo
Isaga ayaa halagey haddi uu dacad ayaan lahaa saas ma dhaceen waayo kursi ayuu isku dhajiyey. Dowlada laguma qancin.
Ninkan Dawladii Kali Taliska Tacsideeduu Ku Jiraa Iska Fahma 😂
Waxaad fahmi karto maaha.
@@truthfully2277
Jawab ku haboon badsiisay.
Dhalinyarada somaliyed hadey midow ban wadanka ayaa midow baayo
Mr shire sheekadiisu waa in uu danbigii uu galey adeerkii iyi reer tolkii uu la qaybiyo soomaalida si aan loo arag dhaqan xumadooda. Laakiin taa ma dhacayso oi waxaa nooga filan ina siyaad barre ninkuu ahaa gubidii caasimadii labaad ee soomaaliya iyo ciqaabtii uu ku suubiyey aaden low oo ahaa nin ayqaraabo dhowyihiin ma nexe ina siyaad barre.
Ninkani waa beenawaas kulaha snm ayaa ethiopia soo gelisay
Hogaan Xumo Qabyalad Cadalad daro Musuqmasuq MUNAFUQAD Somali harereeysay
Ayaanlow Siyaad bare ma abahaa buu dilay qabrigii kaga harsan waaye
Umada soomali buu laaye
Siyaad barre Qaran kama dambeeynin.
Allah qabriga ha u waasiciyo.
Allah ha u naxariisto maxamed siyàad barre runtii beentii iyo kacintii shacabka iyo dumintii dowladeenii lagula Kacey,mantay nahaystaa.
Asc nombarkaga raba aniga war dhab ah ku oog
Waa in taariikh laga sheekeya. Wax uu ahaa nin masuul ah. Mareexaan maxaa kaqaldan🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Caqli xumaa duqu, xasuuqa dadka waqooyiga yaan la difaacin miyaa. Waa nin caqli xun
Mohamed Siyaad barre was the father of somali massacre
Itoobiya wax kumay tarin maalintaas snm ee ordoo dalkiina tagabay tidhi
Ethiopia iyada Jabhadaha soo ambabixisay, wax walba soo siisay. Dalka haddii laga difaaci lahaa jabhado Qabiil u dagaalamaya burbur intaa le'eki ma dheceen.
Dagaal aan saraakiil Ethiopian Hogaamineyn weligeed SNM maba gelin Bur , Hargeysa ilaa kii ugu wayna Borama weyna ku dhinteen
Ayaanle In Aad View ga Hore Saarto Ceydiid Oo Sawir Aad Foolxumeesay Ah Iyo Siyad Bare Oo Suit Wato, Waxey Muujinesa Sida Aa U Suurad Xumeneso Reer Dhan.
Waa uu ka qaaday miya mase aniga mooday😂
💯👍
Ninkaan waxuu ku sheekaynaa joornaal aan siyaad barre ogoleyn ayaa Soomaaliya ka hirgaliyay oo dawlada dhaliil ay rabin aan sheegi jiray xilligii kacaanka😂
Ayaanloow waxsan hawayn
Buugaas xagaan ka heli karaaa
War.brenaalahan.ma.beentii.daaroodkaa.qorqoray
Wariye sick ah oo hadana side ah Iyo qoraa heer qaran ah baa foodda is daray halkaan
Dal iyo taariikh ayaad ka hadlaysaa wana dareemayna inaadan shakhsi iyo reer midna aadan kusocon mudane.
Burco waxa lasogaley 26may oo khamis ah hargeysana 31may salasa 4day aya udhexeysey
2 beenaaleh ayaad tihiin ee soomaali ka fadhista 😂😂😂🎉🎉😢😢😮😅😂😂😂😂😂😂😢😢
cajiib waar warkaan maxaa ka run ah maxaase ka been ah.